Shacabka ku jahwarersan kala hadalka Masuuliyinta Dowlada iyo Dowlada oo la kulmeysa Cadaadis kale

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 67

  • @abdikafibosska645
    @abdikafibosska645 16 годин тому +9

    Dal ay gaalo iyo ajnabi wax u meerinayaan waligii ma dhismayo soomaaliya mar un wey xoroobi oo kitaabka rabbi ayaa lagu dhaqi inshallah

  • @Mohamedsomali01
    @Mohamedsomali01 23 години тому +9

    Ku sliya nabiga

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 23 години тому +1

      Scw scw scw

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 23 години тому +9

    Wasiir fiqi waa waziira kaliya ee sidhab ah shaqadiisa uguta
    Dalka iyo dadku kumahilmaami doonaan insha allah

    • @2daysago_
      @2daysago_ 23 години тому +3

      Inalilah😂 kaas booskiisa gabadha hassan sh iyo mid balcad ay dhahaan ayaa garab ordaa. Intaa waxaa sii dheer isla hassan sh ayaa dibadaha orda oo sidii wasiir dibada cml ayuu udhaqmaa.
      Waa dowlad wareersan....dowladii abid ogu nidaam xumeed waye midan....dowladnimo waxba kama oga

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 22 години тому

      Noo macnee sidee?

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 20 годин тому

      Hooyadaa miyaa kuu sheegtey​@@2daysago_

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 20 годин тому

      ​@@daljireali4783 Waziir fiqi Is hawiye and we Love him

    • @Junanilll
      @Junanilll 14 годин тому

      Somalia inaynan rajo laheyn waxan ogaday markii Fiqi laga dhigay waziirka arimaha dibada .

  • @AxmadMuuuseaxmad
    @AxmadMuuuseaxmad 22 години тому +3

    Anigu waxn amin sanahy itobiya inan is dagalno danba inogu jirta Waa midan isku cafin lahayn madaxwayne xasan iyo dawladu Waa inay itobiya xabada lagu bilaba

  • @Max20600
    @Max20600 22 години тому +2

    Masiibo kasta somalia ku timaada somali unba keensata subxanallah maaliska daayo gabi ahaamba

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 20 годин тому +4

    Majnuun xasan baqti u sajuude badgate yaa aaminaa

    • @deeq114
      @deeq114 15 годин тому

      Ilahey cafimad haku siiyo cudurka ku haaayo ma yaree😂

  • @MuhidinAdan
    @MuhidinAdan 22 години тому +3

    Kuwan way nawareeriyen wallaahi madaxa ayaa naguxanuune

  • @hamdiladan
    @hamdiladan 13 годин тому +1

    Dadka qaar waxey moodan in turkey danaha somalia ka talinyo,cid danahaaga ka talineyso malahan ,all of them danahooda aye wataan somliyee kaca ,Ethiopia jooogsan meyso ilaa cashir loo dhigo mooye
    Ha is oranina wa yarthiin ,wana tabar yartihiin Allah ba idinla jiraa ❤❤
    Ethiopia u jeydadeeda badd kaliya kuma ega ,waxee rabtaa wadanka somalia oo idil in mesha ka saarto 😡

  • @Junanilll
    @Junanilll 14 годин тому +1

    Ani waxan layabay ciidamadan shisheya yey wax uqabtan hadeyba All shabab ladagalameynin , ciidamada shisheya ee magaca Atmis kujoga wa 25,000 kuwa xooga kujoga ee ethiopia iyo Kenya shan kun wey garayan. Sodon ciidamo shisheya iyo kuwa somalida oo lagu qiyasa shan kun 25000+5000=30,000 , All shabab oo dhan waxa laqayasa in afar kun iyo shan qol inaynan gareynin . Yaa ishegi kara shaqada ATMIS?

    • @hamdiladan
      @hamdiladan 13 годин тому

      Wa run ya sheegi kara ,ayagaba ah All shabab ka la sheegoyo

  • @endoferagoat2393
    @endoferagoat2393 23 години тому +1

    Xasan dhiiqo iyo mooryaanta isdaba yaacaysaa andalus bay noo wadaan alqushaash iyo xabasho midna marabo nabad iyo wadan xor ah

  • @musabh9741
    @musabh9741 12 годин тому +1

    Midka ku magacaaban la taliyaha amniga waa jaajuus ushaqeeyo eithopia

  • @abdirahmanmohamed691
    @abdirahmanmohamed691 14 годин тому +1

    Turkey iyo ethopia wa iswataan lkn Nasiib daro somalia qof daacad u ah mahaysato, kan daacada ajna aqoon maleha. Markaad ufiirsato hadalka ethopia waxay kadhigantahy in ay somalida kamidtahy hantida ethopia waxayba tagantahy anka la'anteena waxba masoconayaan.

