EGLAN SHOW QAMAR SUUGAANI IYO UGBAAD ARAGSAN WARAYSI XIISO BADAN FULL 2019 HD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 873

  • @makamedinachannel785
    @makamedinachannel785 5 років тому +366

    Salaada iyo cibaadada aynu ku dadaalo walaalyaal rabi garan manayno waxaynu la hortagno ma garan doono hadaynu salaada dayacno

  • @intisaardahir4345
    @intisaardahir4345 5 років тому +161

    Markey kala tageen kadib yaa fiirsanaayo wareysigaan😣?

  • @sakarie3554
    @sakarie3554 2 роки тому +18

    Ax Lamanahaa yaa iskaga Qurux badnaa💔😥😭
    2022 ayaan daawanayaa 💔🥺

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 років тому +132

    Markan ArKo Dad Is JecEal Si Niyada U DhoLa CadeYa ToLow Ma Love Ba Iso Haya

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 4 роки тому +32

    ♠️markeey kala tageen hadaad iLa
    Daawaneso #LIKE iisaara.♤♡♡

  • @khaalidafgaap9597
    @khaalidafgaap9597 5 років тому +23

    walee awalpah uGpaad iska jeclaa lkn Qamar suuGaani iGah Qaaday Haddana intaa jecel uGpaad like please

  • @aslialiguhaad5660
    @aslialiguhaad5660 5 років тому +116

    Ilaahey Hodan Abdirahman Ha idinka ilaaliyo Amiin Yaa igu Raacsan Like ta

    • @guuleedmaxamed9148
      @guuleedmaxamed9148 5 років тому +3

      inta aad isledahay ha lagu qoslo ha ku danbaabin inan caarra oo adiga oo kle ah 👎👎👎👏

    • @azumahmed3263
      @azumahmed3263 5 років тому +3

      Asli Ali Guhaad hory hodan u tiri ha I ciyo maan lawuhuye caruur iska hadshy iyo kaso qaad meel cidlo ah🙄🙄 dhandhaan hodan madaa gadhyba

    • @guuleedmaxamed9148
      @guuleedmaxamed9148 5 років тому +1

      war ma daliil Qur'an ah ama xadiis bay idaliilisay is la weyna dadka illahay ha kaa nabad galan ayaa ceeb noqotay hye wll ee aniga khaldan ee sory 🙏🙏🙏

    • @huudacdulhi7381
      @huudacdulhi7381 5 років тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣😂😂😂😂xarabe taahy

    • @naimabarre7307
      @naimabarre7307 5 років тому

      Waadku waalateen Gabadhaas hara waadku ceebowden wlhi

  • @exqalbitagay7334
    @exqalbitagay7334 4 роки тому +10

    jcylkii fishil may qamar suugani ft ugbad aragsan heesti Cabdi hani Soo xasusti calaf baañ lacilin Karin
    Like isar hadaa Somali thy

  • @juweriyacumar6722
    @juweriyacumar6722 5 років тому +51

    Duriyadii wn so habsamy igu qabta like ta

  • @ayanomer1114
    @ayanomer1114 5 років тому +4

    waa su aale dado gabadhu maa gabadh ayay dhashay sotay tiri 2018ka isguursanay love ugbad

  • @nana7sain408
    @nana7sain408 5 років тому +23

    Beautiful couple ugbad & Qamarkeda farxad ku dhamaysta nolosha💞❣👌🏻
    Eglan wlhi wa qof qalbi fcn😢 allaw ku sahal mid khayr qabo wada jacayla❤😍
    Amiinta🙏🏻hakala bakhaylina reer xasaradow😉

  • @aryanali6527
    @aryanali6527 5 років тому +4

    Qamar suugaani in the building
    Sambabada iyo beerkaan saldhig kaaga dhigaya
    Sidayaasha dhiigaan ______
    What a song
    Royal 👑 family
    👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

  • @qumanqali636
    @qumanqali636 5 років тому +19

    Jecliyaa wixi is jecel lamanihi qarniga weeyi wixi hore quba sida laysku so baxay ba cajiiba ciyaarta , codka dhinackasta way iskaga eeg yhn allah ha isku daayo 😍

  • @nuuraabdilahi9594
    @nuuraabdilahi9594 5 років тому +36

    Woooow👏👏👏👏ugbad aragsan magaladan ku dhashay ayay ku dhalatay ❤❤❤❤burco barbarana wan soo maray hargaysana wan ku noolahay ugbad isku tariikh ayaynu nahay😍😍😍😍

