Quraac Beer iyo Malawax aad u macaan oo fudud

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 504

  • @Qamar_Bint_Amiir
    @Qamar_Bint_Amiir 4 роки тому +44

    Maasha allaah xabiibti 😋😋😋👌

  • @Xarrago80
    @Xarrago80 4 роки тому +71

    Masha Allah.. Keliya walashey saliida way ila yara badnayd.. Waayadan dambe adeegsiga duxda aad ayaa looga digay caafimaad ahaan marka (isha ka tus) Insha Allah...

  • @khadraahmed1906
    @khadraahmed1906 4 роки тому +21

    nasraay xaga beerka ka dhis hablaha reer muqdisho wlhi ani DJIBOUTI aan ku dhadhay xamar adaygay ga uraacay beerkii waala ii kariyay biya lahu kariyay inaa cabo iyo inaa cuno waan kala garan waayay qosol wlhi lkn hablaha soomaaliyeed waxan usheegi lahaa raga cagligoodubaa waa dhadhanka iyo udgoonka iga dhisa

  • @Deeka013
    @Deeka013 4 роки тому +9

    Zaliida ka yre abyo sida kle waa maasha Allah

  • @umumarwaan9302
    @umumarwaan9302 4 роки тому +34

    Wuuuw ana uhoreyo cawa mashallah liketa isaara plz 🤣🤣

  • @minegirl4613
    @minegirl4613 4 роки тому +7

    Masha Allah
    Mahadsanid mcanto
    Gacantada Allaha ku barakeyo
    wllhi cuntadad kariso aan marwalba dawada

  • @princessaishacuud3032
    @princessaishacuud3032 4 роки тому +1

    shukran abaayo sida aad noga faideysid waxa aad taqanid jazakallah kheer allah ku xifdiyo

  • @abdiqaniak6553
    @abdiqaniak6553 Рік тому

    Allaha ha I sahlo gabar wanagsan adi cml cunto karis yaqano Allaha ku sharfto abaay cimri dheer iyo caafimad ku rajeynya I.a

  • @sahrosheekhchannalsahroshe9698
    @sahrosheekhchannalsahroshe9698 4 роки тому

    Gaajo ayaaba iqabatye dhareerka igaso daaty macaankisa intan ka daremayaa manshaa alaah ilahy haku barakeyo gacantada

  • @kawsarkiin
    @kawsarkiin Рік тому +1

    Ayy mashallaah Wan sameyey 😂Xafada dhan waa laiga duceyey Jah mahadsanid abayoh

  • @gabyowagriculture206
    @gabyowagriculture206 3 роки тому

    Abaayo qaali ah waa quraac aad u mcn
    I llhy haku xafido il xuna kuma aragto

  • @Madrid_15champion
    @Madrid_15champion 6 місяців тому

    Waasoo Baroobeeyay Waqtina waa iga galay Qash na waa cunay almuhim cavio Waa is dhaafnay adigana gacanta allaha ku barakeyo

  • @caaliyaumucabas5308
    @caaliyaumucabas5308 4 роки тому

    Mashallh wan ka helay abaayo sidan ufahmo casharada uma fahmo dadka kale alle gacmaha haku bara keyo xata marka tijabiyo way i hagaagta wan kujeclhy alle darti abaayo 💋♥️💖💗

  • @hassannoor2410
    @hassannoor2410 4 роки тому

    Masha Allah Nasro Abtidoon
    Ku mahad sanid sida wanaagsan Ee degenaanta Kujirto oo aad wax Noo bartey ani dadka aan raashinka Karin baan kujira Lkn si qooto qooto ayaan raba In aan Ubarto Masha allah

  • @dekaabdulkadirfarah1634
    @dekaabdulkadirfarah1634 4 роки тому +5

    Msha Allah wlshay Nasra abtidoon.
    Macalimadeena hore usoco Allahna ha ku xifdiyo dhamman familykaaga iyo walalaha muslimiinta meeley joogan

