Salam ayan wale ma gursa lahen wa qat axamar nin ani iraba walitkena marabo ima so galo Allah ka sokow ayaga adunka sababatot u imadi tete kale in magac la badalo anaga dhan bay dan notahay ayan haku madha qulin wax ma garatayasha ani waxa yabo qar lakala dawolaya jira marka qiso laso gudbiyayo wax waliba kujirikara wan kula qabna in magaca badasho wayo aniba magacay ga kumaso gud biyen qisada an rabo inana ka hadalo wayo laga yabo umada laga hadaloyo inay ba jogan inta wax hala kala dawoshto
Kkkk walhi abayo anig ikudhacty aroskeygi ayn kudhacgy sodk no ce so xirine markadow dhagy bulug anigne wa soxirt bulug markas saloki iku imady qames😂😂😂😂 cil iqaty wan diye in soraco il wo isk badlo faqirne mow aheyne idabdaro yab walhi
Taas inuu guursado kulamaba taliyeen sababto ah gabar aad lacagtadi adi ku qurxisay oo ku garanweyday macaan is qurxi adna hadana lacagtii uu heystay ayada ku qurxiyey oo ku yaseyso subxanallaah taas inuu nolol lawadaago igulama saxno ani
Dadka caqligooda ha caayin jaahilka baa tahay midka ha ilaawin youtooup baad nolol.ka raadisaa ee dadka.kama.caqli badnid ee baahi baa.ku kaysay oo waa shaqadaada ee dadka ha maagin inaad jaahil tahay adoo waxba hayn baad kibrayda mida kale hadal badnida
Wallee saansaanta hore ee shaqsigaa lasocoto gawar ama wiilba hadaba kadareentid xitaa iskadhaf ina ka aragtee dib uga guro wyo intuu guriga kala baxayo inuu kuujiliim badinayo lagayawee fagtahore kuqiimeeye ahaw intaadan dhaxdawaalan kafeejignaada🎉👸🫅💯
Bishan wa biil barkesan an kuwada salino nabigena muxamed Salalaahu calayhi wasalam ❤❤
Salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim salalahu caleyhi wasalim mahadsanid abaayo
Maya
Hooyo macaan waa qaali madaxa bay noosaarantahay ninka walaahi mayeeleen
Zcw zcw
Wcs Ayaan quruxay xbbt muxamed SCW ❤is ❤❤❤❤❤❤❤❤quruxay masha Allah ❤❤❤😢😢
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
In waxey eheyd e marka hore ga aan kagarto walahi qofka hadu ku rabo walidkagana wu raba abyo ayanah❤
Hh ❤
Ayaney qisada hda tiktok ka tagan kasoo hdl salma abdelazeem ninka ey saxiibtet ka qadaty xabibty ❤
Kkkk ayaney anig arooskeyga waxaa xirtay cabaayad iyo xijaab ween xajigeyga isama weydin waxan ani soo xirnaayo iyo wixii asig soxirnaayo markii galbiska oo isoo donay asig suud ayuuw soo xirtay asneh inan taasha xiranahay ayuuw mooday markii u imaday kulhaa maxaa waye saan ama igu wado ama iska bax ayaan dhahay kulhaa hadaa ishegi leheed aneh qamiis ayan soo xiran lahaaa😊😂
😂
Wa ayanti caradu cadi ehed hada wax camera ladhaha jirta
Waa naceebeysey ninka kasaxan 😂😂😂❤
Hooyady mcn iyada ka horeyso nfteyda xita nin iskaba daaye allow adiga mhd leh oo damiir xumo i dhalin acuudu billah
Hbbi❤❤❤❤
Ayan hadan ba xanaqay wlh qusu bilahi inan la jogi lehen nin hoyadeyey yasayo
Wcs abyo ayanah xbbt❤❤
Was Kathi Laha we ayada don ahayd
😮😮
Hadraawi wuxuu yuri nin ku yiri sinaanmeyno adna buri sareyntiisa
Sadka waan wanaagnaaye
