FANAANIIN AANO QABIIL LOO DILAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 98

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 Рік тому +4

    Waa ka xumahay lafdhabartii Somali Cinema koltur. Waa u dhamaatay. Marxuumintaas ayaa horumarinlahaa.Somali coltur Ikonen.
    Allha u na xariisto dhamaantood.😢😥😭😱

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 2 місяці тому +1

    Allah ha uu naxariisto Aamiin

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Рік тому

    Fanaan qabiil maleh siddaa awgeed in qabiil loo dilaa waa qalad...fanaanita xalaal iyo xaaran dhaqda ayay iska galin jireen. Badankoodna Qamriga ayay fuuqi jireen. Allah ha u naxariista kuwa dhintay kuwa wali nool Allah ha udanbi dhaafo.

  • @hasanhersi957
    @hasanhersi957 Рік тому +3

    ASKAARTA.SIYAD.BAREE.WAXAAY.AHAAYEN.KUWOO.NADAM.KALAA.DANBEEYN.LEH..FIYA.LABEERIYA.BAN.DEEG.NEN.INDHAA.BURWAA.MESHA.U.KU.DHIINTAY...USC.DADKA.DIILAYSAAY.XABAADAH.ISKA.TUREEYSAY..INDHA.BU.USC.XAWAADLE.BAA.DILAAY..LAMIIGA.CIIYALKA.IYO.ASKARTA.KAA.QAADAY..BERTA.LAGU.DUSAAY..WAN.XASUSTA..9JIIRAY.ALAHA.U.NAXARIISTO

  • @saadaqmacalin7598
    @saadaqmacalin7598 Рік тому +2

    Axmed gacayte yuusuf ma aadan sheegin .waxaa dilay ciidankii moorgan

  • @ahmedesabgdswqq6547
    @ahmedesabgdswqq6547 2 місяці тому +1

    Taariikhda waad khaldaysaa

  • @bulshadacusub
    @bulshadacusub  Рік тому +2

    Like,Share & Subscribe

  • @mohamedhasan2685
    @mohamedhasan2685 Рік тому +3

    Abwaan indhabuur allaah yaraxma

  • @qadromohamud9763
    @qadromohamud9763 Рік тому

    alle ha unaxariisato aamiin yaarabi

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 Рік тому +3

    Weli waa soctaa. Somali iyadaa leeysku saladay. Mardhow dunida waa ka tirtirmayaan. Aduunyadii tagtay dagaal 3add aleeysku diyaarinooyaa wadanba. Wadanka kale uu iska ilaalinayaa. Somalina iyagii ayaa isku madhay.wax allshabaab layidhaa baa farta loogu fiiqay taas waxay la dhigntahay i awoodooda iyaga leeysku kabsho oo cidi hadhin. Kadibna Somali saa lagu qaato.

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Рік тому +1

    Fadlan waxani waa taariikh ee ilaali inaad ka runsheegto!! Allaha unaxariistee cabdi bashiir marna masamayn heeso kacaanka lidi ku ha ama kicin ah, aanan ku saxee meesha lagu dilay waa mudisho waxaana dilay askartii kacaanka siiba beesha mareexaan, taas oo uu jaale siyaad aad uga xumaaday!!!

    • @deqaomar3773
      @deqaomar3773 Рік тому

      Saxiix waxaa lagu dilay Iskuul Bolizio oo uu daganaa

    • @user-km9fj2jf2f
      @user-km9fj2jf2f 3 місяці тому

      Wax baa kaa qaldan meeshii lagu dilay ma aadan joogin indho buur ma dilin mareexaan ee waxaa dilay spm iyo usc markii uu ka soo tagay Taliskii boliska ayadoo loo dilay kacaankuu amaani jiray

    • @omerhassan3041
      @omerhassan3041 3 місяці тому +1

      Raaligalin ayaan ka bixinaya ciidankii kacaanka een kala qaaday,kaliya waxaan ujeeday askartii dawlada, beesha sharafta leh een toos u carabaabay waan raaligalinaya,laakiin waxaan ku adkaysanaya in raga dilay abwaan cabdibashiir inay ka tirsanaayeen ciidanka qaran(cilmu cindilaah,walaahu aclam)

