leys sxb sare waxan ka codsanayah inad muqalkan pubg naga dhaaf dad aqyaar ah oo wa wey aya qisoyinkaga dhageysto marka kuma heysano sxb sare waa codsi wana filayah inad codsigeyna tixgalin donto anigow u hdlayo dadka aqyarta ah ee kugu xiran
Waar ifiyow waar nio pubg da kadaa aad qisada dul saarayso waayo iyada uun baan daawanayna sidaa loo ciyaarayo qisadiibaa iga khalkhalaysa wlhi sxp qissooyinka video yadii gaadhiga camaradu ku xidhnayd ku dul habee sxp waa iga talo uun legend keep going
Oh my god 😳 wa nogu so dhaqsatey m.a ❤😊
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡
Scs scw scw ❤❤
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
The legnd waad mahsantahay walee fidiowyada waad soo boosisaye thanks pro
subxaan lah ilhoy walid casiha nagdhigin amin yarablcalmiin🤲
ifiyow qisoyinkii xarfanta soo badi now kabaxsiga xabsiyadii iyo dhacii ban giyaya makdonal ayaa nogu danbaysaye maadna ilowday zxp😂
wallahi waa qisoo xaanoon badan Anigadhan waan ooyey 😢😢😢
BAL kawaran Aabahas oo kale intee laga helaa Qofkiii Helana Wxaso dhipaato Ayuu Marinayaa ..... Illahy Ha unaxariisto ameeen 😭🤲🏽
Asxaabey imtixnki dawlda ayn galyaye iso duceeya inu illhy I fudaydiyo aniga iyi ardyda kleba I.a guul 🤲💗
Ilhy ha nii fududeyo❤
Aniba kulamidaa ahay pro ilaah hanoo fududeeyo
@@F._emma.3 aamin xbbti💗🙌😚
@@HACKER-PROGRAMER ala bisinka gabara ahy 😂Lkn Aamin dhamnteenba 😭🤲
Masha alllah anoo dhameysan ayaanba ka helay ❤❤❤
Wll gemka nagadaa wadadii muqdisho nogadhig
leys sxb sare waxan ka codsanayah inad muqalkan pubg naga dhaaf dad aqyaar ah oo wa wey aya qisoyinkaga dhageysto marka kuma heysano sxb sare waa codsi wana filayah inad codsigeyna tixgalin donto anigow u hdlayo dadka aqyarta ah ee kugu xiran
898
⁹0😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊mkmķkĺĺmĺmjklklklkkķoollĺl lko⁹òoppo⁰
Ifiyow abowe waxa bground ka daa wadoyinka no fcney wa mahadasan tahy❤
Ifiye allaha ku xafido wllo nosoo badi yqeiyy
Waaaw manta dalkey ga Spain 🇪🇸 ayaad so boqatay so dhawow hh❤❤❤
War ha soo koobin yaa ku dhahay dhibaa ku qabnaa waaba rabnaa gaabinta maba jecli
Walla waxanad saartey nagadaa wadayinkiya kaquruxbadanee please ina adeer 😭💞💗
Waan jeclhy spain waa wadan qurux badan oo taariikh leh
Sxb.ifiye.waalid.iyowaalid.keenaba.allaah.haunaxariisto.thelehend
Wadoyinkii baa kafcn waxan naga badal abowe ❤
Taliyow waa hilmamty qisoyinki xarfanta. waa kaaga fadhinaa
Ifiyow PuBga adi ma ciyareysid😂❤🎉
Ilaysow qisadan hore uga soo sheekaysay
ifiyow wll halke ka baxade ayan tan Margane qisoyinki
❤❤❤❤❤❤
Id gaaga isoodir ifiyow 😊
Qisooyinka denbi
Baarista ayaa xiisaleh ayaga soobadi
Wcs ifiyow
Sobadi sxb
Daawadihii koowad safa kaarmi✋️
No
Haso koobin 2 saac xita wa ok
Ifiye yaa Ifiye kkkkkkkk
Adigana ma dheeshaa PUBG mobile 📱
Odayguu bartey shirqeyrleh mabaran miskiin
Walaalky whts upka igala soo hadal hadaa fariintayda aragtid waa iga baxay telkaagee
Ayaan
Ninka ugu waalan aduun ka soo maraad tahay 1saac iyo bar qiso iska soconeeyso filim miyaa nadhaaf niyahoow
