halkeen ka helaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2012

КОМЕНТАРІ • 264

  • @waayoarag2615
    @waayoarag2615 5 років тому +114

    Inta heestan jecel balse aan waayahan dhagaysan ee kiin jaamac soo xasuusiyey kadib kiin jaamac is mootiyey ee heestan soo doontay inta ila midka ah like iisaara ❤️ what a song still I'm watching 😭😭😭😭

    • @iaw2401
      @iaw2401 5 років тому +5

      Mo mahamed
      Heest weeba kufsate heestan wax badana dhageystey xasuus hore lkn tan kiin jamac flop wye heestan waxey kuso xasuusine aroosyadii iyo baratiyadi xamar 2000kii

    • @waayoarag2615
      @waayoarag2615 5 років тому +1

      @@iaw2401 aad&aad sxb heestu caadi maha dad wa dadkii hore fana waan fankii hore absolutely hitt song

    • @abdulahiyusuf1834
      @abdulahiyusuf1834 5 років тому +2

      Kiin jamac xasus hore ee dib noga celisay old is gold codkan baku leh Kiin jamac mesha wax kuma hesid

    • @waayoarag2615
      @waayoarag2615 5 років тому

      @@abdulahiyusuf1834 aad&aad sxb

    • @salmogalbeyte5664
      @salmogalbeyte5664 5 років тому +1

      Fanaanada magaceeda iisheega asxbeey

  • @galadomar2121
    @galadomar2121 4 роки тому +83

    2004 xasuus ano muqdisho ka imaday oo bulabarde joogo 2020 anoo tareen saran dhageysanoya hadane🙄 hadad aqrisay oo iga danbeysay like ta iska saar

  • @abdikafarahmed3757
    @abdikafarahmed3757 Рік тому +4

    This song takes me back to 2006 when I was intermediate class. I used to listen this song every afternoon when I came back 4m school wat a Remarkable days!.Old is Gold!!!!

  • @Abdulrahmnn
    @Abdulrahmnn 4 роки тому +18

    Xasuus walhi heestan arooskayga e ka daarned hadana shan caruura iijogto alxamdulillah, dad waa dadki hore.

  • @andres6864
    @andres6864 2 роки тому +9

    My favorite song, love Somalia from Spain, one day I would travel there 🇪🇦❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Ysoorre
      @Ysoorre Рік тому +2

      We welcomed You brother

  • @hindaali8908
    @hindaali8908 5 років тому +27

    Xamar cadeey aad kaheleeysaaa xeebta liiido😍😍😍😍

  • @mabaalklein3345
    @mabaalklein3345 5 років тому +15

    wa sax baari t.v. fanaanada qaran ka hobalada waaberi aya qaaday waxeeyna ku qaaday Yemen wa sax lakiin sanad ka aya qaldan raaxo cadar waxeey heestaan duubtay 2002 waxeeyna soo baxday o.o xadar o.o album uduubay ku darsaday axmed naaji wiikkisa heesi ku jireen beela habixin baraf iyo biyo qaboobaa jiree o.o soo baxay 2003 heestaan albunkas aya lagu gaday musigan waxa raaxo utumaayo ustaad axmed naaji sacad sidas u ogaada waxaa qaadeso wa raaxo cadar

  • @axmedmaxamed4957
    @axmedmaxamed4957 4 роки тому +13

    always old is gold kiin jamac heesta waa kufsatay
    ciyaal xamar asal ah aa fahmi karo

  • @hanadahmedvlogs3508
    @hanadahmedvlogs3508 5 років тому +91

    Original is gold sorry kiin jamacy😍😍

    • @Jungkook-gw8br
      @Jungkook-gw8br 4 роки тому +3

      Abtty kin jamac naag fanka oga cood fiican malahan marka caga digo khatumo 💪💪💪

    • @JuweriaAli
      @JuweriaAli 4 роки тому

      Waa run ta ma gaarto, fanaanadan magaceed?

