Libaan sxb wlh runta cawa ka hadashay waqti walbana wan ogaa in aad aheed qof naxariis badan ajar alle hakaa siiyo sxbow wan oghy in aad magac mug leh dhex dena ku ledhy
SXB QAALI ALL THE BEST MAR WALIBA WXN KU LEEYAHAY HOREY USOCO TEEDA KALE DHOOR MEELOD BAAN KALA SOO HADLAY BRO HADEY SUURTO GAL TAHAY 00252615200069 WAA WHATSAPKEYGA SXB IGALA SOO HADAL BRO
Thnka wllkeyga Qaaliga Ali aadan muumin illah ha ku xifdiyo wll jiraa thy one love Keep Going bro Dhigaa u sharaf badnow bro 👉♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴♥️♥️🇸🇴
Xanuun waliba na tusee somali lkn wan ka dhalanay moyee ma garanayo hadaa ka madax banankaro calool xumadayda waa ka madax banaan lahaa lkn sorry dhigena ayaa ha abyo abayana allah unaxariisto aniba wiilasha walaldey saas udhameyeey
Subxanallah licato wallhii kaxumahy in ad waxas sameyneynin wan ognahy inta cafimad qabto oo wall nen lkin dadkas ayaga ayaa sameyyan waxas iyo wax kadaran uf horay uso co aboowe ad ayan ku tageraa dar alle ayan ku jecelnahy 🖤waxaatahy qof qalbii wanagsan runtii 🖤
Sxb waxa tahay qof dareen bini'aadanimo leh Allah ka Abaal mariyo Waxan rajeena Majaajiliste Abaha wa nin la qadariyo asago ka fakaraya sumcadiisa inu ka laabto warka uu ga sheegay gabadha walaashen ah 🤲
Wll somalia haddanahay waxa na dile waa hawaarka ee ha habaarin kaliiya u ducey ilaah ha ka dhigo mid wax saxan aadiyo habaar wax ma wanaajiyo waxbo dilaa 🙏🙏
Wll lii xaqiiqatan waxaa thy ruux qalbi nadiif ah tani waa duni oo kali qofka beenta sheega ilaahey baa ula socda waayo ale waa caalimul gayb ilintaada iyo dadnimadaada allaha kugu badalo ajar iyo xasanad aan la soo kobi karin waa ramadaan u istaag qof walbo dhibaateysan adigana alla dhibaatada u istaagaya wllkey 😍😍🙏
Ilaahow soomalida kuwa sida aabaha ah ka dhax saar ilaahow soomalida kuwa sida liibaan aadan Cali liicato ah ku biir Bil radamaan waye ilaahay haku ciqaabo maxamed wiilka la dhaho iyo aabaha beenta ay ka sheekayn hooyada soomaaliyeed aduunka ciqaab dag dag ah haku kulmiyo kuwaan cml oo masaakinta daruufta uga faaidaysanaayo Liicato ajir Allah hakasiiyo wll qali horayna usoco wiil naxariis lagu yaqaano 💙💜💜🌷
Ax😭 qof damiiir leh kama been abuuurten gbr wlllshis ah ooo gar gaar u baahan allow waa bil rmdane gbdha kaso saar gacanta cadwga yaa rabi ducdeena u aqbl aamn yaa rabi
Libaan Liicaato Wariye Cali aadan muumin Munasar maxamad cabdi 3 diina ba Allaha ha idinka raali noqda Waxaad Alla dartiis U sameesateen Dad ay bulshada jeceshaahay aayaatihiin Hora U socda
Lii Caato Nin Rageed Baad Tahay Wlhi Xalaala Caqliga Iyo Maskaxda Allaha Kuu Barakeeyo Raga Intaas Laaleeg Hadii Maanta Illaahay Wax Siiyey Garanmaayo Gabadhaa Miskiintaa Ee La Garaacayo Waxa Ku Kalifay Sadaqada Loo Uruurinayo Ineey Ka Hor Istagan
Lii caato bahi ma heeso kaa daya somali maxamed beenta lii caato walahi waa quf wanag san hadan kama soo jeedo dad xun waa dad sida loo shaqesto aya yaaqanan ka daaya cayda🙏🙏🙏🙏
Walalkay lii caato alle adiga khayr badan ha kasiiyo wlhi waan ilmeyay Marki aad dawadaya dadka wax jira inxun iyo in ficaanba Insha allh Intaa ficaan way arkayn inaay been weyn tahay alle ha ugargar hooyda somaliyeed 😰😰😰😰😰😰😰😰
Wlhi licato runte dadka isku med maaha lakin dadka qarkod wlhi runte wax aan ku telmamo maaqani naxaristo ayey laa Yehen lakin taas camal marka aay qabsato ayey daremi karo runte 😪