Mrka sheekada ninkaan waa baqtiga ma cuno lkn fuudkiisa wn cabaaa oo life mrka ama wn wada cunsiin lahaa Ana wn kawada xaaraantinimeyn lahaaa wlhi caasiga weenaaday
Ayaan ina gobdoon ❤❤
Wey dhacdaa wllhy marmara qaar isfahan waaga ani anaaba dooqay dharkaan ku aqal galayney allx
Waa iska furi lahaaa wallhi xataa ma guursadeen faraanti galiskaan ku soo tuuri lahaa
❤❤❤❤❤❤❤
aroskas dhaaan wanpa kan sali laha❤
رب اجعلني مقيم الصلوة ومن ذريتي ربنا وتقبل دعاءربنا اغفرلي ولوالدي وللمومنين يوم يقوم الحساب❤
Ma.allhkubarakeeyo wll❤
Anigu meherka ayaan ka noqon lahaa ayaaneey
Walaashay mcn noolow
13:24
Mymy 😢😢
Tan ninkeeda yaseyso waa ku qaldan tahay .tan hooyadeed layasaayane ineyguursato waanasiib xumoweyn
Wcs
Wan katagilaha ayaane ❤
Wax hooyday yasaayo halkeen geynayaa uf
Wcs wr wp ❤❤❤❤
Wlhy halkasan kaga noqon laha
Hush hush ayadaa inta ila so ekaysisaye qof kan hoyaday rabin 1haben mil lama baryen
Walle allah iguma kene irida ayuu kataga maba qudubsaden
Hooyaday mcn iyada wax walba i ah qofna doonen an uma bahni
Wcs❤❤❤❤
Hadaanba faqiir guursanayo ayaaney aroosba ma dhigteen duco baa❤😂
Ku saliya NNK SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Asc Ninka’s ma guursan lahaan ayaan Qurux waan ka noqonaya nin aan hoyaday rabin xageen gaanayo
Marnaba lagama yaben nin hooyadey mcn ka fanayo an la si socdo guur warkisa daye
Asc aboyo wacano wanagsan inolow intay noloshu jirtoo mcno wan kuxisnay walahi wali mawaxad jogtaa moqdisho abayo magacaygu wa kadra waxan joga Djibouti waxan inyar ujira inan ku imado aboyo horay usoco ❤❤❤
Gawrsomaaliyedeey.hakudysngwdhaan.hdaacareysntahyxataacadwgaagaiskajiwicardaadaqarso
wlhi qof baxan gob maha hore ayaa loyiri
Salam ayan wale ma gursa lahen wa qat axamar nin ani iraba walitkena marabo ima so galo Allah ka sokow ayaga adunka sababatot u imadi tete kale in magac la badalo anaga dhan bay dan notahay ayan haku madha qulin wax ma garatayasha ani waxa yabo qar lakala dawolaya jira marka qiso laso gudbiyayo wax waliba kujirikara wan kula qabna in magaca badasho wayo aniba magacay ga kumaso gud biyen qisada an rabo inana ka hadalo wayo laga yabo umada laga hadaloyo inay ba jogan inta wax hala kala dawoshto
Wllhi ayaaney horta wali ma guursan lkn hooyadey waa number one iska da inuu yasee haduu cagaha ka dhunkan waayo bal iska daa saas iiigu dhiiradee xataa igulama dhaco awoodna uma leh sababtoo ah qofka ishiisa laga arkaa ushiisa lagu tumaa
Hada dhawaan inaa guursadaa rajayn wiil bn sheekaysanaa inkastoo uu baari waalidayn yhy hadana markasta wuxuu igu dhahaa waxaan kugu jeclaadey saa ehelkaada u jeceshahy kwrn marka qofku wuxu ka arkuu kugula dhaqma hooyadaa iska dhaafe ninka inaa tustaa ehelkaada iyo qarabadaada inay madaxa kuu saranyihiin markaas buu ku qiimayn asna lkn hadaa thy duluf aan dadkeedu u tirsanayn dee asna biri cidluu kaaga waabase hooyo wllhi taas naftaydey kamidthy
Asc
Wcz
Asc qaali dadka xanuusan warkooda haisku mashquulinin cafimaad majiro
Wcs wll Ayaaney anu wan katagilaha
Iney hoos ula hadasha ficnan lahayd camerada intey ka agtagan iney ninkeda hoos ula hadasha fiicneyd
