WAA KUWAN DADKA KU HABOON YOUTUBE KA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 кві 2020
  • #Kingck #Reactin
  • Комедії

КОМЕНТАРІ • 1,3 тис.

  • @apshittube7211
    @apshittube7211 4 роки тому +1162

    ck nin qalbi furan dadko dhana usiman yihin alle haku dhowro
    Ankala Ankala 🤣kalmadas ya qatay

  • @abdalajamaal
    @abdalajamaal 4 роки тому +2747

    Aad baan idin salamay CK famliy iyo inta xiisaysa Video’ska aanu samayno wan idin salamay 💪💪

    • @yahyemohamud5362
      @yahyemohamud5362 4 роки тому +15

      Prankiyada soo badiya sx0

    • @hannaqalbi73
      @hannaqalbi73 4 роки тому +9

      Hore u soco abdala jamal🔥👏

    • @ikranazluubsanismail4894
      @ikranazluubsanismail4894 4 роки тому +7

      Aad bnu kaga qaadny my bro abdalla jamaal lkn vlloges ka noso badiya billahi calaykum

    • @sagaladan7666
      @sagaladan7666 4 роки тому +5

      Abdalĺa ma UA-cam baad ledahy🤗🤗

    • @emmamohamed6581
      @emmamohamed6581 4 роки тому +5

      Hore u socda wll waan idin tageerna Abdalla Jamal io ankala Ankaa😂😂😂😂

  • @sahrashaad9425
    @sahrashaad9425 4 роки тому +220

    Ck wuxu kaga duwan yahay youtubers ka waa will walhi furan somali Mohamed oo dhana uwada siman yihiin jecel horumarka dhalinta soomaliyeed iam ck family thanks brother

    • @mustiabukadir1082
      @mustiabukadir1082 4 роки тому +3

      Inta le kujeclada ck no qabil iyo hasid.

    • @sahrashaad9425
      @sahrashaad9425 4 роки тому

      @@mustiabukadir1082 haa waa wiil dadka dhan u siman yihin waana positive attitude mnsha alalh

  • @ABDULLAFJ
    @ABDULLAFJ 4 роки тому +219

    Masha Allah waa dad diyaarsan dalkeena nimcaa fadhisa xaqiiqatan
    Ck films waa boqaneyna wiilashaas ♥️♥️🤙🤙

  • @shacniabdi2784
    @shacniabdi2784 4 роки тому +166

    King ck hreer hargaysa halkanay kugu so dhawaynayane koormad iman donta somaliland

  • @ifraahahmed8335
    @ifraahahmed8335 4 роки тому +108

    Rer hargeysa ilahey amarkisa wa dad aa iska jeclahay💖💋

  • @cazminalka2741
    @cazminalka2741 4 роки тому +109

    Walal murug baa iheyzah bisha ramadan darted fadligeda iigu soo duceeya in uu ilaahey iga kor qaadoh murugta wlalyaal😭😭😭waa walaashin oo idinka codsaty duco😭

    • @sucadmohamed8836
      @sucadmohamed8836 4 роки тому

      Alleh haka qado wlloh murgdan faraxd hagu badalo

    • @cazminalka2741
      @cazminalka2741 4 роки тому

      @@sucadmohamed8836 amen mhdsd qaali

    • @fadxiyamuuse8405
      @fadxiyamuuse8405 4 роки тому

      Allah haka dulqado wllo oo farxad hagugu badalo

    • @xalimaabdisalan11
      @xalimaabdisalan11 4 роки тому

      Murugada farxad allaha kuugu badalo aamiin yaa rabi

    • @farijany4594
      @farijany4594 4 роки тому

      Walalo alaah haka qaado dhibka kuhaysta

  • @subeirofficial4037
    @subeirofficial4037 4 роки тому +3

    King ck waxan ahey muwadin somalilander ah oo kana mid team ck or ck family hadan nahey bulshada reer somaliland aad baan kuu tageerna waxanan rajeynayaa inad marun timado hadu alle yidhahdo waxn ku lenahy king ck go forward don't come back 🙏🤗
    Guul kuu rajeyneynaa❤❤❤