Ax aad ban ugu xumahay wiilasha waweyn inay sida uu dhaqmayna war hadaydan dadka wanaag u samayn karin xumantada kaa dhowrso inaanta haa laa cawiyo licato waxa fican bad samaysay wllo hore u soco
Ax ax alle ayaan ubaryaynaa inuu ka soo fur furo idin kana dhamantiin alle ha idinku asturo alle wax khyr qaba ha idinka soo dhiibo umada islamka 😢😢😢😢😢😢😢
Whi xanunka hooyo qadijo wa daremi kara hooyo wxbo kuma awodo lkn duco aya ku awoda liibiyo whi bhi thi gebedh an sxbo nahay aya ku dhimatay isbuuc ka hor wana mel dadka lagu jirdilo lagu kufsado lacagta dadkas loso dirane an lasin lona shegin baahi iyo dhiig la an u dhintan liiban abowe dadka ka ben shegaya hafirin arintada siwado qofki dulmiya qof kle ramadaan ka jasadisa wu helaya wana lojeda bentoda😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Hdlka ilinta iga keenay😭😭😭😭 waxay itiri mamada bi'idnillahi karim waaay ka bexeey maalin un mama ducaa kuu awoda insha allah meel loo carara alla swt ugu wanaagsan illahoow umaciin maamadeen 😢
Subxana allah gabadhan iyo itaayo ma iyaga isku eeg gabadh lagu qaldayaa Austria joogtaa waxay ubahantay malaha isku dana maha wllo dulmiga iska daya 😭😭😭 Insha allah qofna qof risiqiisa xidhi mayo alle dadka buka ha soo hadeeyo.
Allahyow athaa awoda askale ugar gar inta dibateysan..May Almighty Allah have mercy on mama khadija and her daughter, may Allah safeguard our sister from cruelty of those enemies...Jaza'akaAllahu brother bro lil cato for sharing this..
Lii abwe ajir iyo xasanaad alle ha kaa siiyo yaa allah allow ku dhaf dadka qeer oo iska hadlayo iska daa wx kooda ee keep going wllkey walsheeyna alle ha u gargaaro ya allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Wlhi your words make me cry wlhi I don't know what to say nin rageed walaalka gabdhaha soomaliyeed inta libaan noo joogo insha allah walaashena weysoo bixi باڈن اللہ 🤲🤲☝️🥺🥺
Lii caato waa shaqsi ka daahiran lacag xaaran ah inuu ka quuto ama u ku qaraabto qof soomali ah oo meel ku dhibaataysan lii caaato aderr iska samir dadka i ma lahan damiir wax wanaajiya sida aabaha oo bulshadu u taqaano qof dadka caawiyo lkn hada isaga is cadeeyy inu yahay cabdiqaadir aabaha qof dadka dhibateyo lii caato lii caato aniga vidio usoo diray madame ee ila soo hadashay gawadhan dhibatesan waana anigoo ah cabduqadir filfil lii caato alle haku barakeyo adeer mcn horay usoco
Walaal qoraaladaada kafiirso waadna qaldan tahay is sax
Filfil lengend
HUNO SOMALIDA HAYSKU WADA DARIN WAX HUBSO INTAN SOO QORIN HADANAD CAWIN KARIN DADKA HAKU GAFIN OO HA ODHAN WA BILA DAMIIR INTAD LII CAATO ISKA DHADHICINAYSO
@@umalkheirahmed7727 balse qaladkiisa dib ayuu ugulaabtay ma ahan inaad kutumato
Walaahi waa igu qaldamaysaan walaahi waxa aan ka hadlayo waa wax sax ah oo ilahay maalinka qayaamo isoo hor joojin doono mana ahan waxan kabeen sheegayo baahina uma heeso dadkan aad naweesan sida liicaato iyo wiilasha kale oo u doodayo gabadha dhibaataysa marka wax hubsada allena kabaqa
VIDEDOGISA MARKAA SIFICAN U DAWATO WAA UU IS GADINAYAA LKIN ANIGA MA JECLI HADAL LA GAD GADIYO WAXAN AAD UGU MAHAD CELINAYAA MUNSAR MOHAMED IYO ALI ADAN MUMIN SIDOO KLE WALSHEY SALMA WAXAN AAD UGA XUMADAYE HOYO SOMALIYED OO AYADOO ROOB DA AYO XAMAR KU SO LALABANESAYE NINKII MOBILKA KA WICI WAYAY HADUU TUHUN GALAYE INSHA ALLAH WAX WALBA AYE NOQOTO HOYO QADIIJO SOMALI WEN AYAA GARBEHEDA TAGAN 🙏🙏🙏🙏❤️