    • @mohamedabuabdulah5436
      @mohamedabuabdulah5436 5 років тому +2

      Hadaa hoos izu waraYzata wlo dee

    • @xafsagobaad4807
      @xafsagobaad4807 5 років тому +1

      Masha allh lamaanaha qarniga

    • @nimorella6357
      @nimorella6357 5 років тому +1

      Fanka iyo qamar sugani uu kukala duwantihiin

    • @nimorella6357
      @nimorella6357 5 років тому

      Hhhhh Markaasad odhan doonta jacaylku qasab kuma yimaado iyadana shibirtu kukici doonta😂😂😂😂

    • @nuuraabdilahi9594
      @nuuraabdilahi9594 5 років тому

      @@nimorella6357 😂😂😂😂😂haaye ninkani mursal oo kale mahee waxan kabaqayaa inuu igu adkado kkkkkk

  • @SunShine-md3yd
    @SunShine-md3yd 4 роки тому +12

    Who’s here after the divorce😭💔

  • @asaldhaladfaraxsan2993
    @asaldhaladfaraxsan2993 5 років тому +24

    Dayax universty shib iska dheh barbarkay kabaxda wa bakayla galeen viva lamanaha cusub ila awoowe isku gaara❤

  • @maymunabdirisaq6681
    @maymunabdirisaq6681 5 років тому +4

    Alle ilaahay ha isku Kiin daayo waxaad tihiin labo qof oo aad isugu soo baxaya wlhy waxaad tihiin labo qof oo aad isu fahmay si buurbuuran i love u guyz keep going never isfurid 🥰🥰💪❤️❤️❤️

  • @cabdiqadir9411
    @cabdiqadir9411 5 років тому +5

    inta dib udaratay xasusta qamar iyo ugabad qosol isaar

  • @mohamedyuusuf7925
    @mohamedyuusuf7925 5 років тому +17

    Mar marka qaar markaan arko labo qof oo isjecel oo iski dhool cadyanay wan. Iska farxaa runtii dadka isjecel.isku.noloaada♥️♥️♥️♥️♥️♥️💏💏💏💏💏

  • @mohabulshaawi5794
    @mohabulshaawi5794 5 років тому +13

    markan arko labo ruux oo dadka iska doortay waxan dareemaaa farxad aad ubalaadhan💘💖❤💖

  • @maxamedkaraama4533
    @maxamedkaraama4533 5 років тому +63

    Ugbaad aragsan macalimadii qamar suugani kkkk inti ila fahnty mel anka hadlooyo like saar👍👍

    • @cabdistudio424
      @cabdistudio424 5 років тому +1

      ugbaad macalin loyahay

    • @ayankojoy1491
      @ayankojoy1491 5 років тому +2

      Hhhhhhhhhhhhhhhhhh
      Aniga kufahmay

    • @maxamedkaraama4533
      @maxamedkaraama4533 5 років тому +5

      @@ayankojoy1491 horaa loo yidhi dumarku meel dheer ayay waxka arkan 😂😂

    • @faadumoahmed8016
      @faadumoahmed8016 5 років тому +5

      hhhj waa iga qoslisay naagta wey soo kuftey😆😆😆

    • @ayankojoy1491
      @ayankojoy1491 5 років тому +3

      @@maxamedkaraama4533 sidaa waye mcnto 😋😉🤣🤣🤣

  • @roblehsabdi7785
    @roblehsabdi7785 5 років тому +22

    Alaylahe waa fananin lagu daydo Go forward royal family 👑 🔥

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 5 років тому +18

    ugbad aragsan gabar jini qurxan leh love ku ahey qalanjada hargeysah😍😍😍😍😍

  • @dhaladkiitodheer5175
    @dhaladkiitodheer5175 5 років тому +22

    Wllky Qamar Suugaani
    Iyo Wlzhy Ugbaad Aragsan Alle HaySu kiin XaFido DadkyGii💋💋💋😘💯❤

    • @mohamedtheo944
      @mohamedtheo944 5 років тому +1

      Qamar suugaani iyo ugbaad aragsan waan idin jecelahay❤❤

  • @ahmedjr7902
    @ahmedjr7902 5 років тому +24

    Asxaabeey cunugan aakhiro iyo samada ayuu ku heesa inta ka xumaatay like isaara waa dambiile wayn
    Teeda kale labadan maba xishoonayaan