    • @imaammaxamed7845
      @imaammaxamed7845 3 роки тому

      Hanad Ahmed Vlogs way qirsan tahay brother legend waye

    • @queenofdreams5813
      @queenofdreams5813 3 роки тому

      @@JuweriaAli raaxo cadar umaleeena

    • @badpoi3383
      @badpoi3383 3 роки тому

      @@queenofdreams5813 Haa Iyadaa Qaaday

  • @dayahtahlil5665
    @dayahtahlil5665 4 роки тому +9

    #2020_6_4 wlhi heesta xusus cajiiba igu leedahay
    Xiligi qaxii 2009 lafoole uqaxney xabad dariskeena aheyd oo muna ladhihi jiray aan jeclaa aa dhageysan jirtay marwalba oo arko hada markan maqley wlhi waa soo xusuustey muna I miss you💑😢

  • @zalmaweheliye7995
    @zalmaweheliye7995 6 років тому +31

    Still listing 2018 kama taalo dhageesigeda xasuus bdn bey i le dahay 😥😥😥

    • @khadardhamme106
      @khadardhamme106 4 роки тому

      salma wllo ma i xasuusataa aniga wei kuma ilaawin, dhamaan xasusaheenii habeen iyo dharaar waaan mirkaacayaa. noloshu la,aantaa waa hala wlshy. xasuusaha aad wadaagtaan qof aad isku daacad ahaydeen wax aad u adag inaad iloowdaaa

    • @salmanmohamoud1822
      @salmanmohamoud1822 4 роки тому

      Also that ✋

  • @sharmaarke-Nabane
    @sharmaarke-Nabane 2 роки тому +2

    2007-dii shalay ayuun bay ahayd markaan dhagaysan jiray aar waqtigu muxuu ordayaa🥺🤕
    Gabadha qaadaysa waan salaamay ( Raaxo cadar)

  • @abdullahiawliyo6318
    @abdullahiawliyo6318 3 роки тому +11

    OMG Voice 2021 inta iga danbeysa🖒

  • @candehy3808
    @candehy3808 4 роки тому +9

    Heestaan 2009anigoo tahriibaya subixii sudan ka tahribaya ayaan habeenkii dhagaystay ano mid aan jeclaa niyada ku haya 30 cishaan wadada saarnaa hadana waa nala so celiyay waxan filaya cishqi ba isoo celiyoo waan is helnay inkasto aanan wax badan sii wada socon

  • @anwaramekk
    @anwaramekk Рік тому +10

    Habeenku wuu qurux badanyahey jewigiisuna waa mid dhexe, dadkoo dhani wey hurdaan laakiin aniga iyo gacalisadeyda #ROWDA♥️🖇 waxaan ku jirnaa wakhtiga aanu mustaqbalkayaga qorsheysano oo aanu qorshayaal dejisano si aan maalin uun u noqono #Aabo iyo #Hooyo goosta miraha jaceylka kuwaas oo ah #Awlaad baari ah, waxa noo dhaxeysa masaafo dhan #1083km Hargeisa ilaa Muqdisho hadana sidaas ooy tahey dad isla jooga waanu iskaga dhownahey oo waanu ku qanacsanahey qadarta ALLEH iyo wixii uu noo qorey oo dhan.
    Waxaanu si wada jir ah u dhageysaneynaa heestan oo markii hore aan anigu ku luuqeeyey kedib #UA-cam ka ayaanu soo wada booqaney waxaanan helney originalka heestan #HalkeenKaHelaa.
    12/09/2022 salaasa, abaaro 12:40am
    Waxaan soo booqan doonaa mar kaleh qoraalkan xusuusta noo ah, idinkuna hadaad aragtaan commentigan, DUCO noo reeba aniga iyo mataanteyda si aan isku hantino maalin uun insha allaah.
    Jaceylku Ha waaro.♥️🖇

  • @yahyeabdi5516
    @yahyeabdi5516 3 роки тому +3

    Old is gold heestan wxn radiyoba manta helay. 2021. Manta oo Jcyl dhab ah ihayo aan heestan iyo heestii nagma dhagystay

  • @MohamedAli-qt9bq
    @MohamedAli-qt9bq 3 роки тому +4

    xasuuus dheer kadib ETN -TV bn kadaawan jiray after 15 year ago
    like ta iska so saar 👍

  • @mahadabdullahi2458
    @mahadabdullahi2458 4 роки тому +15

    Who's here 2020 with heartbroken 💔?

