Dalmar Yare oo Hees ku bahdilay Waayaha Cusub ~ Reaction

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Dalmar Yare oo Hees ku bahdilay Waayaha Cusub ~ Reaction.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 1,4 тис.

  • @hamdaabdulkadir6598
    @hamdaabdulkadir6598 4 роки тому +619

    Dawlad dambe mucaaradi mayno waayo ku daalney anagaa ku dhalaney caruurteenu ma rabno inay ku dhashaan dagaal iyo qabqabsi🇸🇴💙

    • @ShiineCulay
      @ShiineCulay  4 роки тому +88

      Hamda Sharaf PIN baan ku sharfay, waa ku mahadsantahay fekerkaaga fiican iyo sidaad makhaaxida ugu xirantahay 👏.

    • @hamdaabdulkadir6598
      @hamdaabdulkadir6598 4 роки тому +21

      Haye boowe♥️

    • @ikhraiqra3995
      @ikhraiqra3995 4 роки тому +5

      Shiine Culay 🤣🤣🤣🤣

    • @somalimohamed7391
      @somalimohamed7391 4 роки тому +5

      Runtada wye abyo mcn illhy hku dhooro

    • @a.k6519
      @a.k6519 4 роки тому +8

      @@ShiineCulay
      Ma xaajiyadii baa shinow likta usaaree😂😂

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 4 роки тому +182

    Dalmar yare Hani qaran weeyi
    NABAD IYO NOLOL 🇸🇴🇸🇴
    Soomaliyey LIKE 👍👌❤️

  • @suhaybaupdirshiitahmet460
    @suhaybaupdirshiitahmet460 4 роки тому +153

    Shiina culay hdd tageersanth like iisar
    Nolow shiina culay

  • @mohamedyusuf6159
    @mohamedyusuf6159 4 роки тому +40

    Qabyaalad laga gudub anoo Cayr-Habargidir ah ayaan farmaajo dhankiisa la iga marin
    Dowladnimaa na deeqda🇸🇴✅

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 роки тому +5

      Mohamed Yusuf @ kkkk Guul Nabad iyo Nolol 🇸🇴💪🏾🙏 Anoo Habar Gidir Sacad ah ayaa Farmaajo iyo Dawladnimo ku heysta ✊️❤️ Viva Galmudug and Soomaaliweyn 🇸🇴🤣👍

    • @abdifitaxmohamud5893
      @abdifitaxmohamud5893 4 роки тому +1

      Cayrku somali sowma, aha kkk

    • @najmocabdi4736
      @najmocabdi4736 4 роки тому +4

      Mohamed yousuf ano ah shekhal gandarsho ah ayaa farmajo dhankisa laa iga Marin nabad iyo nolol🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @seibjilly7603
      @seibjilly7603 4 роки тому +3

      Hg ha noolaato ❤️❤️❤️

  • @abdiazizmoha1288
    @abdiazizmoha1288 4 роки тому +176

    Aniga igu horeya inta nabad io nolol taageerta 10k like igaadhsiya soomaaliyey plze❤🇸🇴🙏

  • @moshooble1227
    @moshooble1227 4 роки тому +20

    Shiina culey youtubkiisa wligey coment kama bxin lkn manta cimaamada wan hysan wayay team shina culey waa idinku so biiray❤️🙏🙏🙏

  • @v.o.smuqdisho3661
    @v.o.smuqdisho3661 4 роки тому +143

    Shiina culay oday somaliyeed inta tageerta like ta Sara.👇👇🙊😂😂😁😁

  • @zakariyemoxamed796
    @zakariyemoxamed796 4 роки тому +1

    Dalmar yeroow maashaa alaah ilaahay haku xafido hooyo qarankaa ku jecel hooyo .🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🖕🖕

  • @Mali7boy
    @Mali7boy 4 роки тому +103

    Dalmar yare he's lagend 🙏 Nabad & Nolol 🇸🇴❤️

  • @najiibkaraama
    @najiibkaraama 4 роки тому +2

    Shiikhaalo dhan wa Gob Gobi dhashay waa wada wadaniyiin dalmar yare & dayax dalnuurshe 💙🇸🇴🧡🙏

