Anwar axmed naaji asna waa kusoctaa wasaq baxa sow u dhididaayaa kuu sheegaysa MaashaAllah, Ilaahow mar igu sooceli meeshaan ku dhashay xamar cadeey waa u xiisay.
Nin Aad iyo Aad u qiimo badan ixtiraam leh khadarin badan dulqaad badan wax walba wad isku darsatay My director abukar mahdi abukar ilahay haku xifdiyo abti mcne ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
Masha allah mama feynus iyo koxdeda ilaahey ha nibarakeyo allow barakey xamar ❤❤ hotelkan saan uquruxda badan bal maxu ka galabsaday inti ku dhimatay Allaha u naxariisto inti ku dhawacmatay ale ha caafiyo
Mash allah team Gurmaad wan ku faraxsanahy guusha aad u soo hoysideen wadankeen somalia waxaa faraxad i ah inaa gor dhaw aan iski diyaarin doono daawashada filmkii fillo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Masha Allah ilaheey haa idiin xifdiyo dhamantina ❤ 😊love you all 😊 from nairobi ba idiin ka so salamayaa jilayasha rer nairobi haa laguu so daaro please 🙏
Hablo u soo duceeya gabadh yar oo daris nahay oo hooyadeed dhimatay oo eedada aabaha qabo gumeysaneyso oo xoog ku heysato iyo dulmi qof ka celinaayana maleh usoo duceeya in ilaahey ka qabto naagtaaas
Allah haka koriyo silican bayo eedoyinka qaar aabo keenay faa ido lagama sugaaye wll gabdha familka hooyada haloo raadiyo ayeeyo hooyo ama habar yar majiraan miyaa amaba abti yaalba
Oh sorry abyo habaryar deeda usheg cida hoyadeey
Anwar axmed naaji asna waa kusoctaa wasaq baxa sow u dhididaayaa kuu sheegaysa MaashaAllah, Ilaahow mar igu sooceli meeshaan ku dhashay xamar cadeey waa u xiisay.
mashAllah kooxda gurmad laakin Somali oo qoryaha garbaha lagusito amaan malaha Allah umada haxifdiyo 🇸🇴❤️❤️💯
Amiin ilahy haunaxaristo dhamn inta kugeriyoty qaraxa ilahy dalkena nabad hanoga dhigo rabiyow 😭 mideda kle m.A ❤🎉 hamplyo filmka hduu nabad nigu so dhamady teamkyga gurmad waligina jira oo joga 🎉❤ i.A one day wan kaso mid noqon donaa teamkaan🎉❤
❤❤❤masha❤allah❤mama❤feynuus❤iyo❤dadkeygii❤alayaxafidak❤dhmntin❤wllo❤❤
Team gurmad wllhi aada igu weyn tihin maalmahan dhan xaalkina isweydinayy muqalkan wnba ku farxay inti wxyelada sogartay rabi ha uboog dhayo
Nin Aad iyo Aad u qiimo badan ixtiraam leh khadarin badan dulqaad badan wax walba wad isku darsatay My director abukar mahdi abukar ilahay haku xifdiyo abti mcne ❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏
Aamiin Walaal Thanks
Masha Allah Shacabka Reer Muqdisho Somalia 🇸🇴 waa guul iyo gobanimo!!!!
Maama faynuus, hawaday taqaanay waa kunuurtay oo isku badashay, MaashaAllah. Kuwaar cimri dheer, caafimaad qab iyo cibaado suuban.
Masha Allah gabdhaheena quruxda badan ee wadankeena heeybada ku nool Rabboow wadankeena cadawka nooga ilaali, amaran nagataa gaar ahaan haleeygu salamo ayada ayaan ka dhax aqoonsaday wajidaan quruxda badan.❤❤❤❤❤
Mashaallah habo
Mamo faynuus faynusta caashaqa cimri dheer iyo caafi maad ilaahey haku siiyo🎉🎉❤❤❤
Somaliyey bisinka Alle iyo sida shaydanka loo naaro wan qaladna.
Bismilaahi Raxmani RAXIIM
❤❤❤❤ Maashaa Allah Hambalyo kooxda Gurmad Bandhiga daahfurka Filimka Fillo waad ku mahadsan tihiin sida aad mar walba noo madadaalisaan ❤❤❤❤❤
Amiin yarabi ☪️☪️☪️
Hantidii Soomaaliya oo nac nac ah aa meesha isugu keenteen aan kala harin, ee Illaahow hay dilin anoon mid afka gashan, MaashaAllah aan u dhaho.