Lii Caato Officiall masha allah walalkey ilaah haka abaal mariyo wax kastoo qeer samesay dadka qalbiyada xun ha u istaagin horay usoco umada dhan aya kula duban 🙏
Libaan sxb wlh runta cawa ka hadashay waqti walbana wan ogaa in aad aheed qof naxariis badan ajar alle hakaa siiyo sxbow wan oghy in aad magac mug leh dhex dena ku ledhy
Wllky liicaato Allah halu xafido dadkeena Allah dhibka haka bixiyo inti muslim ah allah haka bixiyo Ya Allah 🤲
SXB QAALI ALL THE BEST MAR WALIBA WXN KU LEEYAHAY HOREY USOCO TEEDA KALE DHOOR MEELOD BAAN KALA SOO HADLAY BRO HADEY SUURTO GAL TAHAY 00252615200069 WAA WHATSAPKEYGA SXB IGALA SOO HADAL BRO
Lii caato wlhi waxaa tahy qof wngsn wliba si ilahy dartii ah wlhi waan ka xumaaney Kal io laab qof ka maskiin ka ah hadaadan wxba tari Karin ilahy dartii ugu ducee iskana dhaaf wxba ha u gaysan
Dadaalkan waxaa billaabay waa Lii Caato, waxaan aad iyo aad kaaga mahadcelinaaya dadaalkaaga aad ku garab istaagto Soomaalida dhibban, alle hakaa ajar siiyo🙏🏿
Thnka wllkeyga Qaaliga Ali aadan muumin illah ha ku xifdiyo wll jiraa thy one love Keep Going bro Dhigaa u sharaf badnow bro 👉♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴♥️♥️🇸🇴
Thamkz bro keep going
Adna dadaal aad wado aad io aad bad ugu mhdsnthy wall qaali cali aadan muumin🙏
😭😭😭😭😭😭😭😭😭 somaaliyey sidaan maa no dambeyse ...gabadhaan walaashen ah maxaan ucaawin la,nahay
Allow kasaar gacanta cadowga yaa rabii
Amin amin yarabe
Amiin amiin 🤲🤲🤲🤲
Aamin ya rabi
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲
amiin lkn ayado dumara maxa wadey kala xanun badane alle haka soo saro
Wlhi lacag ma awoodo😥lkn duco aan awoodaa waana bil ramadaan🤲
Somali ilahaa iga dhaliye wlh somali Waxaa nacay 1/11/2019 markii Walshey 5jir ah wiifto ku dhacde Waxaa la dhehe somali waxba uguma qaban karno dowlada caawimaad weydiista markaa weydiine qofwalbo ku jiro dowlada qofwalbo qofkale ayuu nagu sii tuuraaye kadib Walshey 7 beri kadib wee naga dhimate wlh somali waa nacay markaas 😭😭😭😭 gabadhaas Ilahey dad Ha u bixiyo maskiinta waka xumahay 😭😭
ILaaHaY janada ha izku kiin Tuzto wll 😥😥wll Wiifto wamaxay
😭😭😭😭😭
😭😭😭😭😭😭😭
Xanuun waliba na tusee somali lkn wan ka dhalanay moyee ma garanayo hadaa ka madax banankaro calool xumadayda waa ka madax banaan lahaa lkn sorry dhigena ayaa ha abyo abayana allah unaxariisto aniba wiilasha walaldey saas udhameyeey
Lkn walashada allha unaxaristo Lkn abyo walashada wey uqornet somahin
Liii caato my brother nin dhiig leh ayaa tahay laaandheerana laba ma ahan insha aallh awalkaaga qof gudo ma weyneesid ❤❤❤ horey usoco
Waa video kii iigu horeeyay oo aan dhameystirto shukran liicaato guuleyso run sheeg waa ceeb sheeg iska samir walaal guuleyso
Subxanallah licato wallhii kaxumahy in ad waxas sameyneynin wan ognahy inta cafimad qabto oo wall nen lkin dadkas ayaga ayaa sameyyan waxas iyo wax kadaran uf horay uso co aboowe ad ayan ku tageraa dar alle ayan ku jecelnahy 🖤waxaatahy qof qalbii wanagsan runtii 🖤
Runtii waan iska ilmeeyay yaa Allah aduunka dhib kama dhamaato soomalidu waa dad aad u qaali ah liici meyno inteey dhalinyaradan oo kale inoo joogaan rabow wadanka inoo hagaaji yaa Allah....
