Dulqarnayn Shirqool miyaa lagu dilay Mise Shil ayuu ku Dhintay ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 91

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 2 місяці тому +6

    You right my brother allah u naxariisto isaga iyo dhamaan muslimiinta oo dhan

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 2 місяці тому +9

    Waa geeri xanuun badan Walahay Somaliya loma ogola qof caqli badan😭😭😭😭

    • @nucmannucman-wc6ji
      @nucmannucman-wc6ji 2 місяці тому

      Adunka oo dhan ayey dadku kudhintan ader

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 місяці тому

      @@nucmannucman-wc6ji maxaa Haldoorkeena beegsada ? waagii hore wxaan la yaabi jiray alshaabku maxay Haldoorka u dilan balse mar danbaan ogaaday in aay itoobiyaanka la shaqeeyaan si loo dhameeyo Haldoorka Soomaliyeed

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 2 місяці тому +6

    nin ka ugu ildheer baa dad ka ugu Ayaan daran waxan lala arken baa asiga ulamuqde allaha u naxariisto dhawiciisa ma maqlin markan geridisa maqlay wlh waan ka naxay allah u naxariisto

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 місяці тому +1

    Raxmatulaahi Caleyhi
    Dulqarneyn
    Itobiya ayuu aad u nacbaa
    Dadkiisuu guubaabin jirey
    Wax barta.waxna beerta
    Garoowe. 2 da calan mid uun qaata

  • @asmacali111
    @asmacali111 2 місяці тому +5

    lllaahay ha u naxariisto janada hageyo wlhi waa xanuun

  • @CabdiraxiimXasan-n8s
    @CabdiraxiimXasan-n8s 2 місяці тому +5

    ilaahay haa uunaxariisto waa malin jimce ah wllo uduceeya walaalkeen
    ilaahay danbigiisa ha dhaafo ilaahay jaanada ha geeyow amiin amiin

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 2 місяці тому

    Walahi kumanan isku qaba in ay caafimad uu ka fiicnaa oo ka figrad iyo caqli wacnaa Ilahay ha u naxariisto walalkeen dulqarnayn 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 місяці тому +2

    Allaha unaxariiso Danbigiisa Allaha dhaafo

  • @fadumajama7122
    @fadumajama7122 2 місяці тому

    Alloow u naxariiso alloow samir saadiq ah sii hooyo mcn iyo dhamaan🇸🇴🇸🇴🇸🇴🩷🩷🩵🩵inta wanaaga jacel

  • @LisaD-yy4gq
    @LisaD-yy4gq 2 місяці тому +2

    Ilaahay ha uu naxaristo. Wan ka xumahay!

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 місяці тому +1

    (INNAALILLAHI WA”INNAA ILEIHI RAAJICOON )!! CABDIQANI DULQARNEYN(RABBI) HAW NAXARIISTO(ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲JANNATUL FIRDAOUZ HAKA WARAABIYO(AAMEEN YAA RABBI)🤲🤲🤲🤲🤲🤲NIN FARIIDA🎉OO DADKIISA🎉WACYIGRLIYA 🎉AYUU AHAA🎉ISAGOO KALE SOOL🎉LAGA HELI MAAYO!! (ALLAHU AKBAR)!!!!

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 2 місяці тому +2

    Waa inaan jihaad isaga qabana gaalada iyo dabadhilifiinta.
    Wallahi wa nalaga faaiidaystay inta aan diinka ALLAAH kacararaynay.
    Dadkeena tayadaleh saas aya loogalaya.

  • @AbdullahAbdi-m5y
    @AbdullahAbdi-m5y 2 місяці тому +2

    Runtime aad baan uga naxay Allah u nariisto

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 2 місяці тому +1

    Inaallillaahi wa inaa illeyhi raa jacuun

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 2 місяці тому +2

    INAALILAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN C/QANI DULQARNAYN ALLAHA U NAXARIISTO JANATUL FIRDOWSAL ACLAA ALLAHA GEEYO EHELKIISANA SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen8067 2 місяці тому +3

    Inaa lilaahi wa ina illahi raajicun allow ku naxariiso qofkii ugu horey ee aan ka daawaday channel kiisa ayaad eheyd walaahi waan ka naxay

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 2 місяці тому +1

    Ilahay ha unaxariista walalkeen

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 2 місяці тому +3

    allaha u naxariisto waa shirqool

  • @sahrahajifarah5509
    @sahrahajifarah5509 2 місяці тому

    Illaahay ha u naxariisto qabrigiisana ha u waasiciyo

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 2 місяці тому +2

    ilahay ha u naxarista tiisa ayaa dhamatay waxa uu ahaa nin qalbi fiican oo wadani ahaa cid kalana ma dilin ee waa cowdowgens kobaad ee xabashi

  • @abusultan011
    @abusultan011 2 місяці тому +3

    😢😢😢😢😢
    Ilaahay naxariista janno haka waraabiyo

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 2 місяці тому

    Allaha u naxariisto, lakiin ninkan oroma iyo itoobiyaan baa rabna in la keeno. Wayo wuxu ninka Somalida u sheegi jiray labada qoomiyad in ay wadanka la wareegi, wa tu yir irdahaan waawayen yan nig xirin itoobiyankan.