    • @Joker-es6mp
      @Joker-es6mp 5 років тому +3

      Ahmed Jr. qadadweyn dadka ha cowryin

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 5 років тому +1

      @@Joker-es6mp mahadsanid awoowe daba wayne

    • @najmaaliabdo1394
      @najmaaliabdo1394 5 років тому +2

      Hku mashqulin laxeey

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 5 років тому

      Geerida iyo cadaabta haduu jecel inuu ka bad baadiyo su aalaha labiso ayuu oran lahaa oo is astur

    • @mudnaanchanel9707
      @mudnaanchanel9707 5 років тому +1

      Ahmed Jr kugu raacsanahy maaha inay amuuraha ilaahay faraha lasoo galaan😠😠😠😠👇

  • @josephali3231
    @josephali3231 5 років тому +2

    Msha allah Lamaane iyo qoys Cusub oo soo biiray lkn wxaan rabaa in wxyar kula Taliyo Fanaanadeena qaaliga ah aragsan wxana leeyhay Xoogaa Hadaladada Qaybtood ma ahayn kuwo kusoo baxaya Waraysiga All In All Ilhay Haizu kiin daayo Abwaan Nd Fanaanad nagu qaLiya😍😍😍😍❤❤❤❤

  • @abdirizakkhadar2439
    @abdirizakkhadar2439 3 роки тому +3

    Hadad barnaamijkan daawanayso 2021 like waryaa

  • @sawdaayaan6696
    @sawdaayaan6696 5 років тому +18

    Maasha allah barnaamij aan sugaayay aniga ahaan eglan salah ali nolow xbbti maxamed wardi qamar sugaani iyo ugbaad mohamed abdi aragsan isku waara lamaane qurux badan maasha allah bahda hawraar media pro noolaada idinka thank you wllo

    • @mandeqsuryan474
      @mandeqsuryan474 5 років тому

      Qamarsuugani iyo ugaabd hees cusub macana love

  • @sabriinagaastv6180
    @sabriinagaastv6180 5 років тому +10

    Axyaa jecel horta hablihii inamadii ficnaa wad gurateene anaga maxaa noo hadhay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @رزانيزن-ج7ظ
    @رزانيزن-ج7ظ 5 років тому +2

    wey isla heystaan wllhi ugbaadeey il iyo cawriba la ow ku jeclehee m allah nuurkaagaa qolkeyga igu soo gaadhey wllhi

  • @hoodoeyyanshaati7109
    @hoodoeyyanshaati7109 5 років тому +2

    Inuuu qamar sugni qurxlow nady ugbaadna ey caatowday cidi
    Ila argta like isaar
    Naag wa tii ninkeda qurxsto wlhi

  • @hamdaibrahim7322
    @hamdaibrahim7322 5 років тому +2

    Ugbaad waa inan yaroo fariida fariidnimadaan ku jecelahay way nolynysaa qof walba noolow xbbti😍😍😍😍😍😍😍

  • @rahmaismail1123
    @rahmaismail1123 3 роки тому +2

    2021 tolow ya ila daawanya😌

  • @rahmaabdirahman1670
    @rahmaabdirahman1670 5 років тому +2

    Runti wa barnamuj ki ugu qurxda badna Abid ee RTN Masha Allah qurx dasi wax kle mahe wa Jamhuriyda barakysan ee Somaliland oo Africaba ka muuqta Alle haydin daayo dadkaygi an adka u jecelahay

  • @abdifatahsergio9511
    @abdifatahsergio9511 5 років тому +3

    Fananka kaliye gbLda waqooyi jga Mohmed wardi qamar sugaani love saar👏❤❤❤

  • @muzcapmohed3809
    @muzcapmohed3809 3 роки тому +2

    inta kuso cezhaty 2021

  • @santana_show185
    @santana_show185 5 років тому +18

    War indero Hadad sidayda Keli tahay igusoo biir lagayabaa inaynu isku darsano nimcoyin keena✋✋✋😁😂😂😂

