KABTAN AYUUB ADIGA IYO DAHIR ALASOW MA SAXIBA TAHIN MISE? SUALO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • MY INSTA: / mysnapchat: alibrownie226 MY last previous • AFNAN ADAN ARINTAN WAX... ... My Beautiful People. Fikir China wa Muhim waxi Fikir ah Hoos Inogu So Qora My GEAR: Camera GH5https: //www.amazon.com/PANASONIC-Digi ... Lens:www.amazon.com... .. .MIC: www.amazon.com... ..

КОМЕНТАРІ • 142

  • @xamseismaaciil8920
    @xamseismaaciil8920 2 роки тому +10

    from captain yayuub

  • @boqoradagarowe5964
    @boqoradagarowe5964 2 роки тому +16

    Kabtan Ayuub libaaah hadal cad 👌👌👌🔥🔥♥️❤️🇺🇿geesi Geesi dhalay jawaabkasta barteedu dhigay

  • @abdirahmanaidid3355
    @abdirahmanaidid3355 2 роки тому +9

    First Comment From Burco Gobolka Ragga Pinned igu qabo👍

  • @Larasamira1
    @Larasamira1 2 роки тому +20

    Legendary 💙I really Respect kabtanka From askari to social media famous ⭐️

  • @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487
    @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487 2 роки тому +7

    Mashalah sidi abdilahi yuusuf iyo mohamed siyaad bare u hadal cad yahay 😍😍😍😍

  • @user-gu1wp6yq5u
    @user-gu1wp6yq5u 2 роки тому +21

    Legend. Derock stone. We love ❤️ you brother. 🥰😀 my

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 роки тому +17

    The Two Lagends Rock stone and Kabtan Ayuub❤🥰
    Rag waa wayn Baa Kulmay Guuleysta Dhlinyaro❤🥰

  • @khadardugul1686
    @khadardugul1686 2 роки тому +6

    #De_Rock_stone is back 🙏🏻 🙏🏻

  • @salmahersi4284
    @salmahersi4284 2 роки тому +5

    Uuf kuwa calanka Puntland wato oo dhahaayo waan taageeraa ina gumeedkaan ma Majeertee baa i doubt it ineey yihiin na gumeedkaan u gafay Reer Bari. oo Majeerteen ah Kuwa Maxamuud Saleebaan oo is indha tiraayo hadeey ku taageeraayaan edeb daradi uu afkiisa xaaraanta ah ka yiri waa leeskaga daba tagaayaa duf ku bax xoolayahoo

  • @badalfilmsvlogs5697
    @badalfilmsvlogs5697 2 роки тому +17

    Two legend kaptan ayuup & rock stone keep going

  • @yasaalemedia8651
    @yasaalemedia8651 2 роки тому +4

    Rock stone wlhi wuu igu cusub yahay aragtidiisa lkn wlhi ninkaas sanado badan aqaaney kkkk adban usalameyaa pro qof dabecad wanagsan oo akhlaaq iyo diinleh

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 2 роки тому +13

    Labada nin ee aan baraha bulshada aan ka taageero kabtan ayuub 💪

  • @munacabdalla7666
    @munacabdalla7666 2 роки тому +6

    keep going pro hormar wacan ayaan kuleyahy i.alh 200k coming soon

  • @nastexohusein3657
    @nastexohusein3657 2 роки тому +1

    Masha allah wllha

  • @khaletbinahmett8011
    @khaletbinahmett8011 2 роки тому +13

    2 legends🥰💪

    • @abdihasan5599
      @abdihasan5599 2 роки тому +1

      Kabtanku waa codkar. Will rageed iga dheh

  • @sharmaboyofficial6541
    @sharmaboyofficial6541 2 роки тому +12

    Keep going pro lkn barnaamijkii shout out ka masoo qaadaneysid miyaa waa wada sugi la nahay