M.a taliye sfcn noogu dadaalesah❤ lkn sxb shekoyinka sawiranta dadka maheli kartid miyaah
Codka naga dhis plz ifiyow walalo
Malmahan wa soolabatay malinkasta 1 vedio 🥹🤍😂
Muuqaaladaada waan daawadaa lkn waxaan waa lagu caajiseyaa
Axmed waa geeriyooday iyo waa noolaaday Xagee iska qabtaan
Maasha llh😮😮
Waar ifiyow waar nio pubg da kadaa aad qisada dul saarayso waayo iyada uun baan daawanayna sidaa loo ciyaarayo qisadiibaa iga khalkhalaysa wlhi sxp qissooyinka video yadii gaadhiga camaradu ku xidhnayd ku dul habee sxp waa iga talo uun legend keep going
Thanks
Allaha kusharfo walalkay❤🥰😘🫡
Saaxiib Dhib ba hakugu noqoto gaminka naga daa ee muuqaal caadiya noo saar ama sawiro qusayso sheekada mahadsanid saaxiib
Wcs 🤝 ifiye
Hambalyo guys caawa 27daqiiqo soo dib dhace😂 teeda kaleeto ifiyoow pubg aduunka ayaan ugu necbahay bahalkaa marka inaga daa wllo sidii hore qurxane viewga wadankeena iska daawan jirne❤
pubg maxa kugu diray 😅
maad qiso carab ku badasho oo america ku badasho
Ifiyow xarfaantii aaway
Waxaa jeclahay markaa dheheyso qalaas qalaas 😂😂😂
Dhagayso sheekadan horaa uga soo shekaysay maxaa qaldan
I'm First 😂❤
😱😱😱😱😱
SAAXIB
Ifiyow qofka dheelayo adiga miyaa ❤
Ileys ❤
Bground zv wye tlye
Ifiye markuu dhaho sheekada hada ayey bilaaw tahay qac makaa yeertaa waxaa mnta dhan noo daldal3ysay xey ahaayen😂😂😂😂😂
IFIYE SXB SARE ANIGA UGU SOO HOREYAY
mhdsnid
War ifiyow shaashadda ka daa geymka sxb
Wcs wll ifiyooow 🎉🎉❤🎉❤❤❤❤❤ habeen wanaagsan
Habeen lamida wll qali
Ifiyow video sidi hore ucali
Nio sxp qiisoynke xaarfanta maad naag dhaaftay
Pubg Naga Dhafe muqdisho noGa DhiG😂
Maya 2 saac kadhig…😊
Asc ifiyaw walalo
Qisooyinka xanuunka badan noo kala qayb qaybi oo qisooyin kale u dhaxaysii 😂 waan sii baqdaa markaan arko qiso xanuun badan
Mahadsanid walalky
Thanks pro
Qisoyinka nodhere
Gabdhaha bupg madhelan nagadaa
Sxp pubg mad ciyaarta iso jawab sxp wan ku tageera ❤❤❤
Maya sxb, mahadsanid wll qali
Mar walba is dhahaa ugu horee yuu san qof kaa hor arkin muqaalka hadana mooyi😂
Ana u horeya cawa 🥰🫠
I aamin aqligaaga to munch ushaqeymaaa 😂😂😂
Sxp time ka gaaabi
Asc
My first comment I do😊
Qisocabsicasiyasoodaa
nio ifiyaw pubg ga maa id gaaga isoodirtid
Lkn ifiyow mxa kudhacay chanalkii QISOOYIN-ka wa nagu cidlese😢
Bubj😮
❤❤❤
Ifiyow backwardka iga cun 😂😊
sawdo qaalib kadaawady qisadan
Bro gemka naga da
Sxp qisooyinka hackers ka
Sxp ayaamanhan ma pupg baa bilow day
Inta gemkan na ceeb 😂😂
Team PUBG ismujiya 😂
Sxb qisoyinka malin walbah mid so gali ardey medicine barta baan ahay markaan akhriska ku cajiso baan qisooyinka dhageystaa ❤
Insha allaah sxb sare
Wllo muqaladi hore somalia no so Saar pubg naga dhaf
Asc team ileys🎉🎉
Wcs🤚🏽❤️
Pubg ku waa maxay ma ciyaartaa
Team pubg 😂
Nio pubg naga dhaaf
Team FF 🔥🔥🔥😂
Coom room 1v1 ifeye😂😂
Asc ❤❤❤❤
Wcs wll
ˢᵘᵇˣᵃⁿᵃ ᵃˡˡʰ😭😭😭😭😭
ninkani ismaba dhibo dhibo video jar jarow iyo editing waxas adaa lagu dhahaa pubg ayaa aayar la inoo daaray 😂😂 xariif laba maaha 🫡