  • @sakariyemaxamed5535
    @sakariyemaxamed5535 5 років тому +9

    hodan Apdirahiman ayan Idinka Baqa😊 inta ila argty like isaar

    • @buujacuzman934
      @buujacuzman934 5 років тому

      Maxay kufalayza nin rageed bay hantisay

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 5 років тому +2

    Ugbaad quruxley weye masha,allah ciidagale from Galdogob

  • @sakariyekoor1379
    @sakariyekoor1379 5 років тому +2

    Horta wll waa lamaane wangsane inankuun magaca ka badla intaan magacyadu ka dhamaan oo weliba kayga haygu iman dheh😂😂 like isaar inta inanka magaca la nacdey

  • @Naji_moha
    @Naji_moha 5 років тому +18

    waan ooyayba jacayl socda waaye
    ilaahow wixii is jecel isky daa

  • @ifraahali8755
    @ifraahali8755 5 років тому +18

    Hodan c/raxmaan alle idima tuzo wax isjecel way kaxanaqdaayeh😂barkoopa👏👏

    • @hamseharoun3877
      @hamseharoun3877 5 років тому

      Ifraah Ali ma ila argta allow no sahal ugbado kale😂

    • @munaabdilahi5024
      @munaabdilahi5024 5 років тому

      😂😂😂😂👌😉

    • @guduudocarwo2717
      @guduudocarwo2717 5 років тому

      kkkkkk

    • @sagalabdi8035
      @sagalabdi8035 5 років тому

      Ala iglan saalx reer magaalsanaa kulaa heestu asuus garaykuu ledahay 😀😀😀 madaa fahamayba

    • @faatinali1673
      @faatinali1673 4 роки тому

      Hodon cabdirxamn o kle waata tiimi

  • @hamsekareem7800
    @hamsekareem7800 5 років тому +6

    Ugbad argsan 😉 wa gabadh jiniyad le qamar ahaaaa wa zaxiib igu qaliya😍

  • @laalanura2635
    @laalanura2635 5 років тому +2

    Lamaanihii ugu shidnaa masha allah hambalyo waliba ilbax baad tihiin oo Eglan fadhiga ayaad kula ciyaarteen wow jacaylkiinu ha ifo

  • @رزانيزن-ج7ظ
    @رزانيزن-ج7ظ 5 років тому +2

    wwwww nio labadan qof oo kaliya ayaa waxaan odhan lahaa fanaaniin ha sii ahaadaan waayo qaabkooda quruxdooda codkooda ciyaartooda intaba cid ku gaadha la waaa m allah waa atoorahe iyo atariishad

  • @hamseomerbatuun8391
    @hamseomerbatuun8391 5 років тому +2

    mansha allah maxamed qamar suugani iyo ugbaad aragzan nolada isku wara abid ubad khayr ba kala dhala amiiin dadoow dhaha

  • @qalidumar829
    @qalidumar829 5 років тому +45

    Ugbad iyo qamar sugani ilhy ha isku kiin daaayo waa lbo qof oo isku so bxya

  • @thecouplea4025
    @thecouplea4025 5 років тому +3

    waryaaaaaaaaaaaaa odaygiii QAMAR ahaaaaaaaaaa sawtan waxkale aan la garanayn ka dhigtay UGBAAD
    waleeeeeeeeeeeeeeeee way nolaysay

  • @qaalidumar3725
    @qaalidumar3725 5 років тому +2

    Iskuwaaara walashay ugbaaad iyo saygeeda sugaaani way kamuuuqataa ugbaad inay naag ficantahay durbaba isbadal ayaa ka muuqda😍😍

  • @abdirahimabdullahi1833
    @abdirahimabdullahi1833 5 років тому +30

    Adiga Team kee Tahy dhanka lamanha Aniga Waxan A hay Team Qamar sugani iyo ugbaad argsan adiga adiga makuwn aya tahay Team m.bakal ciro iyo ifrax Hargeisa ama asma love iyo furinle 🙏🙏😎

    • @ahmedjr7902
      @ahmedjr7902 5 років тому +3

      hhhg team walbo is jecel waa kaydi

    • @qancisoabdulaahi3509
      @qancisoabdulaahi3509 5 років тому +3

      dayax and farxiya

    • @mohamedhashi1693
      @mohamedhashi1693 5 років тому +2

      ifraax iyo ciro

    • @ikraanabdi2281
      @ikraanabdi2281 5 років тому +2

      Furele and Asma Love team ahy wayo kuwasa lagu kalsonan kara oo mudo bdn is qaabo oo ilmo isku dhaly