  • @Abdullahi.Ashley.._
    @Abdullahi.Ashley.._ 2 роки тому +4

    legend ayuub

  • @anzalali6313
    @anzalali6313 2 роки тому +7

    Horta kaalay qof somaaliah oo muqdisho somarin majiro miyaa 😂

    • @faatimaabdi6323
      @faatimaabdi6323 2 роки тому +4

      Deewaa hooyadi somaliyed jinsi somaliyed eysan aqbaleyn majiro wasidaa 🇸🇴😙

    • @badalfilmsvlogs5697
      @badalfilmsvlogs5697 2 роки тому +3

      Mogdishu is cit of somalia 🇸🇴🌍

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w 8 місяців тому

    Mansh guulayso GENERAL Ayuup iyo dhamaan asxpta

  • @kawsarcadey6386
    @kawsarcadey6386 2 роки тому +3

    Rock stone camera man gacan fadhiya🥰

  • @quutahatechnology
    @quutahatechnology 2 роки тому +6

    Kabtan ayuub madaxweynaha mustawbalka somaliya is leyhy jnuu noqonaayo aniga 😁😅😅

    • @maryamacali8461
      @maryamacali8461 2 роки тому

      Madaxweyne kulaha kuwa qanisinta madax u noqon

  • @Kaluu09
    @Kaluu09 2 роки тому +6

    legend Kaptan ayuub😍

  • @saidoabdikadir5322
    @saidoabdikadir5322 2 роки тому +6

    Illhaw ummada qabiilka ka caafi qalbiyadooda 🤲

  • @mohaamiin311
    @mohaamiin311 2 роки тому +6

    firsti Hhh Daahir alasow wa legenderi

    • @ismailzanwayne3290
      @ismailzanwayne3290 2 роки тому +5

      60 jir cudur hayo gobonimana ka dheertahay oo wuxuu bixiyo ku gallad sheegta miyaa legendry ah waa duni halbeegii ka lumay

  • @apdirahman5
    @apdirahman5 2 роки тому +6

    Ow kabtanka🤟🥰

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled4835 2 роки тому +3

    Shuu abdale ✅✅✍🏽✍🏽

  • @RawdaAhmed67
    @RawdaAhmed67 2 роки тому +5

    Legend kabtan ayuub❤❤❤🦁🦁🦁❤😘😍🤩

  • @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487
    @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487 2 роки тому +1

