Xuseen Shire iyo Amina Diva - Ii Diir Nax 2014

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 жов 2024
  • The official video of ii Diir Nax. Directed by Jamal Cadaawe and produced by Cabdi Qani.. Tusmo Films

КОМЕНТАРІ • 302

  • @Kabtan.
    @Kabtan. 6 місяців тому +61

    Waa hubaa inaa soo raadin doontid heestan Hada iga danbyso Like isaar🤟💓🕊

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 Рік тому +7

    Ilaahoow guur xalaal kuweydiistay dookhiibaa iga halaabay oo waan ku daalay raadintiisa

  • @zainabmohamed6302
    @zainabmohamed6302 Рік тому +12

    Ax ax gabadhan shaley ayaan Birmingham kusoo arkey naftaa ku diideysa xaaladeeda mental illness iyo silac ayaa isu raacey alleh ha caafiyo isagaa awood lehe .

  • @zakipastian7738
    @zakipastian7738 Рік тому +6

    Korkaga dahabka ah
    Dibnaha quruxda leh
    Indhaha deyrada kudiirsadaye
    😢Hadayrine ii damiir naxos
    Dabaysha io dhaxanta dugsi iga noqo
    ❤Jacaylkana ha igu deyn kalige
    Docdaada qabo kuleeyahy❤

  • @aliismail7620
    @aliismail7620 4 місяці тому +12

    Sida dadbadani sheegayaan hadday xaaladda Amina tahay, Xuseen Shire iyo dhammaan dadka ku nool UK gaar ahaan Birmingham waxa aan ka codsanayaa inay isugu dayaan sidii ay wax ugu qaban lahaayeen.

  • @MacalinMaxamuud-zv2lq
    @MacalinMaxamuud-zv2lq 4 місяці тому +3

    Gabartaan xiriir aad ufiican ayaan lalahaay wan kaxumahay ALLAH kucaafiyo jacelkeyga hore

  • @shacabkasoomaaliyaa1
    @shacabkasoomaaliyaa1 4 роки тому +11

    Allah cafimaat taam hakusiiyo amina waa xanuuun santaheeye magaldaa Birmingham jogtaaa ahaaaa usoo duceeya Somali 🇸🇴 please

    • @abdirahmanahmed5140
      @abdirahmanahmed5140 4 роки тому

      Alle ha caafiyo lkn wllo gabadhan here kale maqaadin miyaa magacedu Aamina diva manu ahayn

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 4 роки тому

      Ilahay cafimaad tamah ha siiyo miskiinta

    • @maryammohammed6297
      @maryammohammed6297 3 роки тому

      Amiin,it brokers my heart everytime I see her in small heath.

    • @FadimoCabdinasir
      @FadimoCabdinasir 2 місяці тому

      Maxaa kudhacay wll Allah hacafiye😢

  • @princesskaafiahmed8768
    @princesskaafiahmed8768 4 роки тому +3

    waa 5tii bishii 8aad 2020 abaaro 8:00PM waxaan u xiisaynayaa sidii inay hada soo baxday oo kale ugu yaraan 8 mar ban ku ceshaday

  • @AbdiqadirFarahElmi
    @AbdiqadirFarahElmi 6 років тому +10

    hees shidan jacayl iyo masrixiyad heer sare ah, anaaba jeclaaday gabadha, xuseen shire igu soo wareeji

  • @updullahiismail610
    @updullahiismail610 5 років тому +5

    somalidu fanaanimada waxay u maleeyeen in ay tahay in lays qurxiyo oo lays qaawiyo lkin fanaanimadu waa cod macaan waana mida loo bahan yahay sida gabadhan oo kle GO Forwad sister

  • @laylaabdirahman6805
    @laylaabdirahman6805 Рік тому +8

    Hestan 2023 dawana waliba aamino yar xanunsan Marka ku arkay Birmingham abayo allha kucafiyo