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 4 роки тому +11

    2020 yuu cimarugiisa gaarsiiyey eebe like for mee

  • @muktarwadhanole9585
    @muktarwadhanole9585 3 роки тому +16

    Tears on my eyes if I hear this song 😭😭😭

    • @andres6864
      @andres6864 2 роки тому

      Same 😭🇪🇸❤️🇸🇴

    • @abdimq6345
      @abdimq6345 Рік тому

      Xasuus back in 2002 and 2003

  • @I_and_I-daily
    @I_and_I-daily 8 місяців тому +2

    It's 2023 now..I am 22 years still my favorite song

  • @jimalehassan2959
    @jimalehassan2959 2 роки тому +2

    2013___2021 waLi hadi Aad daawaneYzo heestaN You are Legend

  • @BOSS1JAMA
    @BOSS1JAMA 5 років тому +82

    2019 faarta tag hda dhagysaynasi

  • @mohamedaden8637
    @mohamedaden8637 5 місяців тому +1

    This song is my favorite at all time. Who is listening this song in 2024?

  • @SunShine-nl8og
    @SunShine-nl8og 7 років тому +9

    Heesti uhorayse aan hees somali kadhagaysto 2008 and i still luv it , what a memories

  • @AhmedMahamed-sh6wk
    @AhmedMahamed-sh6wk Рік тому +2

    2004 Aroos Aan Laga Shidin Burco aroos Mahayn 😪

  • @simransharaf3358
    @simransharaf3358 3 роки тому +4

    Ano yaar Aa hestaan maqli jiraay wallahi xiid dariskenah Ah mar walbo markeew dharka dhaqanayaan shidaan jireen oo dugsii uu socdoo Aa darbiga ka dhagesaan jiraay markaas Aa jecladay heestaas Ano yaar wow xasuus

  • @QaysMovies
    @QaysMovies 2 роки тому +2

    Heeestan anigoo jacaylkaygiii haysta aids ababa 2005 ayaan dhagaysan jiray walaahi 2021 ayaan dhagaysanaya anigoo caruuur leh matkaan dhagaysto waaan oooooyaaaa jacaylkaygiii ugu horeeeyey la ilaawo Faysa frome burco,
    Anigaa hada qaaadayaa halkeeen ka helaaaaa halkeeen ka helaaa

  • @hamdinour7251
    @hamdinour7251 5 років тому +13

    Ax ax heestaan wan ilmeeya markan dhageysto xaqiiqdi 😓😢😓

  • @khayreibrahim5940
    @khayreibrahim5940 7 років тому +12

    yaagaran heeskan long live .
    jihaan jalaqsan salaamullahi calaykum wll heestan .
    waxa LA qaday 2003 ilaa 2004 sidaan jecelay waqti iyo xasuus.
    kiin Khalid ISNA xiligaa wuxuu soo saray album ay Ku jireen heeso qaaliya oo loo bogay

  • @ashmedabdi4067
    @ashmedabdi4067 5 років тому +21

    I swear am so crying 😭 I remember this song

  • @rahmobaariyow9525
    @rahmobaariyow9525 3 роки тому +4

    Fananada magaceda wax shegoyo uma jeedo
    Hees io badh🥰 mucaashaqinta daremi kara 30 april 2021 ban dib udhageysanaya

  • @chooseyourself4821
    @chooseyourself4821 6 років тому +8

    My favorite song back in time still my favorite ❤️👌

  • @ismailahmedhassan8865
    @ismailahmedhassan8865 Рік тому

    2008 dii xasuus wxn joogah dalka masar alla wakhtigu siduu u ordayaa ilahow cimiriga noo siyaadi maanta wxn ahay oday 2008 wxn jiray 27

  • @engmoha9615
    @engmoha9615 Рік тому +1

    Old is gold ✨ 06-12-2022 hbeen khmiis ah baan daawanayaa 😆✌

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 4 роки тому +3

    Markasta aan heestan maqlo, qayb ka mid ah jirkayga ayuu dareenka ka taga. Waxan bada medetrenka ku waayey Ikraan oo ahayd gabar aan ku caashaqay intaan kujiray safarkii dheera ee saxaraha. Aduunyo waa iska ruwaayad.

  • @abdifatahabdi3337
    @abdifatahabdi3337 4 роки тому +1

    Waa Xasuus aad iigu weyn Heestaan 2004 iyo xaafada KPP Mogadishu, maanta oo Taariikhdu tahay 15ka November 2019, 💕

  • @shaahidbeesaani
    @shaahidbeesaani 3 роки тому +1

    2003 Kaaba Galaas Anoo Ah Baan Ardayda Hortooda Ka Qaadi Jiray mar marna da Hurdada Ayaa Ku Qori Heer Waxaan Gaaray Aan Dhagax Kula Qoro Sabuurada Si Uusan U Tirtirnimo Caruurnimo iyo Qaan Gaarnimo Waa Cudur Laga Koro

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 Рік тому +2

    And it was this moment that all the childhood memories came to my mind.