    Frome kaptan ayuup ❤❤❤❤❤❤❤😍😍😍

  • @user-rm4wo4wp8w
    @user-rm4wo4wp8w 9 місяців тому

    ❤❤❤❤mansh guulayso GENERAL Ayuup

  • @Maanyare37042
    @Maanyare37042 8 місяців тому

    CAPTAIN ❤❤❤

  • @NuradiinSalaaf-to3wv
    @NuradiinSalaaf-to3wv 8 місяців тому

    General ayuub

  • @fnw8688
    @fnw8688 2 роки тому +2

    Libaax Cali Rock More videos thanks

  • @nastexodaahir9923
    @nastexodaahir9923 2 роки тому +2

    Ba aay iscadeyn miyaa waxa san ugalay ayuun

  • @abdirizakabdullah1608
    @abdirizakabdullah1608 2 роки тому +2

    Captain salaman

  • @qureshasheikh0963
    @qureshasheikh0963 Рік тому

    Asc ayuub wareysigiisa ooaadugufarxay Masha alaah

  • @attaqwabadrunajjax6028
    @attaqwabadrunajjax6028 2 роки тому +1

    Aslm

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 2 роки тому +4

    Kabtanku waa hadalyaqaan Maashaa Alah geesiga guuleyso

  • @weynb4986
    @weynb4986 2 роки тому +2

    Shout out kii video kasoo samee

  • @maxamedcabdi5324
    @maxamedcabdi5324 2 роки тому +1

    Su'aasha daahir iyo isaga sida loogu talagalay ugumaan jabaabin

  • @maryanadin5405
    @maryanadin5405 2 роки тому +4

    Hhhhhhhh kabtan ayub aat ban kutageraa

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 2 роки тому +3

    Kabtan ka

  • @xulufeyshow
    @xulufeyshow Рік тому +1

    Kabtan ayuub waal gaal
    Hana ladilo gaalka

    • @kamela775
      @kamela775 Рік тому

      Cadayn ma u haysaa xataa haduu gaalyahay 7 bilyon baa aduunka joogta 6ba ah gaalo haduu yahay iyo hadii kaleba alle shaqo u taal weeye mahan adoo daciifa oo shurun shuura halyey darood weeye mj o cumar maxamuda rer adana weeyo oo mudug ka soo toosay shurun shuur uleye baa la dhaha halyey weeye kabtanku

  • @mohameddeq6370
    @mohameddeq6370 2 роки тому +2

    Ninkaan muxuu dhahay mareexaan.

  • @cumarsufi8383
    @cumarsufi8383 2 роки тому +2

    Mashallah

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 2 роки тому +2

    2 legend🤴🤴❤❤❤❤

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 2 роки тому +1

    😂😂😂😂

  • @asadaxmed3320
    @asadaxmed3320 2 роки тому +3

    Rock stone wlhi niyad ahaan ayan ku tagera🥰

  • @abdalleosmaan1480
    @abdalleosmaan1480 2 роки тому +2

    Kabtan ayuub nin wayn gulyso

  • @caydiidxirsi7724
    @caydiidxirsi7724 2 роки тому +2

    Legend kaptanka mj✌🤙

  • @teamfarmajo1389
    @teamfarmajo1389 2 роки тому +1

    Asxsbta waxan idin Kuso dhaweenayaa Somali media so dhawow WAXAn ubanahey taageradada walalnimo 10kn deg deg ah na gaarsiya mahadssnid

  • @user-ml8bj4rd3i
    @user-ml8bj4rd3i 2 роки тому +8

    Yaa ila arka inuu is cadeeyay😂😂

  • @hamdimohamudali4753
    @hamdimohamudali4753 2 роки тому +1

    Wll waan ka helay de rock syone

  • @SaaraSubeer
    @SaaraSubeer 4 місяці тому

    Ayuub ninqaaliya

  • @caishacali2186
    @caishacali2186 2 роки тому

    Kulicaam wa anta bilqeyr kulahaa subxaanalaah

  • @zamzambasay32
    @zamzambasay32 2 роки тому

    ❤❤👏

  • @abdifatahmohamedshaiye4211
    @abdifatahmohamedshaiye4211 2 роки тому

    Captn

  • @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487
    @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487 2 роки тому +6

    Viva farmajo waa runtiis ilahow farmajo noo soo celi

  • @salmahersi4284
    @salmahersi4284 2 роки тому +2

    Ina Gumeedki Majeerteen sheegan jiray xayawaan magaca Majeerteen noo dhig xoolayahoo, Saqajaanka ah, maalintaa u gaftay Reer Bari ayaa cadeeysatay adi iyo Daahir Dameer, atleast Daahir Dameer ma'u gafo qabiilka uu sheegto ama macaayo lol Askari Puntlad kulaha Hooyadaa doofaaryahoo.

    • @fahad_cigaal
      @fahad_cigaal 2 роки тому +1

      Quruxey ninkani waa laandheere ree mudugu ah waliba cumar maxamuud mjnimo kama xigtid marka is adaji 😂😂😂

    • @salmahersi4284
      @salmahersi4284 2 роки тому +1

      @@fahad_cigaal Maxaa ladhahaa Cumar Maxamuud, Saqajaan xaaraan ah oo afkaas ugu gafay Isimada iyo Boqorka ayaa difaaceesaa, naa yur.

