Xasan oo 40 sano kakhasaariyay Soomaaliya Fowsiya oo garnaqsatay iyo Fahad Yaasiin oo karbaashay Xas

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 чер 2024
  • Ігри

КОМЕНТАРІ • 103

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 13 днів тому +5

    Nabad iyi Nolol Allaha so celiiyo GUUL Insha Allah 💯💯🇸🇴👍✅

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 13 днів тому +5

    Subxaanallaah Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka Madaxweyne Dalkiisa Horumar U Diidaayo Waa Xassan Sheq Wuxuu U Baahan Yahey Quraan Saar Waayo Waa Markii Sedexaad Ayuu Kursiyada loo Tartamo Naga Reebeyaa Wadankeenii Wax Horuma Ma Heysto. Yaa Allaah Dhalinyaradii Shaqo Ma Heystaan 😭😭🇸🇴🙏🙏

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 13 днів тому +5

    HAWIYE
    xasan yaan looqaban oo hawiye waa qomid balaaran
    Balse iyagu ha iska qabtan

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 12 днів тому +2

    Illaheyow noo soo celi MD Madaxweyne moxamed cabdulahi Farmajo ❤

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 13 днів тому +6

    Soomaliyey xassan duufle gurgurte tuuga Bahan bila damiir Ka ah dowlad nimadii waxa U Ka doorbiday xoga laalush ah qof Bahan gob maha😮😮😮

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 13 днів тому +2

    ASC WLLE AMIIR FAHADYASIN XAJI DAHIR XAFIDAHULAH IYO DADKA SOMALIYED EE ARIMAHA MURUGADA KA HADLA HADAL WAXBA NOOMA TARAYEE XASAN MUNAAFAQ MAAD WAX KA QABATAAN OO UMADA LAGA HORWAREJIYO MASIIBO ALLAHA KU RIDEE ALLA CIIL IYO CALOOL XUMO WEYNAA XASAN XAYAWAAN CADAABTA ALLAHA KUGU FOGEEYO

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 13 днів тому +3

    Waa wax laga xumaado in fowsiyo ay ku ilmayso televionka . Waxaa loo rabaa in loo istaago gabadha banaanbax wayn oo horkacaan gabdhaha, dhalinyarada,culimada, ganacsadayaasha, waxgaradka xasan waa in xilka laga xayuubiyaa waxani waa ceeb.

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 13 днів тому +2

    “Asalaamu Calaykum “
    MW Xassan Ceeb dan kama lehan!
    Ee waa Calooshiis ushaqayste!!!

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 13 днів тому +2

    Gurguurtow gabalkaa dhac inshAllah

    • @fathiyayusuf1332
      @fathiyayusuf1332 13 днів тому

      Adiga cishaha ha gaarin dhaqyahay shurugaa kuraac qaxbo. Tuuh tuuh tuuh

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 13 днів тому +3

    Xasan sheekh maaha qof ka fikira midnimo iyo ksla tag e waa shaqsi dano gaara u adeegsada dawladnimada.
    Qofka Xasan Sheekh la yidhaa waa qof danahiisa u shaqaysta oo xaaraami ah e maaha qof Reer waqooyi iyo waxaasi qoraya.
    Dawlad iyo nidaam maaha shaqadiisa.

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 13 днів тому

      Xalku waa in Magaalo madax laga wareejiyo
      Xamar.

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 13 днів тому +1

    Jumca mubaarak abwaan kabayare aad baan u danaynayey inaad arintan kasoo hadasho weliba shalay ayaan hoos kuugu soo qoray.mahadsanid

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 13 днів тому +1

    Fursad wanaagsan ayuu Fahad Yaasiin ku helay xasan sheekh

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 13 днів тому +1

    Asc walaale hassan sheikh ceeb kama baqo waa ninka ugu been badan madaxweyne ku sheeg ilaahay hanaga qabto di deg deg ah umadii soomaaliyeed wuu isku diray aduunkiina wuu nagu diray iaahow na dhaafi nooguna bedel madaxweyne ka khayr badan oo umada somaaliyeed walaaleeya xiriirka wadamada aduunkana hagaajiya allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 13 днів тому +2

