Riwaayadii ugu Qosolka Badnayd||Bbc-da Wareegta||Hubsiino Hal baa La siistaa|| Part 1 || Gaalkacyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2024
  • Special thanks.
    HOTEL ROYAL
    CARWO RAG STORE
    KOOXDA
    GAALKACYO TEAM
    VIDEO AND EDITING
    YARAANKA
    Director.
    ASAD DIABY
    FIKIRKA
    ASAD DIABY
    SOO SAARISTII
    ASAD DIABY
    HADII AAD NAGU CUSUB TAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR HADII AAD NALA JOOGTAYNA WELCOME SAAXIBAYAAL

КОМЕНТАРІ • 149

  • @AsadDiaby
    @AsadDiaby  3 роки тому +96

    Wacadala waan idin jeclahay shacabkayga xalaasha ah dhamaantiin madaxa ii saarantihiin DUKAANKA hala kala kiciyo hadii ay tahay markii kuugu horeysay SUBSCRIBE noo saar hadii aad horey noola joogtayna Alle haku Sharfo walale

    • @salmaanabdulkadirmohamad3223
      @salmaanabdulkadirmohamad3223 3 роки тому

      Asᴀᴅᴏᴡ ʀɪᴡᴀʏᴀᴅᴀ ᴄᴜsʙᴀᴅᴀ ᴋᴜsᴏ ʙᴀᴅɪ

    • @husseinhassan6874
      @husseinhassan6874 3 роки тому

      Waan ku xiran nahay waana kuwadana awoowe keep going yaaqeey reer south africa hadaan nahay waxaa tahay homy boy geena salama yaaqeey 💯❤️🌍🆗

    • @apdalleadaam9854
      @apdalleadaam9854 3 роки тому

      Maslaxadisa yaqan

    • @osmanahmed4642
      @osmanahmed4642 3 роки тому

      Sxb Kaa away waayahaan

    • @abdulkadirainab8098
      @abdulkadirainab8098 3 роки тому

      Nin aan taageero gar iyo gardaraba
      Asad abuu diaby legend keep going sxb

  • @khadarsomalitv2920
    @khadarsomalitv2920 3 роки тому +8

    😂😂Maanta ciyaartu maa duhur baay bilamaaneysa kulaha😆Asad diaby Legend 🤩👈💯🕊🔥keep going sxb💡😘

  • @mohamettAfsame
    @mohamettAfsame 3 роки тому +3

    Inta ila aragtay in Afka somaliga ah mudug kudambeeyo like haiga ilobina

  • @aminaahmedmohamoud5425
    @aminaahmedmohamoud5425 3 роки тому +5

    Ahmed caato iyo diaby waa jeclahay jiliinkooda runtii waana ku nafisaa waana ku qosla kunjeer mahadsanidin waa uqalanta views millions inaa heshaan waana jeclahay diaby mar qofkii ku bartaa kuma daayo wlaahi cade

  • @mohamedahmed158
    @mohamedahmed158 3 роки тому +6

    M.a
    Waa riwaayad xaqiiqda ka hdlasa wacdi qaadashana leh
    Asad diyabi keep going legend

  • @yahyemohamud1108
    @yahyemohamud1108 3 роки тому +6

    Asad diaby one of the best comidian somali❤

  • @munasuleqofarah1041
    @munasuleqofarah1041 3 роки тому +2

    Masha Allah waa Jilaay sax ah Asad iyo dhaman. Lakiin Diil caadiya ka dhacay

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo 2 роки тому

    Asadoow ninka shatiga bluuga wato waa legend ee ruwayadaha hakulawado

  • @ruqiyocareys4043
    @ruqiyocareys4043 2 роки тому +1

    Welcome back lagend always lagend asad diaby ❤

  • @nalafaraxofficial405
    @nalafaraxofficial405 3 роки тому +3

    Saxiib anigu waa ku wataa adiga iyo team kaaga kabtiina lama gashan karo

  • @Mukhtar114
    @Mukhtar114 3 роки тому +3

    Taagyeero weyn ayaan kuu ahay sxb asad salaan kal iyo laab from South Africa 🇿🇦

  • @footballpage7
    @footballpage7 3 роки тому +14

    Welcome back legend ❤️❤️

  • @muriidiman
    @muriidiman 3 роки тому +2

    War wxaan Rewaayad lma oran kro 😄😄
    Waa Wax Jiro, Hubsiimo Hall ba lsiistaa.