  • @fatuushafufuu759
    @fatuushafufuu759 2 роки тому +1

    Kabtan ayuuub legend wlhi wax xumaana kma areg inta fecbooka kla socdey hore usoco

  • @saidmohamed5501
    @saidmohamed5501 2 роки тому +1

    Nin dad cayan la yaabay kulaha xoolahan xooluhu dhalay sowkii Farxiyo Kabayare Caynaayay

  • @fadumaguleed562
    @fadumaguleed562 2 роки тому +1

    Qabyaaliste weeye ee dhanka Somalinimada ha u bato

  • @user-sl1pw9wv6g
    @user-sl1pw9wv6g 7 місяців тому

    RRf

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 роки тому +3

    Farmaajo is best for everyone

    • @abdullahimohamed7051
      @abdullahimohamed7051 2 роки тому +1

      DHILO HA KUWASO XARMAAJO MINGESTE

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 роки тому

      @@abdullahimohamed7051 kkkkkkk waxaad igu caayay saa dariiqadaad aduunka kutimid miyaa caku garaca wasmo iyo afxumo buu ku warwareegaa

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 2 роки тому

      War wacalada caydooda weeye waxaase ani farmaajo wax ba igama galin laakiin rayigayga xorbaan u ahay wax dhaamana ma arag

  • @guula758
    @guula758 2 роки тому

    2 legal

  • @cumarsufi8383
    @cumarsufi8383 2 роки тому

    Waa labo qofood isaga iyo abwaan boodhari

  • @cabdisalaanfaarahcabdi5896
    @cabdisalaanfaarahcabdi5896 10 місяців тому

    kabataan ayuuba sxb garoona ka laascanooda siciida haarati haloobixiyo

  • @FatimaAli-ow2ek
    @FatimaAli-ow2ek 2 роки тому +5

    Gabtan wajika maxa kaga dhacay

    • @muxiyadiinmuuse826
      @muxiyadiinmuuse826 2 роки тому +1

      𝗨𝘂 𝗶𝘀 𝗰𝘀𝗱𝗲𝘆𝗲𝘆 𝗵𝗵𝗵

    • @hakiimzack9320
      @hakiimzack9320 2 роки тому +1

      @@muxiyadiinmuuse826 yeah😂😂😂

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 2 роки тому

    Saaxiibo waa laakiin markuu dhalado ka arko ayuu caayaa

  • @Quen_Filsan_Said
    @Quen_Filsan_Said 2 роки тому

    Legend🙋‍♀️

  • @saynabmaxamedcigaal227
    @saynabmaxamedcigaal227 2 роки тому

    Asc

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 2 роки тому

    Ligend is back 💪

  • @sumayaabdi9388
    @sumayaabdi9388 2 роки тому +3

    Farmaajo again 🥰

  • @cabdisalaanfaarahcabdi5896
    @cabdisalaanfaarahcabdi5896 10 місяців тому

    ariinataagudibi tàliiyw

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed8405 2 роки тому +1

    Maash Allaah kabtan Ayuub hore uu seco eedo mcn salan sare dhamaan

  • @nuurxasan6165
    @nuurxasan6165 2 роки тому +3

    Kabtan ayub waa aftahan sida abdulahi yusuf bu uhadlaya gulayso ader landhere rer adan

  • @djnajytech5958
    @djnajytech5958 2 роки тому +5

    Qabyaaladayste in la dhiirigaliyo maaha wlhi social media siday usoo galeen isaga iyo qaar kale oo qabyaladayste ah
    Tiktogii qashin ayuu noqday

  • @hibowayel9339
    @hibowayel9339 2 роки тому +1

    Capitano aYuuB❤

  • @adammaxamed9615
    @adammaxamed9615 2 роки тому

    Waala is cadeeyay walee

  • @jamalkhalif7058
    @jamalkhalif7058 2 роки тому +2

    I can't believe Rock stone oo ahaa the founders of somali UA-camr inu hada 133k haysto wlhi its so sad I remember this I have been watching his tube long time ago xataa wax somali ah oo UA-cam joogay waxay ahayen very few anyways wake up bro