    Salam abwaan gesi runshega baataye farmajo wadaniya kursiyga aad dhafisen gof uguliteey hawiye codki sinseen oo aminsan unuya ah badhasan villada ujoga dawlede shisheyey ceebtu sharaf u arka hassan dhiqo allah hakabadbadiyo somalida dhulkoda iyo badoda 4 sano u villada ujogo

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 12 днів тому +1

    Xamar unukaa leh oo mudulooda waxeey ku cadahay siyaad barre wixii ka danbeeyay cidaan mudulood xamar duq magaalo kama noqon . . 1 cali mahdi duq mag mudulood . . . 2 cabdiqaazin.duq mag. Mudulood 3 cabd.yusuf duq mug mudulood 4 sh.shariif duq mag mudulood 5 xasan shiikh duq mag mudulood 6 faramaajo duq mag mudulood 7xasan sh duq mag mudulood 8 maxaakiintii duq mag mudulood 9xisbul islaam duq mag mudulood 10 al shabaab duq mag mudulood itaas ayaa xaqii mudulood cadeeysay in aayna cidkale xaq u laheeyn wadanka waa fidiraal baarlamaankana waa ku mahadsanyahay vivo soomaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 10 днів тому

    Xurmadle xshm qumayo iyo qumay wanaagaaga ka naxaya.ilaah kuma tuso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 13 днів тому +1

    Fahas Yaasin waa Fariid Somali garanweysay sharaftiisa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 12 днів тому +1

    ❤asc habaryar abdirisaaq kabayare

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 12 днів тому +1

    Ciilwalaal waa ismaciil comar geele
    Somaliya bohol ayuu ku riday bohol Allah ku rido xasan

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 13 днів тому +2

    Waxa Aan Garan La Ahay In Uu Xasan Dhiiqo Madaxweyne Ka Yahay Kenya & Djibouti 🇩🇯 & In Uu Ka Yahay Somalia 🇸🇴 War Ninkaan Waa Nin Cadow Gaamuray Ah Oo Cadow Ku Ah Somalia 🇸🇴 Inta Ay Goori Goor Tahay Xasan Dhiiqo Halaga Tuuro Kursiga Gabadhaan Gabar Baa Ka Horeysay Hadeey Fowsiya Ay Taageeri Lahayd Gabadhii Soomaliyeed Oo Isla Sanadkaan Ka Reebay Oo Kursigii Ka Gatay Tanzania 🇹🇿 Xasan Dhiiqo Ma Kala Jecla Somalia 🇸🇴 Ilaahay Haka Qabto Wadanka!! Waa Cadow Aan Biyo Is Marine!!

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 13 днів тому

      Xassan Waxba Kama aha meelna ee asaga Qoor sagaaro lagu haya

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 13 днів тому

      Si fiican baad u fahantey howsha ay ka wadaan Somalia 🇸🇴 Xassan Doorshaan iyo Ismaciil Xafaayad weyne

  • @mahmoudislaam4312
    @mahmoudislaam4312 13 днів тому +3

    Allah wakiil

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 13 днів тому +4

    Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 13 днів тому +1

    Waa iibsadeen kursigaas xasan tuug uf

  • @hiboabdisslan2546
    @hiboabdisslan2546 11 днів тому +1

    Hawiye Xasan ma dhaamo

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 13 днів тому +1

    Xasan sh maxamuud siyaasad Kuma gaartaane afkiina qabsada

  • @mahadroble1184
    @mahadroble1184 13 днів тому +1

    Yaa tag maha beesa xataa waa kusiihaaa😂😂😂

  • @DulmiDiid-tj6rz
    @DulmiDiid-tj6rz 13 днів тому +1

    Haye

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 12 днів тому +1

    Habo 2016 markaas wuu u diiday

  • @user-sk5je4tu7n
    @user-sk5je4tu7n 12 днів тому +1

    Ama cudur walal magacasna ugu labeey 😂ismacil cudur geele 😂

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 13 днів тому +1

    Kaamiradaaada maxaaa kaqaldan bro.