    • @maankadeeqa8030
      @maankadeeqa8030 5 років тому +1

      Team asma love iyo ahmed wali furinle

  • @hamdaali4211
    @hamdaali4211 5 років тому +2

    ugbaàd Hore usoco Eedo MCN cidikaama Horayso
    sharaf iigu noolaada Adiga xaajigaaguba Hambalyo Eedo Quruxeey

  • @ilhaanabdulkadir1072
    @ilhaanabdulkadir1072 4 роки тому +6

    Markey kala tageen kadib lamanahaan ya dawanayo

  • @kayaabdul4915
    @kayaabdul4915 5 років тому +71

    iglaneey adigu. sidaas uso tagnoow ku gabow
    intaa Waxaad dhex fadhidaa labo lamaane ah
    damiir yeelo kakac mesha
    🤣🤣🤣🤣🤣anba kulamid #singlegroups

    • @cadiivzaid2491
      @cadiivzaid2491 5 років тому

      ana single bn ahye aynu isku shu shubano dee

    • @Steve00133
      @Steve00133 5 років тому +1

      Waan ka naxay maskiin ta way maseertay.
      🧐😄😁🤫

    • @kayaabdul4915
      @kayaabdul4915 5 років тому

      Cadiif Zaid 😂😂

    • @kayaabdul4915
      @kayaabdul4915 5 років тому +1

      Pirates Empire waa iska qurux qasaartay miskiinta😀😀😅😂

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 5 років тому +3

      Guurku wa calafe inanta iyo anagaba niyada ha na jabin de🙄😁 mise waxad rabta inan ka u horeye naga so hor baxa xanjo ku noqono

  • @nourali1221
    @nourali1221 5 років тому +3

    Masha allaah gmailkan xaajigeyga leh aadna waa isu jecelnahay maadama hal fcb iyo hal snp aan leenahay ❤️❤️ telefonada marba midkii gacanta gaarto ayaa kla qaadanaa💯❤️nolosha waa Kalsooni

  • @dekamahmoud3143
    @dekamahmoud3143 5 років тому +2

    Waaaw Eglan show barmujkeda waa mid aad u xiio badan lamaane aad u qurux badan

  • @ishwaaqgeenyo7351
    @ishwaaqgeenyo7351 5 років тому +2

    Aniga iyo jcylkeyga mar an dhereyn eglan show wan so hor farisan donaa si an ugu fa ideyno dhaman inta is jecl

    • @jujujowharad4418
      @jujujowharad4418 5 років тому

      Ana iga fiiri 2050🙄🙄🙄😏😏🤘🤘

  • @soojirainacabdirisaaq9633
    @soojirainacabdirisaaq9633 5 років тому +27

    Mashaa allah waaba isku soo baxaysaan ❤️❤️👌

  • @ifrahfanahleey8051
    @ifrahfanahleey8051 5 років тому +66

    wixii is jacel alaah iskudayoo

  • @xalimofaarah3485
    @xalimofaarah3485 5 років тому +2

    Jacayl kii mursal iyo khadra somahan oo dhin dhinka ahaa wakas soo kashay burcad nimeed asigina iloway jacaylkisi waqtiga ugu xumeed lasoo qadatay alle ha idinka haayo hodan maana wifto cml

  • @adontiialle2748
    @adontiialle2748 5 років тому +2

    Qamar zuugani hestisa jinkan ku sasabi laha Top weyh wlhi keep going lamnihi aduunka rabi isha nacbka haydinka dayro

  • @blamemenotreligion2225
    @blamemenotreligion2225 5 років тому +48

    Waa mahad ilaahay iyo Kheyr hadaysan England lamaanaha waydiin maxaa isku guursateen iyo maxaa sameysiin markaa guriga joogtiin iyo goormeee isfureysaan😂😂✌Ar England quruxleey su'aalo xumaa mararka qaar

  • @nasroaden2409
    @nasroaden2409 5 років тому +18

    Who else is on 🥰🥰💕🔥💋jacelku hawaaro

    • @abdulahmed1874
      @abdulahmed1874 5 років тому

      ugbaad waa is badashay wlhi ❤❤❤❤❤

  • @suleekho232
    @suleekho232 5 років тому

    waxaan ku racay reer waxa sheeg inayn nan Iglan meesha waxa ku hayn. Saas ma warasi lagu sameyaa. midakale warasiga iyo heesu waa dheraayen labada qof citaa may nasa oo make up refreshment may sameen. heesta ugu dhanbayse daal iyo haraad inta k a dareen please like . Iglan martida biya sii.