Waxaan ka walwalsanaa oon habiin la oynayay video uu soo duubayay ali khadab oo dadka caawinaayo...
Runtii somalidu meel walba waagu dhibanyihiin allow caawi....
Kuwa siyaasiyinta isku tilmaamaya oo shisheeyaha u adeegaya calooshoda u shaqeysanaya rabow wadanka ka qabo...
Gabar yar oo 20jir ban ahay waxba ma awoodo anaa waxbarashada leyga dhiiba laakin qalbiga ayaan uku duceeya sheyga ika ilmeysiiya ma ilaawo runtiii... badanana waa dalkeyga iyo dadkeyga.....
In shaa allah kheyr waxkasta.....
Yaa alllah👏👏👏👏👏🤲❣❤🥀🌷🤍
Sxb waxa tahay qof dareen bini'aadanimo leh Allah ka Abaal mariyo
Waxan rajeena Majaajiliste Abaha wa nin la qadariyo asago ka fakaraya sumcadiisa inu ka laabto warka uu ga sheegay gabadha walaashen ah 🤲
Maxamed buskud waa duli illhay meldaran illhay hada rido 😭😭😭😭😭
Wll somalia haddanahay waxa na dile waa hawaarka ee ha habaarin kaliiya u ducey ilaah ha ka dhigo mid wax saxan aadiyo habaar wax ma wanaajiyo waxbo dilaa 🙏🙏
Aaamiiin wlll ilaalhy labadaa nin meeel daran hka tuuuro wlhi
Aamiin aamiin
Kudar abaha waa duli
Aamin
Inata cali aadan muumin dartiis u zoo gashay liketa ii saara
Walaahi waan ilmeeyey mararka qaar waxaa iqabata aduunka lacagtiisa dhan yaa ku siiya dadka maskiinta dhan ku caawiside😪😪😪😥😥😥😥😥
liicaato dambigiisa iyo kan waalidkiisba allah ha dhaafo
Waa Qabar somaliyeed ilaheey ha uqarqaaro inshaa alh
Lelatul khadriga Allah ku waa fujiyo like isii 🤙🏻
Maxa ka faaideysaa isheg wa iga codis
🙏
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Amiin
Dad dhibateysn laga hdlya like sar dhahya zbxnlh mxa ka faide ugu yarsn ugu duce
😭😭😭😭😭 allow cadowga kasoofuji dahraan gulow adaan masakin taada nahay cadowga naka heesto gebedha muslimada ah oo walalsheyna ah wllh wan la ilmeeye waa habeen toban saac ah alle waxaan uka baryaa inow cadowka heesto gebedha inow alle kasoo fujiyo hooyo macane alle qalbika ha uqaboojiyo abahaane io midka kale warka fadexadaa oo beenta ah òo sooshiyal meediyaha lawarekaa alle musiibo aaan la maqlin haku rido wabil ramadaane 😭😭😭😭😭😭
Walaalayaal
Liibaan Aadan
Munasar Mohamed
Cali aadan iyo Salma
meeshiina kasii wada
Ani ahaan Abahaa Kalsoonidii wlhi waa kala laabtay 😭😭😭
Liicato markasta oon daawado waan qosli jirey lkn maanta waan ooyay wlhi wanka xumahay hooyada iyo gabadheeda arinta soo wajahdey waxaana isku dayaya inaan gacanka geysto gabadhas wlshay ah ee dhibaataysan 😢😢
Aabaha Sow maha ninka jilicdasan ee odey cabdule riwayadaha lajila awal qofkasi naf been lagu sheego kuma jirine mxa ku kalifay iimanka alle haka qaade
Alle haka soo daayo😭
Sxb lii Caato Hadii Runta Aa Ka Hadleeyso Xaq Baa U Leedahay Inaa Hadasho
Sax.
