commanti gaan ama faaladaan an hadda qorayo waxan uso laaban doona markan hadaf keyga gaaro waxan hadda kusganahay dalka kenya gar ahan nerobi sacaduna waxey mareysa 10:44maalin ah kowda bisha may 2024 waxan rajjo weyn kaleyhay wadanka canada 🇨🇦 ina tago i.a markan taga faladan so raadina qofkki arka iso duceyo hestan nah wa marki igu horeyso amn maqlo heeso kle o an jecelahe ayo qade blse tan wa ikow heesta ugu jeclahy duna ayo qaade cabdi jabbar alkhaliiji❤midnimo nabad iyo is jeclansho iyo kala danbeyn idin dardarmaya somalaaay❤alle hana siyo dollad daacad ah o kitabka alle isku dhaqda faladan na wa uso labad dona i.a ❤❤❤❤alle hado yiraahp
waliba waxan kuso gaare 282 faallo commant means faallo inguriisiga ad so qoreysan daaya ee afkiina kufaana o luqadiina ha ka tagina luqad ma ahan cimi taas ogaada❤
waa khalad in hees fananki oo nool la qaado ,carrurahan dambe fanki bay ku kaadshen heesihi ragu lahayen bay dadka uga dhigayan wax cusub taasina waa khalad ee wixina kale walaqda dheh ,abdijibar legend
Waa yaap heestan wakhtigeeda ma aqaan aay soo baxaday balse waan dhagayista markasta 2024 waaaaaw nice song
first time i listened to this song was back in 1998...who else listening to this song in 2023.
time flies!!!
Mee
walaahi ani 1998kii cajiib ilaahw cimiriga noosiidheere
@@mohamudjama4760 Amin Yarabb noo duce walal
anigu 2004 tii aan dhashayba😁
@@mohamudjama4760 Amin yarabb
Heestaan hooyadeey ey i casuusisa! Magaceeda waa seynab, marka yaraana wey dhagasan jirtay❤️❤️❤️❤️
Who else listening this song in 2024😮🎉
Me I'm listening tonite
And me tonight
✋✋✋✋
Thanks to whoever posted this classic. I remember listening to it as a child in Minneapolis Mn 😹
Wale
Hader bay Nagu waaleen Ilkacase qays iyo FJ xabiib
Fan waa fanki hore
wllo qli ciwaakaaga iisheeg
Iyo sharmo boy😂😂
2023 still listening. My all time fav ❤️
real clasic rappers or one of the frist rappers in somali nation who else listening 2022 this legend🤩😎
Heesihi dambe markan fahmi wayay waxan so donay heesihi dhexe 2021 ya ila dawan dona 🥺
Mancha ALLAH. Tabaraka ALLAH.
Bug Somali singer😍 Abdijibar Haji Ali Mihamoud (Al-Khaliji).
Thanks friend for singing such like this best song.
Regards
Yee🧘🏾♂️🧘🏾♂️ this guy made my mama hell of a dancer🤗🤗🤗 soo soco soo soco🏇🏇🏇🏇
Who else listening this song in 2020🥰❤️❤️
Fatma Hassan meeeeee😍
Old but Gold💥legend🥰
Me
☝️
Me hh
This song never gets old…In 2024 still my favourite
He rocked with this song in the late 90s this was the first wave of modern Somali diaspora music
Saynabeeey ma seexdeee
Caku xasuustyada muqdisho quruxbadanaaa 😍😍😍😍😍
Sannadkii 2006 da ayaan ku waashay heestan iyo albamkeedii. Cabdijibaar heesihiisa nin dhadhamiyey wuu garanayaa dhulay qaboojaan.
Waaw faqdiiid wuu kenay qaypta codka an rabka aheeeen .tageero puuxada faqdiid iyo digrow rap the one and only .
Me Graving of this song in 2024, who else? 😭❤️
Who else listen this song in 2018????????????
Here
2020
Fan bilaa reer Waqooyi ah waa shaah sonkor la'aan ah.