Masha Allah AbukarMahdi ❤Horo Usoco Guul Allah ha kuXafido Aamiin yaa Rabi🤲🤲
Ilaahey ha idinku amaansado cadowga ilaahey ha idinka qabto hor mar wacan ayaan u rajeynayaa insha Allah Dalkeena iyo dadka soomaaliyeed
Maamikal mulki illaahoow idiinbadbaadi waqtigii ugudarteed maa aadeen alloow iddiinbadbaadi damujadiid aaba idiin illaa llineyso alloow alshaash yey iduunku qoqon
Masha Allah baraka Allah 💯 ❤️ 🙏. Allahayoow noo bulaali
Masha allah mama feynus iyo koxdeda ilaahey ha nibarakeyo allow barakey xamar ❤❤ hotelkan saan uquruxda badan bal maxu ka galabsaday inti ku dhimatay Allaha u naxariisto inti ku dhawacmatay ale ha caafiyo
I am happy to watch qurmat videos... mashaalah
❤
Team gurmada waa idin xiisaye London ayaan idinku sugayaa insha Allah idinko nabada ilaahay ha idin soo celiyo❤❤❤
Maasha Allaah Tabaraka llaah habo horo u soco!😍🤜🏾🙏🏾
Msha allh hambalyo kooxda gurmad kusoo dhawaada wadankiina hooyo ❤️❤️
Mansh allah quruxda muqdisho cadaw baa uogoleen illah haunaxariisto
ma sha Allah hre socda waan idintakeraa❤
Mahatsanit walaal qali 👍❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Asc abuukar mahdi ❤anwar❤mamafeynuus❤iyo kooxda isku duuban ❤hotelka inta ku dhimatay alah unaxariisto abuukar mahdi is ilaaliya walaahi soomaliya dadka ku nool wadana ma jecla dadna ma jecla waa waxuush damiirkooda dhintay 💯💙🇸🇴
Woow kooxdayda gurmad horomar wacan thanks abukar mahdi❤❤❤
Allxamdulillaah Amaana Allaah xamar cadeey cadowgeeda Allaha naga qabto Aaaamiiiiiiiiiiiiin🤲❤️🇸🇴❤️☀️🌻✨
Amiin ya rab🎉
Masha"Allah kooxda gurmad Ilaaheey ha idinku xafido guul Guul aan idin rajeeynaa Insha"Allah ❤❤❤❤
Masha'Allah team gurmad iyo dhamaan reer mogadisho salaan qaliya hawada idin soo marinaya Masha'Allah hore usocdaa waanu idiin miss garaynay😅 ❤ 💐 ❤💐
Masha Allah brother abukar Hore usoco keep going
Big love to Jihaan, Sabriin iyo Yusra.
Masha allah muqdisho waan u xisay 30 sano ma arag ilahay nabad haka dhigo 🤲🤲
Maasha Allah maamo faynuus iyo kooxdeeda way talaabsadeen horey usocda dhamaantiin
Mash allah team Gurmaad wan ku faraxsanahy guusha aad u soo hoysideen wadankeen somalia waxaa faraxad i ah inaa gor dhaw aan iski diyaarin doono daawashada filmkii fillo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
WAA SAHAL ABDI BOULALE. OO.AH NIIN DHALIINYAARO AH. OO.REER. DJIBOUTI 🇩🇯 🎉😂. OO.JOOGA HADDA. .MAGAALADA. KAMPALA.E.DALKA . UGANDA🎉
Mansha alah mansha Alah ilahoow noo saaidi alxm ❤❤
Mashaallah
Aad ayeey u quruxbadan tahay
Waxa sugna waa filo films inshaallah.
Degmadeydi jasiira qayb kuso jila filmka waa iga codsi.
Waa idinka suga ogada.
Team gurmad iyo Abukar mahdi.
Mahadsanidin.
