Hadee bal maanta ka warama warkiisii ahaa 2023 wuxuu noqon sanad adag 2024 january 2 wax walba way isbadali nin lagu jiro allaa og gun yahay odaga rifaysaa
IMISA PASSPORT AYUU LEEYAHAY OO KALA DA' KI QORANTAHAY KKKKKK WAA HALMAAMAY MIDA KALE SOMALIDU WAA WADA CAYNKAA DADKII HORE. THERE WAS NO HOSPITALS 😂😂😂😂 AWOWGAA WAX WAYDII BROTHER ADAA YAABIYE. MUHIIM DA'DU MAAHA INTA BADAN IN LA SAXO EXACTLY
@@Ahmedmustafa329 Cilaaj ayuu u baahan yahay . Ka warsanayaana Waa saqraan mirqaansan Siduu u eeg yahay eeg ee uu ku leeyahay madaxwaynayaal ayaan la kulmay
2024 yaa u yimi inay dib u daawadaan
Hh aniga wlahay.
Kawarn maxaa kaaga soo baxay
15.jan.2024
Ilaahayaw wariye sayid u naxariiso idiris na jannada ka waraabi
Ilahay ha ku naxariisto wariye
Mashallahu ilaahow jantul Farduus ugu badal caafimad iyo cimri dheer sii halgamaa idiris
Idriss waa shahiid nool janno ugu bushaaree wariye
Mnsh allah alle cimriga haku dheereyo caafimadkana haku siyaadiyo
Mashallahu ilaahow jantul Farduus ugu badal caafimad iyo cimri dheer sii halgamaa idiris!!!!!!!!!! from saylac ❤🇩🇯
Amiin
Mahadsanid indr
Idiris waa cajiib waa awliyada lasheego waxyaabo badano oo uu yidhi way dhacyaan ayaa dhacy
Masha allah halgamaa idiris illahoow abaalkiisa jano ka dhig danbigiisana dhaaf
Masha Allah 🥰🥰 inabti
Idiris alle adiga iyo intii kula macaba jano haku abaal mariyo
Tuug gaboobay oo neenaale ah
ALLAAH DIINTIISA MUU GALIYO XOOLAHAAS
Subxaannalla wadaadkani ma faaliyo ayuu yidhi laakiin wixii uu sheegey wey dhaceen subxaannalla
Haa😢
Haa 😢
Mucjiso waanu yaabanahay
Odayga ha la doono
Somalidu waa cajiib. Caqligoodu. Ku lahaa gaagaab iyo dhaadheer ayaa laysku dilayaa
War ninkan xikmad baa ku duugan.
Ninkan wuxuu sheegayoo dhab wuu dhacay itoobiya way burburtay
Idir waxuu lahaa
Mandeeq Chip
.markabkii 3 khan lahaa berbera ilaa mombasaa ilaa Yemen .libaax waad soo Hesheen odeygii. Lndheere ciidagale weyee
Geesi
Mujahid idiris xaji cisman xasan.nin kadiiranaa abidkay ma arag wuu guulaystay allena wuu soo gaadh siiyay xorriyadii uu usoo dagaalamay oo wuu arkay aad baynu rayn rayn ugu jirraa
Idiris xaji cismaan
1:05 sanada Agbaa soo socda😢😢
Waa khaankii qarandumiska ahaaa ee aanu kasoo musaafurinay keny,waaan xusuuustaaa galabtii aanu airportka keenay wuxuuu xidhnaaaa garan iyo nigis alfakaaax ah kkkk dr Yusuf gdoomiyihii gobolka (rift valley)baa intuuu dhirbaaxo Kala daalay diyaarda Ethiopia u saaray.waa kadib qabiiiiste ah oo cuqdad weligiii la weynaaaa beenaale ilaahay ka goay
BAL ODAYGAAN LEH WAXAAN JAMHAD BAANKA KAQORON LAHAA REER DIINLE YAAB KKKKKK
WAXUU DOONAYOBA SHEEH KANI
1:05:54
3 dawlaood miyaa isku qabsatay hhhhhhhhhh war bal mid maad siisaaan isaaaqooow .....wn idin jclhye intaaaz waa kaftam wllyaaaaal ....yaaan la igga xumaaaaaan hhhhhhhhhh
Burco duuray
Idiris sheekadiisa oo dhami,waa aniga,si macquula,inuu,u waramo,ayay,ahayd,anigaa,idhi,dalka,galka,gala,anigaa,idhi,berbera,burco,hargeysa,gala,anigaa,siilaanyo oo baqaya,london,ka,soo kexeeyey,markaasaa,jeermaanka,snm,laga,dhigay,idirisow,wax,ka,dhin,sheekadaada,wax badan oo aan jirin aqoonteedana,aanad,lahayn,ha,sheegan?