  • @abdirahmanabshir2141
    @abdirahmanabshir2141 4 роки тому +6

    King ck kalmada ciyaalka xaafada hadaan nhy reer waqiiyo waxaan u naqaanaa ciyaalka hafta ama kuwa moobilada dhufta 👋👋👋❤❤❤❤

  • @maidomaanka2888
    @maidomaanka2888 4 роки тому +45

    Ck walla jira runta hadaa ku shego adaa maalinteeda iqurxiyo marwalba waxaan ku leeyaaa adigana maalintaada ala ha qurxiyo farxad iku nolaaaw qof kaa qalbi wamagsan ma arag cadawgaaga hajabo 🙏🙏❤❤❤🤴🤴❤🤴❤🤴❤🤴❤🤴❤🤴❤🤴❤🤴❤ ramadaan kariim my brother Ck fmliy ha nolaadaan

  • @Updisallam12
    @Updisallam12 4 роки тому +37

    Reer Hargeisa NoLosHoOda saasa waLigEeN weYnU faraxsananaYna abid🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @banoodachannal4379
    @banoodachannal4379 4 роки тому +57

    Ck Aada La Aadaa kkkkk aa laga soo gaba gabeeyey kkk Waa Muuqaal u qalma wax walba in la saaro wlhi Abdala jamaal waa u tagey oo waan lasoo Qosley

  • @hamdamahamed8460
    @hamdamahamed8460 4 роки тому +78

    5 sano kahor mrkan aha secondryga frm one caydaruus ama wiilka dharka cad intu noso galo ayu na dhihu jiray mnta xiisadii jacylka ayn idin dhigaya ee ha qoslina wlhi xarabu aha🤣

  • @aarkaxajichannel6758
    @aarkaxajichannel6758 4 роки тому +1

    King ck pro balankii aheeyd qofkii layimaado talanti waan kalacinaa wlhi balantaasi wadadii waad ku socutaa
    Marka ck family hadaanay farxadeno agtaadey talaa waa sida aan aamin sanahay anigo pro ifarxad gali allaha ku farxad galiyee baan ku leyahay

  • @wardasuldan7448
    @wardasuldan7448 4 роки тому +17

    Markan dadkayga iyo Ck isku helo wan dacad qosla Wlhi My Somaliland❤💋❤

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 роки тому +36

    CK sootaa reer magaalka ahayd ma ninkan ayaadan aqoon
    Waa ninkii u horeeyay ee somaliyeed ee Afro Dance somalida baray AYDARUS AZONTO

  • @hodanhamud332
    @hodanhamud332 4 роки тому +13

    Ck shakhsi talent leh keep going sidd ddka u cawineysooo waaa qaab ku dayasho mudan pro tageeero lambar one kuuu ahy

  • @puresomalilander3248
    @puresomalilander3248 4 роки тому +13

    Welcom HargeizaH prother roog caz laguu dhigaah zo dhery from hatgeizah

  • @mohametilkacaze2792
    @mohametilkacaze2792 4 роки тому +71

    Ck meeShad weerar ka ku wado waanu faHmayna 😅
    Fadhiyo xun wxba kama qaadaYan mgcga ka wayn pro ✊💪💪

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 4 роки тому +16

    Mancha allah wllky ck sidaa nooga farxiso alle hakaaga farxiyo🥰🙏

  • @ardobashir7984
    @ardobashir7984 4 роки тому +2

    Mansha allah Ck wadaad ayaad ku qurux badan tahay kofiyada iyo cimaama da jag ayaad kutahay 👌👌👌😍😍😍

  • @yusuffarajuun610
    @yusuffarajuun610 4 роки тому +19

    Different u dhexeeya UA-cam leyda waa kanaa maaha reaction kaliya ee waxaa ku jura dhiiri gelin iyo niyad dhis CK brother inta ku neceb waxaa ka badan inta ku jecel 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hamdiyanaaragsan2887
    @hamdiyanaaragsan2887 4 роки тому +30