    • @user-km9fj2jf2f
      @user-km9fj2jf2f 3 місяці тому

      @@omerhassan3041 sxb waad mahadsan tahay ALLAAH uun baan khaldamin ALLAAH ha u naxariisto cabdi bashiir indho buur waa mid ka mid ahaa hantidii qaranka ee aan gacmaheena ku baa'bi inay aaaax MAXAA WAX INAGA LUMAY walina jidkii halaaga ayaan haynaa caku qabyaalad🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 2 місяці тому

    Maxamad mooge iyo abshir indho buur nin ay abti iyo adeer uyihiin ahay sahal maahi kawaran

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 Рік тому

    Allah ya raxmu raaximiin insha allah

  • @abdinasirabukarnoor189
    @abdinasirabukarnoor189 Рік тому

    Alaha u naxariiste

  • @user-rs8sl4oy4k
    @user-rs8sl4oy4k 4 місяці тому

    Axmed Iinshar olol 1992 ayuu geeriyooday asoo aas ka imiday xili habeenimo ah madfac habaw ah ayaa ku dhacay

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Рік тому

    Beerdilaacshe, illahay ha u naxaristo, waxaa la yidhi isaga oo muqdisho ka cararaya marki Siyaad Bare cidamadiisi la jebeyay ayuu gaadhi la dhacay, Axmed Gacayte ilahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo isagana 1988 waxaa ka mid ahaa Xuseen Yusuf Tarabi 1978 ilahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo yaa dowladi 1988 Siyaad Bare xabad ku dhufatay Hargaysa

    • @sharifoahmed9438
      @sharifoahmed9438 Рік тому

      AUN Beerdillaacshe Shil ayuu ku galey kuna dhintey Afgooye iyo Xammar dhexdooda 1988kii

    • @mamaaasiyo7315
      @mamaaasiyo7315 Рік тому +1

      BEERDILAACSHE SHIL BAABUUR BUU KU DHINTAY AFGOYE IYO XAMAR DHEXDEEDA KONFURO NABADA RAXI.AHULLAAH

    • @anabmusa7112
      @anabmusa7112 Рік тому

      @@mamaaasiyo7315 illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo

  • @halimoelmiabouker4470
    @halimoelmiabouker4470 Рік тому

    Allah hou NARISTO JANNADI FIRDAWS HAALAH Allah houwada naristooos

  • @kadra1477
    @kadra1477 4 місяці тому

    War ilaaheey ka baq qof dhintay wax been ah ha ka sheegin abdi bashiir hees xun waligiis ma sameyne

  • @xamseyare7895
    @xamseyare7895 Рік тому

    Maxamed mooge hawnaxaristo heesti somalidu ma huruda hidaaha diinti ma harerr istagta

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому

    Axmed Gacayte waxaa lagu dilay hargaysa waxaana dilay ciidamadii xooga dalka

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Рік тому +1

    Abdulnasir Mohamed
    Waxa aad qortay lama fah maayo

  • @maslah345
    @maslah345 Рік тому

    ALLAHA UNAXARIISTO KULIGOODBA GACAN KA XAQDARSN AYAA DISHAY

  • @hoyomacan3513
    @hoyomacan3513 Рік тому

    Bro tariikhda iska sax malinkii ladailayay nuur cusmaanjeyte wan xasuusta dadki tagay ayana kamid ahay meshi lagudilay warunta afardarjino aya lagudilay

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 Рік тому

    FanAnkii weynaa laxamaystihii fanka somaliyeed axamed gacayte yusuf xaggeed kaga tagtay

  • @abdirahmansheekh5525
    @abdirahmansheekh5525 Рік тому +2

    Cabdi bashiir indhabuur miyaanu mareexaan ahayn siyaad barre si waali ah ayuu u taageeri jiray

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому +4

      Indhabuur waa nin Habargidir Sacad reer Gaalkacyood ah

    • @abdirahmansheekh5525
      @abdirahmansheekh5525 Рік тому +1

      Allah how naxariistee hadaa maxaa dhayda ka lisay ilaa markay dhacasay Dawladii siyaad barre wuu u heesayey waxaan islahaa waa isku reer oo qabyaalada qaadatay siduu cidiyaha ugu dagaalamayey