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 роки тому +201

    Shiinow maanta naga faaiidayso
    Shucuurtayada kacsan
    Like share iyo comintiba waan naga heli 😂😂🇸🇴🙏🏾

    • @fadumocabdallah9333
      @fadumocabdallah9333 4 роки тому +4

      Hhhh haa runti

    • @contactwaaaw9401
      @contactwaaaw9401 4 роки тому +2

      Kkkkkkkk

    • @zamzamisaack7022
      @zamzamisaack7022 4 роки тому +2

      masha allah shiine waa iga qosha shiisay walahi

    • @qurbacmo2514
      @qurbacmo2514 4 роки тому +1

      Hhhhhhh 💙💪💪💪💪💪

    • @aal-rl2pb
      @aal-rl2pb 4 роки тому +1

      Hhh wllhi been mahan manta waku kala kicinena nagaba fa idesataye wlhi fatalaha man dawan jirin

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 4 роки тому +1

    dalmar yare waafanaan ey kuweynatahay soomaalinimada maahan markiiuguhoreysay euuqaado heeso ukudifaacaayo qaranimada soomaaliyaa waxaan urajeynayaa cimridheer iyo cibaado suuban mahadsanind shiine hore usoco

  • @zaadiqhussein5671
    @zaadiqhussein5671 4 роки тому +75

    Tageraysba Nabad iyo Nolol iyo Dalmarba waan Salamaya Chumca karem 💙🇸🇴✋

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 4 роки тому

    Dawladnima na deeqda viva dalmar yare cad nol guuleso huno cayayanka ha iska yuusan dalmar fiiqulubinaa ♥️💪

  • @xalimacadey5933
    @xalimacadey5933 4 роки тому +74

    Fanan qaran dalmar yare Allah haxafido guuul nabad iyo noolol 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

  • @qadaribraahim758
    @qadaribraahim758 4 роки тому +2

    Guul iyo gobonimo Nabad iyo Nolal🐆🐆🐆🐆🐆💗💗💗💗💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @_s8895
    @_s8895 4 роки тому +37

    SIDA HEESTA MEEL LOOGA SOO WADA JEESTAY CADAWGIINA MEEL UGA SO JEESTA SOMALAY
    FROM JAMHURIYADA SOMALILAND 😘🖐🖐🖐🖐

  • @zakariyealiosman1523
    @zakariyealiosman1523 4 роки тому +4

    Timaha xikmaad ayee uga gurtay dalmar yre 😂😂😂 shiine abwaan thy ku saLaama mamulle war inti shiine cuLaay ku xiraan like dhac ku sii akhi ukhti🙏💯🙏

  • @kingm.t.channel4961
    @kingm.t.channel4961 4 роки тому +30

    Shine culey iga qoslisay madaxaga hanti qaran waaye kulahaa 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @jaamacafrica6911
    @jaamacafrica6911 4 роки тому

    Msha allh waa hanti qaran Dalmar yare alle ha xfdyee waa somali doon

  • @natashachannel1241
    @natashachannel1241 4 роки тому +120

    Viva Nabad iyo Nolol 🇸🇴❤️ Dalmar yare big. Legend of somali 🇸🇴❤️

    • @kingdeeqowofficial8033
      @kingdeeqowofficial8033 4 роки тому

      Abaayo subscribe iisaar waankuusaaray
      ://ua-cam.com/video/yef9nIDNMlY/v-deo.html

  • @nacimoabdiali7943
    @nacimoabdiali7943 4 роки тому +4

    Shiine culay nabad iyo nolol wn tageri jirnay adina liketa kugugu saarnay dhiiga soomaalinimo ee kugu jiro hore usoco in adeer🇸🇴❣

  • @cabdibasid5384
    @cabdibasid5384 4 роки тому +108

    Wlhi anaaa utagey heestii waayah cusuc kaliya inaaaan utaabto dislike inta igu raacsaan wllo igu sii like somaliya nabad uyo nolol🎊🎉🎉💯

    • @aaaAaaa-yy6vq
      @aaaAaaa-yy6vq 4 роки тому +1

      Ani xata dislike utage

    • @83587
      @83587 4 роки тому +3

      Ani heesbo ma dhageysto lkn markan maqlay ban raadiyey meshan ku arkane dislike ban ku qabtay