  • @Maria28832
    @Maria28832 13 днів тому +1

    XASAN ASAGA AWALBA SOO SAAREY FOWSIYO AYADOO INGIRISKA QAXOOTI KU AH BUU KA DHIGEY RAISAL WASARE XIGEN XASAN SHEEKH YAA YAQANEY FOWSIYO AYADABA HADE MARKA FOWSIYO ABAAL MA LAHE SHAQADA WAA MEERTO JABUUTI WAA WALAHEEN WAX WALBA WAA ISTIHILAHILAN JABUTI

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 13 днів тому

      2 bilod ka horna Tanzania ayaa looga Reebay Xilibanad Marwo oo 90% ku gulaysatay Afhayeenka Baralamanka Adunka ee Tanzaniana wax walba way istahilan soma ? Foziya Shaqsiyadeeda In wax loo diiday ama la siiyay Muhiim ma aha ee waxaa laga hadlaya Matalaada Qaranka somaliyeed laga khiyaamayo weeyaan Fooziya xasan ama ha keeno ama ha eryo shaqo Wayn maha taasi loomana doodayo Goziya ee Qaranka Maxaa looga wareejinaya Kursigaas Miisaankaas leh ? Jabuutina Walaalehen inay yihin muran kama jiro ee Ismacil waa Cadawga ugu halista badan ee Qarsoon oo diidan dhismaha somaliya wuxuuna ku waayay Ganacsi wayn iyo Maamus siyaasaded oo burburkii ka samaystay somalia Oo ugu horeeyo Bank dhexe somalia maadamo jirin Asaga somaliya ka wakiil ah dhamaan ganacsatada somaliyeed shararka ugu wayna asaga leh wax fara badan oo Khiyaamoyinana dawladnimada wuu kula dagaala ee adu hadaad pasport Jabuutiyana lagu siiyay Amaan Intaad Rabto hadaad Fahan darro kaa tahayna Raali noqo baadhitaan samee Jariimooyinka Ismalicil ku hayo somaliya !
      mahadsanid

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 13 днів тому

    ASC WLLKEY WLLHI WAA WAX LAGA OOYO WAANU KAWADA OOYNEYNAA JABUUTI IYO KENYA WAXBA ISKUMA KEEN DHAAMAAN JABUTINA WAA CADOWGA KALIYA SOMALI LEEDAHAY ISMACIL INDHAHA ALLAHA TIRO SOMALINA ALLAHA KA QABTO

  • @CandiQadirMaxamed
    @CandiQadirMaxamed 10 днів тому

    Madaxweyne xasan shiiq Maxamuud waa Nin aan wali qaan garin wayo boodhiga lagama qaan garo Balse waxa laga qangara Maskaxada qof Somali ah oo fiyoow dalkiisa ogama hiilineen dalkale Mana ahan markii ugu horeysay waxansa layabanahay Nin udiirnixi wayay dad dhintay oo ehlu qabuur ah uma diirnaxaayo qof nool iyo dal Somaliyed intuba walalayaal

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i 13 днів тому +1

    Xasan shiiq xasan ayax

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 13 днів тому

      Hada kadib sheekha ka daa Hassan mohamud culusow dheh inshallah sheekh una qalmo Hassan culusow..

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 13 днів тому +1

    Wcs wr wb

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 12 днів тому +1

    Musiiba

  • @AliAli-ey5ic
    @AliAli-ey5ic 13 днів тому

    Waxaan Soo jeedinayaa in baraha bulshada iyo dadka somalyeed oo dhan in la furo Maxkamad somalia lagu qabto lagu maxkamadaeeyo Xasan shikh oo ay ka qayb galaan waxgaradka siyaasiyiinta iyo wixii damiir iyo qiam
    somali nimo ku hartay.. .