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 Рік тому +1

      Maxa helay abyo xanun noce ah alaha shafiya 😢

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 2 роки тому +9

    heestaan waxaan soo bookhday jimco 26/aug/2022 yaa kaloo soo bookhday 😂😂😂☝️

  • @quenmera8192
    @quenmera8192 6 років тому +4

    Masha allah cod iyo soo jidasho aye ledahay fananadan khadro silimo u egthy masha allah fanka kuu baahan

  • @abdallahsoleyman4121
    @abdallahsoleyman4121 8 років тому +29

    gabadhan tii iigu horeysay ee an arko ayadoo midabkeeda orijinaalka ah ku heesaysa . gabdhaha kale midab koobi ah ayey isticmaalaan inta badan

    • @maakhiri3886
      @maakhiri3886 7 років тому

      Abdallah Soleyman xamda yar ma aragtay weli
      Boqorada maariinka

    • @updullahiismail610
      @updullahiismail610 5 років тому

      sxb fanaanimadu mahan model iyo in lays qurxiyo ee waa codkga

  • @abdiwarsame8310
    @abdiwarsame8310 2 роки тому +2

    Wow abwaan xuseen shire wn ku taageeraa ale haku xafido

  • @Hon-dhiblaawe4057
    @Hon-dhiblaawe4057 3 роки тому +3

    M.a alfanaan xusen shire iyo aamina axsan hees aad ugu riyaaqay 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nasramuhummad871
    @nasramuhummad871 3 роки тому +13

    Ax walaahi my heart is broken walaal yaaloow gabadhaan hada wey xanuunsatay usoo duceeyo Birmingham homeless ka ayeey kujirtaa please uduceeyo maskaxdaa laga naayaa 😪😭😭😭😭😭😭😭😭😱

    • @shankarooncagadahab3961
      @shankarooncagadahab3961 3 роки тому +1

      😭😭😭😭😭😭😭Duhurkii ayaan arkayey wlhy aad baan uga naxay Allah ha caafiyo gabadha allow caqligeedii iyo cafimadkeedii u soo celi Yaa Rabi🤲🤲🤲🤲🤲

    • @maryammohammed6297
      @maryammohammed6297 3 роки тому

      Ameen

    • @maryammohammed6297
      @maryammohammed6297 3 роки тому

      Where's her family abyo?

    • @hamseabdi7308
      @hamseabdi7308 3 роки тому

      Zhp miyay walatay

    • @CawoiyoAyaan
      @CawoiyoAyaan Рік тому +1

      Abaayo gabadhan sowtu guursadey ninkii nimco degan maxaa ku dhacay

  • @aymanzaakir8458
    @aymanzaakir8458 2 роки тому +2

    Sida lashegayo xaalkedu hadu yahay Rabi baan Gargaar Cafimad oo soo dagdaga oga baryay
    Somalina ilahay hatuso midkoda dhiban inay ugar gaaran oy ugu tartaman siday ugarab istaagi lahayen
    Insha allah Dadku kuu noqoy Hooyo iyo aabo abayo Amina

  • @saxnuunisiyaad3666
    @saxnuunisiyaad3666 3 місяці тому +1

    Ilaahi ha ku caafiyo. Quruxey. Naag cod macaan. Bad ahayd❤

  • @maxamedcali6290
    @maxamedcali6290 2 роки тому +1

    Aad iyo aad wllhi heestan waa heesta kaliya aan ugu jeclahay heessaha xuseen shire the 🥰🥰🥰🥰💔💔💔✌✌

  • @Maxameddaanbuur
    @Maxameddaanbuur 8 місяців тому +1

    Xasuus 2015 anigoo ah maxamed daanbuur iyo sxb maxamed fadhag barigii jaadka miirowga garoowe too gaalkacyo

  • @maxamedcabdulahi7099
    @maxamedcabdulahi7099 3 місяці тому +2

    Ilaahay ha caafi gabadhaan cafimaad sareeca Eebbo weyne ha ku siiya dambe dhaaf Allaha kaga dhig😭😭😭😭

  • @asadmaxamed5449
    @asadmaxamed5449 9 років тому +4

    heestaan asxaabeey kamaba daalayo, gabadha aan u aaneeyay taa oo dhaqanka soomalida huwan
    ilove my dhaqankeyga