😡😥 im agree with you lii Caato Officaiall You telling true to every one
Suhaib❤❤
suhaib abdi shakuur Wll adoo mahadsan fadlan igu caawi subscribe
Wll lii xaqiiqatan waxaa thy ruux qalbi nadiif ah tani waa duni oo kali qofka beenta sheega ilaahey baa ula socda waayo ale waa caalimul gayb ilintaada iyo dadnimadaada allaha kugu badalo ajar iyo xasanad aan la soo kobi karin waa ramadaan u istaag qof walbo dhibaateysan adigana alla dhibaatada u istaagaya wllkey 😍😍🙏
Lii caato Waa halyey Insha alah Ilaahay cadawga ha ka qabto abahaagu dhib badanaa balaayada codka riyaha leh
Ilaahow soomalida kuwa sida aabaha ah ka dhax saar
ilaahow soomalida kuwa sida liibaan aadan Cali liicato ah ku biir
Bil radamaan waye ilaahay haku ciqaabo maxamed wiilka la dhaho iyo aabaha beenta ay ka sheekayn hooyada soomaaliyeed aduunka ciqaab dag dag ah haku kulmiyo kuwaan cml oo masaakinta daruufta uga faaidaysanaayo
Liicato ajir Allah hakasiiyo wll qali horayna usoco wiil naxariis lagu yaqaano 💙💜💜🌷
Bro waxaa tahay qof soomaalinimada ay ku weyn thy full respect bro
Ax😭 qof damiiir leh kama been abuuurten gbr wlllshis ah ooo gar gaar u baahan allow waa bil rmdane gbdha kaso saar gacanta cadwga yaa rabi ducdeena u aqbl aamn yaa rabi
Kaligeed må aha ee wixi dhiban Allah kasaro dheeh🙏
Dadka Qaar Ayagoo na Wax Hubsan Bay Ficil ku Dhaqaaqaan
Liibaan Waa ku Farxay Qaabka aad uga Dhii Dhisay .
itaayo Uma Eko xitaa gabadha .
Wiilow yariisow soma tihid🙄😳😳😂😂😂
Libaan Liicaato
Wariye Cali aadan muumin
Munasar maxamad cabdi
3 diina ba Allaha ha idinka raali noqda Waxaad Alla dartiis U sameesateen Dad ay bulshada jeceshaahay aayaatihiin Hora U socda
Sxp sare lacag ma awoodo laakiin waa usoo duceynaa 🕋
Lii Caato Nin Rageed Baad Tahay Wlhi Xalaala Caqliga Iyo Maskaxda Allaha Kuu Barakeeyo Raga Intaas Laaleeg Hadii Maanta Illaahay Wax Siiyey Garanmaayo Gabadhaa Miskiintaa Ee La Garaacayo Waxa Ku Kalifay Sadaqada Loo Uruurinayo Ineey Ka Hor Istagan
Wllkeey liiban Ajir alaha kaasiiyo waxatahay ruux kudayasho mudan Alahakuguuleeyo aiga iyo walalha kale ee howsha kulawado 😭😭😭😭😭😭
Zuldan Dhakawe Wll adoo mahadsan fadlan igu caawi subscribe
Allha ka so badbaadiyo wlshen iyo inta Muslim ah e Gacanta cadawga ku jirto😭😭
amiin yaa rabi😭😭😭😭
Aamin ya rabi
Lii caato ilaah baan ku dhaartee hdii ay dhacdo inuu xabad igu dhufto xitaa lii caato aa kug dhuftay ma aaminaayi waa shaqsi qalbi wanaagsan lamana xaqiri karo abahaa waa nin weyn asaa tuug ah momd ka hor taagan irsaaqada
Liibaan wll janada allh kaag abaal mariyo waad u dadaashay maamda
Gabdhana allh kasoo saaro xabsiga🙏😭
Libaan allah ku dhowro sharafta aad ledahy _🇹🇷
Haniyad jabin brrroo..
Allah baa kaa'aabaal marinee.