Soo soco soo soco zeynabeey adiga oo laafyoonaayo oo gadaal ruxayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
yaasalaam macalin aabihiis musica C/SALAAN SICIID JIMMY miyaanan garan waayo waayo iyo tronto
Cabdisalaan jimmy mucjisada Fanka ilaahay hakh daayo ustaad waar somalay intuu Noolyahay Ka Faa'idaysta jimmy
commanti gaan ama faaladaan an hadda qorayo waxan uso laaban doona markan hadaf keyga gaaro waxan hadda kusganahay dalka kenya gar ahan nerobi sacaduna waxey mareysa 10:44maalin ah kowda bisha may 2024 waxan rajjo weyn kaleyhay wadanka canada 🇨🇦 ina tago i.a markan taga faladan so raadina qofkki arka iso duceyo hestan nah wa marki igu horeyso amn maqlo heeso kle o an jecelahe ayo qade blse tan wa ikow heesta ugu jeclahy duna ayo qaade cabdi jabbar alkhaliiji❤midnimo nabad iyo is jeclansho iyo kala danbeyn idin dardarmaya somalaaay❤alle hana siyo dollad daacad ah o kitabka alle isku dhaqda faladan na wa uso labad dona i.a ❤❤❤❤alle hado yiraahp
waliba waxan kuso gaare 282 faallo commant means faallo inguriisiga ad so qoreysan daaya ee afkiina kufaana o luqadiina ha ka tagina luqad ma ahan cimi taas ogaada❤
1998 hit song 🥂😎
Lgend abdijibaar al khaliiji❤
Who else listening this master peace in 2023 🎉
Abdijabir caadi mahan wllhi raab xitaa woo kawataa sacadan laga bilaawo tageero u ahy iyaah soo sooco seynaby
Saynab❣️❣️❣️ Sida lagu dayaba waad saxantahoo habladaad u sidataayeeey
Mashaallah great music I'm glad I was born
Asad faqdiid io Digriyow Abdi fanka kufsiga ka daaya. Plz Inta 2019 dawanyso like iska soo shida
Way kufsadeen ciyaalkaasi xataa musica ka tumayaa magaadho micjisada musica jimmy suu utumayo weliba isagoo 90s tumay musican
Is that saynab? i was searching everytime I listen 😂❤️.
Heestan heesahii hore ma modi jirin hhh just I saw it now 🤗
Yes 🤣🤣🤣🤣
Shanta somaliya
1 somaliya
2 somaliland
3 Djibouti
4 Somaligalbed ( one day its going to be part of somaliland )
5 nfd ( part of Kenya Indefinitely )
he should sing all his songs again......and make them new
ikr old school music is good always
@@nimco84 I second you!
Exactly cutie, he’s a fantastic artist, I do love his songs too, howdy zamu abdulatif wherever you’re planet earth.
Who else is watching 2024
Me❤😊
He need to remix this in time for my wedding 😡
Hhhhh adiga miyaa
Inta dawameyso 2019/ july /20 liig ii sar
Ya dhageysanayo2019
😍😍
Ninkii ugu horeyey somalida oo raab ku hesa
Me this song is Kent for me u know my name is Zaynab this my grandpa
waxaan dhagaysanjiray 1998kii walaahi khatar ayay ahay barigaaa dadbadn oon noolayn ayaa heestan dhagaysta maanta cajiib walaahi waa tariikh dheer
Asad Faqdiid Ft Digriyow Yaa Kuso arkey Heestan😆 Copy right.
Hhhhhhhhhhh copy right qaawan waaye heestaan cabdijibar qaaday
Ani 😂😂😂tuka wa
Hhh inuu hada so qaaday o cusubtahy baan modaye iminkana arkayba yaab
waa khalad in hees fananki oo nool la qaado ,carrurahan dambe fanki bay ku kaadshen heesihi ragu lahayen bay dadka uga dhigayan wax cusub taasina waa khalad ee wixina kale walaqda dheh ,abdijibar legend
Raap ki sagashamadii waa wataa wllhi 😁💜
Ciyaal copy Asad faqadiid Iyo Digriyow ku qosla 😂😂
Elmi Abdalle 😂😂😂😂✅✅✅
😆😃😃😃😃😃
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
Fanankaan inta hesihiisa taa gerto like
Macalin aabihiis Jimmy ninka kaliyoo music ka hadalsiiya nooloow intey nolol jirto
somali iyo somaliland jabuuti kuli waxanahay dad walalo ah heesta iyo meeshey usocoto ayaa lafiiriyaa lama fiiriyo adiga waxa maskaxdada kujiro micnaha raac
bile bulsho heestu somaliland iyo jabuuti Iyo kale mid ma khuseeso ee waa wiil inanta uu ka Helay uqaday siyaasadna shaqo kuma leh mr fiiriyo sxb waataas
Alla ya,cisak ya,cimra dawiila al,fannaan c,jibaar alkhaliiji
yaranteydii iyo guriceel isoo xasuusiyey
Me too eedaday ayay dhagaysan jiiratay
From guriel anaa kula.ah kabtan ee hada xagee kunoshaha
Ninkan heesihiisa hadan maqlo maba joojin karo ciyaar kkkk anoo durba Dance bilaaaba arkin😂🕺
Habar jecladu saw rapperkii somali ugu horeyayba wayaga ninkan alkhaliiji ah ciyaalkuba isagay ka barteen rapka😂😊
First somali rap
Listening 🎶 since 2111❤❤❤
2021 yaa kudambeeyay😂😂😂
😳
Used to like the way this lady used to dance hip hope style then ...her name ?