  • @abdulhakimbelbel8482
    @abdulhakimbelbel8482 Рік тому +3

    Gabadhan way waalatay waxay wareegtaa birmingham small heath
    Waxay cabtaa xashiishada karaaga ilahow u sahal qoftaa sidaa u quruxda badan hada waa laga cararaa 2022 December 16

    • @hamseabdi7308
      @hamseabdi7308 Рік тому

      Soomalidu maxaad wax ugu qaban waydeen

  • @khalidcanada6106
    @khalidcanada6106 2 місяці тому +1

    Allah cafiyo wlsheey aamina wey xanuunsaneysaa rapiyoow cafimaad taam ah sii😢😢

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 3 роки тому +11

    Gabadhaan homeless ayeey ku tahay Brigham ayaa la leeyahy sorry aamina 😭😭😭😭😭 nasiib wcn iyo nolol wcn ayaan kuu rajeynaa

    • @salmaa2871
      @salmaa2871 3 роки тому +1

      Ruun waaye, waxaan arkey maalmo kahor in small heath, anoo markiihore layaabana gabadh/hoyo soomaliyeed oo tuugsanaysa baan hadane maanta maqlay inay aheyd fanaanad, ina Lillaahi wa ina Ilayhi Raajicuun. La xawla walaa quwata ilaah Billaah.. That whole area markay dadku bangiga lacagta kalasoo baxayaan dhinacay iska taagta sa qofwalba wadnahaa istaaga isdhahaayan amay midi wadataa, its a reminder for all of us to be thankful to Allaah The Most Merciful... It shows you how powerful Allaah is. The qadar of Allaah Subxaan'Allah. Alhamdullillahi Rabbil Aalamin Wa Shukri Lilllaah for everything

    • @faizaabdi4916
      @faizaabdi4916 3 роки тому +1

      @@salmaa2871 what happened to her SUBXANALLAH this is so sad miskiin

    • @aluul6875
      @aluul6875 2 роки тому +2

      @@salmaa2871
      Subxannallah allow caafi. Markay video ga laduubeysay waay jeclayeen marka xanuunsatayne dib uma aay fiirin waa sida haaysata fanaaniintii hore. gabadha xaalkeeda xitaa maxaa abdi xafid loo gaarsiin waayey.

  • @ayubabdullahiadam4014
    @ayubabdullahiadam4014 8 місяців тому +1

    Aan u ducayno walashen Amina oo hada ku xunusan wadoyinka Birmingham wlhi wn ka naxay mrkan ku arkay Magalada Birmingham miskiin 😢

  • @zadiiqzadiiq1159
    @zadiiqzadiiq1159 Місяць тому

    Wxani hees waa dhaftay an other level 🎉🎉

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 2 роки тому +2

    Ax iyo hees walee my love you 😍 ♥ ❤ 💓 waan ku Haystaa ♥ inta ilawatay saaro ilke you ♥

  • @hudeefeabdi4919
    @hudeefeabdi4919 3 роки тому +1

    2021 yaa ilaa daawanayo gacanta taaga

  • @MohamedAliabdille-xu9eb
    @MohamedAliabdille-xu9eb Рік тому +2

    2023 yaa dhagaysana😢

  • @ahmedcumar4827
    @ahmedcumar4827 5 років тому +1

    xussen shiire gabarta jeclay ayu xabadka galiyayay wlle kama haro dofar yahoow

  • @foziyohajimohud9047
    @foziyohajimohud9047 3 роки тому +2

    Gabadhan hoyaded wa macalimad dugsi illah haka madobeyo waxaan 😢

    • @hamseabdi7308
      @hamseabdi7308 2 роки тому

      Home les ayay ahyd ma ladnaantay tolow

    • @kalsoniahmed8356
      @kalsoniahmed8356 Рік тому

      Waa sax hoyadeed waa macalimd Inaa reer madiino thy aya i cadeesay wn ku salamy ✊