  • @feeysuleyban2631
    @feeysuleyban2631 4 роки тому

    Manshllh manshllh nasro ilahy ha ku xafido gacantada amen wa cunto ad u macan runti Qaaali ♥️♥️♥️🙏

  • @liibaanbashirahmed4607
    @liibaanbashirahmed4607 Рік тому

    Saakay waa i baxar fakisay thanks wllshy ❤🎉

  • @umuayman4285
    @umuayman4285 4 роки тому

    Mansha allaah diqa waxuu cadey nayaa iney tahay alasey hore waxa dhihi jiren hooyoyin kenii hore arorti uunso alasey quracda gee nasroy waan ku jeclahay hormar wacan

  • @القرآننورفيقلبك
    @القرآننورفيقلبك 4 роки тому

    masha allh illhay haku xiftiyo nasro wad noofa idaysaa

  • @RahmoAhmed-v3h
    @RahmoAhmed-v3h 5 місяців тому

    Walaal nasaro alle dartiis kujecelaha waxbadan ka Faidaa alle haku jecelaado❤❤❤

  • @najax1231
    @najax1231 3 роки тому

    Masha allh xppti alle ka ku barkeeyo

  • @ruqiyahfuaad4622
    @ruqiyahfuaad4622 4 роки тому +1

    Jazakallah Qaaliyey markasta waxaan sugaa video inaad so dhigto Ilahay haku xifdiyo Adiga iyo fimilkaaga

  • @nimcoabdi7170
    @nimcoabdi7170 4 роки тому

    Masha Alaah wxaan iska jeclhay Nasto abtidoon macalimid fcnthay masha slaah alaha ku dhoowro

  • @fatimasaed5391
    @fatimasaed5391 4 роки тому

    Mshala ilahay haku barakeyo gacamaha wlshy nasra

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 2 роки тому

    Nasra cdey macaney thanks Wallahi abaal weyn kuu haaaya macn badan miss you 😘🥰🥰🥰😍😍😍

  • @nimcomaxamed7101
    @nimcomaxamed7101 4 роки тому

    Mashalh nasro alle caqliga hkubrkeeyo

  • @deeqsanmohamed6830
    @deeqsanmohamed6830 4 роки тому

    Wllshy Nasra Abtidoon illahay caqliga wngsn iyo gacmahaba haku barakeeyo waxa tahay qof aan waxbadan ka faaiday cunto kasto adso galiso wan isku daya wlhi mcn iyo qurux midhan weyn runti wax kasto oon tukaanka heli karno ayad soo galisa oo Aad ufudud sharax Fican ayad naga siisa Nasra quruxeey illahay hano ka daayo xbbti 🙏🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩💝💝💝💝💝💝💖💖💖💖❣❣💝💝💝

  • @raxmoruuxi
    @raxmoruuxi 4 роки тому

    Masha allah waxbadan aankafidanay mahadsanid walashey

  • @warzanziciid6496
    @warzanziciid6496 4 роки тому +1

    Mashllha waan sameeyah macaan😋😋😋😋😋😋

  • @haniluulalove9024
    @haniluulalove9024 4 роки тому

    Mansha allh abyo mcn ilahy gcanta haku barakeyo mahadsanid abyo insha allh waanka faidaysanaya

  • @queennafta_uroonali8722
    @queennafta_uroonali8722 4 роки тому

    Dha dhanka iyo carafta intaa ka dareemoyaa masha allaah

  • @hennaofficial7268
    @hennaofficial7268 4 роки тому

    Qurac qatar iga dheh best waye xppty

  • @fardoosamaxamed9484
    @fardoosamaxamed9484 3 роки тому

    Masha aalaah xafida kallaahh mcnteydi

  • @qaayasiman4545
    @qaayasiman4545 4 роки тому +5

    Mashaa allah nasra cadeey 😍😍😍

  • @nabaadradshe3341
    @nabaadradshe3341 5 місяців тому

    Soomaali hadal waxay ka barteen Maashaa Allaah.