    • @khadijohassan8956
      @khadijohassan8956 4 роки тому

      💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛💛

    • @cabdibasid5384
      @cabdibasid5384 4 роки тому +3

      @@aaaAaaa-yy6vq wlhi ha dislike lee uwda tgney viva nbd iyo nolo🎊🎉🎈👌🙏💯

    • @cabdibasid5384
      @cabdibasid5384 4 роки тому +1

      @@83587 وانا كمان حبيبتي🎊🎉👌🎈🙏💯

  • @abdirisakmohamed8737
    @abdirisakmohamed8737 4 роки тому +4

    9:27, Dalmar Yare gacanta waxu ku wataa, Calanka Somalia iyo Midka Somaliland ❤️❤️ fanaan waa Midka bulshada o dhan ay mid u tahay. Somalinimadu ha waarto

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 4 роки тому +58

    Viva nabad iyo nolol🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❣
    Eeyaha cusub waxbaa tustey 🤣🤣

  • @farhanjama573
    @farhanjama573 4 роки тому +70

    Maalmahan maqaaxida waa ku shidan shiine culayow😂

    • @leylascookingshow
      @leylascookingshow 4 роки тому +1

      Zekeriye jam brother igucawi subscribe please 🙏👍

  • @Omarhajjigurhan490
    @Omarhajjigurhan490 4 роки тому +20

    Shiine culay wadani aan jeclahy oo caqli badan M.A bro garabkaaga nahy ❤❤❤👏

  • @hamdiwarsame5297
    @hamdiwarsame5297 4 роки тому +1

    Dalmar yare waa fanaan somali waa somali

  • @cumarhassanhaji9664
    @cumarhassanhaji9664 4 роки тому +115

    😂Adoo meelaha waregaya hadaad aragtey oo kusoo lexatey #Like ha isaarin😂😂😂

  • @kaamilxaamid5288
    @kaamilxaamid5288 4 роки тому +2

    Fanaan qaran dalmar yre guuul nabad iyo nolol gulaysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙

  • @abdinuraden491
    @abdinuraden491 4 роки тому +62

    Asxan hees wlh wuu ku fara yareestay
    Hadad ila aragtay heesta like dhac ka sii
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    🙅‍♀️🙅‍♀️

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf 4 роки тому +4

    Mucaarad maahan waa dadkii bad iyo dad gade, waa qaainu wadamiin guul Somalia 🇸🇴

  • @abdullahiabdikadirahmed5340
    @abdullahiabdikadirahmed5340 4 роки тому +20

    Shiinow ana uso horeeyo Love iisar 💘

  • @carryonregardless4071
    @carryonregardless4071 4 роки тому

    Wayaha inkarta , wayaha qurunka iyo qashinka ayaan ubixiyey aniga, waranjini Allah hakuridho..... cayr ayey kucunayaan oo amaan ayey Holland 🇳🇱 kuhaystaan, umada masakinta oo wadanka kunol ayey dagal iyo dhibato rabaan in ay usojidhaan..... Allahayow umadan qurbaha joogan oo dhiwatadha soomaliya kawadha kaqabo Amiin Amiin

  • @maxaedali7353
    @maxaedali7353 4 роки тому +102

    Wllhi sidad dalmar yare u amaa neesi qosol darteeda sariirta ayan ka dhici garay maa ani ii amaan tid sidaas oo kale

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 4 роки тому +42

    SHIINE CULAY NINKUU AMAANO, XITAA HADUU BIDAAR LEEYAHAY TIMAA USOO BAXAYA

  • @sadaqalijamac4386
    @sadaqalijamac4386 4 роки тому +46

    Farriin dawlad nimada taageer 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✔✔✔✔

  • @luqaafyare1284
    @luqaafyare1284 4 роки тому +7

    Dad is gubey be keenen waayaha cusub 😂😂😂😂

  • @ibnumoha4695
    @ibnumoha4695 4 роки тому +79

    NO VIEW LIKETA IIGU BOOBA ZHPAYAAL🙋‍♂️💚❤🤝

    • @queenqalanjo4362
      @queenqalanjo4362 4 роки тому

      Isoboqda walalnimo 💙

    • @cabdiyare3925
      @cabdiyare3925 4 роки тому

      shiino maanta cimaamadaad lama haysan karo lik sub waa diyaar

  • @cabdiqadirmuxumed6403
    @cabdiqadirmuxumed6403 4 роки тому

    Masha allah #Dalmar yare alaha caqliga ku barakeeyo amiin ya rabi
    Allow dalka no wanaaji
    Allow no nimcee
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aaminaosman7742
    @aaminaosman7742 4 роки тому +13

    Shiine colay big respect 🥰🥰 gaari buuxa

  • @aminali7491
    @aminali7491 4 роки тому

    Dalmar yare walaal hore u soco soomaali inaatahay ayaan qirayaa. Guuuuul soomaaliya.