  • @hamzaabdiarale5135
    @hamzaabdiarale5135 3 роки тому +1

    Xasuus 2004 wlhi heestan waxan ku xasuusta aniga iyo walshey inan wada dhageysan jirni hada March 2021 inan istanbul Turkey 🇹🇷 ayan ku dhageysanaya walashey mcn xurelceyn allow cimri dheer ku sii.

  • @abdijabardahir9777
    @abdijabardahir9777 7 років тому +5

    Very Heart touching

  • @abdallaahmed4318
    @abdallaahmed4318 6 років тому +3

    halkeen Ka kahela
    really remember song
    when I listing I carry

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 3 роки тому +2

    Xamar iyo Xeebtii Liido baad kahelin😭❤❤

  • @jamaadaxmed8700
    @jamaadaxmed8700 3 роки тому

    Waaaw waxaa ladhahaa fanaanada qaadeso heeskan xasuusna igu leh raaxo cadar qofki yaqaaana aya garanayo waxaa lagu duubay 2003 Yemen musiga wa ustaad axmed naaji

  • @najibmoha6978
    @najibmoha6978 5 років тому +6

    Heestaan xusuus gaar ah ayey ii leedahay, mahad hakagaadho qofka soo geliyey

  • @abdirashiidmohamed5730
    @abdirashiidmohamed5730 3 роки тому +5

    27 March 2021 yaa dhageysanayo waxa aan xasuusta 2009 markii ugu horeysay dhageystay hestan iyo waqti qurux badan Oon yaraa.
    Inta qof aad is jecledeen is fahan daro idin so dhex galay hestan ma kuso dirtay waliga ?

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Рік тому +1

    Xamar bad kahelin Huuno💖😊

  • @cabdalecawil6275
    @cabdalecawil6275 2 роки тому +1

    Gabadhan cid ka cod macaan waayey fanaaniin badan oo dumara ayaa qaaday heestan balse gabadhan ma gaadhaan axyaa sawt

  • @hajicarab1237
    @hajicarab1237 4 роки тому +4

    Ciyaal xamar heestan aqoon majiro ♥️

  • @mohammedhussein8608
    @mohammedhussein8608 3 роки тому +15

    Reer xamar ku aaway like saar hee 28-3-2021♥️♥️♥️♥️♥️♥️❣️❣️❣️❣️❣️💓💓💓💓💓💓💓💕💕💕💕💕💞💞💞💞💞💘💘💘💘💘🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @mohamuda.xamaraawi5553
    @mohamuda.xamaraawi5553 3 роки тому +2

    Laxan kan waa mid kamida kuwaan ujeclahay 😍😍😍

  • @shavianotube8552
    @shavianotube8552 3 роки тому +4

    2007 Xasus Arooski Walalkey Allah Yaa Rahma😢

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 2 роки тому

    Wow🎻🎻

  • @faidali7745
    @faidali7745 2 роки тому +1

    Anaoo sii ilaabayo heestaan baa midoo soo duubtay lkn kuma hakane asalkii heesta baa UA-cam kasoo baartay

  • @apdallashuuqe616
    @apdallashuuqe616 5 років тому

    Hlkeen Ka kelaa heestii 2018 uugu shidneed😘😘

  • @bukharimaxamud1593
    @bukharimaxamud1593 Місяць тому

    Ax wxn wy hees dhaftay manta igu horaysa dhagysigeeda waxanan joga germany Bremen meel ka idhahdo 😢❤

  • @amiinharuun8517
    @amiinharuun8517 5 років тому +2

    Still listing in july 2019

  • @huunye111
    @huunye111 11 років тому +5

    halkeen ka helaa

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 7 років тому +5

    Aax aax tani hees way dhaaftay👌💔

  • @ibnujamalyare6015
    @ibnujamalyare6015 4 роки тому

    Still listening 2020/1/26 7:41 am

  • @noloshaafarxadutahay6797
    @noloshaafarxadutahay6797 6 років тому +5

    halkee ka helaa igaarkaa jeclaay 😢😢😢

  • @muparighazard9029
    @muparighazard9029 3 роки тому +2

    18 Decemper 2020 heesta ayaa i baxeysa 2021 wax badan ban rajeynaya i rumooban ilahayaw kheyr ka dhig

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 2 роки тому

    Old is gold wlhi. 🤍💔 anoo class dhex fadhiya baan dhagaysanayaa wlhi xiisad carabi ah 5/1/2022. Form four