One lav💕
Aadbaan Uga Xumahay wallahi.🤷♂️
Ani xitaa waan ka xumahey.
Mshllh wll liicaato wiilasheena adoo kle allh nooga wada dhigo wiil soomlinmada ku faan thy wll
Waaa ooyyy abwe illaaha imaqlaayo libaaan haxanaaqin abwe gawadhaas garab qabo iska daaa xanaaqa way dhibn thy waa uducenenaaa abwe
*I agree with you Lii caato*
liibaan adigana wadkumahadsanthy sidad dadkada uga warqabto guulayso my bro
Wllhi illin ayaa iga timid ... Abow liban garabkina Allah Galo.. Sida gabdha somaliyed adh usacidheneysiN...
Wllhi waan ilmeyay Xanuunkane waan ladaremeynaa waan u duceeyaa insha allah wey kabaxeysaa
Liicaato naxariista wa loo dhashaa wllhi ilin ba igatimid wn uducenenaa hooyo qadijo 😭😭😭
رب شرحلي صدري 😢😢😢😢😢😢💔
Masha allah walaal Libaan
allah ku dhowro sharafta aad ledahey illahey ha ku Siyaadeyo
Lii caato bahi ma heeso kaa daya somali maxamed beenta lii caato walahi waa quf wanag san hadan kama soo jeedo dad xun waa dad sida loo shaqesto aya yaaqanan ka daaya cayda🙏🙏🙏🙏
Abahaaa wa ninka ugu xun somalia wana tuug LAALUUSH qaata ah
Inta AY Suxuur UtaHY Reer Somalia Like iSiiR ✌🙏🙏
wll allaha kaso bad badiya
tahrip xanun waye
inshallah waan sowada dadali donaa hadaa nahay team lii caato waa in lacawiyaa inan taas oo xasid nimada la iskadayaa
Zaciim Zaciim from turki 10 min aba nooga hartay salaada suxur no tahy alx
Ani
Anoo saxuuranyo ayan daawanoyaa
Lii caato Bro alaha Ku BarakeeYo Bro Ha u Joojin Dadka MaangaabYadaa Horayna uwad DadaaLka aad u Wado WaLaaLaHaaGa DhiBaaTaYsan😭
Wllhi aad io aad uga xumahay hdaan somali nahay ma aamino dadka 90ka waa lagu qarabanayaa ayan lenahy SubxaankaAlllah aboweyal ilaahy ha idin sharfo aakhiro io aduunba lii caato Munasar mohamed io ali aadaan sidad ugu tagantihiin dahraan cali alllaah idinka abaal mariyo ha u joojina kuwa idin dhaliila ilahay mesha haka saaro wlsheyn wllhi maa murugo xanuun badne 😭😭😭😭🙏
Keeep going liicaato my pr0h
Walal libanaw codsi waxaad la xriirta universal wariye maxamud sofeysane una sheeg inu gurigeeda kuso wareysto walal macne taladaas ila qaado
Waa talo aad umihima taladaasi
Zax waa zidaaz talo Fiican
Mansha allah
Haa saas waaye wll liibaan
Asc Walaalkey Liicaato waa UA-camr Marka Koowaad waan kaga mahad celinaya Shaqadaada wlhy waan ku Farxay shaqadaa haysid how juuqin dadka xasadka ah oo nolosha dadka masaakiinta ah Hor istaaga Fadlan Ilasoo Xiriir waan Kugarab Taagnahay Marwalba Sxbkay Marna walaalkay Thanks ❤keep Goin Ilasoo Xiriir waan kula caawin
markaan aragnay cadeen iyo marqaati nool waxaan halkaan kala hadlayaa abahaa inuu raali galin ka bixiyo arinkaan maadama aan wanaag kaga baranay neh oo garab istaago hoyada uuna booqda
Wlhi wan ka xumahay Allah ha ka bixiyo 😭😭😭🙏🙏🙏
munasar wa aqana wa wiil fican adiga n.a. ita kabarta igu filan liban adan Allah ku xafido wall mcn
Masha alllha licato allhanku xafido ruunti waxa tahay walhi wiil somali xalaala somali xalaal ninki yaqaan baa yaqaan dadnimadaada wallo waligaa Qof dhigaan cid la ha oga tagiin allha meel xuun kuma dhigo adigana iyo unata somali jecel .salmaa jamaal iyo inta kalo ..ficilka somalinimo ku jidho
