DEG DEG Ciidanka Dowlada Oo Heegan La Geliyay, Wasiir Fiqi Oo Caawa Shaaciyay in Itobiya Weerar Toos

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 64

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 День тому +10

    Hadhihin muran badeed anaga nagula haysataa badeenii ee anaga itobia wax aan kaheyaano malleh

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 23 години тому +1

      Waa run oo waa qalad in aay ka dhigto sida in aan nahay annaga iyo Itoobiya in aan bad isku haaysano! Itoobiya ma jirto bad aan ku murunsanahay ee iyada ayaa Baddeena inagu haaysato! Aqoon darrida Dowladnimo waa noocan! From Gedo

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 19 годин тому

      @@Madaxey-r2f thenkes sida fudud ee aad ufahantahy hadalka sida aay utiri xildhabanada in uu San ahayn kii ku haboona.
      Wayo somalida in toda badan waxay kala garan layihiin cida wax lagu haysto iyo cida wax ku haysato

  • @bashirmohammed6756
    @bashirmohammed6756 8 годин тому

    Itoobiya halaga saaro wadanka waan lasoconaa in ay cadowga somalia tahey hadalkale majiro

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 День тому +2

    WIXII WAR AH OO KU SAABSAN IN BANAANKA LA SOO DHIGO MA AHAYN❤🇸🇴

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 11 годин тому

    Isla xisaabtankan wadanka wuu ubaahna wazarad walba nookena xata madaxweeynaha iyo raisul wazaraha shukran

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 22 години тому +4

    Ethopia Somalia Uma aqoonsana dowlada
    War Eritrea cashar ka barta
    Cabsida joojiya

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 День тому +3

    Gabadhu way fiicantahay laakiin luuqadaa kuyare halaga Saxo muran badeed Waa qalad duulaan cad iyo xadgudub Waa in la dhahaa

  • @MaryanMohamed-g8b
    @MaryanMohamed-g8b День тому +1

    I. Love. Ms. Love. U. My. Sister

  • @ahmedabdi281
    @ahmedabdi281 День тому +1

    Wasiirkaasoo kaliya ayaa kanool dawlada xasan fadhiid.
    Tolaay oo tolaay w/fiqi madi ayaad kutahay dawladan ee dawlad iyo dad kula karti ah oo hankaagoo kale leh alaha kuukeeno gun gun dhashay oo wada fadhiid ah ayaad kaligaa kutahaye. Guulayso inshaa allh

  • @ciijuu1
    @ciijuu1 23 години тому

    Fadlan sharciga waxuu idinbaneeyay hakuqadina

  • @MaryanMohamed-g8b
    @MaryanMohamed-g8b День тому +1

    Fiqi. She is. Killing. U. Bro

  • @ciijuu1
    @ciijuu1 23 години тому +2

    Qofkastoo yiraah badeenaa muran kujirtaa waa laciiiif cidi waxaaga kugulamamurmikargo

  • @1Horyaal
    @1Horyaal День тому +1

    Say safarada itoobiya ugu dhex tala xayn dabka madax to yada wadanka,niyad jab wayna,mar bay naftu i tidha somalinimada ma iska dhafta

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g День тому

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @mohamedamiin2185
    @mohamedamiin2185 6 годин тому

    Qoftan af Somali xitaa mataqanaan wa wax aaad xun qof aan ku hadli Karin luuqada wadankisa hadana xil hayo, qoftan waxa dirsaday 🇰🇪 Ahmed Madoobe so marsiisay.

  • @DahirDahirmohamet
    @DahirDahirmohamet День тому +1

    ❤❤❤❤

  • @ciijuu1
    @ciijuu1 23 години тому

    Miis inaa lafariisataanaa qalad ah

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 19 годин тому

    Gabadhan waxay waydisay su al lobahna marhore hore inlawaydiyo balse wa good point

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 День тому +1

    Fiqiw futa xume waxad an AADan waxba qabankarin hakuxiiqin
    Walee hawiyaan turub baran

    • @Deeq_official
      @Deeq_official День тому +1

      Sheeko haysaa sxb

    • @seed3966
      @seed3966 21 годину тому

      😎😎😎 Fiqiyoow lughaye ciidan geeya itoopiyana hala fadhidanina mar danbe hadaad tihiin dad sharafta somaaliyeed ilaalinaya ninka looga baahan yahay waa adiga hoow 😎😎😎

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 17 годин тому

    Hasaan haa iscazilo.

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 18 годин тому

    Mudane wasiir Fiqi wasiirka kaliya ee dalka difaaciisa utaagan laakiin xasan dal xaraashe iyo xamse marxuum waxba lama joogaan aan ka ahayn in umada Soomaaliyeed kala qaybintooda iyo xaraashida hantida qaranka in laboobo waliba siqabyaladaysan looboobo

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 День тому

    Cadowgii hadu caawa barooranayo waa ilaahay mahadii dhawaana si fiican ayu usi barooran doona oo gurguurte iyo dameer fiqi ba wa dhimam doonaan

    • @ahmedmose5466
      @ahmedmose5466 19 годин тому

      @@mohamedabdiyusuf519 ilmo faqash ayaad tahay.waan kunaqaanaa waxbo hays qarin

  • @seed3966
    @seed3966 21 годину тому +1

    😎 fiqiyow waxaa khalad ah nin xaaskaaga kugu qabsaday jawaabtiisu waa hal inaad indhaha lagu dhufato maxaad ugu gardhiganeysaan o ula hadleysaan waad khaldantihiin 😎lawyocade ciidan maad kadejisaan😎takale jamhadahooda taageera oo ku kiciya sibaad masaakiin utihiin runtii qoladiina nasiibku siiyey inaad hogaamisaan somaliya 😎😎😎

  • @zakad9554
    @zakad9554 День тому

    Walaahi mr fiqi waxaa loo helay dhoocil asaga oo kale ah oo qaaq weynaatay ah geetka uu fuulo bey la fuuleysaa

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 День тому

    Bada mahooyadiin baaleh

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 18 годин тому

    Wxay ogyihin dawladuhu inaadtihiin doqomo bahan oo hadana tuugsibadan. Markan waxay ogyihiin inla idikusirankaro sanuud yar. That means

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 День тому

    Waa Arin la yaaba oouujinaysa liidnimada hogaanka wadanka

  • @MaryanMohamed-g8b
    @MaryanMohamed-g8b День тому

    Safaarada. Maxay. U. Joogtaa.?