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 13 днів тому +1

    Kadaa dacaa yada raqiis taa madax weene xasan dal xoreeye nacalaa adiga iyo dadka taa geera armaajo mariixaan iyo fahad tuug ba ku yaal xasan shiixh guul fahad iyo ar maajo guul daro

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 13 днів тому

      Laba doofaar oo xaarka cuna Adiga iyo Xasan Doorshaan Dal xaraashe Meyd qaxiye Naaga dhillooyin ah Sucuudiga ka iibiye Naar gale Xassan Tuug

    • @sagalabdal9387
      @sagalabdal9387 11 днів тому

      Dal xaraashe Xasan xabaalo qote waxba ma deeqaan ceebna wuu u dilay magacii Somaliya

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 12 днів тому +1

    😢😢😢😢ciil habo

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 12 днів тому

    Fowsia dadka ula siman tahay kursiga

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 13 днів тому

    I’m sorry Fowzia 😢😢😢😢
    Sidaas Ayaan godugu dhacanay masiirkeeni hadan nahay umada soomaaliyeed
    Hassan ma Kenya iyo jabuti buu ujoogaa?? Kuwaka nahortaag geeri iyo Nolol ba Adaa dhaama 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maryanhirsi7723
    @maryanhirsi7723 10 днів тому

    Ilmo yaxaaska nagalatag waayo waagii farmaaajo dadkii ku taagnaa oo caawinayayay xassan baad ahayd marka warkaagu waa wax kamajiraan😮😮😮

  • @Somfox1
    @Somfox1 13 днів тому

    Xasan sheekh muxuu uga Soo Horjeeedaa Sharafta Umada Somaliyeed....anigu garan waayey?

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 4 дні тому

    Murusadoo meeyd u raran yahay maleele a da jiyay kuneefsi
    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgaal baa leh .. Maal iyo maamul abgal baaleh Mugdisho mudulood baa leh

  • @yareomar4564
    @yareomar4564 13 днів тому

    Xasan sh iyo hamsa agoonta marwa Fozia xaji magaari karaan, jabuuti maxaa naga gali dhaman waa aruurta ismaciil geele

  • @user-wp6vw7ys7n
    @user-wp6vw7ys7n 13 днів тому

    Wa calool xumo somaaliya oo u soo hayatay qaran jab ayaa Nason gadartay allaah ayaa ku hiilinayo fowsiya hooyo qaran ayaad tahay

  • @amosnaftali2495
    @amosnaftali2495 13 днів тому

    Raila Odinga waa kii dhahay Somaliland, Puntland iyo Somalia waa kala jaraya bal eeg Hassan

  • @user-vc7zr5vr3n
    @user-vc7zr5vr3n 13 днів тому

    infarmaajo sonoqto raiislwasaare kaadhigo hasugin

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 13 днів тому

    waryaare hee djabuti maxay naga rabtaa ismail inkaar ha ku dhacdee waar gabadha noo daa

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 13 днів тому +1

    Sharmuutooyinka usoo shaqo tagay xamar oo kuugu camiraya comments ayagana Qandhuurta hayska nadiifiyaan dhaq'yaasha, ciil u ooya oo u dhinta qashin qubyahow. Af biijo hadaa aragtid qaraar iyo cabaad aqas.

  • @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
    @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555 13 днів тому

    xasan balan malahan midna uu ku xisaabtamayaa cimrigiisa inta ka hartay ku tashan maayo xil soomaaliyeed oo dabe anaguna wa naqaan xasan wadaniyad halka uu ka joogo

  • @adonallah
    @adonallah 13 днів тому

    HabarTaan meel Hanaga farisaTo marabno inay naag xil nooqabaTo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 13 днів тому