    Jagaa kugu ahay Nabadoon ck masha allah wlhi ugaas ba u egtahy 😍😍😍😍😍 funy waye 😁😁😁😁😁

  • @qunyarsocod6737
    @qunyarsocod6737 4 роки тому +38

    Ck boqorkeena 🙏❤️ cidii mala yacni kulasoo aado anagaa ujoogna somaliland girl 👧❤️

  • @zakixasan8567
    @zakixasan8567 4 роки тому +46

    From Brazil like ta xagiina waye soma.liyey

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 4 роки тому +3

    ReR Somalilanad hadal udaa mansha allha Mansha allh Manzha allh Manzha allh

  • @sacdiyomaxamed3579
    @sacdiyomaxamed3579 4 роки тому +28

    Family Ck Ramadaan Muparak Baan idinka soo Lyhy Qaas ahan asxbta Nairobi😇😇

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial3568 4 роки тому +47

    Inta cvmad ku afurtey like👍Alxmdulillh

  • @drsshaymaismaaciil5387
    @drsshaymaismaaciil5387 4 роки тому +1

    Nin jira ck hore usoco lipaax kal iyo laap kusalamyna aniga iyo dhamman dhallinyarada reer somaliland gooray noqotabah wn kusugaynaa insha allah

  • @khadradhool1947
    @khadradhool1947 4 роки тому +1

    Caydaruus iyo cabdalle jamaal vani wlhi wan tageera hore u socoda walal an jecelay❤❤❤❤❤🥀🌹🌺⚘

  • @hamze6402
    @hamze6402 4 роки тому +14

    Legend king ck
    Bro keep going never backward
    From Hargeysa

  • @sunaliitabbe3865
    @sunaliitabbe3865 4 роки тому +17

    Masha allah dhulka dooga leh jag aya ku ahay 💖

  • @hibodayib9507
    @hibodayib9507 4 роки тому +1

    Masha allah CK qof qalbi fiican oo soomaali iskugu mid tahay ilahay haku xiftiyo guulayso Aakhiro iyo Aduunkaba Bro CK

  • @naajuu5462
    @naajuu5462 4 роки тому +289

    Ck qofkii hormakiisa Jecel
    Like igu waal

    • @abdullahikobciye2010
      @abdullahikobciye2010 4 роки тому +2

      Najma Mohammed wll Adna hormar wanaagsan kuu rajeynayaa ee fadlan bisha barakeysan darteed subscribe iigu saar kana faaideyso raxmada bishaan ua-cam.com/video/-noNTWSRfpU/v-deo.html

    • @cabdiraxmaancabdi8971
      @cabdiraxmaancabdi8971 4 роки тому

      Waanku saaray bro

    • @mohabofficial6489
      @mohabofficial6489 4 роки тому

      @@cabdiraxmaancabdi8971 subscribe ii saar blz wll

    • @abdullahikobciye2010
      @abdullahikobciye2010 4 роки тому

      @cabdi raxmaan mahadsanid bro

    • @abdullahikobciye2010
      @abdullahikobciye2010 4 роки тому

      @moha official subscribe iisaar wll adoo mahadsan

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 4 роки тому +27

    Malinta ciida ayaan u dalxiis tagi doonaa Insha-Allaah 🤗🤗🤗

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 4 роки тому +40

    Kkkkk Abdalla jamal abdallah ina aptigay❤ iyo sxbkis Ceydarus😍🌹 caadimaha wa funny nolaada ck dadkan camal no keen wlhi wa dad jira o afkooga wax lagu shubay😂😂😂😂😂😂