2022/02/14
Heestan waligey wan jecla) magca seynab hooyaday mcn ba la dhaha oo aan ifka ugu jeclay allah ba ofsaday 2020. Allow ku naxariso.
Original rapper yeeeeeeaaaahhhhhh🤟🏻
Yaa 2023 daawanaya heestan 4july 2023 maalin salaasaa
From around 1998 to now may 2024 legends
this is my awoowo im actually crying LMFAO 😭😭😭
oo run ahaa wll ma nool Yahay allaha u ziyaadiyo caafimaadka hadduu dhintay allaha unaxariisto
@@Mohamed-nh1gk waa nool yhy sxb
@@hassan6692 hyh wll Qaali
Is he alive
@@maclinduksi4231 yes! he lives in hargeisa and he’s doing well alhamdulilah
Jah Jah Jah adeer seexo waa ikanaheee
Nin weyn iyo hees weyn.
I now enjoy it with my hoyo.. it just reminded her years back when she was younger.. uweiii what a great time
From Dar es salaam Tanzania 🤗😘
❤❤❤vc
Illahey Ku naxariso I miss my mum❤️
hooyadaa miyaa wll gabadhu??
Ameen
Amiin allow unaxariso eedadey muxubo hussein shaarib 😭😭😭😭
Ameen
Wooow ninka waa reeer magala wlhi mnsh allh
WHO LISTINGS THIS SONG IN 2021 😁
😂😂😂☝️
Yaa ila dawanaayo 2019 like sar😍🤘
qofta cayaaraysaa waa dhimatay allah ha unaxariisto
Pman Abdull yeelkadeed noh
Pman Abdull Aamiin
Abdi Piano Aamiin yaa Rabi
Abdi Piano allah u naxtiisto la xidhiidh chanllage ha ka saare
Abdi Piano abdi koley afkaga ma Ku dhimanayo hhhh ma Canada ayuu cidhidhi kugu hayey walal
Qof kii dhagay sanaya hees tan 2018 like ta iyo subscribe ta hayla dhaafin
It was in 1996 iwas very galad to see
Ninkan heesihiisu waa wada is ruxid maba lafadhin karo kkkkk😂😂
Hit song Seynabeey
Who else is listening to this song 2021❤❤❤❤
Legend abdi jibaar ikhlaaji ❤❤❤
Heestan meel laga ciyaarayo hadaan laga daarinpa oo lagu soo celicelin meshaas mapa kala kacayzo
2019 /6/22 yaa dawanaya , abdijibar waxan dhagaysan jiray 2001 waqti iyo wayo wayo
Most under rated legend🇸🇴
Agreed! He rocked with this song in the late 90s this was the first wave of modern Somali diaspora music
Wow kama dhamado 10 december 2021 friday to saturday😍
Odayga dancer waa looga ahadhay iyo action ka ciyaalka danbe see dareemoysiin kk
Who else listening this song 2022 🎵🎶
Almost 2024 And still one of the best 🔥
Ana kula mida 2024
anybody 2021?
Old is gold😂
Still I'm watching 👀 2023❤
The copy one is the best walahy ,
Wxana hees ladahaa wlahi♥️♥️ lgends
The original one the pure 🔥🔥♥️♥️
Waa magacayga mashallaah
saynabeeeey💘💘Magaceyga
Cabdisalaan jimmy musicisa cajiiba koox jin ah baa la tuntaan isdhahay cid sidiisa utumi kartaa majirto
Sii Lagu Dayaba Wad Saxanto Gabadhahad U Sidataye 😘
27.April.2022 Ramadan Nigth Ciidi Waxa ka Dhiman 5 Days Ilaahow Ciidan ciideeda caafimad nagu gaadhsii ❤❤❤❤
Amin
2023😢
woow eesh calaa hees soortii oowdal ka soomayeee
listening 2023
I do my favorite 🥰🥰🥰🥰🥰
Cal di jibaar❤❤❤❤❤
zeynabey ma seexde
881 subscribe omg 😱 waqal kanaa ka badan
fanka halaga dayo xasid nimada pls
yacnii sidee?
Anyone listening 2022😎😎