  • @MohamedJahweyn
    @MohamedJahweyn 14 годин тому

    Taliyaha abniga warkiisa ayaa sax ah

  • @abdinasiradan3047
    @abdinasiradan3047 14 годин тому

    Uma bahnin Ethiopia 🇪🇹 turkey 🇹🇷 waxuu wado u socon meyso walal ayan u moday lkn walal mahan

  • @cabdulahishiiq-ps4fy
    @cabdulahishiiq-ps4fy 9 годин тому

    Taliyaha amniga iyo balcad wa bakhti halaga fiirsado Fiqi u hiili walaalahaaga iyo dalka iyo dadka somaliyeed
    Uf baanleeyahay Balcad iyo Taliyaha Amniga

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 8 годин тому

    Mayeeleyno turkiga waalawaasaa

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 22 години тому +1

    Maalin kasta dhiiiqo cusub wadankii galaya Xasan socdaal lama aamini karo wixu sheego safaradiisa marba wadan ha iska wato

  • @ahmetabdikarim
    @ahmetabdikarim 8 годин тому

    Turky asiga danahiisa u nagu wata anagana waxaan u Maleyna inu yahay walalkeen dofarta

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 16 годин тому

    Hassan sheekh waa madaxweynihii ugu taariikhda xumaa Somali, ragaa waaweyni ma odhan karaan Ethiopia qeyb kama aha madaama ay xadgudubka Ethiopia farabatay oo ay ka waantoobi wayday inay ixtiraamto dawlada dhexe,

  • @GeeleJire-m7w
    @GeeleJire-m7w 22 години тому +1

    Aan eegno, siday wax noqdaan...

  • @salmaanabdulahi2967
    @salmaanabdulahi2967 14 годин тому

    Xusein macalim waa basasiinta ethiopia

    • @xiinxiin8922
      @xiinxiin8922 13 годин тому

      Kkkk hamigisu wa somliland waa gobol

  • @MohamudSaid-ff1vk
    @MohamudSaid-ff1vk 8 годин тому

    Turkiga haduu Ethiopia aado dowlada waainey china kaxirataa

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 18 годин тому

    Waxan meesha fadhiya ee Hasan Sheekh dawlad maaha, waa niman lagu adeegto oon lahayn wadaniyad iyo hadaf siyaasadeed.

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 15 годин тому

    Weriye waxbadan baa ka khaldan warbixintaadan. 12626 askari weeyi sidoo kale Ethiopia ciidan kuma yaboohayso ee waa shaqaysanaysaa.

  • @AbduladifAhmedaskar
    @AbduladifAhmedaskar 18 годин тому

    Tukiya waa daneyste wayn ee ha umalleyn amase ha moodin inuu somaliya la jirey, waxaan aaminsan nahey inuu soomaliya u qabtey Ethiopia , inaga ayaa la inaga rabaa inaan diidno , hadalka madaxweyn naha uu ku Hadley ee soomaliya waan caawin ,waanu fahan waa hadel yarreysi , Halka Ethiopia uu kanigey waddan qaniya .

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 13 годин тому

    Ethiopia waa mitid meesheey kudhagaana waa loogooyaa, ee haynaga baxo.

  • @shariifcadow853
    @shariifcadow853 13 годин тому

    Intii Xasan shiiq joogo Ethiopia dalka kama baxeeyso

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 18 годин тому

    Turkey wa culmani culmani dhalay wlhi shiicada Iran ka dhaw somaliyey

  • @SakiHashi
    @SakiHashi 11 годин тому

    Hssan sheikh team dowladanimada mayaqaanan wayna ucaadatay uma somaliyeed USC waxba may maamili karaan somalia lkn waxaa fiican in ay ganacsi bas

    • @cirjiidh77
      @cirjiidh77 11 годин тому

      SSDF ayaa ka fican😂

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 14 годин тому

    Wadanka halaga qabto ninka waalan garguurte wadanka xaraashaayo, maamul gobaleedyada iyo paarlamaan ku sheeyadu lacagta lagu aamisiyey sidaan isudhaamaan.

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 16 годин тому

    Wadankan maalinki xasan ladoortay baa logu talagay inuu dhibaato kabixin

  • @GreaterSomaliya1
    @GreaterSomaliya1 9 годин тому

    way ugu talo galen , waxaa la dhahaa jahwareer siyaasayeed, dadkaan caamada ah ayaa la walayaa .

  • @MohamedJahweyn
    @MohamedJahweyn 14 годин тому

    Doolada iskana War qabto

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 19 годин тому

    Wa ciyaar kale somaalia la ciyaari si loosi wado is afgaraadki Ankara 😂😂😂😂 dibna shicinta dambe ethio laga daago

  • @A.salammahdi4950
    @A.salammahdi4950 8 годин тому

    Waxani dal maaha

  • @mowlidsiyadbishar4352
    @mowlidsiyadbishar4352 12 годин тому

    Madaxtha oo madax weynaha uhoreyo sofadhiisiiya sualo halawediiyo somali heshiis dunithana heshis laah away somali way iscuni rabtaa sitha xayawanatha

  • @JamaalCabdi-v3u
    @JamaalCabdi-v3u 23 години тому

    Gurguurte isma maqlo caawa haduu seexdo wixii shalay way kabexeen madaxiisa wax cusub ayuu lasootoosayaa