  • @zhafie6752
    @zhafie6752 4 роки тому +27

    Shiine Legend of the legend💝

  • @mohamedhaipe2907
    @mohamedhaipe2907 4 роки тому

    Mnsha allaaH wuu ka Baxsaday dalmaryare Somali horay hawsocoto

  • @cabdibasid5384
    @cabdibasid5384 4 роки тому +13

    Wow hdAan shiinow kula joogo codbaan ku duuupi lahaa saaan ujeclaa inaad heestan reaction uga bixiso anaa ugu horey like somalaaay gobanimo gobanimo shiine shiiikh horey usoco

  • @sarahabdi1174
    @sarahabdi1174 4 роки тому

    Guul Nabad iyo Nolol allow noo daa madax deena aamiin. Guuleyso dalmar

  • @Sakimo778
    @Sakimo778 4 роки тому +7

    UA-camrada iney muwadinin yihin ayaa imuqata manshlah🇸🇴❤

  • @hanadraas9233
    @hanadraas9233 4 роки тому +4

    💪🏾Guul Nabad Iyo Nolol 🙏🇸🇴 Viva Soomaaliweyn 👍

    • @hassangure874
      @hassangure874 4 роки тому

      Shiine culay nacala sheydan kuyaal

  • @mowliidcaamir2089
    @mowliidcaamir2089 4 роки тому +8

    Ugaaska umada somaliyed shiine culay aad ban kuu salaamy 👋❤💯

  • @AdaweAbdullahi10
    @AdaweAbdullahi10 4 роки тому +1

    Libaax Dalmar yare fanaankeena aanku faano soomaalinimadaa inadeeqa🇸🇴👊💪

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 роки тому +33

    Nabad iyo nolol
    Nacowded somali way dareenatay🇸🇴🙏🏾💪

  • @lulofficialchannel4337
    @lulofficialchannel4337 4 роки тому

    Maasha allah dalmar ha noolado Shiine Culey walaahi qof aan ka jecelahay ma jiro ilahay caqliga ha ku barkeyey 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @hafsaomar4156
    @hafsaomar4156 4 роки тому +12

    Shiinow walal maneefsatid me wlh kutaageera keep going

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 4 роки тому +1

    Waayaha cusub wey guuleysteen. Nabar iyo naxdin wey u dhamsatey

  • @kinghaliye1995
    @kinghaliye1995 4 роки тому +71

    Like saar N&N WLL QLI

  • @fadumocabdallah9333
    @fadumocabdallah9333 4 роки тому +5

    Sas waYe dalmar yare ❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪👌👏

  • @warzamefidaar9986
    @warzamefidaar9986 4 роки тому +19

    Dalmar yare legend somali songer❤🇸🇴

  • @isteersoruxaaye6968
    @isteersoruxaaye6968 4 роки тому +1

    Gabar sheekhaal Iigu duceeya LIKE II SAAR IGA GAARSIIYA

  • @halacofficial7121
    @halacofficial7121 4 роки тому +14

    Kkkkk keep going dalmar

  • @adnaanyare9614
    @adnaanyare9614 4 роки тому +1

    Sheekhaal inee wadaniyiin yihiin inta ila aragtay like saar❤❤🇸🇴🇸🇴💪

  • @anasubeid8033
    @anasubeid8033 4 роки тому +24

    Shiine wan ku slamay sxb
    Wayaha hore duf ha ku baxaan😂

  • @farhiyoabdisharif2258
    @farhiyoabdisharif2258 4 роки тому +1

    Asc shine culay good boy
    Wa ku firsadaa markasta waxaan saraa like.markaad heesihii soomalida wax udhintayna waad kahadashay waya cusub .wana ku mahadsantahay
    Dawlad xun baa dhaanta dawlad la aan.