Walalkay lii caato alle adiga khayr badan ha kasiiyo wlhi waan ilmeyay Marki aad dawadaya dadka wax jira inxun iyo in ficaanba Insha allh Intaa ficaan way arkayn inaay been weyn tahay alle ha ugargar hooyda somaliyeed 😰😰😰😰😰😰😰😰
Masha allah ilaah ajar ha idin ka siiyo adiga inta caawineso ilaah ha soo bad baadiyo
Ax ax ax ax walahay waa arin aad looga xumaado dadka qayb baa bini aadam ahayn liban iska dulqaado illahay dartiis ayaad shaqadaan u wadaa hadal qof waxba ha u arin
Wlh aad baan ugu damqaday Wllshena xiran 😭iyo Hooyadeena oo ladhibatonysa😭Xaqiiqdi Waa arin aad u xanuun badan
😭😭😭😭😭😭
Abahaa wajigana makuu Qarsaanaa Am SORRY HOYO MCN😭😭😭😭😭
Wlhi licato runte dadka isku med maaha lakin dadka qarkod wlhi runte wax aan ku telmamo maaqani naxaristo ayey laa Yehen lakin taas camal marka aay qabsato ayey daremi karo runte 😪
Amin Amiin Amiin
hooyo MCN insha Allah wey kabaxaysaa
Aaaamin hooyo mcnto
Yaaa Allah Help that girl
Aamiiin Aamiiin hoyoo mcn
Aamin ya rabi
Subxanallah 😭😩😩🤦♀️ illahayow imaanka alle idinka qaad abbha aqas dheh wa duli asga waxu yahey idiin maleya wax wll ladhaho ma istahilo abowe liiban karti allah ku siyadiyo ❤🙏🇸🇴💪
Liicaato waa boqorada somalida youtubja ugu jira walahi ninaasi waa
Nin fiican aada ayaan ujecelahay allh aha jeclaadee
Ax aad ban ugu xumahay wiilasha waweyn inay sida uu dhaqmayna war hadaydan dadka wanaag u samayn karin xumantada kaa dhowrso inaanta haa laa cawiyo licato waxa fican bad samaysay wllo hore u soco
sax Liicato nin adag ayaa tay
Aduunyo inta Joogto Wxa Walbo Waa Arke 😢😭 Rabiyhow Cadowag Kaso Daa
Sxp wlhi lacag ma awoodo lkn wan u duceynaa❤
Niyazi Omar
Masha allh bro ducdada muhiim ah
thaks bro lii caato runtii waxa tahay ruux qalbi fcn yena ku niyad jawinin dadka xunxun e hore usii wad caawinaada walshen thanks bro
Ax ax alle ayaan ubaryaynaa inuu ka soo fur furo idin kana dhamantiin alle ha idinku asturo alle wax khyr qaba ha idinka soo dhiibo umada islamka 😢😢😢😢😢😢😢
😭😭😭😭😭Allah ka soo dayo gacanta cadawga wallshen
masha allaah allah kudhowraa lii catoo😭😭😭
Oh allah protect them and protect us i love watching your videos i wish i can see once is my dream
Whi xanunka hooyo qadijo wa daremi kara hooyo wxbo kuma awodo lkn duco aya ku awoda liibiyo whi bhi thi gebedh an sxbo nahay aya ku dhimatay isbuuc ka hor wana mel dadka lagu jirdilo lagu kufsado lacagta dadkas loso dirane an lasin lona shegin baahi iyo dhiig la an u dhintan liiban abowe dadka ka ben shegaya hafirin arintada siwado qofki dulmiya qof kle ramadaan ka jasadisa wu helaya wana lojeda bentoda😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
aboowe liibaan wlh aaad ayaaan u qiirodey illahay janada haku geeyo walashenana allaha kaso badbaadiyo
Ragu isku mid maaha caqliga alle hakuu barakeeyo wallky libaan adiga iyo wiilasha kale ee walaashood u taagn waa gabdh anigoo kale😭😭😭😭😭
Lii Caato bro Dadkaan Oo kale Jawaab Ma Lahan Wllhi Waxaa tahay Shaqsi Wax Qabad Leh Oo jecel Somali Nimada iyo Muslimnimada Marka Sxb Dadaalka Wado Sii Laba jibaar Gabadhaas Walaasheyna Allaha Ka bixiyo Dhibka Heesto 🤲🤲🤲
Wll liicaato waan uduceyna gabadha walasheyda ah Alle gacanta cadowga hakaso siidaayo