  • @Heimatar
    @Heimatar 14 годин тому

    Wax madax xanuun la dhajo majirto itoobiya waa beenaale cadoow indho cas kaligeena waan la dagaali karnaa lkn waxaa ka sii fiican in masar iyo eritriya xariirkooda aan adkeeno lawo jeer itoobiyaanku biximaayaan badna wee rabaa inkii caqliga u saaxiob ah si itoobiya uuku cuuryaamin lahaay ayuu suubin sida safiirka uu yiri wecee illla aheed safiirka hadalaa uu yii kaligiis inuu ahaa uu Xasan ku dhihin waad ujeedeen shacuirta iyo qarqarka adalkiisa ka muuqday waa geesi kaligiis il xilqaamay Casan dhiiqa ku jiray ka baxshay.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 18 годин тому

    Soomalia Ama Hogaamiye Xassan sheekh maxamud wuxuu haystaa hal Chance si ay Soomalia uga badbaado burbur Ama inay gebi'ahaanba Dunto saaxada Caalam kana ka baxdo hada Chance kaasi muxuu yahay ?
    Wuxuu yahay Kow in ay Iska Illawdo lahadalka ay la hadlayso Ama faraha ka qaado wadahadal ay kula jirto Ethiopia waayo waxa Ama cida ay is hayaan maaha Ethiopia Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dal si buuxda uga noqday Midawgii beenta ahaa Ee Aan sharciyada ku dhisnayn Ama ku jirin Ee ay Soomalia kuwada jireen .
    Laba, In ay si degdeg ah Ay u Aqoonsato Soomaliland si ay Soomalia dawlad nimadeedu u bad baado isla markaana ay u hesho Aqoonsiga ay Soomalia weydiisanayso Ethiopia ugana hesho Somaliland waayo Cida ay Soomalia Aqoonsiga ka doonaysaa maaha Ethiopia Ee waa Somaliland Oo ah Dal kii ay Soomalia wada formed gareeyeen Jamhuuriyaddii lagu maga caabi jirey Jamhuuriyaddii Soomaliyeed 1960 kii hadana mudo Afar iyo Sodon sanaha ah Dal gaarkiisa u taagan kana baxay gebi ahaanba midaw gii beenta ahaa Ee ay kuwada jireen Soomalia Xassan haysu bad baadiyo Ama Soomalia haw bad baadiyo sidii ay Mileze Zanawi iyo Al-Bashiir kii Sudan u bad baadiyeen Dalal kay xukumayeen Oo ha Aqoonsado J/Somaliland sidii ay Mileze Zanawi iyo Al- bashiir ukala Aqoonsadeen Erritrea iyo South Sudan .

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 14 годин тому

    Lataliyaha eekuleeyihiin wuxuu ushaqeynayaa shisheeyaha walee Nabad iyo Nolol waaindha dheereed waahoree iskafiijiyeen tuugaan dhalasha itoobiyaan aalaheestaa markaasaad wanaag kasugeenaa kkkk

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu 23 години тому +1

    😂😂😂 shababul sheydan. Aya dowlada u shaqeeyo wiilaqii. UNSC AYA SAX AH. DOWLADA HALO QORO. MACQUUL MA AHAN. EA SHABAB. VILLA somalida

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 20 годин тому

      250 000 Oromo Garoowe joogto kuwaas yey u shaqeeyaan

  • @SICIIDHassan-hl9hp
    @SICIIDHassan-hl9hp 14 годин тому

    Madaxweynaha Turkiga Erdogan Waxa Uu Lajiraa Ethiopia Iyaguuna Rabaa In Bada Soomaaliya Ay Qaataan Soomaaliyeey Indhaha Fura Dib Haloogu Noqdo Heshiiskii Amniga Bada Ay Turkiya Nala Gashay?Markii Loo Saxiixayna Ay Nagaga Baxday Horeyna Turkiga Danaheeda Ayey Naga Dhexwadatay ???Oo Islaamnimo Nooguma Soo Gurman ?Hadane Itoobiya Ayey Isku Dan Yihiin

  • @faysalabdi1945
    @faysalabdi1945 23 години тому

    Universal waligiinba waxaad aheedeen jawaasiis u adeego shisheeyaha. Intaan warbaahin soomaaliyeed arkaayay ee arinaan kahadlaayay sifiicanay uhadleen marka adinka lagareebo.

  • @CosobleDiiriye
    @CosobleDiiriye 23 години тому

    Uf uf uf uf

  • @shaficimohamedomar-d6b
    @shaficimohamedomar-d6b 18 годин тому

    soomaliya loma keenayo ciidankee dhulka hawiye uun buu ilaaliyaa adeer daarood dhulkiisa inta jubaland mooyee inta kale iyagaa ilaashada ee soomaliya ha odhan

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 5 годин тому

    War ma cadow ayaad leedihiin ha sii joogan

  • @SaidMohamedNur
    @SaidMohamedNur 22 години тому

    Universal been badanaa