CIDAMAADA ERITREAN IYO DOWLADDA SOMAALIAA 27 July 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 14

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 2 місяці тому +1

    Waaba xassan baa ugu horeeya waa ayaga ayagii baa is xukumin mey isxukumiyaan waa gaangiistariin qoowleysatayaal ugu waa weyn

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +2

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @seed3966
    @seed3966 2 місяці тому +1

    🐒🫏🐒🫏🐒🫏. War hubkan lacakta laga xaday umadda somaliyed yaa lagu soo iibiyey xasan baana ka masuula reer buu uwaday ilaahay yaa fashiliyey horeyna hubkii qaranka gacanta wuxuu ugeliyey qabiiloyin kana kii yuu lamid ahaa 🐒🫏🐒🫏🐒🫏

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 місяці тому

    Guuul hawiye

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 2 місяці тому

    Illaahoow bad baadi weydillaayaan damujadiid war maclimiintaas war gobaladiina taga ama isaga taga moqdisha meel xassan idiingeeyo wuu idiinleyn war ciidanoow xassandhiiqo ladagaalama aan aheyn naftiinna bad baadiya war ciidanoow wax ma maqashaan isaga taga

  • @HenryHassanTembo
    @HenryHassanTembo 2 місяці тому

    Macalinka lugeeyoow waa ku salaamayaa maadaama aanan jaanis u helin aan ku hadlo waxaan oran lahaa hawiye talo ma hayo waxna ma xukumi Karo marka waxaan ku talin lahaa majeerteen mareexaan digil iyo mirifle jarerwayne dhulbahante Al muhiima Abgaal wadankii waa ceebeeuey marka waa in laga tashado ninkaan shaqadiisa maaha waxa isdilaaya haduu waayo wax isdilaya shaqadiisu waa inuu hub u raadiyo sababtoo ah shaqda ugu hoos qarsoon ayaa kawayn dadka dhimanaya lacagbuu guranayaa tii horana meel uu dhigay magaranayo

  • @CabdirisaaqXuseen-m5l
    @CabdirisaaqXuseen-m5l 2 місяці тому

    Xasanwaatuug.idhaha.allehatiro.burAo

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 2 місяці тому

    Somali weyn inta somalinimada iyo qaranimada ogol ha umidowan qoxdan rabo iney Somali qabil iyo 91ki eney ku celiyan dantina garta wey ismeleyen waxa u harey sidi Somali ges ka ges ey dab ugu shidi laha cadow gi dortey hawshey udiben wu u fuliyey wax ya ba u harey halagagaro Somaliyey sheikh iyo Sharif yar iyo weyn iskaqabta caloshi lacayar shisheye kalkal 🎉

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 2 місяці тому

    Daarood miya ciidan wax yeeli karaa iyagaa wada ciidanehee cidna wax ma yeeli karo

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 2 місяці тому

    RUNTA WAXAA KAHADLEY yusuf ..DANI.. FASALEYI LA ISTIC maley oo CAREYSAN WAAYE SHALEY X.SHIIQNA ASAA WATEY KASOOQAAD ASAGA MALEH ALXAQIIQA

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 2 місяці тому

    xasan habralaaye hubkuu bixiyey iyo kan caabudwaaq iyo gaalkacyo lagu weerarayey ha lagu maxkamadeeyo

  • @MaryanMaryangarad
    @MaryanMaryangarad 2 місяці тому

    Wale mareexaan oo yaaban dir baa Ku duushay,hgidir Ku duushay Hal Sano gudohood ayaa qoorqoor Gogol u dhigay oo xataa caruurihi mareexaan dugasiga quraanaka lagu dhex gowaracay oO dawalad ka hadashay jirin, ayey ilaahay cabasho u dirasadeen abaalloodi ayuu siiyay hub aan noociisa laga helin Soomaaliya oo Dhan.
    Waxan rajeyanayaa Cid kasata oO Soo gadatay in ay uga amaan badanatahay gacanata ay hada hubakaas Ku jiraan,lacagata Laga Soo bixiyay hubakana waxaa Laga dhacay umada soomaaliyeed

  • @siradhersi2273
    @siradhersi2273 2 місяці тому

    Waxan ku raacdanahey Nadiifo Qaran ra‘yiheeda, wa in sida hawiyuhu qabiilka banaanka ula taagan yihiin!
    Mareexan warkudu wa inu cadaada! 🙈🤬🥴😭😡

  • @sahil-hadi
    @sahil-hadi 2 місяці тому

    Dadka lagu shaqeesto waa H.G
    Daraad iyaga lo adegsady siyad bare
    Shalayna iyaga lo adegsady farmajo
    Maantana iyaga calaacalayo
    Waligod wax ma qabsan 😂😂
    Halmara R.W loodhibay sidi qof isbaaro joogo cmlu udhaqmay nolashy ay leyihin wa maxay mise madx sarsare ma raba 😳 iyaga dhan xildhiban iyo waziir ma ka badan 😂😂😂 war isnoleeya dawlada dhista oo qalbi xanunka kadaya somali ✌️✌️