    • @foziyohajimohud9047
      @foziyohajimohud9047 Рік тому +1

      @@kalsoniahmed8356 mamo fadumo xaaji family kora nahnay daris leh wa nahnay marka aqoon fcn u leyahay

    • @hamseabdi7308
      @hamseabdi7308 Рік тому

      Hooyadeed maxay fanka uga qaban wayday

    • @ladagaalnaftamedia5119
      @ladagaalnaftamedia5119 6 місяців тому

      ​@@foziyohajimohud9047walaaley gabadha ehelkeeda hadii aad taqaaniin inaan laxiriiro ayaan jeclahay waayo maalin kasta ayaan arkaa gabadhaan dayacan ee xageen kalaxiriiraa qoyska gabadhan

  • @mohabuzuri9
    @mohabuzuri9 2 роки тому +4

    From tiktok✌️🥰

  • @kalaayofficial4921
    @kalaayofficial4921 4 роки тому +27

    Yaaa ila daawanaayo 2020 fadlan isaar like iyo subscrab❤️👌👌

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 роки тому

      Woooow/
      Waa la is helay runtii waa hees macan.

  • @daahiribraahim2360
    @daahiribraahim2360 10 років тому +1

    Waaaaaaw ya al fanaan al agwaan xuseen shire jamac ciyaar jecel waku salaamay ya wadani wadani wadanigii lawada jeclaayow vivi

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 3 роки тому +1

    Alla gaba dhaan wax u qabto homles ayaa layiri boodhari aan ka soo maqlay🥲🥲🥲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Tusmofilms
      @Tusmofilms  3 роки тому

      Nala soo wadaag informationkeeda

  • @kafinhobou9013
    @kafinhobou9013 Рік тому +1

    Dubaqada nafta ada dagayoh❤❤

  • @saxnuunisiyaad3666
    @saxnuunisiyaad3666 3 місяці тому +1

    2024. Dib. Usooraadshay. Like isaar

  • @abdirashidafey9515
    @abdirashidafey9515 2 роки тому

    Yaa iladeysanay 2022 fanada cod mcn woow

  • @AbdiqadirFarahElmi
    @AbdiqadirFarahElmi 6 років тому +1

    hees shidan Aamina diva iyo xuseen ciyaar jecel waa halyeeyad laakiin timahu ma foojari baa mise waa run

  • @axmedmaxamuud3175
    @axmedmaxamuud3175 7 років тому

    waaaa hèes shidan xusuus 2015 korkaaga dahabkaa dibnaha quruxda leh indhaha deeqdaa ku diirsada eeeeeee eesh calaa hees

  • @milly24681
    @milly24681 10 років тому +6

    Walahy I think I broke the replay button that's how much I've listened to it today lool. Love it soo much ! Song of the year.

  • @gaashAhmedgaash
    @gaashAhmedgaash 24 дні тому

    Woow heestan waxay igu qadatay inaan baasho 10 minute

  • @Caaqibtube
    @Caaqibtube 6 місяців тому +26

    From tiktook❤

  • @khadarfaarax7603
    @khadarfaarax7603 2 роки тому

    Xasuus ayay igubeertay hestan like Sara xaqeeda halasiiyo heesta

  • @kingupdinoorofficial3550
    @kingupdinoorofficial3550 Рік тому +2

    Best song of mine

  • @hamseabdi7308
    @hamseabdi7308 3 роки тому +5

    Sida aan maqlay gabadhani waxay ku xanuusanayzaa ingiriiska weliba iyada oo bilaa hoy ah soomaalida joogtaa ma bilaa damiirbaa ugurmada walaalYAl

    • @sacdiyoxuseen9800
      @sacdiyoxuseen9800 2 роки тому +1

      Mxa ku fhacy wlky miyey walaty mxa dhacy away qoyskeda somali kuma rabto hdadan famil lhyn wa xasidin intad fcn thy kliya lagu raba😥😪☹️

    • @hamseabdi7308
      @hamseabdi7308 2 роки тому

      Haa waa run soomalidu waa xasidin ehel uma joogo uk

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 3 роки тому +1

    Ya magaceeda ka soo raacay Boodhari?