  • @Wardahome712
    @Wardahome712 4 роки тому

    masha allah gacntada alle hakuu bara keeyo xbbt

  • @aaminaaadan6114
    @aaminaaadan6114 4 роки тому +1

    Mansha allah ilhy gacanta alle haku barakeyo👑🌹

  • @aminoapdirahmaniapdirahman8070
    @aminoapdirahmaniapdirahman8070 4 роки тому

    Allha ku barakeeyo qaliyy wax badan aya ka faa iiday runtiii

  • @Abdallamoalim-vw9ve
    @Abdallamoalim-vw9ve Рік тому

    Nasroy abaaayo waamahadsantaha Masham allaah

  • @luulamiin2220
    @luulamiin2220 4 роки тому

    Wixii indhaha deeqa ayaa uurkana deeqa adaa dhahday taas waana runtaada masha allaah so beautiful mcnto maalmahaaanna muuqalada cunta karinta waad nagu yareysay koley noosoo dadaal xbbt

  • @hodanjama2125
    @hodanjama2125 4 роки тому +3

    Mansha Allah tabarakallah sis Nasra

  • @QUULE776
    @QUULE776 2 місяці тому +1

    Saky iheysata ilhow ifaki 😂🙌

  • @maryamomohamed6468
    @maryamomohamed6468 4 роки тому

    Masha alah waye basasha cuntad macane kadhige marka lagu shiilo filfishana iyo linta wanjeclahy aniga Iyo adga iaku dhabecada nahay wlhi sifana usamesta aniga berka baradhada iyo karotka biyo yara kukariya

  • @fardowsaali3672
    @fardowsaali3672 4 роки тому

    Masha allah aad baan ugu heley hore usoco walashey

  • @umumeymuunxuseen5255
    @umumeymuunxuseen5255 4 роки тому

    Waw msh allh wan kaheley xabiibti shukran

  • @ifkanolosha6542
    @ifkanolosha6542 4 роки тому +1

    Masha Allah Allah ku xafido in badan

  • @naimaduran2616
    @naimaduran2616 4 роки тому

    Masha allaaah masha allaaah ina ba caadi mahan mcnto ilahay gacan tada haku barakeeyo mcnto

  • @samraabuumaye5439
    @samraabuumaye5439 4 роки тому +1

    Mashaa allah abaayo nasro gactda ilahe aa ku xafido

  • @xamdiyasiin79
    @xamdiyasiin79 4 роки тому

    Wwwwwww nasro aadbuu umacan bdn yahay itaa kadaremoyaa gcntada allaha ku barakeyo

  • @RahmaaXaashi-tl7qp
    @RahmaaXaashi-tl7qp Рік тому

    Manshalah alh gacntah kuh barkeyo macnto

  • @habeendhalad1237
    @habeendhalad1237 Рік тому

    Mashallh wll 🍎 ♥ ❤ 💖

  • @haboonmowliid9344
    @haboonmowliid9344 4 роки тому +1

    Maaaasha allaaha abayo macnto wada mahadsanid thy♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @xaliimomaxamed7304
    @xaliimomaxamed7304 4 роки тому

    Masha Allah abaayo gacantada ilahey aku barakeyo un ahaati waxa kuleyahay barga aad aya uku helay abaayo

  • @Seyneb
    @Seyneb 4 роки тому

    Masha Allah muradkaga Allah kuu sahlo abyo dhamantenana Allah nowada sahlo

  • @faadumoaxmed7611
    @faadumoaxmed7611 4 роки тому +2

    Ma sha allah abayo macato alle ha ku xifdiyo

  • @maniiraapdiasiis8235
    @maniiraapdiasiis8235 4 роки тому +1

    Masha allaah waye qali

  • @maryamoilaheyhakuxifdiyo8918
    @maryamoilaheyhakuxifdiyo8918 3 роки тому

    Abayo ilaheey haku xifdiyo

  • @anishaslifestyle4889
    @anishaslifestyle4889 4 роки тому

    Ilahey gacamaha haku barakeyo intana cuntada la gaarin hadalkeda ayaba I qanciyay gabartan masha allah

