Dahir oo malyuun rooble iyo Garyaqaan ka dhaansadsy 🤣🤣

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 18

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 днів тому

    MASHA ALLAH❤❤❤❤❤❤❤

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 16 днів тому +1

    Mashaa Allaah Allaha kuu fududeeyo ❤🙏🏼👌👌👌👌

  • @sahromohamed-wk2tz
    @sahromohamed-wk2tz 16 днів тому

    😢you're the one start

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 днів тому

    WAKU SALAMEY ABKOOW👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @mariammohamed6389
    @mariammohamed6389 16 днів тому

    Wax qabadka dalka 2025 ka Daahir calasow guul iyo gobonimo ❤❤❤🙏🏼🙏🏼🙏🏼👌👌👌

  • @NagadHassan-i8f
    @NagadHassan-i8f 14 днів тому

    🤐🤐🙄🙄

  • @sahromohamed-wk2tz
    @sahromohamed-wk2tz 16 днів тому

    adaa walan dadaka mawaalna

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 16 днів тому

    Xagaan fayoobi ku aragnay daahir

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 днів тому +1

    WELIGEY KONBO MA DHIGAN MANA DHIHIN DAD WAX ISO DIRA

  • @ubaxabshi5563
    @ubaxabshi5563 16 днів тому

    Qabyalada iyo naceybka marexan u qabto iska dhaf
    Somali 🇸🇴 oo dhan marexan leee naceb tihin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 днів тому

    KUWA LACAGTODA SINAYO KUWA QABIILADA KU TUGSADA LACAGTA UMA SO DHIDIDAN MIYA MISE JIDKEEY KA HELAAN

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 15 днів тому

    malyuun roobale wa macuumad waa nagata cayday sodohdeeda oo qabri ku jirta loo soo qoray way dhimatee daa diiday ilamaheda wacal ku sheegtay iyada is cayday isaaqa hawiye darood cid walaba way cayday markamadhama inkastoo iyadba ninkeedu cayaay si xun u cayay haye iyada isaga ha caydo lakin hooyo qabriga ku jirta wax walaba cayday hase aahatee wax dhan oo somali soo galaa baraha bulshada inta badan way bukan mar horewaasheen includin you dahir kuligeena quran saar banu u bahanahay ha la is daweyeo waxisdhamaba yare
    anagu dumarka somalida waxan ka quustay markan arkay nag caradeedba aanka xishoon mar is qawinaysa marka ka shekaynaysa salamad ragana markan arkay qaar wax is marinaya oo hadana qoomki kale noqday ayaan ka guustay oo sidii dumarka lagu yaqnay isu cayaya salamad hadna abohooda ma cayan hooyo uun bay cayan somalida ma dhama weliba kuwa koonfurta mar hore miyir idinku danbaysay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 днів тому

    WAXA YABA DADKA DOQOMADA CAWANTA O LACAGTODA LAGU QATO QABIIL OY SIINAYAAN NIN AMA NAAG JOGTA WADAN LAGA SHAQEYSAN KARO HADADAN SHAQEYN LACAG LAGU SIINAYO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 днів тому

    WA IN LA DHISO OSPEDAALO SKULO XARUMOYIN NABAD GALYO XARUMOYIN SHAQO ABUUR FARSAMO MASKAXEED DHULKA HAWIYE WA IN U NOQDO SIDA YURUB WA IN AN DHULKENA DHUSANO MAAL GASHANO

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 днів тому

    KUWA JOGA YURUB AMERIKA KANADA O KONBADA U TAAL O RABA LACAG EYSAN SHAQEYSAN KUWAAS MEY SHAQEYSTAAN

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 15 днів тому

    dee wa laba dhiman oo dhimirkee isu daaa ayaay ku dhibin haday walan tahay reeraha kalena qaaar wala bay leeyihin walahay malinta y isaq cayasay mar baan is idhi ku rogmo hawiye hadana waxan is idhi ilahay kabaqo comment waxooga ugu qoray marka dadkan labada waalan isu daa hadi iyadi walantahay dee kuwa kalena qarba u walan dadkan inay walan yihin qabiilka ay u hiiliyan shegtan ayay hadana sii kala guran

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 16 днів тому

    BOQOR WAXAN KU HAYA PROGRAM SHAQO ABUUR UGU YARAAN LABATAN MALYAN