  • @abdikaniahmett836
    @abdikaniahmett836 7 років тому +31

    Heestan caadi maahayn 2008&2009 ay kacsanayd aroos yada looga ciyaari jiray Galkaio

    • @mohamedjama1857
      @mohamedjama1857 6 років тому

      King Mesut Ahmett sxb haa waa xasuustaa runtii gaalkacyo

    • @SOM-co1xd
      @SOM-co1xd 4 роки тому +2

      Mudug qalbigay iiga taal

    • @SOM-co1xd
      @SOM-co1xd 4 роки тому +3

      Si gaaraan idiin salamay reer mudug

    • @mohamedabdulkadirmohamed05
      @mohamedabdulkadirmohamed05 2 роки тому

      Galkio cawa ka dhagaysanayaa XAsuus Gooni Ah Bay Igu leedahay 😭

  • @noorabdi180
    @noorabdi180 11 років тому +1

    WA HEES CLASSIC UUDHHAW AAD AYAN UU JECLAHY 2013 CIIDA AYAAN DHAGYSANAYA

  • @safwandhoolayare1795
    @safwandhoolayare1795 6 років тому +2

    Axyaa heees

  • @guuxaayeshorts
    @guuxaayeshorts 3 роки тому +1

    2021 shaadiyo sharaf Yaa soo dhageystay farta taag

  • @foziaabdullahi4304
    @foziaabdullahi4304 3 роки тому +1

    Feisal Amin wankujeclhy mcn

    • @hamdiabdi5991
      @hamdiabdi5991 3 роки тому

      Sido kala jecelkeyga fouzia abdullahi dek

  • @mohameddeeq5514
    @mohameddeeq5514 4 роки тому

    2004 albunkii king qalid xasus 2020😍🇸🇴👋

    • @ajaj6201
      @ajaj6201 3 роки тому

      King khalid miyaa hests leh

  • @salmogalbeyte5664
    @salmogalbeyte5664 5 років тому

    Hees waa heestii hore dadna waa dadkii hore😎😎

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 4 роки тому +1

    Heestan muda badanbaan raadiyay oo waayay waxaanse filayaa in dib moosoo qaaday ama dhawaan lasoo geliyay youtube.
    May 2020.
    Bil ramadaan.

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 6 років тому +3

    Gabadhan heestan qaadaysa wlhy waxaad moodaa inay si dhaba ugu dhacday heestani

  • @mm-ee9vp
    @mm-ee9vp 3 роки тому +1

    HaaaH.. yaa dib ii celiya 2008 dii bartanka iga dhiga oo Muqdisho i dhax dhiga kadip asxaabtaa ka so barakaceen dagaaladii degmooyinka qaar a socdey oo Bua xubey ku so qaxeen i ak joojiya👆👆 wallee maan ilooowo

  • @janasuge2514
    @janasuge2514 3 роки тому +3

    Old is gold 😥

  • @iqroomarmohamed924
    @iqroomarmohamed924 4 роки тому +1

    3/1/2020❤✋🇸🇴

  • @MohamedAhmed-il8np
    @MohamedAhmed-il8np 5 років тому

    Xasuus igu qaali ah long time 😍

  • @mufasa5957
    @mufasa5957 3 роки тому +2

    old is gold!

  • @kannaazizou1316
    @kannaazizou1316 8 років тому +3

    hes qaali ah 💏

  • @husseintokyofilms9659
    @husseintokyofilms9659 5 років тому

    Axsan hees ✌

  • @iam2613
    @iam2613 3 роки тому

    2021 iyo muqdisho axya xasuus

  • @najmanuur6860
    @najmanuur6860 3 роки тому +2

    Guys kuligin xasuus ni galisy heestan qaar jeclkodi So xasuusty qaar heesta waqtige dhagesten so xasuusty Ani hadaba igu horeso codkan lkn shaadiyo ku arky ina hada la qadina ereyadan ka daremy😊😘😍

  • @abdirahmanshekhabdikarim6240
    @abdirahmanshekhabdikarim6240 4 роки тому +1

    Sidayda oo kale ma udareemaysaa heestaan..
    Qalbigayga dhex mushaaxday erayada . Naaxiyada waa kuwo 100%..