  • @mr.araale3075
    @mr.araale3075 4 роки тому +2

    Qof walbo wuu sameen karaa wuxuu rabo ani madhin 💯🤝👉ck

  • @khalidqawdan6952
    @khalidqawdan6952 4 роки тому +29

    Reer hargysa 😂🙌🏻💯😂

  • @bulshaawishow2024
    @bulshaawishow2024 4 роки тому +75

    Wll CK ereyga "OYOYOOY "
    Waa erey ay isticmaalaan dadka reer hargaysa ninkan uun maaha ee soo daawo
    Dayax films
    cawke chanel waad arkaysaa waraysiyada

    • @samiramuktar1720
      @samiramuktar1720 4 роки тому

      Fusr

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 4 роки тому +1

      @@samiramuktar1720 oyayaa waa kalmad la dhiganta abo aboo yacni markaad la cajabto wax

  • @zamzammoha6572
    @zamzammoha6572 4 роки тому +4

    Oyoyooy wanka helay CK labiskan jagaa ku thy maasha allah Ramadan mubarak dhmntin

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka3747 4 роки тому +2

    mnsha allah ck wll qalbi wangzan hlkaa kaga wad dhlinta wad dhiiri galinayso keep going mi bro full respect

  • @naswadxasan2696
    @naswadxasan2696 4 роки тому +14

    Masha Allah brother ku amin sanahay keep going zxp

  • @abyanhusein1125
    @abyanhusein1125 4 роки тому +53

    I am first the comment wow masha allaah Ramadan mubarak all muslims

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 4 роки тому +9

    Ragaasi waa legends wlhi aadbaan ugu xidhanahay 😍🙏

  • @CabdixakiinCabdixakiin-lb5cd
    @CabdixakiinCabdixakiin-lb5cd 4 роки тому +1

    Masha allaah wiilashaan nashiidada ramadaan qadaaya cod macan alle diintena qurux badanaa

  • @missflower2272
    @missflower2272 4 роки тому

    King ck waanu rajaynayna inad mar timaado hargaysa gaar ahaan isha gobka inad cagahaaga inad kutagto ood soo daawato anaguna wanu kusoo dhawayn inzha allah keep going 🌹

  • @mohamoudabdi3525
    @mohamoudabdi3525 4 роки тому +41

    Aidarus mohamed abdilahi warsame
    Waligii somaliland ma dhaafin 😂😂😅

  • @sanduuraiid6349
    @sanduuraiid6349 4 роки тому +20

    Manshalllah caydaruus iyo abdale jamal waa dad cafimad qaba maaha kuwii yar yara ee kugu soo shacbaxayay ck one love ck famaliy ❤❤❤❤❤

  • @nakhlannasib5746
    @nakhlannasib5746 4 роки тому +1

    Salaan sare ck family oo dhan ramadaan kariim video kii ugu ficnaa iyo oo yoo yooo bro keep going

  • @aaminaosman7189
    @aaminaosman7189 4 роки тому +1

    wlhi waafani wilasha keep going dheh wll ck wadsalaamantahay guul wcn marwalba wll jiro ❤🙏

  • @chahmadadan9758
    @chahmadadan9758 4 роки тому +3

    Ck Waa qof Qalpi fiican oo jecel dadka kale horumarkooda runtana ka sheega waxwalba wan aminsanahay ck family Dirisle waad dhaanta dadkuu yasaa isagoon waxba ahayn inta igu raacsan like dhac igu siya ❤️❤️😀

  • @nasraibrahiim3194
    @nasraibrahiim3194 4 роки тому +5

    Walahi ck sida lamoodaayo ma ahan keep going my brother

  • @manchesterunitedfan5252
    @manchesterunitedfan5252 4 роки тому +1

    MACHA ALLAH #Teamck aad baan ugu farxay sida aad isku qadarisaan
    Waxaan kasii jecLaan laha in all UA-cam inTa Famous ka ah ay midoobaan kuwii caLoosha wax iskugu hayana ay is cafiyaan siiba dirisle iyo Cumar Ck
    Maalin un waan hubaa in aad is cafin doonTaan
    Anigu team ck
    Iyo team dirisle wan ahay
    Labadoodaba aad ban u jeclhy
    BEST SOMALI UA-cam'S 👍💯
    ❤🙏🤝❤🙏🤝❤🙏❤🙏

