Qorigoodii xabbad rasaas ah kuma aysan hadhin

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День тому +1

    Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 День тому +1

    Mashaallaah haldhaa allaah ha ka qabto dadka ku so duul jubaland iyo axmed sheikh maxamed slaam

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul

  • @abdulazizd
    @abdulazizd День тому

    Soo dhawoow haldha

  • @7omali
    @7omali День тому

    Jubaland way ka guulaysan Xassan Sheekh iyo xulufada sharka ee Xamar.

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 День тому

    Nin weyn oo aan kala garaneyn dowlad wadan iyo qabiil

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День тому +2

    WAA RUN❤. XAMSE IYO XASAN WAATAY AXMAD NOO KEENA CIDKASTA KA BARYAYEEN. INTTUSAN KA BIXIN SHIRKII XAMARNA WAA LOO YEERAYEY OO KAMID BUU AHA SHIRARKA MUQDISHO. BALSE MAALINTUU DIIDEY MUDAKORORSIGA BAA WEERAR LAGU QAADAY😂. DAMULJADIID CORRUPTION BAY KU SOCOTAA😂

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 День тому

    Oo dekadda ma qabiil baa leh xoolahan arka soomaaliyeey.

  • @fartunalihashi4833
    @fartunalihashi4833 День тому +1

    Miyiinnaan arkayn inay wuxuba ay khawaarij yihiin ee aanay dawlad Somalia lahayn?????

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u День тому +1

    XASAN BAAHANE RUNTII KHAIRAADKA JUBALAND BUU U SOCDAA IYO IN UU JUBALAND QABSADO. THAT´S IT‼️

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 День тому

    Yaa qaatay federaal yaase u codeeyay? Fadaraalku waa aragti ee maahan wax soomaali u codeysay

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv День тому +1

    Nin ka runbadan majiro ujeedka raska Ciidanka logeyey baa ah in culeska laga lexiyo gedmada la dulfadhiyo xaqiiqadu waa taas 18sano khawarij ta somaliya nidanka fadaralka somaliya aa mogdisho ayaa lagu ilaliyaa aa lagulama dagaal lamo dowlad nimada taas horta wafi manoqotey dadow