  • @awadabdurahman5331
    @awadabdurahman5331 4 роки тому +3

    2020/2/16
    01:30 daqiiqo
    Wadanka france gar ahaan xafada ORMOY Ano joogo ayaa so qoray commentisgan

  • @AhmedMahamed-sh6wk
    @AhmedMahamed-sh6wk Рік тому +1

    Axyaa Xasuus walahay heestan Kiin Jamac Waa In Maxkamad Lagu soo Taagaa Maxa Yeelay way Kufsatay😪Inta ila aaminsan in heestan meel looga dhacay Like Saara Please

  • @abdulnasersaidalli1229
    @abdulnasersaidalli1229 2 роки тому

    Intii sideydo kale dawaneysa 2021 like

  • @ruweydaahmed8979
    @ruweydaahmed8979 7 років тому +5

    💖💖💖💖💖💖💖💖wallhi cadi mhn heestan wey shidan tahay waxba so xasuustay cawa💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @happy-il2nr
      @happy-il2nr 7 років тому

      ruweyda Ahmed jaceylkaga ugu horeyay Ma so xasusatay

  • @sagalbashir4266
    @sagalbashir4266 8 років тому +2

    Yaa qada baad u malaynaysan heestan asaxabey plz tell me

    • @odawa8337
      @odawa8337 7 років тому +1

      jihaan jalaqsan

  • @ahmedhussein2938
    @ahmedhussein2938 3 роки тому +1

    M.a waa beelo

  • @suriyastar_
    @suriyastar_ Рік тому +1

    22/12/2022 coming soon 2023 old is gold ❤️

  • @kowsarsultan
    @kowsarsultan 9 років тому +15

    Inte kahela nurka inten ka hela 😞😓

    • @dhagahow
      @dhagahow 8 років тому +2

      +Hamdi Sultan waxad iga heleysa muqdsho gaar ahan yaqshiid ! suuqbacad !

    • @hamdisuldan7814
      @hamdisuldan7814 8 років тому

      +ismail dhagaxow lol

    • @Villa7700
      @Villa7700 8 років тому +1

      +Hamdi Sultan boorame iga soo day eebaay lol

    • @kariimhassan1605
      @kariimhassan1605 6 років тому +2

      After three year ma heshay sxb kii

  • @somaalibaanahay8591
    @somaalibaanahay8591 7 років тому +2

    💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @omaraqiila9066
    @omaraqiila9066 3 роки тому

    Old is gold

  • @ADIIZHINHO
    @ADIIZHINHO 3 роки тому

    Ano dugsi dhigto 2006 xasusta in hoyo I diidi jirtaY inan hestan dhageyst wayo 24h ayan dhagta ku heyn jiraY....15 sano kadip wali wan jeclahay hestan mana aqaan sababta😢😢😢

  • @k5thy847
    @k5thy847 3 роки тому

    2021 mustaqbal ayay noqotay

  • @abdimahadmuhumed517
    @abdimahadmuhumed517 4 роки тому +3

    2009 Ila 2019 ayan dhageysanayaa mana garanayo gabadha qadeyso

    • @dahraanshiiq2771
      @dahraanshiiq2771 4 роки тому +1

      Jihaan jalaqsan baa layiraaa

    • @dahraanshiiq2771
      @dahraanshiiq2771 4 роки тому

      Ama raaxo cadar ayaa original keeda qaaday

    • @abdimahadmuhumed517
      @abdimahadmuhumed517 4 роки тому

      Thnx walal

    • @deekh767
      @deekh767 4 роки тому +1

      Bro jihaan jalaqsan qurux + cod intaba nio anigu waxan dhagesan jiray heskan 2007 kii waxan ku dhagesan jiray cadaado anoo school dhigta waxan aday meel la yiraahda Mombasa taarikhda markey aheed 2008 kii Kenya halkas aan hadana waan ku sii dhagesan jiray hadana waxan aday Mozambique 2010 kii halkas wan ku dhagesan jiray caawa waxan ku suganahay #Los Angeles American ilaa hada waan dhagestaa awoowe

  • @salmacadey824
    @salmacadey824 5 років тому +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @dailyvideo2940
    @dailyvideo2940 6 років тому +2

    Wlhi xamar cadey aan soo xasuustay D waabari

  • @sagalbashir4266
    @sagalbashir4266 8 років тому +1

    Eesh cala song

  • @abdulahiyusuf1834
    @abdulahiyusuf1834 5 років тому +5

    2019-01-01 sanadka cusub Manta ee kow tahay like

  • @quenarawelo5753
    @quenarawelo5753 3 роки тому

    2021 inta dhgysnyso liketa ismujiya