  • @fardowsaabdi5069
    @fardowsaabdi5069 4 роки тому

    Mashllh walshy nasro alle haku dhowro lkin waxa noso galisaa ado rali ah doolisho noso gali o dhuxul lagu samynayo qali dumr saln sare

  • @ruuncali91
    @ruuncali91 4 роки тому

    Masha allah alle haku xafido xabibti nasra

  • @asadnuur6986
    @asadnuur6986 3 роки тому

    masha allah nasra abtidoon

  • @AbdullahAbdi-ux7bz
    @AbdullahAbdi-ux7bz Рік тому

    Abaayo nasra horo usoco ayaankuleeyahay majiro qofku istaajikaro halkaas kasoco qof kaacunta fiican majiro ogoow dad ka kaa maseersan waxaaleeyahay ayada waagabar adikookale hormarka eegaartay waagaari gartaa eegaar احبك يااختي العزيمه

  • @nonisingla4891
    @nonisingla4891 4 роки тому

    Mnsha allaah wllshey qali Alle gamcaha haku barakeyo

  • @xalaawishxasan2786
    @xalaawishxasan2786 4 роки тому

    Xbbtii wxaa kaa bartay oo aan Mr wlba ku daraa cuntada FIL fisha iyo liinta wllhi Kuma iloowi doona ee allaah ku xfda uqtii

  • @fahiimaaadan7510
    @fahiimaaadan7510 4 роки тому

    Masha Allah abyo kheyr alle hakuziyo macalimadeyda

  • @shuceybshcabdi2023
    @shuceybshcabdi2023 2 роки тому

    Gacnta ale haku barakeyo nasra

  • @jaabirishak4401
    @jaabirishak4401 4 роки тому +4

    Wcs Gacanta alle haku barakeyo walashey 😍😍

  • @jamalmaxamed2899
    @jamalmaxamed2899 3 роки тому

    Mashalaha ALAHA ku barakeeyo walalashey waano faa'iidaysey.

  • @iqroaxmed1020
    @iqroaxmed1020 3 роки тому

    M.a allha walashey mcn allha ku dhowro

  • @fardowsaahmed4937
    @fardowsaahmed4937 4 роки тому

    Waaaw Allah hakuu barakeeyo gacanta mcn

  • @Aminaaa222
    @Aminaaa222 4 роки тому

    Alla alla macaan badanaa alla maxaan uxiisay xamar iyo cundadeedii shukran xabibti

  • @amirasworld4022
    @amirasworld4022 4 роки тому

    ilahey gacantda haku barkeyo aamiin yarabbi xppti nasra

  • @xafsocabdulahi1710
    @xafsocabdulahi1710 2 роки тому

    Mash allaa Allen haku xiftiyo

  • @princessamal6742
    @princessamal6742 4 роки тому +1

    Waaw mashllh wixi indhaha deqa urka deqa benta mah macalimadena nasra keep going sis👌👌👌👑❤

  • @nasracali1099
    @nasracali1099 3 роки тому

    Mansha alaah khayr ale hakusiyo

  • @sahrocumar7226
    @sahrocumar7226 4 роки тому

    Mashaa Allh Qaaliyey thanks ilhey haku barakeeyo adiga iyo caruur taada iyo xajigaga cafimad iyo cimri dheeri ilhey ayaan idinkaga baryaa. Sharafey