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 2 місяці тому +1

    Waxaan umaleyn amxaaraa dishay wuxuu ahaa garaad yahan waddani weyn Alle ha unaxariisto wuxuu eegay dunida sidey ushaqay san yuhuuda madow waxay ka xuntayah israa iil sha cad eegubaya reer falastiin intey gooru goor tahay shacabku iyagaa dhulkooda ilaashada aduunka oodhan alle hana badbaadiyo cadaw kasta ee somaliyeed aamiin

  • @Raxmo-d4p
    @Raxmo-d4p 2 місяці тому +1

    Allow hunaxariso walalka somaliyed ethiopianka somaliye halahiskaqabto walahi dalalka somalida oromadu weykabuxan ee Somaliye qabilka hiskadafow gacmaha hiskabsada

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому +1

    You are intelligent you man thank you for all that you do

  • @fadumomohammednour21
    @fadumomohammednour21 2 місяці тому

    Walaahi waa u ahaa nin wax garad ah alaaha u naxariisto walaalken

  • @abdishakur5408
    @abdishakur5408 2 місяці тому +1

    Walahi somaliyey u kaca ninkan cidii dishay. Dowlad idiinma maqno

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 2 місяці тому +1

    Halyey ma waaro .. indheer garad baa dadkan u aayo daran. Naxariistii eebe hasiiyo. Ma heleyno qof sidaas noo waaniyo. Halkii fayoobaana waa lagu tagay. Xabashi baa dishay waa lasoo diray ninka dilay waa kula qabaa.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 місяці тому +1

    Allaha ninka run bu sheegi jiray ax allaha u naxriisto

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому +1

    True story like saado cali 🇸🇴☝️ayey udhimatay sxb plus boqol soon many others you named ⁉️⁉️⁉️🤔⚠️☢️ I believe ninka mawaalna kadilay waana shirqool ❓⁉️☝️

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    Allah swt haw naxiisto

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 місяці тому +1

    Allah ha unaxariisto

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 місяці тому

    DHULBAHANTE OO WAALAN AYUU KA DHASHAY DHULBAHANTE DHUGMALEH❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому +2

    Taliye gawrac iyo firdhiye loo tuhunsan yahay dilka marxuunkaa maalin hore sowtii xabada lagu dhuftay waar dhulbahante dilay

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 2 місяці тому

    Allaha u naxariisto

  • @malakaaay
    @malakaaay 2 місяці тому +2

    in dilkiisa laga dambeeyey waa muuqataa🤔🤔🤔😢😢😢

  • @hamoudomar5520
    @hamoudomar5520 2 місяці тому

    Walal waa tuntaa
    Ninkaa waa la dilay , waa shirqool
    Ninkaa gacan ku dhiig-laha si fiican haloo baadho

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 2 місяці тому +3

    Laascaanood waa xabaashii wax-garadka.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому +2

    zxV war dhulmahante iyaga is dilaa umad kale yaan la eedayn raga ay dileeen intii hada ay keligood ahayeen 37 maraysaa iyagana wada dilay

  • @yuusufali4020
    @yuusufali4020 2 місяці тому +1

    Ilaahoow u naxariiso amagoo dhan ayaan jecleeyn

  • @nimoabdille7765
    @nimoabdille7765 2 місяці тому

    Allaha unaxariisto

  • @safiyohuseen6718
    @safiyohuseen6718 2 місяці тому

    Dulqarneyl maxaad mariin uyeelaytey buu udhintey markii horena waa ladayacay asagoo xanuunsan buu garanayey in dalka lagu soo duuley Allaha unaxariisto

  • @alihassan-kh7kb
    @alihassan-kh7kb 2 місяці тому +1

    Alle hiwnaxaristo

  • @QARDHAAS
    @QARDHAAS 2 місяці тому +1

    Abwaan gaarane waa tuu lahaa ifkaan hiil kaaga baahnahay intaan noolahay. SOOMAALIDU HAWSHA MARKEY QABASHO LEEDAHAY ISHEY KA DAAWADAAN HADHOW MARKII XEERO & FANDHAAL.KALA DHACAAN AYAA LA QIIROONAA. WAANA WAX XUN AAN ISKA DEYNO.

