- 50
- 76 343
Haldhaa Media Group
Приєднався 25 вер 2024
Відео
Qorigoodii xabbad rasaas ah kuma aysan hadhin
Переглядів 2,4 тис.2 дні тому
Qorigoodii xabbad rasaas ah kuma aysan hadhin
Muxuu Sheegay Ilaaladii Maxamed Fanax?
Переглядів 2,7 тис.3 дні тому
Muxuu Sheegay Ilaaladii Maxamed Fanax?
Xasanoow dagaal aadan ku guulaysanayn ha galin
Переглядів 7289 днів тому
Xasanoow dagaal aadan ku guulaysanayn ha galin
DEG DEG: Shirqoolka Jubbaland lala rabo.
Переглядів 4,1 тис.12 днів тому
DEG DEG: Shirqoolka Jubbaland lala rabo
Suugaanta iyo Abaal dhaca Siyaasadda. Qaybt 3aad
Переглядів 1,5 тис.12 днів тому
Suugaanta iyo Abaal dhaca Siyaasadda. Qaybt 3aad
Suugaanta iyo Abaal dhaca siyaasadda
Переглядів 1,4 тис.13 днів тому
Suugaanta iyo Abaal dhaca siyaasadda
Xamsoow: Ku noqo oo halkaas, iga soo saxa dheh
Переглядів 2,3 тис.14 днів тому
Xamsoow: Ku noqo oo halkaas, iga soo saxa dhe
DEG DEG: Liiskii xildhibaanada oo ay salaadiintu soo gudbisay.
Переглядів 42915 днів тому
DEG DEG: Liiskii xildhibaanada oo ay salaadiintu soo gudbisay.
waa in lalaayaa oo midkoodna aysan noqon qaran majiro ee waa guri ba,ay khawaarijta waa ciidanka xamarkayimid
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi xasan aaamin aaamin
Allow ugargar oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul
Ciidammada hubka laga dhigay oo. La celiyey. Waxaa lagu soo beddelayaa kuwo mayland ah Raxanweyn kii laftagrean la dhahayey wuxuu la heshiiyey Xasan. Raxanweyn waxayleeyihiin Kismaanyo ini iskaloow!!!!??? Xasan iyo Raxanweyn waa heshiiyeen
Miskiin!!!!! War khawaariijta la sheegayo Xasan baa madaxweyne u ah waa is ogyihiin waana wada shaqeeyaan. Oday Xasan waa alshaydaan/ alsha baab
Viva dowlada somaliya guuleysta waligin goor iyo ayaan dalka oo dhan ida masul ka ah 👍❤️❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯
Calaancal iga dheh kkkkkkkkkkkk qosol iyo qaraxo badana 😂😂
Hubka khawaarijtaa lagu wareejinayaa Xasan iyo xamse labaduba waa IYAGII. Waa alshabaab
Talefishinka qaran ayaa soo qaatey ciidankii qaranka oo heesaya oo oranaya haddii aanan soo noqon calankeygoow nuurow alahayow ku nabad gali kismaayo goormey noqotey wadan deriska ah oo dagaal lagula jiro
Maxamadaw sheekadqn naguma socoto ahmed madoobe haduu. Doonayo inu dhulkisa ilaashado. Dadkana cadawga Wax ka dhaho waa la jooga. Xiligeed xamze marku hadlayo waa oyna waa nin ciil qaba oo aad u jiran ma aqaaan meel lagu badili jiray
Afartii diyaaradood oo Mareexaan iyakoo wagardhac iyo reer Dalal ka buuxaan ayey Iman doonaan.
Aflagaado maxay tari tabartaada ku tasho
Hiiraan state maxaa ku jeckaatay oo aad u necebtahay banaadir state hirshabelle Galmudug kuwaasi colaad noocee ah ayaad Qabtaa??
Waa danbiilayaal waaweeyn oo qaran dumisa ah ku lug leh maxkamada caalamiga ah halala tiigsado xasan iyo xamse dhiiga shacabka iyo hantidii qaranka ayeey xalaashadeen ciqaab keeda waa inay helaan
Jubaland way ka guulaysan Xassan Sheekh iyo xulufada sharka ee Xamar.
Kani waa ninka ugu beenta badan geeska afrika
Soo dhawoow haldha
Nin ka runbadan majiro ujeedka raska Ciidanka logeyey baa ah in culeska laga lexiyo gedmada la dulfadhiyo xaqiiqadu waa taas 18sano khawarij ta somaliya nidanka fadaralka somaliya aa mogdisho ayaa lagu ilaliyaa aa lagulama dagaal lamo dowlad nimada taas horta wafi manoqotey dadow
Miyiinnaan arkayn inay wuxuba ay khawaarij yihiin ee aanay dawlad Somalia lahayn?????