  • @apdiaziizjama2601
    @apdiaziizjama2601 4 роки тому +11

    Ck zxp somaliland adiga ayay ku sugaysaa halkan iyo meelo klaba waa ku dalxiisi doontaa insha allah👍👌😍

  • @luvkybilan4762
    @luvkybilan4762 4 роки тому +8

    cidii mlinta isha gopta ila joogtay liket dhc ku siiya mshas wlhi wa mel ad u qurux bdan hbenkii mrka wlina qaaciga la tumayk mcnka adunka weeyi wlhi😍💯

  • @raxmasaleebaan916
    @raxmasaleebaan916 4 роки тому +11

    Wlhi waaa meel asale 2019 ayaan tagayoo malin xasuuus mudan

  • @ahmedromanio
    @ahmedromanio 4 роки тому +1

    Rer wooqiga lahjadoda funny ah I like horey usocda dadkeyga

  • @ckfilmsvlogs9410
    @ckfilmsvlogs9410 4 роки тому +392

    Hhhhh asal reer waqooyi inta jecel like dhac kusi

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 роки тому

      oogo official channel Mahasanid

    • @upsidesalam2870
      @upsidesalam2870 4 роки тому +12

      Somaliland ba nala idha wa jamhuriyad go'an hana xaqirnde wll

    • @ckfilmsvlogs9410
      @ckfilmsvlogs9410 4 роки тому +4

      @@upsidesalam2870 hhhh wllo laftyda somaliland dhalad ah ban ahay lkn lahjadena marka somali la eega aya waqoyi laynogu yeedha

    • @albertoyahya
      @albertoyahya 4 роки тому

      @@upsidesalam2870 wllo subscribe isaar

    • @ahmedgurey291
      @ahmedgurey291 4 роки тому

      @@albertoyahya pro subscribe isaar anna waan kuu saaray

  • @adoontiialle671
    @adoontiialle671 4 роки тому +2

    Mashallah Walalakay ck waxad tahay nin qalbi furan alle ha ku xiftiyo

  • @yamaniyareabdi9507
    @yamaniyareabdi9507 4 роки тому +23

    War adinkana aniga like ta dhac dhac iigu jiida✌🏿✌🏿✌🏿

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 роки тому +3

    16:22 intaas ku heystaa wllhi 🙏cajil cajil masha Allah RAMADAN KARIIM Somali maxamed 🌙🌙🌙

  • @harfomedia8820
    @harfomedia8820 4 роки тому +1

    Masha wallkey qof qalbi nadiifa ayaa thy jecelna hormarka dhalin yarada waxaa thy qof kudayasho mudan ❤️

  • @nastehasalad7437
    @nastehasalad7437 4 роки тому +1

    👌masha allaah tabarakallaah ck aad baad ugu qurux badan tahay shalkaan iyo cimamadan

  • @Mustaferooney
    @Mustaferooney 4 роки тому +7

    8:35 hhhhh gabdhu wey isku camirtey ee run ha moodin CK yaney ka hoos bxin

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 4 роки тому +4

    Sheeq ck waa ku salaamay ⭐
    Ramadan Mubarak ⭐🌙

  • @gujimowliidcabdilaahi12guj72
    @gujimowliidcabdilaahi12guj72 4 роки тому

    Ck best youtubers in the world tageere buuxa inader hore usoco runtii nin furfuran oo qalbi wanaagsan bad thy inader aad ban u xiiseya reactionkaga nimankan cabdele iyo jamaal waxay sameeyen prank super markets hargeysa Ku sameeyen runtii waa niman talent leh markaa viva ck family

  • @sumayamustafe1742
    @sumayamustafe1742 4 роки тому +10

    Abwe ck from hargeisa jooga
    Nacabka ka kalayi ido ku qalaya somaliland kugu sygena❤💋❤💋