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 2 місяці тому

    AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 місяці тому

    SOOMAALIYEY TACSI UUN BAAD LASOO TAAGAN TIHIIN!!!!!!!WAX ISWEYDDIIYA❤😂

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 місяці тому

    GARASHADA ALLAAH HAKUU DAAYO❤😂

  • @safiyohussen9969
    @safiyohussen9969 2 місяці тому +1

    dad itobiyanka dalka jogo il gara ha lolahado jiis iyo indholahoda waa jawasiis

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 2 місяці тому +1

    Maalintii hore maxaa ciidanka firdhiye xabada ugu dhufteen waar ninkaa dhulmahante dilay

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 місяці тому

    Walaahi waa niyadjab weeyn

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 2 місяці тому

    Ina jabuutiban u baqaa runtuu sheega runtuna watay diidayan

  • @DeeqoAli-b3z
    @DeeqoAli-b3z 2 місяці тому +1

    Ethopian injireeydan wadankena ku soo qulqulaya yeesan ka hadlin dadki gudaha waxa loo bahan yhy in dadka banaanka ay aad uga hadlaan dadki gudaha waala dilayaa, waa iney si hoose u soo gudbiyaan aan kuweena qurbaha cod dheer ugu qeylinaa in dadkan wadanka laga saaro bulshada gudahana ku kicino ineysan shilin siin xaaraantan. Cadawgena iney calooshena ku dhex noolaan aan la ogolanin

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 місяці тому

    Axaxaxaxaxax 😢😢😢 haloo araaro ok

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 2 місяці тому

    Fadlan walal waxaad ii sheegtaa , Sharmaarke magacisa oo dhamestiran ama page kiisa ii sheega booqdee

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605 2 місяці тому

    Dulqarnyn ninkadiley ninwalan musan ahyn ninmirkisu tamyahy badily 😢

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr 2 місяці тому

    War naga aamus lax yahay
    War in la dilo waa sax
    Wuxuu ahaa wax aan diin laheyn

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 2 місяці тому

    SIRDOONKA ETHIOPIA DAD U SHAQEEYA AYAA DILEY 'SHAKI KUMA JIRO❤😂

  • @Sahra881
    @Sahra881 2 місяці тому

    Waa runtaa waayahan reer galbeedka xitaa dadka dhimir ah ayeey shirqoolka u soo diraan, Sheikh Macalin dugsi ahaa ayaa Sweden lagu dilay oo somali ah nin xanuun oo isla soomaali ah ayaa dilay. Balse shirqoolka ayaa looga shakiyey kiiska markii la baaray.

  • @rugiyomahamud4961
    @rugiyomahamud4961 2 місяці тому +1

    Somali enkaar baakudhacday

  • @caddealtamoda1576
    @caddealtamoda1576 2 місяці тому

    Sxb wan kugu raacsa nahay in shirqool ey aheet waayo waxuu ahaa dhiirigaliye wadani ah ilaah ha unaxariisto ehelkiisna samir iyo iimaan haka siiyo hadan nahay dhalinyarada wadanka wa inaan u istaagaa aan wax kasugin Siyaasi iyo calooshii u shaqeyste
    Wlhi tan sharmarkane isku fikir kanahay

  • @Ahmedali78458
    @Ahmedali78458 2 місяці тому

    waxa uu soo xidhay dharka birta ah si uu isaga ilaaliyo nabarrada mindida

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 2 місяці тому

    dulqarnen meel ha uga dhicin ninka calama kiristada watay

  • @saynabismail2646
    @saynabismail2646 2 місяці тому

    Waa kaa caqliga darood weligood ma qirtaan madax jebiska isu hayaan oo aan waxba la ahayn dhiiga islaamka waar is dhamayse umadii deriska ahaydena galaafate subxaanalaa

  • @SacdiaSacdia-w8q
    @SacdiaSacdia-w8q 2 місяці тому

    Waba.taas.

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 місяці тому

    😢😢 allaah yaa raxma aallaah dhulbahante maxaa ka siya gobalada iyo magaalooyinka kale dilku kuma badna iyo aanooyinka dhulbahante wallee waa dad xun maxaa yeeley iyagaa isu xoogweyn walaal itoobiyaanka inaga saara oo shaqo hasiinina yaan leyka soo galin dalka somaliland koley iyaa na xigey naleeyihiin waase lagu habsadey waanana lagu soo siqayaa waa runtaa walaal dhalintu ha kacdo itoobiyanka weel uga soo jeesta ilaahey walaal keen how naxariisto fadhigana halaga kaco walaal adiga iyo inta wax fahmeysa ee damiirka leh wali waan heysanaaye allaha haydin daayo

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 місяці тому

    War wiilkaan yaadiley gacmaha alah kagooyee warwaaxleysku reebay dad waxbakal ogeen.