Wwwww guu l iyo gobanimo soomaali oo dhan maama feynuus viva iyo abtI abuukar mahdi viva
Wan salamay koxda gurmad
Ilahey ha idin xafdiyo ilaheyne ha idin fududeyo hooshad noheysan❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉😊😊aamin yarbi
Walogay mogadisho maan arag hadana Wan jidhidhicooday
Mashaalaah beautiful gabdhaheena soomaaliyeed 🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️🫡
waraa please hailoowina atariishadeyna🫶 nimco heybe cod macaan mashaa Allah 💙💖🎊✌️
Faynuus dad waa dadki hare💞💞🌹🌹🌹🌹🌺
Wlhi wan idin xiisay Team Gurmad Nola so Dhaqsada Filimka Cusub🎉❤❤
Masha allah gurmad Team illaah ha idin xafido
Waan idin slaamay kooxda aanjeclahay gurmad
Inder ka dhacdeen waan idiin xiisay ee🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Alle haydinka ilaaliyo reer kiii meesha dadka yareyn jiray
Masha Allah ilaheey haa idiin xifdiyo dhamantina ❤ 😊love you all 😊 from nairobi ba idiin ka so salamayaa jilayasha rer nairobi haa laguu so daaro please 🙏
Maasha alaah kooxda gurmad 😘😘😘🫶🏻🫶🏻🫶🏻❤️❤️
Maashallh nabad allah noo seyaadeyo xamar
Waasugi lanahay musasalka ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤ Masha Allah horay usocda
Allahuma amiin Faynuus guulesta😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍🙌🙌🙌🙌🙌🙌
Gabdhaha muqdisho oo qurquruxda badan reer uk heydinka fakadan
Wow koxdii gurmad oo ku sugan muqdidho
Waliba koxda gurmad iin aan ka mid noqdo waan raba
Abwaan Abukar Mahdi iyo feeynus iyo Anwar Ahmed
Allaha Naxariisto Dadkii Ku Geeriyodey Amiin Ya Rabi
MaanshaAllah muqdisho caday 🌺🌺🌺🌺👏🌺🌺🌺🌺🇳🇱🇸🇴👏👏👏🌺🌺🌺
Masha Allah wan sogola ahy
Wwww mashalaah guul guul Somali idilkeda ❤❤❤🎉
Waxn suknab waa filo in sh Allah 🙈❤❤❤✌
Dadkey runti ad ban ugu farax sanhy ina dawado filimki afarad oo so sarayo walalen abukar mahdi mam faynus anwar xaji dhaman hampallyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soo dhawaada
My team Gurmad love you all ❤❤
❤❤❤❤Masha Allhh walalkey Abukar Mahdi kuliigin Masha Allhhh ❤️ missss uuu hoyo feynus Masha Allhhh 💖💖💖👍 Amin amiin amiin 💖❤️
Gurmad aad aan u xiiseeyaa
Hourumar fiican inshallaah guul iyo
Mama Faynuus iyo kooxda gurmad
Masha alah barakalahu fiikum ❤❤❤❤😊😊😊😊
Masha allaha tim gurmad
Maasha alaah ❤❤❤❤❤guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah tawarak.❤❤❤❤
Masha Allah guul kooxda gurmed
Wadankag ku so dhawaw mamda somalida
Hadii aad jeceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤
Feeynus shekh dahiir hees fican Aya laku kusodhaweyey
Gabdho iso cadeeyy hanoo soo bandhigana
Gorma hee filo abwaane
Masha alaah 👏🏾👏🏾👏🏾👍🏾
Live ayan udawanaye hbnkan ❤
Pearl beach meshii hben hore la qrxiy3 saw ma ahen barnmijka hora udubaten miyaa team gurmad illhy ha idin amasdo nbad ku tga mesha ka imten i.a❤
Aamiin Walaal Thanks
@@AbukarMahdiclipkan ina so deyso ma ehen ado ixtiramyo inti ku geriyotey iyo inti ku dhawacantey
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️
Masha Allah 😍
Masha Allah❤❤
Wadan waa ulaabanleheen ee alaha qaraxa nooga dhameey😢
Maasha allaah
Maasha Allaah kooxad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂wooooooow 💘💘💘💘🤲🤲🤲🤝👍🙏🙏🙏🎂 gurmad
Koxda Guurmad sodhawada
Magalada ha la shido
waaaw ilxumi idinma argto
Heestaa mama faynuus looqaday yaan fahamiin siidaydaa ❤
❤❤❤❤ mansha alleh
abukar mahdi wall waan Daaley sidaan u sigayey filimka Fillo please soo dhaqso
On3 love team gurmad