Yaa qaatay federaal yaase u codeeyay? Fadaraalku waa aragti ee maahan wax soomaali u codeysay
Nin weyn oo aan kala garaneyn dowlad wadan iyo qabiil
Oo dekadda ma qabiil baa leh xoolahan arka soomaaliyeey.
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤geesi guul insha Allah jublaan guul
Mashaallaah haldhaa allaah ha ka qabto dadka ku so duul jubaland iyo axmed sheikh maxamed slaam
XASAN BAAHANE RUNTII KHAIRAADKA JUBALAND BUU U SOCDAA IYO IN UU JUBALAND QABSADO. THAT´S IT‼️
WAA RUN❤. XAMSE IYO XASAN WAATAY AXMAD NOO KEENA CIDKASTA KA BARYAYEEN. INTTUSAN KA BIXIN SHIRKII XAMARNA WAA LOO YEERAYEY OO KAMID BUU AHA SHIRARKA MUQDISHO. BALSE MAALINTUU DIIDEY MUDAKORORSIGA BAA WEERAR LAGU QAADAY😂. DAMULJADIID CORRUPTION BAY KU SOCOTAA😂
BEENAALA YAAL DACAAYAD BEENA ADEER SOOMAALIYA WAXAA WEY FAHMEYAYAAN
" Daaimoow Allahayoow Adaa durrina ( iota ) moogeene daandaansi ina Aadam baa loogu dawgalaye, deyn nimaan ka qabin yuu nafluhu dacatinahayaaye ...haddi nalagu soo diray khalqiga dir iyo Daaroodba-Dashiishle iyo majeerteen haddii nalagu duulshey-dildilaaca waaberi haddii nala... innagoon digniin qabin haddii...degdeg inaan u soo roornaa waa dowlad camalkeedee-ma dulkeenay niman duubcadoo wada Daraawiish ah-dikri haddaan ku soo galnay xarbada aniga iyo duulkayga-dayaaydii horeba baqay dabada taageen-daayeerkuba meel uusan rabin dirqi laguma jiirsiiyo ..." Al Siyid Maxamed Cabdille Xasan . Codsi iga raali noqosho ee go'go'a iyo jacburnimada (quotation)kan.
Waa propaganda iyo been lagu jaah wareerniayo reer Jubaland
Beenlow maxaad beenta ushegi sxb matihit muxumud fanax istaafkis matihit Beenlow fanax danta badhadhe iyo kulbiyoow danteda umaqan tankale ragii askarta isdhiway raskamboni ee tagay muqdisho sifican losodhoweye sxb Beenlow ayaa tihiin
Geesi guul insha Allah will ✅️ 🙏
Kkkk , Det är sant, tillfälligt jobb.
Doqon kii ogadenka ali dhux ku shegay waa odaygan iyo hamse waar hassan sheick waaxba kumasiin ee darood weene ayaa iskalay reselwarah ogaden waa darood ee ciid darood ah oo ogaden u didaana majirto ee madahwene hawiye nikaa darood ee danta u leyaahay u kadhex arkayoo bu reselwarah ka dhigta miid balanti kadiido iyo u miid u hogasanado daanti madahwene hawiye u lahaa hassan sheick qabilaada ee darood waa soo arkay matana hamse ayu u arkay in u fulinayo daanta u raabo hassan sheick waana ku gulestay in ku burburiyo degaanada daroodka u cissaq somalidid ah in ka hore mariiyo intii calaanka bluga ah iyo midnimada somaliya naceeb iyo dagaal qorheysaan lagu qaado ee aderow hamse oo dhaan bu raali ka lonqday
❤❤❤❤❤
Masha Allah ruta Ayaad u sheegtay Ader kaa❤❤❤❤❤
Halkaa kawad
Mahadsanid ugaas shaqofiicanbaad qaba/ay
Si fican baad ugu jawaabtay Taarikhdana ugu sharaxday
Mahadsanid Abwaan
Laba Qayd ha loo sheego Raysal wasaarinnimadu ma geel la kala qaado
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
War waxas ha ku maawelin Kumade Waxaa lesku hestaa Waaa madaxweyne Iyo resulwasare Weli ma so noqdeen Absame ayaa ugu badan daroode Askari Hano trin Sxb
Aaamin Aaamin yaarabi ✅️
Waa been cad weyn
Labaqed waa been cad weyn ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Jublaan guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi ❤❤❤❤❤
Mahadsanid inader. “ Hadduu Eebbe ku anfici waa kitaab idil e”