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 11 годин тому

    wax kasta Oo Xun waxaa kasii Xun Haawiya?

  • @MaryanMohamed-g8b
    @MaryanMohamed-g8b День тому

    Iska. Daba ware
    Eg. Ka. Jawaab. Jaalle. Wa
    Siir

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 20 годин тому

    ASC barlamanka bariga Africa dadkii loobahna looma geyn barlamanka waxa loga hadla sawahili iyo ingaris mesha waxaa lageye dad an aqoon lahayn oo luqadaha garanayn

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ День тому

    Safarada itoobiya waxa laga oogada jaajuus kii galayo laga ogaado

  • @truthhurts2085
    @truthhurts2085 12 годин тому

    Ninka fiqi midigtisa fadhiya ee iska qoslaya jaajus itobiyan ayu iila egyahay 5:11

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 День тому +1

    Dagaalkii itobiya iyo somaliya miyaa bilaa ban rabo

  • @ciijuu1
    @ciijuu1 23 години тому

    Taasaa kuqaldantihiin badeena cidi kaalamahadlikarto

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 День тому

    Gudigu muxuu u weydiinwaayey safiirada qabiilka kaliya ah iyo qabyaalada wasiirku kudhaqmo iyo safaaradaha lagadanayo iyo qabyaalada xoogan ee wasiirku ku dhaqmo musuqa lasheegayo

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 11 годин тому

    Haawiya waa cadaabaha mid ka mid ah?

  • @MustafeBashiirali
    @MustafeBashiirali 6 годин тому

    Ethiopia halaga saaro wadanka maxaa keenay in lagu murmo badeena anagoo dhul nooga maqan yahay ethiopia

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 День тому +1

    Waxay muujinaysaa masuuliad xumaa oo aan la qarin Karin waxaasi Waa wax laga xishoodo ceebayna Ku tahay soomaalida xukuumadeeda

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv День тому +1

    Maxaad hegan gelisen ma isbaroley baa hhhhhh riyo fican

  • @ahmedadan-u4t
    @ahmedadan-u4t 11 годин тому

    Wixii xunba haawiya kaxun

  • @abcd-fs7zf
    @abcd-fs7zf День тому +3

    Failed state 100%

    • @Deeq_official
      @Deeq_official День тому +1

      Adiga kula tahay wasiir fiqi sax 1000/ jeer sax

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 День тому

    4.5 marmar faaido ayey leedahay waayo gabadhaan halyeyga noqotay waa Soomaalida Kenya waxay ku timid qabiil ahaan darteeda.

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 18 годин тому

    War cidan waxba isow iskama dhihikaraan Somali ayay uxogbadanyihiin iyo quri iyo babow lala ordo

  • @SuleimandaudAdan
    @SuleimandaudAdan День тому

    Isbedel malaxan madax Dan. Gocan na magarii Karan maxa yeley Dalkenu daciif waxa kadhi gey madax Dan daciif ka ah.

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 День тому

    Aaqir haday iswaalaan lughaya ciidan ayaa lageenaya

  • @MohamudAhmed-w6m
    @MohamudAhmed-w6m 6 годин тому

    dadkaanaa somali matalaayo.. cajiib dad aan wax sir ah laheyn .. ninkaad dili ninkaad dagi ninkaad damin u qooleyso waa leysu kala daadiyaa yuusan kaa didin , gabaygaas ma aysan maqlin aan filaa, magartaan

  • @FaisalJama-zt3yz
    @FaisalJama-zt3yz День тому

    sister needs more training, higher education. it's very low society. how many professors are now in this city. the minister is not in elementary school. he's representing the whole country. please, Somalian bring more educated people on the table.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 21 годину тому

    MOU da waa la saxiixey waanu fuleyaa,
    Somaliland na waa la aqoonsan doonaa, wax aad ka qaadi kartaana ma jirto. Somaliland idin ka mid ma'aha ee meelahaas ka ooya. Masar waxba idiin tari meyso, hadii ay naf leedahay Falastine ayee u hiilinin laheeyd.
    Abiye weeyaadan garaneeyn, Hanjabaad waxba loogama qaado.
    Somaliland ka quusta oo intiina ka taliya.

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 20 годин тому

    Maxa idinka dowladahii hore dowladan waxay jirta 2 1/2 labo sano iyo bar sidee ilaahda ay isugu dheh maran yahiin waa dowlad corruption ol mesha dowladnimo ma jirto gabadhii HSN SHEIKH ayaa wasarada arimaha dibeda joogtaye bosishen ay kumaka caban tahay lamo garanayo

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 День тому

    Wax aan shaqadiina ahayn ayaad malin walba iswaydisaan
    Turkiga xaqiina ka qaata bad iyo bariba laga gaday

  • @A3v-w7q
    @A3v-w7q День тому

    Dhul ogadenia la dhaho a ku maqan oromo amxaro hada bad

  • @MaryanMohamed-g8b
    @MaryanMohamed-g8b День тому

    Beenlow.