    • @umulkhairahmed168
      @umulkhairahmed168 Рік тому

      @@abdirahmansheekh5525 muu aheyn isagabay dileen ciidankii siyaad barre Halka Xaliimo khaliif Magool kujirtay jabhadii USC Ee Genaral Caydiid

    • @Kapoolefilms
      @Kapoolefilms Рік тому

      Sacad ayuu ahaa

    • @nuurhubane
      @nuurhubane 2 місяці тому

      Mareexan abti bay u ahayeen lkn sacad re nimcaale ayow ahaa AUN

  • @ayaanhassan3361
    @ayaanhassan3361 5 місяців тому

    Cabdi bashiir waa abtigey maxamed siyaad ayaa u yeeray oo dilay intuusan dagaalku qarxin

  • @Muuse377
    @Muuse377 Рік тому

    Plz Iso Jawaab Ahmed Inshaar Olol Qabiilkiisa Ii Sheeg

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      Àxmed inshaar cabdi olol waxa uu ahaa boon ama madhibaan sidaa u taqaanid

    • @user-xk5ez9ch3e
      @user-xk5ez9ch3e Рік тому

      Seen Kula so xidhidhi kartaa

  • @hamarimohamed1068
    @hamarimohamed1068 Рік тому

    War beenta naga dhaaf cabdi bashiir indho buur laguma dilin gobolada ee waxaa lagu dilay xaafadda waabari gaar ahaan iskuulka 21 oktobar afasiiyoone iyo iskuulka 21 dhexdooda jid cadda agtiisa anigana ku soo maray isagoo ku dhex jira gaadhigii uu watay ee ahaa fiat 32 oo mayd ah ee bal dib ugu noqo sheekada,waxaa loo dilay Aano qabiil waxaana dilay ciidankii m.siyaad bare ee afasiyoone deganaa.alle ha u naxariisto intii dhimatay.

  • @hawal1287
    @hawal1287 Рік тому

    inte cuqubo gashay aduun iyo aakhiro ALLAH ha ku cadaabo

  • @AliOmar-te4wu
    @AliOmar-te4wu Рік тому +4

    Maxamed Monge waxa dilay jahbadi snm ee benta iska daa so ogow xaqiqda

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому +1

      si fiican u dhageyso labada war waan sheegay

    • @anabmusa5603
      @anabmusa5603 Рік тому +2

      Jabhadi Asnm may diline nin ay isku jifo hoose yihin oo ay is af dhafeen ayu sababta lahaa oo gacantisa u ku baxay nin ay ku ciide gale yihin ayuu ahaa

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 Рік тому +1

      @@bulshadacusub maxamed mooge snm ayaa masuuliyada lahaayd iyo doqonimada degaan ay ka haaw lagalaan intaay rag ka dilaan ayay maxamed mooge baabuur uu saaranyahay ay soo mariyeen meel u dhaxaysa dhagaxbuur iyo awaare 1984 taariikh mahaysid beenta jooji mararbadan adoo wax iska mala awaala ayaan arkay

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 Рік тому +1

      @@anabmusa5603 snm ayaa nin reeer aware ama dhagaxbuura dishay kaddibna maxamed mooge oo dhaawaca ayay soo dhexmariyeen reerkii snm godobta ay ka galeen sidii ayuu u dhintay ninkii waa sax

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому +2

      @@mahamedcudhi7497 war ninyahow wax la mala awaalay ma jirtee miyaadan waxba dhageysan...bal soo dhageyso qaabkaan u dhigay labada dhinacba waan sheegay ee adigoo waxba dhageysan waxba ha eedeyn

  • @jkpark2948
    @jkpark2948 Рік тому

    Yaahuuuuu

  • @rukiaabdulle420
    @rukiaabdulle420 Рік тому

    Maxamed Mooge guitar kii buu qori ku bedeshay

  • @xijaabdhaglo8719
    @xijaabdhaglo8719 Рік тому +2

    Maxaad u sheegi wayday cabdi kaamil cawaale oo lagu dilay magaalada jigjiga

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 Рік тому

      aqoon xume cabdikaamil cawaale ma qabiil ahaan ayaa loo diley mise meel uu ka heesayay oo nidaamkii TPLf ugu heesayay koox raacsanaayd ayuu ku dhintay qarax lala eegtay qabiil sidee loogu dilay cuqdada iska saar jabhad aan rabin in itoobiya waxii la socda gaar ahaan tigre in la laayo ayuu u heesayay isagoo fanaan qaran ahaa