  • @Maxameddaanbuur
    @Maxameddaanbuur 8 місяців тому

    Maxamed fadhag waayo waayo iyo WAQTI tagay 2015

  • @cabdifataaxcabdilahi7996
    @cabdifataaxcabdilahi7996 10 років тому

    Waw heestan way shidantahay gabadhani cod ayey haysaa maasha allah

    • @mohammedcyc4401
      @mohammedcyc4401 10 років тому

      Qoftan maa shidan Torkana Rock uu eg ( mar hore korontada ma tagtay waxba islama hayso boobsO:-)

    • @aminsanweyne8075
      @aminsanweyne8075 9 років тому

      jjjjjjo0ppiu jjjjjjo0ppiu kksnv. z+mohajjjjmmed Cyc

  • @yussufabdi232
    @yussufabdi232 Рік тому +3

    Nice music 🎶🧡

  • @aishailmi5160
    @aishailmi5160 10 років тому +2

    Nice xusen shire aad ban u jeclahay

  • @mohamedsahal779
    @mohamedsahal779 8 років тому

    abwaan iga dheh xusen shire macala fanaan

  • @boqorkagalmudugofficial8542
    @boqorkagalmudugofficial8542 3 роки тому

    Yaa ila dawanaya 2021🙏

  • @xiireycaraale4156
    @xiireycaraale4156 10 років тому

    Masha alah waxas ayaa hees kaa ah

  • @apish_kooli
    @apish_kooli 3 роки тому

    Waa hees jaceyl oo dhab ah zub ssre xuseen shire

  • @weliyudinabdii9436
    @weliyudinabdii9436 9 років тому +1

    Allaha kusohanuniya abow qatar ayas kusuganta wayo adunya waa wah add uyar lagana dimanayo

  • @CfataaxAhmedofficial
    @CfataaxAhmedofficial 5 місяців тому

    Heestan waxaan daawaday 1 January 2022 inta Ka heshey like iisaara 😢

  • @mahadsilverboy2722
    @mahadsilverboy2722 10 років тому +2

    Well done my abwaan xuseen shire wadani

  • @asmaamohamuudjimcale9239
    @asmaamohamuudjimcale9239 4 роки тому +2

    Walhi heestan waxn jeclaan jira xiligii jcylkaygii hore aan xariir lahyn lkn caawa ayaan arky runtuu xasuus ayay igu leedahy lkn aaway heee aniga hada wali maguursan asana wuu guursaday waliba aabo noqday wax walbo waaa calf 😅

  • @A.Salahrealman12
    @A.Salahrealman12 2 роки тому

    Hadeyrine iiba diirnaxoo best song 2014

  • @hassanissack5123
    @hassanissack5123 4 роки тому

    Heestan xusu Aeyey igu le dhahy wlhi 2015 Ayn jcla

  • @aliomarbaashiano7680
    @aliomarbaashiano7680 10 років тому

    caadi ma ahan wayba i soo jidatay cod macana gabadhaaan

  • @qalinlecadde.5543
    @qalinlecadde.5543 9 років тому

    Wwwwwwwww inaba caadi maaha labada fanaan ee aan kala dhicin.

  • @nasroahmed9591
    @nasroahmed9591 10 років тому +1

    The girl's Sudan who knows Somali lounges it's nice song

  • @ahmedhoori3005
    @ahmedhoori3005 8 років тому +2

    best song ever Hussein shire somali native I love

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Рік тому

    Ilahy hacafiyo gabadhan

  • @abdirahmanjeyofficialpage7657
    @abdirahmanjeyofficialpage7657 7 років тому +3

    runti gabadan waa gabar an layabay mxa yelay midibkeda runta ayey kufaanta sidaa kuwad ayan dhihilahaa

  • @abdiqaniwiilwaal3351
    @abdiqaniwiilwaal3351 3 місяці тому

    From tiktok❤

  • @maxaacusub146
    @maxaacusub146 9 років тому

    nice song zxp xusen shire wakutageraa wadani dhab ah

  • @rashiidabdi6210
    @rashiidabdi6210 2 місяці тому

    It was when I climbed the life lader.