  • @mohamedyusufmedia2007
    @mohamedyusufmedia2007 3 роки тому +4

    Asad diaby legend weyn wacadala anaguna wa ku jecelnahy 🤩

  • @jamilomohmedabdirahman6308
    @jamilomohmedabdirahman6308 3 роки тому +2

    Mashaa Allah mr diabe is back qosolka aduunka aboowe ilahay ha idiin xafido aamiin yaa Allah

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo 2 роки тому

    Ninyahow Asad diaby malin baan garsoor agteda kugu arkaye

  • @cabdirashiid4085
    @cabdirashiid4085 3 роки тому +4

    First one waan sugaayay riyaada wallakaya JilaaG wayn ee Azad Diyaabi

  • @Garshishe
    @Garshishe 3 роки тому +1

    Wr zxp asad diaby daris aan nhee xalqda kle igu soo dr noh

  • @mohamedgeelle4834
    @mohamedgeelle4834 3 роки тому +2

    MasuuuL ASAD waadan ku xiisney

  • @piirlopiirlo7172
    @piirlopiirlo7172 3 роки тому

    Sheeydaanka ugu ween magaciis

  • @muminhagar5038
    @muminhagar5038 3 роки тому +3

    Talyaani dhago la, baan kala furey aawgeed subscrub ayaaad iiga heshay Horey u socda hhhhh

  • @daalacoofficial6369
    @daalacoofficial6369 3 роки тому +2

    Ragganimadii iyo gobonimadii ragga somaaliyeed lahaan jiray baad u muujisay gabadha aad qoyska ku matalysaan
    Anyway I like how you talk to her finally

  • @cumarxabiib5052
    @cumarxabiib5052 3 роки тому +1

    Legend labo maahan wiilow asad

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 3 роки тому +2

    Adoo garoobaan kuso guursaday baad uhoos galisaY🤣🤣😅😎

  • @kiprich920
    @kiprich920 3 роки тому +12

    Qosol miiran batahay

    • @kiprich920
      @kiprich920 3 роки тому +1

      Caadi matihid horey usoco libaax

  • @ayuutobosstv
    @ayuutobosstv 3 роки тому +2

    Asad legend guulayso abti

  • @abdiqadircurcuro5361
    @abdiqadircurcuro5361 3 роки тому +1

    Daiby Libaax baa tahay ninywo

  • @Schwarzer_Mann
    @Schwarzer_Mann 3 роки тому +1

    Asadoow wlle wlhi been kuuma sheegayo lkn riwaayadatan waxan kugu siiyay Musaalix weyn 💯/100

  • @ashrafmohamed1235
    @ashrafmohamed1235 3 роки тому +2

    Asad diaby legend keep going pro

  • @aminawarsame5922
    @aminawarsame5922 3 роки тому +1

    Asc nin culus wan ku salaamay bigg legend horay u soco teda kale wan ka helaa magacyada aad isticmaashid qumboco,tabadd yasiin xaleefka xaleefyada,layloon yasiin, mahadsanid mudane mar kale horoy u soco 👋 from Minnesota 💯👍❤️

  • @MohamedAhmed-be2ul
    @MohamedAhmed-be2ul 3 роки тому

    Riwaayad waaaqici ah

  • @mohamedosman2030
    @mohamedosman2030 3 роки тому +1

    32 Riwayadahaga Dawanayee Riwayd ka mcn Man Arag wali

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 3 роки тому +1

    Hhhhhhhhhhhh asad horumar wcn insha allah dhmntinba

  • @abdullahiahmedmohamed3925
    @abdullahiahmedmohamed3925 3 роки тому +3

    Sida yaroo dagan oo aad u hadleeso ka helay mr. Asad.... Jilaa weyn horay usoco mudane

  • @xamdanuura8534
    @xamdanuura8534 3 роки тому

    Hore u soco wllky 🤩🤩😘😘😘

  • @maahirmaahir8341
    @maahirmaahir8341 3 роки тому +1

    Kkk

  • @abdulahidaud7179
    @abdulahidaud7179 3 роки тому +3

    fast one 😁😁😁

  • @mohamedyusufmedia2007
    @mohamedyusufmedia2007 3 роки тому +2

    manzha allah wa riwaayad waaqica jira ka hadleyza nozoo badi riwayadaha sxp

  • @ahmednorfarayare6176
    @ahmednorfarayare6176 3 роки тому +1

    Part 2

  • @dhiirigalisoqoraarooda8857
    @dhiirigalisoqoraarooda8857 3 роки тому +2

    Waa riwaayad dhab ah

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 3 роки тому +2

    Asad kabahiisa lama gashankaro kulahaa dhaawac ban kuqaadtay eagan isguursanay 🤣🤣🤣🤣❤🙏keep up indr