  • @miskiahmed1930
    @miskiahmed1930 4 роки тому +2

    ax heesta ugbaad ay Qaadaysa waxaad ku hawoon jirtiyo waxaad ku hamin ogayd haday hal midaysanyihin talada way kaa hor imaan
    😭soo tan la dhax galay oo lakala geeyay caku xaaasid

    • @anr4578
      @anr4578 4 роки тому

      miski mohameed somahn heesta ma aysan karumayb

  • @geenyorersomaliland2027
    @geenyorersomaliland2027 5 років тому +10

    Wixii is jecel allow isu daaa anagana mid najecel noogu deeq sida qamar sugaani oo Kle 😂❤

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 5 років тому +5

    Il iyo cawriba laada
    Lamanhii qarniga
    ❤ quentyda nd xajigeeda

  • @mariyadaad683
    @mariyadaad683 5 років тому +4

    hawaaro jacaylku argzan iyo zaygeeda qamar zuugaani fanaaniin aan taageero xaqiiqdi👏❤

  • @shaadiasagal428
    @shaadiasagal428 3 роки тому +2

    Inta daawaty kala tagii kadib like dhac ku siii

  • @manaalcarap8196
    @manaalcarap8196 5 років тому +4

    Akhlaqada kayar xun ugbaadey wereysiga si edebleg oodagan sida qaamar uga jawap

  • @DeqogeediDeqogeedi
    @DeqogeediDeqogeedi 4 роки тому +2

    2020 qofkii dawanayo wax kadheh heee jaceylki mesho marayo

  • @shiinebaggio1417
    @shiinebaggio1417 5 років тому +2

    waxaan halkaan talo uga soo jeedinayaa walaashay (EGLAND SHOW) hadii ay qaadanayso waaye waxaan dhihi lahaa ha isku waraysan lamaane dambe sababtoo ah walaahi waan calool xumaaday markaan arkay sidaad isha ula raacaysid iyo kalinimada kuhaysata almiino inaad sagal mustafe horay usoo wadatid ayey ahayd markaas xoogaa howshu sida way dhaami lahayd

  • @yohnk
    @yohnk 5 років тому +9

    Tageero wayn and big respect labada lamaane 🔥

  • @fatushsaid7904
    @fatushsaid7904 5 років тому +2

    😂😂😂 Ugbaad waba funny meel baa lagu buufinahayaa kulahaa🤣🤣🤣 rer mudug jishay nabee

  • @farhiahussein2391
    @farhiahussein2391 5 років тому +2

    mesha allah ilhy isku kin dayo ugbad io qamar wa idin jclahy ubadna allah idinkugu deqo ❤❤❤❤

  • @drismailabdi344
    @drismailabdi344 5 років тому +16

    Team qamar iyo aragsan
    One

  • @hamdaaa5921
    @hamdaaa5921 5 років тому +2

    Qamar suugani ugbaad aragsan dhinac walba wayskooga eegyihin ilahy ha daaye❤️

  • @nimcocali4046
    @nimcocali4046 Рік тому

    2023 inta daawaneyso✋️rayaan bajaj mrke klatageen

  • @salamcaolad4674
    @salamcaolad4674 2 роки тому

    Ugbaad markey dhaga hadalka iyo ku taag raagsiga bilowday qofkii daawaday like ta ha ila kaalayo .

  • @daudabdullahi3495
    @daudabdullahi3495 5 років тому +3

    Masha alaH alfanaan maxamed wardi gamar suqaani iyo uqbaad araqzan ❣️
    Lamaane garni ❣️

  • @rudwaanabshir1975
    @rudwaanabshir1975 5 років тому +1

    waa lamaane isjecel alle ha iskukiindaayo walaashey ugbaad iyo wllky maxamed jaceylkiina kii waaro all haka yee lo

  • @mustaafinadiif4518
    @mustaafinadiif4518 5 років тому +2

    Ugbaad aragsan fariid walle waxay labooday qamar suugaani
    Intaa aad haysato qamar fankaagu 100% kama degayo alla haysu kiin daayo lamaanaha dayax iyo farxiya 3ka dabakeenay

  • @munaqaalib1637
    @munaqaalib1637 5 років тому +2

    manshallah. best couple isgu wara ugbaad iyo qamar suugaani .il xuni inma aragto 💑💑💏💏😍😍😍😘😘😘😚

