Awooda Allaah iyo inuu Quranku yahay Daawo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 122

  • @awil5645
    @awil5645 3 роки тому +8

    Bismilah maansha,alaah waxaa ku jira faaiidooyin farabadan oo aan la soo koobi kari quranka iyo awooda alle
    Istiqfaarta
    Subxaanalaah
    Al,xadulilaah
    Alaahu akbar
    Laaxawla,walaaquwata
    Inaalilaahi,,,,
    Saliga nebiga
    Maalinkata waa inaad tiro awoodaada ah ka akhridaa waad liibaanaysaa inshaa alaah thanks sh maxed iyo dadka khayrka jecel

  • @Ma-hy7bv
    @Ma-hy7bv 3 роки тому +1

    Maasha Allaah Allaah Akbar Alle haku barakeeyo sheekh Muxamed Ximada iyo Balaqada Allaah hakuusiyaadiyo shaqada aad Muslimiinta uhayso Allaah hakuufududeeyo

  • @quruxsan70
    @quruxsan70 3 роки тому +1

    Sh Mahamed ilahaay hakubarakeyo qurankaa alle hanagucafiyo adiganaaa ilahaay guuul hakusiyo sheydanul insiii iyo jinbaaa alle haka xifdiyo

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому +3

    Masha allaah ilahay awoodiisa iyo inuu quraanku daawo yahay allaahu akbar

  • @hamzetayo1267
    @hamzetayo1267 3 роки тому +6

    masha allah sheekhan waa sheekh
    ilahy yaqiiin siiyay awooda ilahay
    markasta ingu baraarujiya shakh siyan anigan niyada iidhisa oo ixasuusiya inaan leyahay ilaah awood badan oo
    adoomihiisa jecel oo aan dhibaato lajeclayn ilahayow qalbigayga diinta ku sug yaaa rabi

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 роки тому +1

    Alxamdullillah....Alle Swt hano ka xafido Sheekh Mohammed

  • @qalbifuran8586
    @qalbifuran8586 3 роки тому +1

    Sheekh mahamed jisaakalaa kheyr maanshalah ana waan kula soo xidhiidhi alle kheyr badan ha ku siiyo

  • @luulmohd6514
    @luulmohd6514 3 роки тому +2

    ماشاءالله تبارك ياشيخ الله يحفظك يارب

  • @maryanhassan5142
    @maryanhassan5142 3 роки тому +3

    Allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar wlh waa arin sax ah rabigeena nagu filan naguna filnaadoono insha allaah wlh walaalkeey illaahy dartiisaan kuu jeclahay allaha ku xafido adiga iyo waalidkaaga iyo familkaaga wll qaatumadana allaha noo hagaajiyo dhamaanteen

  • @hamdiali7352
    @hamdiali7352 3 роки тому +4

    Masha allah sheikh allah kuxifdiyo cimrigaadana dheereeyo adiga iyo waaladiintaana Allah janadii idinku abaalmariyo

  • @zainabhersi7079
    @zainabhersi7079 3 роки тому +1

    Maanshaal ilhay ha ku xafido

  • @ahmedosman701
    @ahmedosman701 3 роки тому

    Masha allhaa Shiikh Mohamed Allha ka xafido

  • @maryamaadem7179
    @maryamaadem7179 3 роки тому

    Maasha allaaha jazaakallaaha khery shiikh

  • @ikraanahmedjama9874
    @ikraanahmedjama9874 3 роки тому

    Masha allaaah. Allaah ha noo kaa xafido sheeekh Mohamed. ❤️❤️❤️🌺🌺🌺🌺

  • @farxiyachannel6741
    @farxiyachannel6741 3 роки тому +2

    Masha allaha shekhe maxamad ale haku xifadiyo aaaaaaaaamin

    • @safiaabdi6722
      @safiaabdi6722 3 роки тому

      Mansha alaah ilaahay ha ku xafido xafido aakhiro iyo aduunkaba

  • @hawasamsamahmeddahir8152
    @hawasamsamahmeddahir8152 3 роки тому +1

    Mashalaah mashalaah Aooda Allah Sheakh Mohmamed Noolwo ishalaah Amean Amean Amean Amean yaa allah yaa raxmaan ✅