Maalintu cuntada wx ka shegay e hooyady yasay bn aarsi bilaa bi lahaa markaan qarash geliyo aan hoolka uga dhaqaaqi lha
Wlxi inan guri hta la tagteen hooyadhy iska daf ee quf qarabo hta hdii si xun ufiriho isma yiqano
My qalad waaye waxaanba umalenaye inaad so wado wey kala tagayn hada ilahey ha isku dhaqo taas mid dhaqmeyso uma ekee 😢😮😂
Kkkk walhi abayo anig ikudhacty aroskeygi ayn kudhacgy sodk no ce so xirine markadow dhagy bulug anigne wa soxirt bulug markas saloki iku imady qames😂😂😂😂 cil iqaty wan diye in soraco il wo isk badlo faqirne mow aheyne idabdaro yab walhi
😂soomaaligii kufsi ba anaa ladhcdey😂
Garaca marka 1aad ayan ka tagi laha
Hoyadeemeeshaakutuurty ayaakugutuurilahaa
Taas inuu guursado kulamaba taliyeen sababto ah gabar aad lacagtadi adi ku qurxisay oo ku garanweyday macaan is qurxi adna hadana lacagtii uu heystay ayada ku qurxiyey oo ku yaseyso subxanallaah taas inuu nolol lawadaago igulama saxno ani
Nin hooyadee kafaanaayo aroos lamagaleeen
Ayaan Aniga malinta u hore hooyde markan arko sido ulo daqmayo maxan dihilah banak iga mar bastr yahow
Guursiisaba ma aqbaleyn deg deg balok kusaari laha nin hooyadey macan yasaayo wasaq dheh waliba ayago joogo dhihi laha albabaka kadgta jahiilta tihiin dhihi laha hooyadeyna waa boqorada in nin raga damac iqado sababtas laheyd albabaka iga degta tan kaleh oo ah gabadha arooska oo ninkeda yaseso nin aan daruuftiisa kuqabileyn maba aqbalayo guurkiisa waayo waliga naftada been haka sheegin hamaan lacag jecel hada thy ood is ogthy faraha kaqad qof aan waxbo heesan aniga ahan ninkeyga hadu ila tashan laha waxaan dhihi laha hadaba awoodin suunda maba ubaahnin aroos waayo wajib maahin aroos kaliya waxaa muhiim ah maherka waa aniga saan wax uxalin laha
Quursiga gabadha waan u garaabayaa ayay dhahday faqrina cid kugu rabtaa laakiin quursiga wiilka dambena waa ay eedaysay oo guurkiisa in la aqbalo ayeyba kasoo horjeesatay 😂😂😂😂
Nin hoyada yasay guurba ma mudna aqas aqas nin maha
Qofkuu wuxuu kaa arkaa kugula dhaqmaa
Wcs❤
Dadka dhahaayo qisabena ee noso gudbisa 😂waba caqli goof yal 😂tankle yaa dawada idin dhahay wr aq laq yesha
Dadka ayaankashkisn qisoyikeesogudbiso oobeen eeyihiin.itaqisoayaan eeysogudbisy oobeen ehkeenaidika.kadib.ayaanbeeleeywaadheheeynaalakinwaamustaxiil.ayaanqisobeen ehnoosogudbiso
Nin inta is arosin ka hor xmntisa an u jedo ma gursaden
Hoyane waba qad cas
Sambacad yahay sheekada waad isku dardarsysa
Dadka caqligooda ha caayin jaahilka baa tahay midka ha ilaawin youtooup baad nolol.ka raadisaa ee dadka.kama.caqli badnid ee baahi baa.ku kaysay oo waa shaqadaada ee dadka ha maagin inaad jaahil tahay adoo waxba hayn baad kibrayda mida kale hadal badnida
Adiga mxaa kukeene chanalkeeda oo kuyiri daawo ,waayo adbo shaqa la aan aa kuheeso
Maxaa hada kuhaysataa adiga oo u aflagaadaysay hadii aad wanagsan tahay illahay kabaq
@@falishassan528 adi mxaa kuwaaloyo
Maxaa hada kucaysay wax qalad ah masheegin be raganimo hada sheeganeysa uf

❤❤❤
❤❤❤❤