Xasuuq baahsan oo ka dhacay Ceeldheer iyo Xasan oo weli wada shirqoolka CXDS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 64

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 3 місяці тому +2

    D'abeille ayaad utaageerteen ee in uu yahay qof istiraatijiyad leh in uusan heheeyn waad ogaateen xasan shiiq 4 sano. Oohoraa lasoo tijaabiyedy waadna ogtihiin in uuyiri ciidan xoogle marabno

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 місяці тому +1

    Sarkiisha & cidamada weey sixran yihiin . Xasan inuu layout syuuh uguh tala galay. Isagah raba wadanka inuu ku haysto smiir

  • @duweabdirizak1951
    @duweabdirizak1951 3 місяці тому +1

    Ku tuf Kabayarow Waa ewelba Waa ilmo Xaan laqnaa xaan Cunaa xaad ka sugee abwaanow kkkkkkkkk

  • @AbdiqadirMaxamed-u1e
    @AbdiqadirMaxamed-u1e 3 місяці тому

    Madaxsabuul Inadeerkiis Daboda Udhaq XASAN XOLO IYO Isbaaro Family

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 3 місяці тому +2

    waa in aad iska celisaan qofkan sharka ah, haddii kale waa la waayayaa dhamaantood askarta Soomaaliyeed.

  • @saadiahussein8505
    @saadiahussein8505 3 місяці тому +4

    waan ku salaamay

  • @AbdukadirSulfe
    @AbdukadirSulfe 3 місяці тому

    CAWANOW Xarardheere Walagu Xasuuqa Khawariijta Ee Dadka Deganka Ma Xasuuqdo Khawariijtu Dagaalkii Igu Danbeyay Ee Xarardheere kuso Qadan 160 Ayaa Uga Baqtisay 38 Murusade Ayeey Ahayen Ee Haku Sirmin Reer Xarardheere

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 3 місяці тому +1

    Dadka hawiyahaa qabyaalad ayaa infho tirta. Ee cid utoon iyo cid wadankaan ehel u ah mataqanaan indhala aan ayaad u taageereen maantaad heysaan

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 місяці тому

      hawiye marka la leeyahay waa cawaan waxbaa kajira wll

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 3 місяці тому

    DOWLAAD Hawiye suuq ayeey somali ka taagan tahay. waa nothing zero zero. they don't know how government work.

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 3 місяці тому

    Ciidan abaanduulohoodii la Jiro cadowgooda xasuuq Bay Ku dhamaan.inta HSM Ku Jiro villo Somalia gacanta Sare waxaa Leh argagaxisada Shabaab mujaahidiin.

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 3 місяці тому +1

    Waa laga adkaanaya xasan iyo mooryaanta abgaal

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 місяці тому

    Oo ciidanka caqli ma lahn miyaa maadaam badankood horey loo shirqoolay oo la laayey maxay wali ujoogaan meel ay qatartu ku badan tahay .kolob kuli nafsi ajal ayey leedahay alle ha uwado naxriisto intii ku shahiiday

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 3 місяці тому

    Iyagoo xaqooda la siinin ayey waliba sii ba'een. Aaway afrikaanka mushaarka fiican ku qaata iney khawarij la diriraan.😢😢

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Waxaan la yaabay saraakiishe sare.so tey dhimashada u danbeyn jireen maxey ugu homogeen dhimashada

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 місяці тому

    Ina kabayaroow haddii Allah idmo kudar oo karkaarka dhaafiya after 2yrs. Insha Allah.

  • @khalidhassan4169
    @khalidhassan4169 3 місяці тому

    Aniga markeey bilabansay baan fahamsanaa ineey tahay shirqoole markii la shirqoolay farxaan qaroole

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 місяці тому

    Argagaxiso aan ladagaalamoo haynaa arnagu taageera. Iyo walash walash been ah sidii oday geelii ba’ay marba dhinac uxawaarayntii waxay ahayd been guur. Anigu marhore ayaan dareemay sheekada xasan gurguurte. Ciidanka inlalaayo ayuunbuu udig iyo dam lahaa. Farmaajo ka’urin calaashaan.

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf 3 місяці тому

    InnalilAhi waa Inna Ilaeyhi Racun

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    waxaan kah xumahay cidamadan waxay u dawanayan xasan moryan iyo villa family war iskah celiyah tugan idin fadhiyah viladah yonis waxaa dilay waa xasan moryan matanah wuxuu jogah Norway 🇳🇴 sih u heloh lacag war tugah ugu galah viladah

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 3 місяці тому

    Alshataadiin inta dhiman waa la dhameystirayaa ilaa ceel buur iyo cows weyne laga sifeeyana lagama soo haraayo

  • @Fatima-bt5pt
    @Fatima-bt5pt 3 місяці тому

    Xageed jirtay Abwaan? Baryahaan waa weyne warbixintaadii!

  • @ubahhassan2899
    @ubahhassan2899 3 місяці тому

    Xumaanta dalkaada ha ka sheekeynin ee sheekey wanaags dalkaada

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 місяці тому

    Nin Ganacsade Dillaal Qararaf intaa Diyaarad saaran ayaa dalka loo doortay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Yaab walee iyo. Naxdin masakiin..allayarxama

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 місяці тому

    ALL SHABAAB SOMALIA LAGAMA SAARI KARO EE RAGAAN YAAN LA DHAMEYN HAWIYEH DHULKIINA CADAW KU DHUUNTAANEH SI KALE HA LALA HESHIIYO SHABABKA IMADAXDOODA WAXAY RABAN WEYDIIYA

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 3 місяці тому

    Xassan Gurgurte wa ka mid madaxda argagaxisada AS.