  • @ahmedbritish8942
    @ahmedbritish8942 4 роки тому +3

    *Kkkk Ar Ck Caadi Ma Ahan Soon Xitaa Waalaga Qoslinaa keep going Best UA-camr in the world*

  • @xafoozasoso6674
    @xafoozasoso6674 4 роки тому +3

    Ck Aaad baad uu mahad santy walaal sidaad qalbi ficaan uu ladahy👏illahay haku sharfo walalkay Cumaar Ck👏🔥🔥

  • @esmahan143
    @esmahan143 4 роки тому +2

    Abdala jamaal and azonto my fav UA-camrs🌷😘😘

  • @KHALED-zj6jh
    @KHALED-zj6jh 4 роки тому +2

    Ck waa qof jecel horumarka qayrkii 😍😍

  • @ahmedyazzin8048
    @ahmedyazzin8048 4 роки тому +13

    Ck brother love ii sar👍 from somaliland💯

  • @calixasancali2482
    @calixasancali2482 4 роки тому +12

    Masha Allah ck nin qalbi furn inuu yhy like yaa Leyla dhafin

  • @hawoqaali9073
    @hawoqaali9073 4 роки тому +2

    Mashallah abdalle iyo cayto

  • @nafisoabdullaahiaxmed6279
    @nafisoabdullaahiaxmed6279 4 роки тому +1

    Waaaw masha allaah waxaa tahy qof qalbi wanaagsan oo dadka ay wada jecelyiheen. Qofwalbanah caawinaayo waxaa rajeenayaa in laguugu daydo. Kudayashaa mudan tahay.

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому +3

    Ina Jamal iyo cayto wan idin salaamay ilmadeerayal, hargaisa socotay ❤️

  • @ridwaanmaxamedyuusuf1668
    @ridwaanmaxamedyuusuf1668 4 роки тому +32

    Salamulahi caleykum ck famaliy
    Ramadaan kariim

  • @somasoma-wt2xr
    @somasoma-wt2xr 4 роки тому +1

    masha allh wll ramadan mowarak wasax farxada wamohem thnks

  • @zahrasheik7658
    @zahrasheik7658 4 роки тому

    Dadka uu daan ck ayey mar walbo kahadlayan ....waa wil fcn CK.. Allah hanu xafidho wilkina ck..Yaa igu racsan🙏🙏

  • @hanibashiryusuf2178
    @hanibashiryusuf2178 4 роки тому +5

    King ck dhiga ugu sharaf bdnow❤

  • @wll__ziyech2286
    @wll__ziyech2286 4 роки тому +105

    Waligay 100 like magaarin like iisaara hadaa team ck kamid tahay

  • @sahrocali4995
    @sahrocali4995 4 роки тому +1

    Masha Allah waan kaley horey usocda walalayal ❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋😍😍😍😍😍😍🙏

  • @shaleeymaantakuiloow492
    @shaleeymaantakuiloow492 4 роки тому

    Muqdisho volog ukasmeeyay ayaan horey udaawaday wiilashan wan taageera wlipa tagera number one kunool Germany from muqdisho

  • @kingxarago8937
    @kingxarago8937 4 роки тому +6

    KinG Lpx Aan Tageero Pro Keep GoinG From Hrgysa👏❤

  • @hafsahassan7435
    @hafsahassan7435 4 роки тому +3

    Ramadan Mubarak ck family ❤❤❤❤❤🥰🥰🥰

  • @bapsmcasharif3368
    @bapsmcasharif3368 4 роки тому +1

    Runti ck wa will qalbi furan sxb horey usoco hormarka dalinta sida kuwad

  • @saynoritapea7728
    @saynoritapea7728 4 роки тому

    Odey xaayow waan ku salame saana quruxlow ku tahay ❤❤🥰 ramadan karim

  • @muwahibmukhtaar1469
    @muwahibmukhtaar1469 4 роки тому +4

    Ck madax saree alleh haku sharfow wllo❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasanxoogsade6160
    @xasanxoogsade6160 4 роки тому +34