  • @xajiyoow7175
    @xajiyoow7175 2 роки тому

    Hw is still watching 7/12/2021

  • @sahruujaalibarre8259
    @sahruujaalibarre8259 8 років тому +7

    waxaa la yabanahay dadka dhahaa ilaahey ka cabso intee you tube ka imadan heeso iyo wasaq fiirsadaan ayey leyihiin ilaahey kacabso yaa ayaga ka xanibay alle ka cabsiga yaap waayee

    • @ahmedalibarre8767
      @ahmedalibarre8767 8 років тому

      xkjb

    • @axmedmaxamuud3175
      @axmedmaxamuud3175 7 років тому

      Săhřűűjă Alī Bărřĕ hhhhhhhhhhh

    • @maakhiri3886
      @maakhiri3886 7 років тому +1

      Săhřűűjă Alī Bărřĕ intay sheekh umal ku qoreen miyuu xuseen shire usoo baxay hhhhhhhhh qix qix

    • @ismahanismahaan1720
      @ismahanismahaan1720 7 років тому +1

      Soomaali_ weyn kkkkkkkk maila aragteey

    • @maakhiri3886
      @maakhiri3886 7 років тому

      Ismahan Ismahaan hhhh waa su'aal adag

  • @ugbaaddhuh3560
    @ugbaaddhuh3560 3 роки тому +2

    Boodhari ba so daawaday marka ba so raadiyey gabadhaan ha la caawiyo reer uk

  • @bileali5755
    @bileali5755 7 років тому +2

    Heestaan waan ka hely

  • @adamxasan5339
    @adamxasan5339 6 місяців тому

    From Tiktok

  • @msogadenqueen7594
    @msogadenqueen7594 8 років тому +28

    hadan dumar nahay marku nin nagu daho quruxley ama qalanjo ruun ayan u qadana markas ayan qosol ku dhufana lkn sidas maa ahan anways Khadra sillimo walashed miya qoftan wad cood macan tahay walashay

    • @maakhiri3886
      @maakhiri3886 7 років тому

      Ms Ogaden Queen hhhhh dadka waxay dhahaan hablaha soomaaliyed ma jilicsana lkn 100% waa hablaha ugu qalbiga jilicsan
      inantan iyo khadra geeloodu isku meel ma daaqo

    • @guriceeljanaad5661
      @guriceeljanaad5661 6 років тому

      kkkkkkkkk markaas ayaad is cajabisaan abaayo

    • @maryanyarey2522
      @maryanyarey2522 6 років тому +1

      Guriceel Janaad hhh ala ina abti isma cajabino lkn ma ana ga og ina run no shegaysan in kle rag amin mlha mid mid moye

    • @updullahiismail610
      @updullahiismail610 5 років тому

      wx walba wa w mcqul wllo lkin wa run carab unbaa dhahaya lkin midna w mid uu dareen iyo klgcyl kularanyahay midna w mid aan afka soo dhaafsiisanaay lkin wx lgrbaa in aad dreemi krto wx wlb oo really wyo wxd ila egthy qof wx grd ah