    Jabuuti kasarba dhexyuurara intuu gele majrun joogo jabuuti abdo maleh

  • @abobasement346
    @abobasement346 13 днів тому

    waxaan ku qoslah kuwah mantah kah sugayah mustaqbil xasan Qabureh qoteh iyo ismacil horor waa doqon waxan u shegayah fowziyah inay kah harin tugah xasan moryan dhulkah iyo lacagtah u kah qatay kenya 🇰🇪 waad ku dacweyn kartah somalih I yadah doratay masibadah iyo moryantah inay u dawladeyan xasan iyo ismacil danih museh oromoh Axmed dhuxuleh Qor qor iyo laftah garen iyo Ali gudlaweh iyo tugah barlaman kah idin fadhiyah idinkah dortay e cabadkah jojiyah

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 13 днів тому

    waar fowziyza waxaa dhalay odaygii sameeyay soomaaliyeey toosa toosoo isku tiirsada XASAN SHEEKHNA WAA NIN DOONAYA SOMALIYA INUU KALA JAR JARO

    • @sagalabdal9387
      @sagalabdal9387 11 днів тому

      Beenta iska dhaaf wax aadan aqoon u lahayn ha sheegine

    • @sagalabdal9387
      @sagalabdal9387 11 днів тому

      ua-cam.com/video/5AP5kVynsp8/v-deo.htmlsi=lZBAelpmIGb_t-b8

    • @HUSSEIN10764
      @HUSSEIN10764 11 днів тому

      @@sagalabdal9387 waar ma indhahaad ciid nooga shubaysaa miyadaan waxa uu ku sameenaya xasan sheekh hawiye siiba abgaal oo isdilaya ayuusan kala celin waar ciidankii meel ku sheega, waar wadankii musuq baa hogsaday waar been miyay sheegnaa sida wasiir tiktok oo kale 🤣

  • @Riya-Mia
    @Riya-Mia 13 днів тому

    Asc kasohadal dhulki bangala ee milatari somaaliye

  • @yacqubaliahmed3437
    @yacqubaliahmed3437 13 днів тому

    fahad miyaa maanta warkisa nookeentay

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 13 днів тому

    Hassan Hassan hadda la iska qaban kuwa qabyaalada kula socda ayaa afka labadii yeeri doona

  • @fe8445
    @fe8445 13 днів тому

    Caamada yaan la waalin. 2 kursi Soomaaliya hal mar kuma wada fariisan karto. Golaha Amaanka baa naloo daayay. Kii Afrika ha la iigu daro yaa kaa aqbalaya.

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 13 днів тому

    Xasan iyo ismaciil calooley waa dalaaliin shisheeye iyo calooshood ushaqaystayaal

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 13 днів тому

    Tani waa Khiyaamo Qaran ee waa in dalka laga bad baadiyaa khaa'inu wadankan

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 13 днів тому

    Waan la qabaa in loo diido aqoonsiga somaaliland wuxuu ahaan lahaa banaanka ka qaada

  • @deeqoalimohamed456
    @deeqoalimohamed456 9 днів тому

    Kkkkkkkkkk

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 13 днів тому

    Murusadoo meeyd u raran yahay maleele a dajiyay

  • @Refuge359
    @Refuge359 13 днів тому

    dhuul ayu ku badashay ceeba kadhacday

  • @khadarahmed3880
    @khadarahmed3880 13 днів тому

    Lacag badan aan ku kenaa haday dhihi lahayd wuu ka hari lahaa

  • @nasragulled2811
    @nasragulled2811 13 днів тому

    Ma ayanaan lumin fursada

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 13 днів тому

    HAWIYOW XASAN SHEEKH MAAD QABATAAN? MISE ISMA QABATAAN ? SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH WAA IDINKII LAHAA FARMAAJOW SOO BAX NABSIGII FARMAAJO AYAA IDIN HAYA? ADIGA HADLAYA IYO FAWZIYA IRIR SAMAALE MA DHAMMAADAY? CAJAB CAJAB CAJAB?