  • @rugiyomahamud4961
    @rugiyomahamud4961 2 місяці тому

    wan isdhahay

  • @rugiyomahamud4961
    @rugiyomahamud4961 2 місяці тому

    aadbaan uganaxay

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 місяці тому

    Waa saxantahay lakiin waxaa ku qaldantahay inaa dadka oromo xun ku cabsiisid waa inaa dhahdid ku yaaca qashinka wadanka kasaara iyaga waa inaad cabsi galisid waad ku qaldantahay taas waana kaga uaabaa ina SNM soo dirtay iyagaa qofna ka xishoone oromo iyo Ethiopian wadanka shicibkw kasaara inta joogtana waa inay sharci ku jiogaan

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 2 місяці тому

    ADER DHULMAHANTE 100 SANO E SOOSOCDA WAXAY O DHANAYN BIIXI AYA NA LAAYAY

  • @Suhaybcabdirisaaqnuur56
    @Suhaybcabdirisaaqnuur56 2 місяці тому

    Waa ruunta 😢

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 2 місяці тому

    Allah haw naxariisto walaalkaa inaga baxay midda kale Laascaanood weli ma shirqoolkii dilalka ayaa ka socda?

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 2 місяці тому

    Wadanka cadow noo eg baa ku jira shicibka waa i aad police noqotaan oo lamaha amniga u gudbisaan waxaad aragtaan oo qaldan aduunka police iyo shicibka waa isla shaqeeyaan

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 місяці тому +2

    ar laaascanood wa meel habaran hada inti somaliland ka baxday waxya iska dileen dhexdooda wa kii 37 inta la og yahay dhiig uun baa qubanayaa mid wlaan iyo mid miyir qaba ma dayaan

    • @Jaalejaale12
      @Jaalejaale12 2 місяці тому

      intii Sl joogtay inta Haldoor lagu dilay tiradooda ayaa 10 jibaar ka badan

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 місяці тому

    Dibada soobaro daandah hestas inlagu bilo lagu shaqeyo cakis aad ushaqee reerkaga kaligaa far kali fool madhaqda

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji 2 місяці тому

    Nin walan aya diley

  • @abdishakur5408
    @abdishakur5408 2 місяці тому

    Somalida qofwalbo o uso boxo wala dilaa. Waxana u sabab ethiopianka wexwna unadeegsadan soomali raqiis ah o hunguri firsanayo

  • @hamdaraan6863
    @hamdaraan6863 2 місяці тому

    Nin wayn aan xishonayn batahay matihid qofku kadhintay ninkan wa aniga famlygayga ninka dilayna wa isla famliga waxana dilay ninkalo xanuunsan ayaa dilay adigu madarenikartid xanuunka aan daremayno adna hadalo micno lahayn bad halkan lafadhida

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 2 місяці тому +1

      Lkn wax xun kamuu hadal ilaahay ha u naxariisto 😢

    • @safiyohussen9969
      @safiyohussen9969 2 місяці тому +1

      amaa adiga tahay maskaxdii ka Dan beyse

  • @MaxamuudCismaan-os9ps
    @MaxamuudCismaan-os9ps 2 місяці тому

    cabdirashiiddahab shiil oo ah maamulaha shirkada dahab shiil ahna amiirka alshabaab ee barriga afrika wuxuu ku guulaystay in aan wax maamul ah loo samayn wuxuushiirqoolo argagixo ayuu kadaa santarka shaxda iyo buuhoodle wuxuu buubhoodle ka dhigy saldhig alshabaab haday isin tahay caaqil tahay cabdrshiid dahab shiilwuxuu ka hayaa blak mail cabidirshiid dahab wixuu gaadhaay in loo fataalo wax ininkana dilkiisa waa wax laga soo shaqeeya waa sida ka socota buuhloodle

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 місяці тому

    ISKU DEX CUUNE LASDHEGE DADKA MASKINTE XANONSE KUU DHEX CUUNE

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 2 місяці тому

    💔🤬

  • @khada917
    @khada917 2 місяці тому

    Shekh mustafe warkiisi oo aan biyo is marin ninka waalan dhagaysi uma baahnayn in dadka laga dhex qabta badbaado u ahayd.

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859 2 місяці тому

    Beenaale