  • @fartuunbashiir1671
    @fartuunbashiir1671 2 роки тому

    masha Allah

  • @nagadahmed1678
    @nagadahmed1678 3 роки тому +1

    Maasha allah sh maxamed illaahay dartii ayaan kuu jeclahay illaahay hakuxafido adiga iyo waaridkaa iyo faamiligaaga

  • @farduusmaxamuud8881
    @farduusmaxamuud8881 3 роки тому +1

    Mashalaha wa wano wangasan shekh jaskalha waad na dhiralsy

  • @lailafarah2960
    @lailafarah2960 3 роки тому +1

    Masha Allah

  • @shaafiabdi8273
    @shaafiabdi8273 2 роки тому

    ALLAHU AKBAR

  • @farhiyasiyaad2648
    @farhiyasiyaad2648 3 роки тому +1

    Mash alaah

  • @ashaahmed9780
    @ashaahmed9780 3 роки тому +1

    Ilahaya haku .barakeyo sheqow amiin yarabi

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому

    Wa quran kaa maqal macal muuqaalka wata daawo wxa sanawaadka ku dhibayay hadana aduu gacantadada kagasoo aargudo ilayn adaa ciiil qaba xtaa shewkh mohamed ma arkayo marwalba wxa wx arkaya wa kan daawa usocoto sheekhana wa hagitaanka iyo khibrada allaahu akbar

  • @ukhtimuslima3573
    @ukhtimuslima3573 3 роки тому

    Sheikh Allah waxaan ku baryayaa cimri dheer xheir iyo cibado leh iyo in Alle u rali ka noqdo, if iyo axhirona ku xifdiyo incha Allah 🤲🙏❤

  • @maryan3892
    @maryan3892 3 роки тому +1

    Masha Allah sheekh allaha kaa abaal mariyo.

  • @fardowsaguure621
    @fardowsaguure621 3 роки тому

    Jisokallahul kheer xafidullah rabi ha igu anfo hee

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому +1

    الله اكبر كبيرا

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому +3

    (Ilaahay awoodiisa iyo inuu quraanku daawo yahay)

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 3 роки тому +1

    Subxaana allaah

  • @hodandirir6837
    @hodandirir6837 3 роки тому

    Mashallaah

  • @lailafarah2960
    @lailafarah2960 3 роки тому +1

    😭😭😭😭 أكبرالله

  • @alleaamin5403
    @alleaamin5403 3 роки тому +1

    Alxamdulillaaah🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому +2

    Wxaan aaminsanahy aragtida quranku inay intaanlasii balaadhan thay lkn tan wa muhiim markaad caafimad buuxa haysata cibaadada rabi kuu dhadhanta aad hamida.

  • @SalaamRuqyah
    @SalaamRuqyah 3 роки тому +1

    Asc sh. Moha waxaan sugeenay vedio ga aad balan qaaday inaad soo galiso kaa oo ahaa qofka siduu isku cilaajin lahaa iyo hadii uu wax arko siduu isku hagi lahaa bal sheikh vedio gaa noo soo gali waan sugeenee mahadsanid

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 3 роки тому +1

    masha allaah

  • @zainabhersi7079
    @zainabhersi7079 3 роки тому +1

    Alahu akbar

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому

    Wxadba moda inanan wligay qiso kamacaan badan aanan dhagaysan gaal quran lagu akhriyay qisadii asxabta hadana aadso qaadaty ninka gaalka fatixada ku daweeyen tasay iigu joogtay zaban kasta quranka wa mid shaqaynaya wanan rumaysanahay alx qofkan ku akhriyana ilahay uuku daweeya aad ayan u aminsanahy alx

  • @fosiyahayir289
    @fosiyahayir289 3 роки тому +1

    Allah Akbar kabiira

  • @dheegyuusuf6657
    @dheegyuusuf6657 3 роки тому

    Illaahay khayr haku siiyo sheekh waxaad haysaa dadaalka dawaynta dadka

  • @munaabdizxb3347
    @munaabdizxb3347 3 роки тому

    Aamiiiiiin

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 роки тому +8

    Wlhy wa xaqiq hadad ilahay si dhaba u yaqiinsato inu ku caafinayo wad cafimadi

  • @ebyanabdi4981
    @ebyanabdi4981 3 роки тому

    Masha alllah jazakaallah shiikh 👍👍

  • @fathiaden1438
    @fathiaden1438 3 роки тому +1

    Aaad ayaan u xanuuunsanahy plz sheikh hadaa qoraalkeyga aragtidh iisoojawaaab plz