  • @faisalalinur9855
    @faisalalinur9855 3 роки тому +1

    Kkkkkkkkkkk qosol naguma harin sxb diaby

  • @gulledmarin482
    @gulledmarin482 3 роки тому +2

    Lagaaboow boowe waan ku xiisnay wax na tus. ######teamdiaby

  • @sumayoabdulkadir4615
    @sumayoabdulkadir4615 3 роки тому +1

    Asc wan idin slamay xage gashen wayadan waa idin xiiisnay hore u socda

  • @FarxiyoTawakal
    @FarxiyoTawakal 3 роки тому +2

    Qofkii labaad baan ahay😍😍

  • @mahadkadek205
    @mahadkadek205 3 роки тому +2

    War Heedheee shaxaaad soomaaHa ninkaa mise waa uegYaHa 😁
    War waa kusalaame aHmed 🙏

  • @basadiirkasoomaaliya5265
    @basadiirkasoomaaliya5265 3 роки тому

    Ciyaarta ma duhur bey bilaama neysaa.. big legand---aan taageero......

  • @shaafofficial
    @shaafofficial 3 роки тому +1

    Nin la wayay asadow xagee qabatay sxn

  • @sharqinhotube2164
    @sharqinhotube2164 3 роки тому

    Yaxbul walaala maa tihiin

  • @cadde908
    @cadde908 3 роки тому +1

    Legend back well done👍👍👍

  • @Abdulahi_folbiraye7
    @Abdulahi_folbiraye7 3 роки тому +1

    Waa sheeko xigmad badan

  • @saynabsimansantag8723
    @saynabsimansantag8723 2 роки тому +1

    Alla tii yarayd yaa ka waalay🤣🤣

  • @officialabdikariimalishaah2625
    @officialabdikariimalishaah2625 3 роки тому

    Kkkkkkkkkkk Wllhi tani way dhaaftay Riwaayad

  • @dayaxdahir9722
    @dayaxdahir9722 3 роки тому

    Lengend alweys lengend riwaayadahaada nosoobadi tnks

  • @LibaaxkChannel
    @LibaaxkChannel 3 роки тому +1

    Harag ba isoo.furay hhhhhhhhhhhh

  • @maryanali9833
    @maryanali9833 Рік тому

    Amazing film where s part 2

  • @hassanadde1727
    @hassanadde1727 3 роки тому +1

    Waku tageraa from muqdisho❤️

  • @libanaar5974
    @libanaar5974 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab8098 3 роки тому +1

    Asadow tageero weyn ku aha e sxb hore usoco Wan jeclaha hormarkaade
    Hdan awodo millions kugarsi laha sxb
    Sobadi mawelada iyo jillinka

  • @xirsiguuleedxirsi8316
    @xirsiguuleedxirsi8316 3 роки тому +2

    Legend is back

  • @abdiali2312
    @abdiali2312 2 роки тому

    Waa sawir aad u fiican farinta aad ka hadlaysan si wacan aya uso gudbisay

  • @abdihusn2323
    @abdihusn2323 3 роки тому

    Asad diaby waa jeclahay jiliinkada

  • @amkaabdi132
    @amkaabdi132 3 роки тому

    Asad Diaby Waan kuwata pro Qaab niljnkaga aad Ayan uguhely Go Forward Cawada Qosol igumaharin

  • @khalidyarre4378
    @khalidyarre4378 3 роки тому +1

    Ado dhwac'pA kugu qataY😂😀 legend azad

  • @abdihakimhassanali4449
    @abdihakimhassanali4449 3 роки тому +1

    legin keep going kkkk💯💯👍

  • @attoshhussein1915
    @attoshhussein1915 3 роки тому

    Ma ogaan in aat taqaan Dharka Reer Galkacayo fantastic

  • @MHD6203
    @MHD6203 3 роки тому +1

    Asad wlhi jilaa la hubo inaga qoslin kara😂😂😂❣❣

  • @abdikaniyare4293
    @abdikaniyare4293 3 роки тому +3

    Dhaawac baan kugu qaatay kulahaa🤣🙏diyaabi waa ku wataa

  • @burhaanaxmad2561
    @burhaanaxmad2561 3 роки тому +1

    Dhaawac baan kugu qatay war legnd waa kuwtaa wlhi😁😁😁😁😁

  • @khayrysuf9254
    @khayrysuf9254 3 роки тому +1

    War caaqow ma duqdii baa kugu baxday legend wan xiisnay nio baryahan kaam qaxooti miyaad gashay

