Barordiiq iyo Tacsidi Abwaan Maxamed Ibrahim Warsame "Hadraawi" | Qaybti 1aad

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 9

  • @badrihassen7527
    @badrihassen7527 Рік тому +1

    Halyay buu haa ALLE ha unaxariistee inmarkastana la xuso oo laxusuusto mudan loona duceeya

  • @burjibiixi2317
    @burjibiixi2317 Рік тому +1

    Abwaankii abwaanada somaliyeed Hadraawi alle godka haw nuuro

  • @maxamedboobe
    @maxamedboobe Рік тому +3

    Walaalayaal reer jabuutow matxaf hallaagu magac daro wuu u qalmaa Maxammed Ibrahim Warsame Siciid “Hadraawi “

  • @DavidEric1
    @DavidEric1 Рік тому

    Hadraawi suugaantiisu sidaas ma ahayn oo rag badan oo ka abwaansan kana Suugaan yahan San ayaa jira sida Cabdi ways ama Hassan gani ama Xasan sheekh muumin waayo ragaasi way ka suugaan badan yihiin
    Hadraawi ruwaayada badan ma lahayn gabayo badana ma lahayn oo jiifto ayuu tirshaa
    Laakiin waxa uu caan ku noqday Waa arrin siyaasadeed oo Waa fadhi Giigii

    • @badrihassen7527
      @badrihassen7527 Рік тому +2

      Waa fikir kaaga lkn isagu abwaanada kalaba wuxuudheeraa aragtida dheer iyo aqoonta uulahaa marka lagasootago suugaanta

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Рік тому

      @@badrihassen7527
      Aragti iyo fikir ku dadka aan suugasnta waxba aan ka aqoon ba way leeyihiin. Ee waxaan ka hadlaynaa Suugaan . Hadraawi jiifto ayuu tirin jiray . Jiiftaduna suugaanta maqasm hoose ayay kaga jirtaa. Nin gabaya badan sameeyey maaha sidii dhoodaan. Nin ruwaayada badan sameeyeyna maaha sida Xasan gani. Maxamed cali kaariye. Ahmed saleebaan bide . Sangub. Nin Music tuma ama laxan sameeya ama heesana ma ahayn sida Abdi qays iyo Cabdi Kamil Cawaale . Waa Hadaad suugaanta iyo fanka wax ka taqaan .

    • @DavidEric1
      @DavidEric1 Рік тому

      @@bashirhania6757
      Ninkan kula hsdlayaa Waa nin suugaanta soomaalida aad ugu dhuun dalool
      Musician ah . Laxanista . Ah . Abwaan sh . 70 gabay buug ay ku qoran yihiin qoray. Heesa markuu doono . Fanaaniin badan u tumay sida kinsi Nimco Jaamac Abdinuur Alaale AXMED cali cigaal . Markaa hadraawi Abwaan ma ahayn ee suugaan dhaadhi ayuu ahaa laakiin xadhigii la xidhay iyo siyaasad iyo qabyaalad dowladii kacaanka lagula dagaalayey ayaa magac u yeeshay laakiin 20 nin oo ka suugaan badnaa ayaa jira waqtigiisii

    • @ayaanleaxmed1435
      @ayaanleaxmed1435 Рік тому +1

      itaad abwaane adsheegtayba way uu qiiren inuu ka horeeye warkale ma haysa watii abwaan dheeg laha dadweynuu dhaamantood abwaankay ayi dorteen iyo dooda hadraawo

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Рік тому

    😂😂😂😂😂😂Aun Abe qaran ka somaliyed 😂😂😂😂😂