  • @taslimofficial9591
    @taslimofficial9591 3 роки тому +2

    Haqiq😍😍😍

  • @aminoibraahin5299
    @aminoibraahin5299 3 роки тому

    Asc
    Sidii iigu fududeey uu ILAAHEY sixirka iiga furay
    1 malab saafi ah
    2 senna leaves
    Mar sadaxaad aan rabaa in uu ILLAAH sixirka IGA furo goortaan diinta
    Ilasoo wadaag fadlan
    AAYAD,SUURAD,duco,Adkaar iwm aan aqristo so uu sixirka iiga furmo
    Sixirka cuntada
    Mahadsanidiin
    Self Self ruqyah?

  • @minamina4318
    @minamina4318 3 роки тому

    Allahuma Aamiin

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому +1

    قال نبي: اللهم لاشفاء الاشفاءك

  • @anisaabdalla1678
    @anisaabdalla1678 3 роки тому +1

    SCW ❤️

  • @munaabdizxb3347
    @munaabdizxb3347 3 роки тому

    💖💖💖💖💖💖

  • @hamedhabon9759
    @hamedhabon9759 3 роки тому

    Asc sheikh wax badan Wan ku soo waca leyqama qabaneyu

  • @Channel-vk2pg
    @Channel-vk2pg 3 роки тому +6

    Asc walalayal iso duceya waxan ahay nin dhalinyaro oo xanunsan ayan ahay ilah hani cafiyo 🤲

    • @duceysannoor4022
      @duceysannoor4022 3 роки тому +1

      Allahaa ku caafiyo walal

    • @fardawsam816
      @fardawsam816 3 роки тому +1

      Alle haku caafiyo Akhrinta suuratul Baqarah daa'im waad bogsan insha Allaahu

    • @ayanahmed6000
      @ayanahmed6000 3 роки тому +1

      Mashaa alaah

    • @farxiyachannel6741
      @farxiyachannel6741 3 роки тому +1

      Wlo Ilahay haku cafiyo aaaaaaaamin

    • @marwodumar
      @marwodumar 3 роки тому +2

      Allaah swt cafiimad dag dag ah haku siiyo habo Allah haka dulqaado xanuunka farxad iyo cafiimad oo kheyr ku ah Allah hakuku badalo amiin

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому

    (Ilahay awoodiisa iyo inuu quraanku daawo yahay)

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 3 роки тому +1

    Shiikhow illaahay haku xifdiyee nala soo xariir WhatsApp ka nagalasooxariir

  • @fatimiina4272
    @fatimiina4272 3 роки тому +1

    Asc sheikh waa kusalaamay min fadlik teamkaaga u sheeg bal what's appka ha inooga soo jawaabaan waan ku daalay. maba eegaan qoraalkeyga qolada isniintan soo socota bishuna tahay 14 /12/2020. Qur,aanka lasaarayo ayaan ku jiraayee.

    • @dekasabrie173
      @dekasabrie173 3 роки тому

      Walaley anigana dhib nocas aya kala kulmayaa xage lagala xiri karaa shekha ,

  • @inamohamed1234
    @inamohamed1234 3 роки тому

    Hala iso duceyo wan jiranahay wants diliraba

  • @aaminaadam2435
    @aaminaadam2435 3 роки тому

    Sheekh manshah ilahayi haku xiftiyo waxan ah gabadh inbadan walaalkeed xanuunsanaya markaan dhakhtar gayino waxal dhahaa waxab maqabo quraana wansaaranayi markaan maxad talo nasiilahad iisoo jawaab uudhiban yaha sheekh

  • @aminoibraahin5299
    @aminoibraahin5299 3 роки тому

    Asc
    Bisinka
    Hal Faataxo
    Hal AlBaqro
    Boqol Birabilfalaq
    Boqol Birabinnaas
    Boqol Qulwalle
    Halmar aqri oo dheh Ilaahoow I'll,xasad,jin,caabuqa,iyo shar dhamaanteed iiga caafi oo iigana xijaab gacantaada ama biyo Ku tufo ismarmari cab kuna qubeyso biyaha hadaa qubeysankartid
    Anigana ila soo wadaaga wax aan hal maalin aqristo oo sixirka iiga furmo fadlan mahadsanidiin