  • @adonallah
    @adonallah 3 місяці тому

    Dagaalkan rer galmudug ayaa ku baaba,ay xasanow ya kula Taliya

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 місяці тому

    Xukunki dowlada hal rer aya isku koobay

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Murusadoo meeyd ku raran maleele a dajiyay

  • @muhudinosoble3205
    @muhudinosoble3205 3 місяці тому

    Ciil qabe ciilkii aabaha dilay ayaad u dhimanaysaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому +1

    asc habo xasan dalka iyo dadka halaga qabto intuusan iskukeen dhamayan inadhameyan

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 3 місяці тому

    Khawaarij waa dawlada iyadaa dadka dhameysa

  • @AbdullahiJama-h9s
    @AbdullahiJama-h9s 3 місяці тому +1

    Allaha u naxariisto inta dhimatay inta dhaawacana Allaha ka fududeeyo xanuunka hana siiyo bogsasho iyo caafimaad degdeg ah. Waana arrin murugo leh runtii inay weli sii socoto dayacaadda ciidamada iyo farsamo xumada xeeladaha dagaalka. Waxaan kaloo jirin islaxisaabtan iyo cidda qaadeysa masuuliyadda lugooyada iyo gumaadka isxigxiga ee ciidamadu la kulmayaan.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Asc habo abdirisaAq.kabayare

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 3 місяці тому +1

    kkkkkk walee xasan ciidanka ayuu cidhib tirahaainkaar haku dhacdee

  • @jiidjiid2498
    @jiidjiid2498 3 місяці тому

    Khawarijta ayaa ka dhex hadlooso

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Ku quusta quaraanja maqli jiray

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому +2

    Allaha unaxariisto ciidamadu guryahooda ha aadan yeyna kusiijogin meesha

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Habaryar ma❤hasanid

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 місяці тому +3

    alshaab waa mid ka mid ah mahsaariicda ugu khatarsan ee Gaalada Xalane joogtaa maalgeliso oo aay wado , balse way Guulsan doonaan Soomalida Xalasha ah inshalah

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 3 місяці тому +1

      Naftaada been ha u sheegin xalane kenya itoobiya iyo cid kale ha eedeynin Askarta shirqoolka lagu laayo xasanaa kadanbeeya oo lacag ku qaata si Atmis u jaagto weligeed

  • @abdikarimqelow2607
    @abdikarimqelow2607 3 місяці тому

    Inoow Caribtiro maxoow ka dheefa ama dan ugu jirtaa sheeeg

    • @abdirisakdirie3124
      @abdirisakdirie3124 3 місяці тому

      Ilaahay baa wax og laakiin Angu Markaan XASSAN u fiirsaday, waa nin aan islaamnimo iyo SOMALINIMO ku jira Toloow MA dadkii XAMAR lagu shaanbadeeyay miyaa

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Sax

  • @luulaadan5727
    @luulaadan5727 3 місяці тому

    😢😢😢😢😢

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 3 місяці тому +1

    Ayaamahan waa. Laga digaayey

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 місяці тому

    Murusade iyagaa wada alshabaab ah tuulyooinkoodi oodhan waxaa haysto alshabaab

    • @duweabdirizak1951
      @duweabdirizak1951 3 місяці тому

      Murursade Murta hooyada ka ilaasho yeysan muufeysane midgaan Gorgaartow

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 3 місяці тому

      @@duweabdirizak1951 adu ina shabaab baad tahayee aamus. Hooyadaa by dhaceen waxaad uqabtaa in dhibkaas dadka dhan haysto.

    • @duweabdirizak1951
      @duweabdirizak1951 3 місяці тому

      @@Am-pk3zhWacelow Halkee ku Xanuneysa oo ad Murursade markasta afkaaga Billa cadeyga ah ugu Soo kala Qabaneysa yeysan Zug dheer dhagkaaga siinin dhilaa ku dhashee.

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 3 місяці тому

      @@duweabdirizak1951 hadee alshabaab baad tihiin umbaan iriye maxaad kudaraysaa?

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 3 місяці тому

      @@duweabdirizak1951 alshabaab nimada miyaad qarsanaysa? Waan ognahay inaad shabaab tihiin

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 місяці тому

    saxweeye habo inuu dhameeyu ugutala galay

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 3 місяці тому +1

    Beelo hala laayo

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 3 місяці тому

      adiga ilaahay ku dil, hir gelimaayo qorshaha aad itoobiyaanka iyo gaalada mareekanka u wadaan , ilaaahya wuu idinka adklaan Doonaa inshalah

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 3 місяці тому

    well said bro. Ayaadda iska sax

  • @myabeyle4648
    @myabeyle4648 3 місяці тому +1

    Ahlaan Wasahlan Abwan Kabayare

  • @SiciidSiciid-m3g
    @SiciidSiciid-m3g 3 місяці тому

    Guul guul alshabaab masha allah xaw u dirirka