  • @maxamedcabdi8894
    @maxamedcabdi8894 3 роки тому

    Kkkkkkkkkk naa ka daa wiilka dilka riwaayad tanu ka waayn waa nafbax kkkkkk hor u soco sxb maan shaaa allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @SuheybElmanowlimbo
    @SuheybElmanowlimbo 2 роки тому

    Hamze shacir nin adag

  • @rozaaquen6978
    @rozaaquen6978 3 роки тому +1

    From abdihaviD😹😂

  • @abukarahmed7055
    @abukarahmed7055 3 роки тому

    Keep Going

  • @aishaabdi9897
    @aishaabdi9897 3 роки тому +1

    Sax kkkk

  • @kichakip2606
    @kichakip2606 3 роки тому +1

    LEGEND ASAD😂😂😂😂😂

  • @yusufabdihagi7829
    @yusufabdihagi7829 3 роки тому +1

    maanta ciyaarta duhur maybilaabanee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Caaliyasharif
    @Caaliyasharif 3 роки тому +1

    😂😂😂😂 naa waad dishay dee

  • @tiktokheroes2884
    @tiktokheroes2884 3 роки тому +1

    Best comedian

  • @ibnuqoobey9339
    @ibnuqoobey9339 3 роки тому +2

    Waar cumamadad bari horaan tuuray iga wale from hargeisa ka soo salamaya .
    Arsenal wataa bilowgii horayaalka guuldaro ka bilowde.😂😂😂

  • @asadyaxyesayga8166
    @asadyaxyesayga8166 3 роки тому +1

    Ciyaartu manta duhur miyey bilabanysa

  • @sheikhcirro15
    @sheikhcirro15 2 роки тому

    Rer waxay isugu waaraa waa Dulqaad hoooyo iyo aabe
    mid inlaga helo
    jilayaasha
    Guuleysta

  • @kinghakimi1087
    @kinghakimi1087 3 роки тому +2

    Maanta ciyaarta duhur may bilanysaa klhaa🤣🤣🤣war nio mrka ku arko waapa iska qoslaa🤣

  • @farahfuushane1902
    @farahfuushane1902 2 роки тому

    Dabayshaa ituurtay baa ku fiicnayd markuu fiimtada ku daadiyo inuu dhaho

  • @kichakip2606
    @kichakip2606 3 роки тому +1

    ASAD NAAGTA WARQADII DALQADAHA UGU QORI JIRTEY NAJMA CUDOON SOO QABO DHE OO UGU QOR DALQADA LEGEND😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanali6143
    @abdirahmanali6143 3 роки тому +1

    Cataweyne ninka mardhaw ma arag wn salamay

  • @fcwiriqclub1680
    @fcwiriqclub1680 3 роки тому +1

    Qunbuco iyo ina ilqayte😂

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 роки тому +2

    War waayadaan waad nagu baabi'isey meesha😀😂 bal nooso badi riwaayadaha

  • @cabdirahmaanmaxamuud8100
    @cabdirahmaanmaxamuud8100 3 роки тому

    Lpx wan kuwdaa horey usoco

  • @footballhd3043
    @footballhd3043 3 роки тому

    Waan kuwataa sxb asad

  • @keyfkafisa2161
    @keyfkafisa2161 3 роки тому

    Legend diaby

  • @mohaaafdalow4658
    @mohaaafdalow4658 3 роки тому

    Legend

  • @Ladancidi-m1c
    @Ladancidi-m1c 3 роки тому +1

    Mid dhangad u eg😅

  • @ipraahimapdiaziz6707
    @ipraahimapdiaziz6707 3 роки тому

    Diapy anather level

  • @laampepoy2361
    @laampepoy2361 3 роки тому

    Noola zoo dhaqso qaybta labaad

  • @mohamedosman2030
    @mohamedosman2030 3 роки тому +1

    Asad Meeye qabti kale

  • @maxamedali1952
    @maxamedali1952 3 роки тому

    Asad c/raxmaan Mohamed legand from mudug

  • @aminaqaraami
    @aminaqaraami 3 роки тому +3

    😂😂😂😂😂Asad umadeena maaha

  • @mohamedahmedjamac2657
    @mohamedahmedjamac2657 3 роки тому

    Ciyaarta duhurkii labaasayaa hhhh

  • @abdinasirdahirfarah3440
    @abdinasirdahirfarah3440 3 роки тому +1

    Dhaawac baan kugu qaatay kulahaa dhoor jamhado mey kasoo qeyb gashay