    • @hamdihaji6330
      @hamdihaji6330 2 роки тому

      Todobo faatixo aayatul kursy aaMana rasuulu qulhuwa Allahu axad falaq iyo Naas salaad walbo 5 salaad ka akhriso toban iyo kabadan subuxina tahliil kutufo

  • @faadumomohamed3299
    @faadumomohamed3299 3 роки тому

    Qur aan iska soo gali aan iska dhageysano oo isha jinka iyo saxirka

  • @sadiagabeyre6263
    @sadiagabeyre6263 3 роки тому

    Ass wr wb shiiqow sidee zoom ka kaala soo xiriiri karaa

  • @habibobare9861
    @habibobare9861 3 роки тому +1

    Assalamualaikum warahmatullahi wabarakatuh I need this group online Quran

  • @fardusaabdo4911
    @fardusaabdo4911 3 роки тому

    🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому

    Nabiga dhahay ilaahaw daawo majirto ilaa daawadada mooye dawada rasuulka uu sheegaya wlhi wa quranka kariim ka ah.

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 роки тому +1

    Sheikh Ruqiyo no so kali plz Jizaka Allah 🙏🙏

  • @amiiraalpi5184
    @amiiraalpi5184 3 роки тому

    Sheq online ayaa quraan lagu saara ayaa ley dhahay lanbarka soo dhigtay ayan laxiiray lacag ayaan ku diray ilaa hadana leygama qabanaayo sidaan lacagta ugu diray maxa qaldan

  • @dekasabrie173
    @dekasabrie173 3 роки тому

    Asc shekh waxa kamid aha dadka manta isnina quranka inu u bilowda aya kujiray 14/12/2020 , wax ilaaa so xidhiidha malahan telephnnada mesha kuqorana qofna kama jawabayo and i paid everythng plz halaosoo xiriiiro

    • @amiiraalpi5184
      @amiiraalpi5184 3 роки тому

      Anigaa idinla mida lacagti waan bixiyay wax ila soo xiriirana ma arko

  • @deeqoabdi2772
    @deeqoabdi2772 3 роки тому

    Asc xagen kala soo xiriraa

  • @hassannoor7937
    @hassannoor7937 3 роки тому

    SCW ❤❤❤ASC

  • @liibaankhaliifa9367
    @liibaankhaliifa9367 3 роки тому +1

    Kani wa hda wxii allaah looga baahday qaybta aragtida caafimadka ogaada aragti kle hdaan uuga baahano awooda allaah iyo aragtida quranku wa inoo diyaar lkn qofkedi noqo uqalmayay

  • @fathiaden1438
    @fathiaden1438 3 роки тому

    Asalamucaleykum waraxmatulaahi wa barakaatu sheikh waxaan ahay gabar somaliyeeyd oo xanuunsan san shekhaan waan ubaahna meelaan kala xiriiro ayàan la,Ahay plz igu caaawiyaa qofkiiii aqaano numbarkiisa

    • @SalaamRuqyah
      @SalaamRuqyah 3 роки тому

      +254746028181
      Lambarkaa waad ka helee waa registretipn ka

    • @SalaamRuqyah
      @SalaamRuqyah 3 роки тому

      Ama iska diiwaan geli link gaan hoose
      forms.gle/2Awb8HjU8qFdvVe2A

    • @amiiraalpi5184
      @amiiraalpi5184 3 роки тому

      @@SalaamRuqyah walaaley waan is diiwaan galinay lacagtina waan bixiyay maxa leyla soo xiriiri la yahay

  • @hooyofitness3752
    @hooyofitness3752 3 роки тому

    Number kan mashaqaynyo. Ee noso sax fadlan.!

  • @umumohamedamin2583
    @umumohamedamin2583 3 роки тому

    Sheikh halkuu hada joogaa fadlan ii sheega soomali maxamed

  • @khadijocool4281
    @khadijocool4281 3 роки тому +1

    Why you don't answer your calls on the what's up what's happening I don't know where else to call you I told you that you that early can an emergency.

  • @hassannoor7937
    @hassannoor7937 3 роки тому +1

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @faidochannel7486
    @faidochannel7486 3 роки тому

    Unliketa la yabanhy ani

    • @khadraali620
      @khadraali620 3 роки тому

      Wa shayaadiinta wu la dagaalamaayo

  • @fardowsaegal5870
    @fardowsaegal5870 3 роки тому

    Mansha allah

  • @hassannoor7937
    @hassannoor7937 3 роки тому

    Masha allha