1945 baan dhashay bu yidhi, 1975 labatan jir ban ahaa buu yidhi 😂😂😂
Hadee bal maanta ka warama warkiisii ahaa 2023 wuxuu noqon sanad adag 2024 january 2 wax walba way isbadali nin lagu jiro allaa og gun yahay odaga rifaysaa
@@American_patriot110aderr iley colcleter ma sitee waa iska intaa toban ayunbu ilaway lakin ninkan warkisa o dhan adeerada dadka aqoonta leh waydii inuu 120 madaxweyne la saxib ahaa ayaa aniga lay sheegay
🤮🤮🤮IBLIISKII MAALKIISA CADAABTA KU IIBSADAY SUBXAANALLAH
Idiris taariikhdii baa iskaga dhex yaacday hadii uu dhashay 1945 dadiisu waa 77 jir
Zxp waa nin wakhtibadan Sooqaatay lkn iminka da'a weeye markaa saas ayuu ku hilmaamay
Wlhy lkn ninkani waa Halgamaa 1 saac iyo 28 daqiiqo ayuu ahaa waraysigiisu waan dhamaystay 20 daqiiqana waan raadinayay waraysigaa inyaroo googoos ah ayaan meelahaa kusoo arkay markaas ayaan sooraadiyay ilahay aakhiro janadiii hageeyo fardawsa adduunkana caafimaad iyo cibaado suuban
Halgamaa Idiris Xaaji
IMISA PASSPORT AYUU LEEYAHAY OO KALA DA' KI QORANTAHAY KKKKKK WAA HALMAAMAY MIDA KALE SOMALIDU WAA WADA CAYNKAA DADKII HORE. THERE WAS NO HOSPITALS 😂😂😂😂 AWOWGAA WAX WAYDII BROTHER ADAA YAABIYE. MUHIIM DA'DU MAAHA INTA BADAN IN LA SAXO EXACTLY
Odaygan torogrorta haya waa beenaale faanbadan oo gacanta bidix wax ku cabaya
Xaasid numaa ku haysee adeerada ka warayso ninkan iyagaa ku bari wuxuu yahaye xaasidyaw
Wariye miskiin ah weeye WAXUU WARAYSANAYAA ODAY MADAXA LOOGA JIRO KKKKKKL HHHHH
MAANTAY SNM QURUN LEEY MAXAY HAYSAA ILAA DACAWALEEY IYO CEERIGAABO SOW MA ,OOYEYSAAN KKKKKK
TAASI WAA DHAXALKAAD HESHEEN JAALLAYAAL
Waxaad fahmayso maaha cagdhrerey
Ninkaan lacagtaasi way ka qasaartay!