  • @maxamedjabiyaa7492
    @maxamedjabiyaa7492 5 років тому +2

    inta bakhlada jecel like isaar

  • @yazminjaamac3243
    @yazminjaamac3243 5 років тому +10

    Qamar suugani iyo marwadiisa waan ini salaamaya

  • @ifraaxsocial7781
    @ifraaxsocial7781 5 років тому +2

    Lamanaha jecelka wlhi waa funny gabadhaan iyo wiilkan way iska soo baxeen 😍😍😍 mnsha allah

  • @Anuusha.
    @Anuusha. 5 років тому +2

    Wan ka xumahay wlhi kala tagina waxa ehyden labo qofo isla jecla balse calafkina dhamaday

  • @DanGaradMedia485
    @DanGaradMedia485 5 років тому +2

    Mnsha Allah qamar suugaani qiso ani igu dhacaday aya ku hy ila so xiir

  • @najmasoglad4983
    @najmasoglad4983 5 років тому +8

    Waw hooygii fankay hargaysay

  • @daganmohamed6711
    @daganmohamed6711 5 років тому +2

    qamarsugani waa wiil dagan runtii lkn ugbad way fuduudahay waay yara walanthy abaayo is daji talo

  • @hamseharoun3877
    @hamseharoun3877 5 років тому +2

    Dadku wa wada deeqsii inyaro gun ah moye fmly is jecel horay U socda ✌️

  • @hibonuura1036
    @hibonuura1036 Рік тому

    M.a ugbaad qurx ìyo cod mcn keep goin my queen 👑 allh haku sharfo we love 😍

  • @mustafaahmed257
    @mustafaahmed257 5 років тому +3

    masha alh lkn waxaa iga talo ah xagaa garoobaha america iska ilaali ...........cidii fahantay liketa

  • @Mouniaabdou18
    @Mouniaabdou18 5 років тому +2

    mashallh lamanh qarniga idin taager rabi ha isku kiin daayo aabid

  • @mariyaxasancali9331
    @mariyaxasancali9331 5 років тому +33

    amaaba hargeysa uguur doonta rag wanagsana masha allah iskuwara

    • @cabdistudio424
      @cabdistudio424 5 років тому

      islaan ayad tahay adiguye hablaha yaryar lobahanyay

    • @roodaabdilahi3514
      @roodaabdilahi3514 5 років тому +1

      ❤❤❤❤ qamarsuugani ❤❤❤ faan yar aad udayar xaaskisa qaliga isku wara❤❤❤

    • @zuldaanegalle4805
      @zuldaanegalle4805 5 років тому +1

      Soo dhawowo qurux dumareey
      Dumarku waa dhaxdin
      Ragna waa dhalasho
      Ee ku soo dhawow
      Hargeisa cadeey
      Adaa iska leh
      Martina uma tihide
      Waaa meeshaadi

    • @ahmedshiine8202
      @ahmedshiine8202 5 років тому

      Meelkle maku sheegaa hhhh

    • @aryanali6527
      @aryanali6527 5 років тому +1

      Mariya Xasan cali wellcome our heaven sis

  • @mariadaimond4710
    @mariadaimond4710 4 роки тому +2

    Who is there after divorce😌😌

  • @hidaayoahmed7459
    @hidaayoahmed7459 5 років тому

    Masha Allah fmily wlipoo isku faraxsan jeclhY allH in dhowra WllkeY io wlshey aduunku waa maalmo kooban isku wara apid 👨‍❤️‍💋‍👨😍 😍 keep going

  • @asuuminantaahmed1947
    @asuuminantaahmed1947 5 років тому +2

    mzha allah lamaanaha qarniga Raxmaanku haysku kiindaayo dunidu waa maalmo koobane

  • @ashaluula5115
    @ashaluula5115 5 років тому +3

    Kama daalo barnamijkan alow kan rabo ee i raba ii sikhir ameen

  • @aziyadhowrzan4357
    @aziyadhowrzan4357 5 років тому +1

    AlleH HaYzu kiiN DaaYo
    lamaNaHaYga MoHamed WarDiH iYo UgbaaD AraGsaN
    Full Family
    ❤❤

  • @happyahmet425
    @happyahmet425 5 років тому +4

    Nice 👌 family 👍❤️❣️ tageera buuxda