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 4 роки тому +5

    Masha Allah abaayo nice
    Shugran xabiibti Allah haku barakeeyo 👌👌❣❣❣

  • @saamiyacali5250
    @saamiyacali5250 Рік тому

    Mnshlh habo qali alh hakubarakayo h

  • @hindamaxamed6888
    @hindamaxamed6888 4 роки тому

    Mnsh allh alle haku badkeeyo

  • @maxamedxasan6505
    @maxamedxasan6505 2 роки тому

    Asc waku mahasatahay nasro AllAH haku barkeeyo gacmahaada😍🥰😘❤maasha allah nasro

  • @fatumaabdirahman3676
    @fatumaabdirahman3676 4 роки тому +1

    Masha allah allah haku xafido

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 4 роки тому

    Masha allah waa quraac qurux badan waan kahelay allaha ku xifdiyo

  • @umasihaam693
    @umasihaam693 4 роки тому

    Wow wow mash allah ilahay ha ku desto mcnto

  • @luulseyid6938
    @luulseyid6938 4 роки тому

    Mansha.alaah abaayo nasro hore usoco wax badan ka bartay abaayo ilaahey hano ka xafido mcnto

  • @DeeqaJamac-qm3nj
    @DeeqaJamac-qm3nj 6 місяців тому

    Mansh allh keep going wll qaali 😊

  • @nasiixahassan5031
    @nasiixahassan5031 4 роки тому

    abaayo nasro casiirka bocorka wasameyay mcn waye thanks abyo quruxey

  • @bilanmowliid9091
    @bilanmowliid9091 4 роки тому

    Ilaahey haku xafido

  • @munakahin3750
    @munakahin3750 4 роки тому

    Amazon 😋😋😋ilahy gacnta hakuubarkeeyo

  • @fadxixamar7076
    @fadxixamar7076 4 роки тому

    Wll nasro hore usoco mar walba hadalkaaga qadarinta leh ayaa dadka soo jita wanaagii oo qofa nasra abtidoon

  • @ilhanlove6443
    @ilhanlove6443 4 роки тому +1

    Masha allah mcnto gacantaada allah ku barakeeyo masha allah waa qurac qurux badan wllhi maclimadeena adiga io familyga allah nii dhowra dhmntiina xifdulah

  • @cabdigureey6180
    @cabdigureey6180 4 роки тому

    Masha allh wuen allaha ku xafido adi io familgaga

  • @idildaganofficial9137
    @idildaganofficial9137 4 роки тому

    Masha Allah khayr Allaha ku siiyo qaali

  • @quenalbrko3545
    @quenalbrko3545 4 роки тому +37

    Nasroy hdi la i guursdo xajiga in uu kuu keno wyeh Gift Mxa yelay xaskiz ayaa loo towbaray😂😂😂

  • @dhoobeymukhtaar2462
    @dhoobeymukhtaar2462 4 роки тому

    Masha Allah abaayo aaad ayn kaga hela wx walbo aad soo sameyso mrkn sameyo ma iga halaban waxnba darema Inn ka mcn badnyahay mrkn sameyo illen horaa loo dhahe kabarta ka badsha hore usii soco

  • @queenmuhipo8111
    @queenmuhipo8111 4 роки тому +1

    Thanks queen
    Plz hppty cake xafladaha iyo arosyada nozo gali

  • @ubaxbintudaad6963
    @ubaxbintudaad6963 2 роки тому

    Mansha allah macalimadaydi

  • @fartunabdi7820
    @fartunabdi7820 4 роки тому

    Mash alah waa ka helay abaayo thank you

  • @kiinmuleexoofficial6626
    @kiinmuleexoofficial6626 4 роки тому

    Maraq iyo canjeero aan laga hari karin mash Allah

  • @MutaasFaysal-o7q
    @MutaasFaysal-o7q Рік тому

    ❤ masha allah wllshy

  • @maryanaragsan1726
    @maryanaragsan1726 4 роки тому

    Baar qoyaN aaba nacay m.a 💜🌹💜🌹