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 Рік тому +1

      ii sheeg qabiilkiisa cida ka soo horjeeday ee aano qabiil ahaan loogu dilay nin cuqdadaysan ayaad tahay

    • @umulkhairahmed168
      @umulkhairahmed168 Рік тому

      @@mahamedcudhi7497 Ogaaden Nin ah ayaa dilay

    • @mahamedcudhi7497
      @mahamedcudhi7497 Рік тому

      @@umulkhairahmed168 walaal madilin ee qarax ayuu ku dhintay keligiina ma ahaayn cidii meesha joogtay iyagaana sabab isu ahaa mise tigree xaflad ay dhigeen ayuu ka heeshaayay isagoo horay u qaaday calankayga nuuroow ayuu kii itoobiya hoos fadhiistay, sabab isagaa isu ahaa ogadeena walaal dan kama lahaayn waana loo digay

  • @abdinasirabukarnoor189
    @abdinasirabukarnoor189 Рік тому

    Nuur Cusmaan jeyte

  • @khaliifsalaama88
    @khaliifsalaama88 Рік тому +2

    Waxaa lagu dilay afisyoni gudihiisa asagoo la soo kulmay maxamed siyaad barre intii uuna kabixin xamar . Waxaana dilay ilaaladii maxamed siyaD barre

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Рік тому

    Hawiye ahaan hadii loo dilay dadkiisa ayaa xoraystay dalkoodii oo ka saaray faqashtii 21 sano haystay mogadisho maantay waa xor dib dambe faqash ma imaan doonto mana ku xadgudbi doonan sharciga ayakoo qabiil adeegsanaya

    • @deeqchamiqo2096
      @deeqchamiqo2096 Рік тому

      War niyow madoqon baa tahy Markey faqashtu haysatay ma qarax baa kadhici jiray wataa gubanaysee

  • @anabmusa5603
    @anabmusa5603 Рік тому

    1 Axmed Gacayte dowladi Siyaad Bare ayaa si badheedha u toogtay isaga oon dagaal ku jirin 1988 illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo.
    2 Xuseen Yusuf Tarabi waxa si badheedha u toogtay 1988 Hargaysa dhexdeeda dowladi Siyaad Bare illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo
    Beerdilaacshe oo isaga oo ka cararaya muqdisho marki dowladi Siyaad Bare Asm jebiyeen ayuu gaadhi la dhacay waana la eryanaayay sida la sheegay illahay ha u naxaristo janaatul fardowsa ha ka waraabiyo

    • @abdunasirmohamed9439
      @abdunasirmohamed9439 Рік тому

      Taariqdarunta kasheg axmed macar loo argintii cbashir țintă was taa

  • @ibraahimmuusexasan4410
    @ibraahimmuusexasan4410 2 місяці тому

    axmed gacayte aaway

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Рік тому +1

    maxamed mooge waxaa ku dhacday xabad nin ka fakatay iyadoo cusbataal loo wado waxaa jidka u galay oo dilay jabhad ogaadeen ah oo maxamed siyaad taageerayay oo ka soo hor jeeday. jabhadii SNM iyo SSDF

  • @iraadomohamed9190
    @iraadomohamed9190 Рік тому +1

    Beenloow waxaa kagu dilay iskoolka 21 oktoober hortiisa

  • @amalali450
    @amalali450 Рік тому +1

    War dadka ha isku dirin

  • @shaaficifaysal4445
    @shaaficifaysal4445 Рік тому

    axmed gaceyte maad ilowdey😢

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 Рік тому

    INDHA BUUR DAGAALKUU KU DHINTEY BEEFTA AFISIYONI UU KU DUUGAB YAHAY

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 Рік тому

    Waxaa la iiga sheekeeyey in madaxweyne maxamed siyaad uu aad uga xumaaday dilka cabdi bashiir indho buur Allaha u naxariistee