    • @abdiazizadan
      @abdiazizadan 2 роки тому

      Update ma’ahan sidas darteeda ayaan umaleyna

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 2 роки тому

    Yaa ila arkay in Kaptan ayuub u cadaadaty Vatikanen !!!Nuur cala nuur

  • @abdihakingaradfidow3061
    @abdihakingaradfidow3061 2 роки тому

    Calii The Legend Ma I garanee Sxp Xaafadaadii Iyo Boosteejada Nin Culus Guuleyso Sxp Abdihakin Dhiilaw 🤝🤝

  • @mofarah3972
    @mofarah3972 2 роки тому

    Daahir ilmahan kgu so dhisin kkk

  • @ismailxusen7654
    @ismailxusen7654 2 роки тому +1

    k+kkkkk

  • @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487
    @yaasmiinabdiyaasmiinabdi3487 2 роки тому +4

    Team ayuup nahay 🤣🤣🤣

  • @kylehorn9933
    @kylehorn9933 2 роки тому

    Qoonkii waalnaa ee social media ha

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 2 роки тому

    Show damiin dable daba ka dhuus buu ahaa
    Geel qaad ku soo kufay falanqaynta siyaasada
    Kedibna ay meel xun la gashay.

  • @Malyuunxaashi
    @Malyuunxaashi 2 роки тому +12

    Ninkaan social media inta so gasha u ncbhy 😏

    • @dekafarah8299
      @dekafarah8299 2 роки тому +3

      Waa Dhasha qaniga jacaylna marabo nacaybna iskabadaa 🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️🤸‍♀️

    • @marianruun1157
      @marianruun1157 2 роки тому +2

      Sido kale

    • @mohamedguled4835
      @mohamedguled4835 2 роки тому +4

      Dad hore ayaa Daarood nacayb ku cadaab Galay ✍🏽✍🏽

    • @zuuzuuu5481
      @zuuzuuu5481 2 роки тому +2

      Maxad k goyn hadad necebtahay iyo hadad jecezhahayba uf mazayrkii o qofa thy akhaz🚳

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 2 роки тому +2

      Nacayb maxaad ugu qaadi adey kutaal dhiiqaa lugaha kulajirtaa

  • @sahidaabokor5024
    @sahidaabokor5024 Рік тому

    Ninkani waa jaahil wayn inaanan ku arag waa danbi kabaira kulahaa

  • @saharamuse1965
    @saharamuse1965 2 роки тому

    Manshalah rag culus guul iyo gabanimo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 роки тому

    Saxiib ma galo sarqaan geesa diir

  • @ubahmohamed1091
    @ubahmohamed1091 2 роки тому +1

    Qabyaladii oo qof ah adeer masha rag ba iskale hawiye ladhaho hadii aad farmajo rabtid tolodada geyso maxadweyne haku noqdo ilen awelba badiyahas aya dagtine casimada barwaqada talo boqortoyada barakeysan ee hawiye aya ilahey siiyey darood waxba kama aha somaliya hawiye utaliyo cidan rabno aya kensana cidan rabno dabada ka haratina adomanka nago hosnol edan hayeshan hadii kale dharbaxo kulu aya ku dhaceyso viiv hawiye kanaxow nafta waa hawiye power💪💪💪

  • @siadhassan7096
    @siadhassan7096 2 роки тому

    Ya riixay🅿️

    • @khadaraden4959
      @khadaraden4959 2 роки тому

      Eraygaas iga dabagee masuul
      "Yariixay" maxay tahay? 😅

  • @taxadarwadaniofficialpage3505
    @taxadarwadaniofficialpage3505 2 роки тому

    Ninka waa maxay wajigiisa rafaadka ka muuqda creamki is cadeynta maa ku halaabay

  • @amun6894
    @amun6894 2 роки тому +2

    Qamri gorma bilowday ayuub

  • @abdirahmanmireproduction2298
    @abdirahmanmireproduction2298 2 роки тому +3

    Legend ayuub

  • @NuradiinSalaaf-to3wv
    @NuradiinSalaaf-to3wv 8 місяців тому

    General ayuub