Odaygu 45 ayan dhashay buu yiri 75 kii 25 jir ayan aha kulahaa
Halmaam hadal kuma jirro
Midakale dhawr passport odaygu haystaa waa dawaqay kkkk wax fahan somalida da'dooda waa wada caynkaa
Adeerkaa bal waydii ileen hospital laguma dhalane kkkk
Hada ninkan mar hargeysu ku dhashay oo waa run balse awaare ayuu marku doono qortaa due to political purposes😂😂😂
Ninkan waa khabiir dusha inagala socda waana shax yaqaan xaqiiqdii
Nin dhashay 1945 oo isagoo 6 jir ah la kexeeyay 1958 wariyahana u camiraayo 1959 waa iga cilmi badanyihin seediyashay
Waa run oo waa kaa cilmi badan yahay, kaa maal badan yahay kaa aqoon badan yahay
Hawshoo dhan ninka wadey isaguna la baxsaday ,ee siilaanyo, la xidhiidhay,diyaariyeyna,in,aan soomaaliya ,laga,rogin,e Ethiopia, laga,rogo ka,shaqeeyey,blcky,ayuu,ahaa,inaanay,sheekada,idiris,sax,ahayna,waxay,ku,cadaanaysaa,waaba,la,qabtay,cidna,lama,tuseyn,ma,isaga,oo xidhan,ayuu,baasaboorka,Ethiopia, diyaarsaday,ceeb,caleeg,warka,waa,la,wada,hayaaye,ninka,waxan,oo,dhan,ka,shaqeeyey,blcky,ayuu,ahaa,siilaanyona,blacky,ayaa,la,xidhiidhay,siilaanyona,mengistu,ayuu,la,xidhiidhay,sidii,ayaa,baasaboorka,lagu,keenay,nayroobi,eirbort,iyada,oo uu sido safiirka,Ethiopia, Halkii ayaa,Ethiopia, kula,wareegtay,idiris,Ethiopia na,lagaga,rogey,ma,qurux,badna,inuu,idiris,wax,walba,sheegto,macalinkiisu,blacky,ayuu,ahaa,hawshan,oo dhana,blcky,ayaa,wadwey,waana,taariikh la,ogyahay,hawshan,oo dhan,in,blcky,hogaankeeda,lahaa,waanay nool yihiin,ragii,xogogaalka,ahaa
Tuug tuug dhalay borama la qabtay kulahaa .
Waa mooryaantii saqraansanayd ee Ethiopia adeegsanaysay ee caruurta borama iyo dila ku laayey
Af qadhmuune adeer maduu ku xaday
Idiris ma isaga ayuun baa is sheegaya ninkii baasaboorka Ethiopia u qaaday ee siilaanyo la xodhiidhay,miyaanu blaky,ahayn,ee isku xidhkoo dhan wadey miyaanuu blacky ahayn muxuu aniga aniga,daa la hayaa,ninkii hawsha badideeda wadey blacki ayuu ahaa ee ka cawaandi sanaa ee isagana la baxsaday blackii ayuu ahaaye muxuu sheekada isagu koobayaa ma markii blcky iyo ragii dhintay ayuu leeyahay wax walba aniga ayaa ahaa? Haka jawaabi arintaas idiris markuu warkaygani gaadho,
Miskiin . Nin maskaxda looga jiro ayuu warsanayaa oo uu views ku raadsanayaa kulahaa Siyaad barre . Daaniell aaabmo oo maraxwayne iyo migiste oo madaxwayne Ethiopia ahaa kkkkkk
Ninkan Cilaaj ayuu u baahan yahay kkk
Xaywaan baatee car halagu helo
@@Ahmedmustafa329
Cilaaj ayuu u baahan yahay . Ka warsanayaana Waa saqraan mirqaansan
Siduu u eeg yahay eeg ee uu ku leeyahay madaxwaynayaal ayaan la kulmay
Saxib ada cilaaj ubaahan allah haku caafiyo
Ma hadhaagii faqashtaad ahayd kkkkkkkkkkkk
Sandaka iyo tariikhaa baadh ninkan waa Ownerkii Maandeeq. Markabkii Weynaa Somalia kadhex shaqaynjirey berbera 1980kii. Waa Fact. Waxuu ka hadlayee Tariikhda Baro..aflagaado Reeban.