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 4 роки тому +24

    19 minutes 6k shiine legend aya tahay🌹

  • @abdifataahomar7665
    @abdifataahomar7665 4 роки тому

    Shiine culay wadani dhaba adiyo dalmar yareba wa idin salaamay inta samaha jecel iyo somali oo isjecl salaan sare from borama

  • @abdilaahiahmed1177
    @abdilaahiahmed1177 4 роки тому +17

    nabad iyo nolol🇸🇴💪🇸🇴💪❤️🇸🇴❤️ allaw nooda👏👏

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 роки тому

    AL FANAAN DALMAR YARE wuxu mudan yahay abaal. marin waayo dadki habaarka waday ayu u jawabay NABAD IYO. NOLOL TAGEERE BUXA🇸🇴👍

  • @ayubadendahirali5618
    @ayubadendahirali5618 4 роки тому +6

    Hees oran maynee habaarkii iyo hadalkii isku walaqnaa ee wayaha duugoobay 😂😂😂😂😂

    • @adnamohamud1201
      @adnamohamud1201 4 роки тому +1

      meel baad saarey heestii wayaha Duugoobey😁😁😂😂 Waleee waa runtaa

  • @ahmedzaakin9075
    @ahmedzaakin9075 4 роки тому +2

    Shine dalmar waa ka baxsaday🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏

  • @rashkastudio1385
    @rashkastudio1385 4 роки тому +15

    Hhhhhhhh shiine nabad iyo nolol miyaad ku biirtay🤣🤣

    • @axmedfaarax9999
      @axmedfaarax9999 4 роки тому +2

      Zxp shiine markii horepa uu ku jiry mar mar uu ka so bodo uun maHee😍😂

    • @samiiraraaxo3686
      @samiiraraaxo3686 4 роки тому +1

      Hhhh malin kamuu bixin

  • @MohamedAli-bx6ir
    @MohamedAli-bx6ir 4 роки тому

    Wlky shine wad mahadsantahy Adi iyo dalmar yare tageera dowladiino saxiba yaal

  • @sontuudhe7687
    @sontuudhe7687 4 роки тому +46

    SHIINE CULAY YOU TUBER KA SOOMALIDA AAN KA TAAGERO GUUL❤💪

  • @smcanlysisfx5090
    @smcanlysisfx5090 4 роки тому +17

    Wlahi qabiil waa kasoo gudubnay alxmdullilah♥️

  • @Najmaabdi09
    @Najmaabdi09 4 роки тому +13

    Nabad iyo noolal group hadaad tahay love saar

  • @daawudmohamed614
    @daawudmohamed614 4 роки тому

    Odey soomaliiyeed aad baan kuu taageeraa horey usoco from baydhabo

  • @mansiontech1265
    @mansiontech1265 4 роки тому +21

    Keep Going Shiine Culay

  • @khalidahmed4742
    @khalidahmed4742 4 роки тому +1

    Nabad@ nolol guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏👌👌👈👈👈

  • @arisaaqcali116
    @arisaaqcali116 4 роки тому +5

    Mash'allh dalamar yare walla keep going

    • @leylascookingshow
      @leylascookingshow 4 роки тому

      Arisaaq Cali brother igucawi subscribe fadlan 🙏👍 adna wankusaray lik👍

  • @maanyuusufahmed3365
    @maanyuusufahmed3365 4 роки тому

    Maqaaxida shiine culey mid dhaanta lawaaaaa horey u soco masuuul ❤❤❤

  • @anodchannel1880
    @anodchannel1880 4 роки тому +17

    Shiine zxb. Wnku tagera ..
    N.n guul inshl

  • @jookar1143
    @jookar1143 4 роки тому +1

    Shiikh culayoow waanu kaa badalnay magaca shiine waxba lama joogeee😁😁👏👏👏👍

  • @sontuudhe7687
    @sontuudhe7687 4 роки тому +39

    INTAAS DAAHIR ALASOW MAAD KA DHAADHICISO IN LIKE TA AAN LA IIBSAN KARIN

    • @alcabaasforextrader7410
      @alcabaasforextrader7410 4 роки тому

      Wooooow👏👏👏👏👏

    • @abdifatahabdullahi8330
      @abdifatahabdullahi8330 4 роки тому

      Sxb ninkaasi waa youtuber wuuna ogyahay inaan Like/dislike la iibsan karin lkn waa nin meel u caddahay oo u bareeray inuu beentaas ku adkeysto.