Walaal Liicaato Sharaf Ku waar walaal qaali ♥ 🌹 ♥ 🌹
Wll 5 farood alle masimin wlhi aad ayaan uga xumahay 😭😭😭
Wll lii caato inta gabadha somaliyed sharafty inkabadan Allah haku sharfo 🙏🙏🙏🙏❤
Jazakallah kheir Liban gabar somaliyed aya u danqaneysa gabadahas ilahey waxa kaga barya inu meshas kaso Saara sida ugu dhaqsiyaha badan
Hdlka ilinta iga keenay😭😭😭😭 waxay itiri mamada bi'idnillahi karim waaay ka bexeey maalin un mama ducaa kuu awoda insha allah meel loo carara alla swt ugu wanaagsan illahoow umaciin maamadeen 😢
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭liicaaato wllky qaaali ilaaahay Hakadhigo wiiilasha soomaaliyeed adooo oo ilaaahay Haka dhigo kuwo udamqado dadkooda soomaaliyeeed😭😭😭😭😭
Asc walalkey bena adanka hadalkoda haujojinin wayo adiga wil qalbi nadif aya tahay wanaga atsameyso ayu kaxuyahay
Masha allllah liii cato 💯💯✅👍🙏
allaa kariiim wlh umatiisaan dhibateysana wu arkaya 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Yaaaaa allha yaaaa raxman yaaaa raxiin yaaaa qafar adi ayaaa awood leh gabdha meesha ka saaar waaa biil ramadan somliyeey allh uso baryah gabdha in allha cadawga ka qabto😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Aamiin abaayo
Allaah kasaaro
Subxana allah gabadhan iyo itaayo ma iyaga isku eeg gabadh lagu qaldayaa Austria joogtaa waxay ubahantay malaha isku dana maha wllo dulmiga iska daya 😭😭😭
Insha allah qofna qof risiqiisa xidhi mayo alle dadka buka ha soo hadeeyo.
hadawa aqon uledahy arintan u dod hka amusin calol xuma socoto
Wankuxumahay wlahi inoosas ohadlo arxanmalaha
Mash allah bro my bro Liban haad yaan ku xumahay 😔😔😔
*Liicaato Waxaa tahay Legend keep going*
😭😭😭😭😭😭😭😭ax wlhi wa qiiroday
Badel khayr ah allah hka siyo dadaalka wllsha ihyso wll liiban wxmatarayal ha iska hdlan
Ilhyna cdowga haka so furdaansho
my wlky 😍😘🥰❤Farxd Mojih Farxd ku Qurx.Bdnthy
Wllky waqti wliba iyo melkasta aad waxso dhigto youtube instagram whatsappka qafka ugu horeyh ayan ahay wana iga kensaty wyo waxa aan kahela marka aan daawanaya muqaladaada farcad gooni ah
Ya Allah protect her😭😭😭🤲
😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲
Amiin
Allahyow athaa awoda askale ugar gar inta dibateysan..May Almighty Allah have mercy on mama khadija and her daughter, may Allah safeguard our sister from cruelty of those enemies...Jaza'akaAllahu brother bro lil cato for sharing this..
Lii abwe ajir iyo xasanaad alle ha kaa siiyo yaa allah allow ku dhaf dadka qeer oo iska hadlayo iska daa wx kooda ee keep going wllkey walsheeyna alle ha u gargaaro ya allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Walhi aadban ulaqiirodey mamada hadalkeeda 😭😭😭😭😭😭 walal liicato waadadashay ilahey ajir iyo xasanad hakasiiyo ayada wallahed somaliyeed haugasoqado alle haukaso inay lacagtas kabaxshaan aamiin yaa allah
ilahy hakasosaaro wllsheen way kaso baxee insha Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilahay haka sosaro wlsheyn wey kasobaxeysa i.a😥😥😥😥😥
Subxanallah
Wlhi your words make me cry wlhi I don't know what to say nin rageed walaalka gabdhaha soomaliyeed inta libaan noo joogo insha allah walaashena weysoo bixi باڈن اللہ 🤲🤲☝️🥺🥺
Like isaar somalinimo darteed