    • @abshirali4641
      @abshirali4641 5 років тому

      Ms Ogaden Queen hhhhh dhibka dhaaf walal

  • @ayubmoallimali4619
    @ayubmoallimali4619 4 роки тому +1

    M.a original colour 😍

  • @sucdiokofficial
    @sucdiokofficial 6 років тому

    Waaaw waxas aya erayo ka ah

  • @Kaalim_health_college
    @Kaalim_health_college 4 роки тому

    Intii 2014 6/23 like iisaar

  • @captainuk1791
    @captainuk1791 2 роки тому

    So beautiful song

  • @caynaanmusic
    @caynaanmusic 6 років тому

    maxamed karaama waxan dhihi karaa father of the musicition

  • @cashaqudhibbadanaaga9730
    @cashaqudhibbadanaaga9730 7 років тому +2

    Inaba caadi mahan nolow xuseen shire waan jeclahay😚😚😚😚😚

  • @khadrasalehdirie3286
    @khadrasalehdirie3286 Рік тому +3

    War gabadha aad ku heysan wa guri la,an wey xanuunsanthy wadba ogtihine maad caawisan xasidsanidina t.kale xusein shire meshas ma daganyhy hadusa dagayhy waba oday somaliyede gabdha muu caawiyo alla somaliyey gormad dhiig yeelan dontan war gabadha caawiya miskiin 😰

  • @aliahmedamina
    @aliahmedamina 3 роки тому +1

    Maskin homeless in ay tahay ayn Bodhaari ka soo maqlay Allah ha cafiyo waa Gabar Somali ah waan ka naxaya

    • @sacdiyoxuseen9800
      @sacdiyoxuseen9800 2 роки тому

      Wlo bodhari ma chanel ba kuma arkine bal isheg ciwankas

  • @SagalApdiqaadir
    @SagalApdiqaadir 2 місяці тому

    From tiktok miiskin😢

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 9 років тому +1

    Qadra sinimo ayey u egtahay gabadha xuseen la heeseeysa

    • @mxmedjaliil2981
      @mxmedjaliil2981 8 років тому

      hussein dirie waad kabaxsatay xusen Lakin laki xaji ayaa kabadisay

  • @dhambaalmedia
    @dhambaalmedia 9 років тому

    Xuseen Shire yaa fanaan

  • @guriceeljanaad5661
    @guriceeljanaad5661 6 років тому +2

    jimco wangasan dhamaan umada somaliyeed

  • @__abdiraxman1435
    @__abdiraxman1435 3 роки тому

    Waadadkii hore wallahi

  • @huzniibnuyousuf1259
    @huzniibnuyousuf1259 2 роки тому +1

    Macanki o heesa

  • @mohaanmohaan7073
    @mohaanmohaan7073 2 роки тому

    War hees way dhaaftay hees iyo bar

  • @wm9669
    @wm9669 4 роки тому +5

    If you know her. Please help her .
    She is suffering from
    Mental health and on the streets.

    • @aishax2009
      @aishax2009 3 роки тому

      Don’t know her but would like to help her. Do you know her whereabouts?

    • @maryammohammed6297
      @maryammohammed6297 3 роки тому +1

      She living in Birmingham small heath...ilahy ah caafiyo this poor woman..

    • @wm9669
      @wm9669 3 роки тому

      @@aishax2009 she is in birmingham on the street of Coventry road area. She has deteriorated and walks in the winter with no appropriate clothing and with sandals. Subhannallah I am very sad

    • @sacdiyoxuseen9800
      @sacdiyoxuseen9800 2 роки тому

      @@maryammohammed6297 mxa ku dhacy wlo miyeye walatyna bal isheg

  • @FreeYoutube-e9q
    @FreeYoutube-e9q 11 місяців тому +1

    If only people saw the lady nowadays of what shr has become

    • @user782be
      @user782be 11 місяців тому

      You do know she didn't do that to herself

    • @sarayusuf4532
      @sarayusuf4532 2 місяці тому

      @@user782beWhat happened to her?

  • @admandalmar854
    @admandalmar854 2 роки тому

    Inta tiktok kuaraktay hadana sorathisay iso raco

  • @dakirrobleh7519
    @dakirrobleh7519 2 роки тому

    Ad iyo ad hees iyo badh

  • @hanaquen3842
    @hanaquen3842 6 років тому +5

    eesh calaa hees gabadhan waxay aad ugu eegtahay khadra silimo

  • @isxaaqjaamac4601
    @isxaaqjaamac4601 2 роки тому

    Heestan ma aqaan waxan kjclaaday

  • @ahmez5385
    @ahmez5385 Рік тому

    Hestan waxa cawo iso dirtay gabar an xarirki wada jaranay hestan bal ii micneeya🤔