  • @user-wi2mq4gm7i
    @user-wi2mq4gm7i 13 днів тому

    Kabayare

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 10 днів тому

    Murusade waxuu ka yimid galgadood asagoo goosasyar ah dhulka wacdaanka uu dagay ruux ayaa ka dhintay wacdaanki ayaa u diiday in uu maydka dhulkooda ku duugo murusadoo meeyd sita a maleele oo malaaq reer mataan ah ayaa dajiyay ee galgadood ayee ka yimideen waxaana ugu sukeeysa ceel buur hamarna sida dadka kale ayee u yimideen waa ka soo horeeyeen dagaanka mudulood ayaa leh intakale waa yimideen mudulood waxaan lugu dhaxjurin aggooye ilaa xaradheer caasimadana daxdooda ayee ku jirtaa xamar dhankaa uga bax daba goof abgaal waayeb

  • @fe8445
    @fe8445 13 днів тому

    Baraha Bulshada miyaa Soomaaliya masuul ka ah. Cayda madaxda iska daaya.

  • @AboudiM
    @AboudiM 13 днів тому +1

    Fahad arinto maha waa qof waddani ah Ina Haji Aden fahad maha waxa I sheegya dalal kale marka waa labaa 😊topic

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 13 днів тому

      What you talking about,?
      I don't understanding​ you

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 11 днів тому

    fahad tuug waa laga reeystay dadka taageero waa dad aan caafimaad qabin baroorta umada kala fadhiista

  • @aminaahmed6023
    @aminaahmed6023 13 днів тому

    Xasan munafiq waa nin dowladii iyo wadankii uu madaxda u ahaa la dagaalamaya. Su'ashu waxa weeye yuu u sahaqeeya oo meesha keensaday?

  • @saqawagacal9175
    @saqawagacal9175 11 днів тому

    Adigoo qurbaha marna bulaacadaha ka shaqeeya marna kawaan ka hilibka in aan siyaasad noo falanqeyso ayaaba qalad ah ,waxaayse ku timaday in bulsho ahaan loo burburay

    • @Abwaankabayare
      @Abwaankabayare  10 днів тому

      Walaal waa runtaa oo waxan ka sheekeynayaa dal uu madaxweyne kayahay turjubaankiin Cali Mahdi ninki ku taliyay in Muqdisho oo hal magaalo ah xarriiq soohdineed la dhex dhigo maaddaama aragtidiisu aysan gaarsiisnayn heer Qaran ee ay ku koobnayd heer Beeleed. Xasan Sheekh wuxuu ahaa nin ka qeyb qaatay dagaalladii afar biloodka waana garabki SSA ee Cali Mahdi. Aragtidiisuna heer Qaran ma gaarsiisna xataa heer Hawiye ama Hiraab ee heer Muddulood buu joogaa.

    • @saqawagacal9175
      @saqawagacal9175 10 днів тому

      Xikdhibanad fowzia inta ay qiratay oo juhdi iyo balanqaad isugu jiro uu usameeyey madaxweynaha ayaa hadana isla madaxweynihi kaga hìliyey dhanka kale waa wax an caqliga galeynin, dhanka kale turjubaan caay maahan waa nin waxbartay aqoonyahan ah ,waxaan ugu danbeyn kugula dardarmayaa arigtidada dhanka wanaagsan inaad u weecidido

  • @RosiAswan-vv1zf
    @RosiAswan-vv1zf 13 днів тому +1

    Formajo wa darood 😍haye why cringing nonono hawiyeoow

    • @Maria28832
      @Maria28832 13 днів тому

      Hawiyeh dhulkoodeey joogaan reer bahal aamus

    • @RosiAswan-vv1zf
      @RosiAswan-vv1zf 13 днів тому

      @@Maria28832 cringing why dameroo hassan tuug uu heeg

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 13 днів тому

    Xassan iyo nimankii ay isku haybta aha ee qaylinayey sadexda sano ayaa Soomaaliya dib u celiyey. Xamar waa in laga badalo Magaalo madax

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 13 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkkjjkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Qaran maahee waa Qabiil
    Walee ciilkamakorow waa caadadaa.
    Xasan wuxuu u quudhi waayay qabiilkay kasoo jeedo waxaba kagasii daran hadana qabiilkay u dhaxday oo noqday H Gidir oo uu muuqdishaba rabo inuu ka tarxiilayo