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Рік тому +1

    Waxaan Aad uga naxay jeyde maxaa yeelay dagaal qabiileed kuma dhiman ee gardaraa loo dilay qaasin xadaa gardaro ayaa labadaas loo dilay inda kale qori bay wadeen

  • @bashirmoalimmohamud1138
    @bashirmoalimmohamud1138 Рік тому +1

    Dhulbaante dilay indhabuur

    • @husseinabdille
      @husseinabdille Рік тому

      Marehan ban dilay bu shalay yar habar gidir ah igula doodayay marka hadan ba la hubin yan lagu dambabin

  • @shaaficifaysal4445
    @shaaficifaysal4445 Рік тому

    cabdi kaamil cawaale 😢

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Рік тому

    xageed kaga tagtey cabditahkiil

  • @alielmielmi2109
    @alielmielmi2109 Рік тому

    War amaanta naga yare

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 Рік тому +1

    Waar beenta iska daa munaafaq yahaw xuseen yuusuf tarabi diri dhaba buu ku dhintay aaskiisa anaa joogay kkkkk

    • @anabmusa5603
      @anabmusa5603 Рік тому

      Hassan Hussein
      Laakin xabad baa ku dhacday 1988 ayaa la i sheegay Hargaysa waa maqlay in u derdhaba ku dhintay

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому +1

      ma anaaba xuseen yuusuf tarabi ka hadlayba.

  • @mahamedcudhi7497
    @mahamedcudhi7497 Рік тому +1

    Bulshaawi walaal beenta iska dhaaf addunka waxbaa la akhriyaa maaha inaad soo dhagaysato wax kala dhiman oo waay ila tahay, maxamed mooge siduu u dhintay waa layaqana lomana qasdiyin ee waxaa sabab u aha snm

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      @mahamed cudhi war ninyahow wax la mala awaalay ma jirtee miyaadan waxba dhageysan...bal soo dhageyso qaabkaan u dhigay labada dhinacba waan sheegay ee adigoo waxba dhageysan waxba ha eedeyn

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 Рік тому

    xageed kaga tagtey cabdi gacate

  • @lilohade
    @lilohade Рік тому

    111qwoman

  • @abdia4527
    @abdia4527 Рік тому

    Kani WAA BEENAALE

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 Рік тому

    Views raadis miyey kaa tahay beenta aad daldaleyso. Indhobuur qabiil looma dilin ee xabbad wiifto ah baa dishey. Axmed Iinshaar aano looma dilin ee xabad ayaa wadnaha uga dhacday isaga oo aas ka yimid 1992 Baastow baa goobjoog ahaa oo hadda nool, Maxamed Mooge ciidan dawladeed baa diley ee qabiil ma dilin. Ninka ugu dambeeya ma aqaan.

    • @bulshadacusub
      @bulshadacusub  Рік тому

      Ninyahow adigoob dhageysan wax baa beeba ha dhihin..Axmed Inshaar ehelkiisa shaqsiyan u aqaana waa na sheegay qaabka u dhintay inta kalane Qabiiliyan loo dilay ninka ugu dambeyana haddii aadan aqoon waa Qaasim Axmed Raage Qaasin Qaxweyste..soo baar qofkuu ahaa iyo fanka halkii uu jaga jiray...so dhawow

    • @umulkhairahmed168
      @umulkhairahmed168 Рік тому

      @@bulshadacusub wa caynkaas runtaad sheegtay wll

    • @Muuse377
      @Muuse377 Рік тому

      @@bulshadacusub Bal Qabiilkiisa Ii Sheeg Axmed Inshaar Olol

    • @bashiirjeeni5358
      @bashiirjeeni5358 3 місяці тому

      @aw-geedi adiga laftaada ayaa been sheegaya maxamed moge waxa dilay maleshiyaad ogadeen ah oo uu hubka soo siiyay siyaad barre, marka maxad ogaden ugu cudur daaraysaa qabiil ahaan in loo dilay waa la ogyahay e

  • @sumayasuldana.9968
    @sumayasuldana.9968 Рік тому

    Beenaale dhilaakudhashay