  • @anzalaa9139
    @anzalaa9139 4 роки тому

    M asha allah guul iyo gobanimo dalmar yare wa nin qaraan jir o jog dibne ha unoqoon horaay usoco idam alle 👏🏻👏🏻👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻❤❤❤💪💪💪💪🆗️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedsuldan4263
    @mohamedsuldan4263 4 роки тому +16

    2mint 700 views 250 like wlle shiine culay dhaqaaqa

    • @leylascookingshow
      @leylascookingshow 4 роки тому

      Mohamed suldan brother igucawi subscribe please 🙏👍wankusaray like

  • @fadumolajecley6882
    @fadumolajecley6882 4 роки тому +1

    Nolow dalmar fanaankeenna😘🌏✔

  • @aragsanfaraxsan583
    @aragsanfaraxsan583 4 роки тому +5

    Muwadinimada ha warto hore halosocdo dib udhac wan ka gudubne somaliwey
    Allah idin sharto inta sharta jecel allaha naga qabto simli wey isracde

  • @saidomohamed3649
    @saidomohamed3649 4 роки тому

    Dalamar nooloowa waa wadani waa soomali waa nin culusa WAA GARAAD 💋💋💋💋

  • @engmohamoud7641
    @engmohamoud7641 4 роки тому +10

    Nabad iyo Nolol❤💯🇸🇴 hadD taagersan tahay like

  • @naimamekeupofficial4424
    @naimamekeupofficial4424 4 роки тому

    Masha allha dar wa qof jira wan tageera somali hanolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤👏👏👏💪💪

  • @roodoabdi6552
    @roodoabdi6552 4 роки тому +25

    Shine sidan war kaga uu dawanayay waa qaa idalaqi raba ee naga yare marku sodhacaba dhaaag 🤔🤔🤔🤔🤔

  • @umuhamzayussuf5925
    @umuhamzayussuf5925 4 роки тому

    waxkale dalmar hees mudan bu so qadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍😍👑👑👑👑👑

  • @aktv4681
    @aktv4681 4 роки тому +4

    Itus oo itaabsii woooooow ❗ amazing 😍

  • @calicabqaricalicabqari6598
    @calicabqaricalicabqari6598 4 роки тому +4

    KEEP GOING USTADH

  • @jaamacabdi3578
    @jaamacabdi3578 4 роки тому +30

    Legent dalmar yare hanti qaran weye 😂😂😂

  • @mohasomali9285
    @mohasomali9285 4 роки тому +1

    Laba libaax shiine culey&Dalmar Yare 💗💗🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamudcali4660
    @mohamudcali4660 4 роки тому +5

    Sooomaliyed Nabad iyo nolol❤❤

  • @issakissak4983
    @issakissak4983 4 роки тому

    Dalmarow mahasanid wadani dhab ah Mr dalmar Gul iyo gobanimo nabad iyo Nolal 🇸🇴🇸🇴💯👍 inshallah

  • @jaalewaryaa
    @jaalewaryaa 4 роки тому +20

    Inta heesta wayaha cusub inta u boqatay inay dislike saarto sidayda ☝️☝️farta taag

    • @hanadraas9233
      @hanadraas9233 4 роки тому +1

      Jaale ahmed Bra @ kkkk 😂me too 🇸🇴💪🏾VIVA Nabad iyo Nolol 🇸🇴💪🏾❤️

    • @siciidqaasin5872
      @siciidqaasin5872 4 роки тому +1

      ☝️

  • @saadfahiye7089
    @saadfahiye7089 4 роки тому +1

    Heesayasha Somalia keliya ka hadasha / reaction. Mee reactionki MASLAX

  • @xariiftuulolamaciilo7328
    @xariiftuulolamaciilo7328 4 роки тому +9

    Reaction buuqisa wata 🙏🙏🙏

  • @fiqidheerehassan8102
    @fiqidheerehassan8102 4 роки тому +1

    Dawlad nimo wax dhama lawaa VIVA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