    Inta iga dambeyso like wa laga horaya isma lahayn
    Ramadan kariin

  • @salmaabdulkader3697
    @salmaabdulkader3697 4 роки тому +2

    Keep going pro qali ilxun kuma aragto one love❤❤💋❤💋❤

  • @manaalanwar5826
    @manaalanwar5826 4 роки тому

    Fadhiyo xuntaay waakaa king ck boqorka reaction ka boqorka UA-cam ka waa wiil qalbi furan wlhi wllky qli waanu ku sugaynaa reer hargeysa hadaanu nahay meeshan iyo meelo kaloo ka qurux badan ayaan ku geyn doonaa insha allah hargeysa cidi kaama xigto adaa leh

  • @amiiraahmeth3672
    @amiiraahmeth3672 4 роки тому +6

    Apdalle JamaaL Apdalle ..Caydurus mohameth apdilaaHi my Brother's❤🙏

  • @asmaaahmad7746
    @asmaaahmad7746 4 роки тому +6

    Ww masha Allah waa dad diyaarsan

  • @cabdixakiinqalifmohamed85
    @cabdixakiinqalifmohamed85 4 роки тому +1

    As ugaas aad Ayaan kuugu hambalyenayaa waayo waxaa tahay nin aan aad u taageero aqoona kuu malihi Aan ka aheen in kaala socdo ama aan ku xiranahay bartaada horay u soco rabina kuma tuso xaasid waa eng shiine FRO norwey

  • @steven_77official39
    @steven_77official39 4 роки тому

    Ck famil nin kaliya an wato wan ku salamay form hargiesa ka so salamay hore u soco brother

  • @museabokr8589
    @museabokr8589 4 роки тому +8

    Ck from hargeisa ku Salamaysa. Ck showgaaga waa lagaaa suga ramadan ka dib

    • @sakariyeabdi9046
      @sakariyeabdi9046 2 роки тому

      Hada wuu qabtay kawarn waa 2021 bishii 11 .29 waxan kaa soo salaamayaa dalka beljuimka

  • @axmedabdishakur7014
    @axmedabdishakur7014 4 роки тому +28

    Reer somaliland wey ku jecel yihii walaalo waan kugu soo dhaweynenaa

  • @HooyoFartuun
    @HooyoFartuun 4 роки тому

    Ck waa arin fiican youtubers yar yarka sidad uso ban dhigtid channel kooda .waad mahad san tahay .horey usoco.

  • @lailamuse124
    @lailamuse124 4 роки тому

    Masha allh waa wiil...dadalya haru soco walalkey

  • @abdighanijr518
    @abdighanijr518 4 роки тому +25

    8:36 "Var" waar inantaasi maxay tidhi hees aan sameeyey ayaan u dhiibay laabsaalax iyo weedhsame tolo ma fanaanin bay noqdeen, heesta waxa sameeyey weedhsame waxaana qaada Bk.

    • @libanjlofficial5452
      @libanjlofficial5452 4 роки тому +2

      Hhmm😂 inantaNu waY izpazasTaY hlkaaz

    • @abdighanijr518
      @abdighanijr518 4 роки тому +3

      @@AAElmi-cl3wt zxp Maxaad isla indha tiraysaa heesta weedhsame ayaa leh sidoo kale Bk ayaa qaada ee iyadu xagay kasoo gashaa bal iisheeg🤔

    • @walalkhan3830
      @walalkhan3830 4 роки тому +1

      Waxa laga yaba iney faninta eysan aqon ulaheyn erayada laxanka heata aya ka dhiman ayuka aya qibrad u leh eray sameyn wey ula tagtay micnha waa sidaaa sidey ani ila tahay

    • @abdighanijr518
      @abdighanijr518 4 роки тому +3

      @@walalkhan3830 ok zxp hadii ay ula tagtay saxid maxaa weedhsame heesta erayadeeda loogu magacaabay ee iyada loogu magacaabi waayay🤔