SIDAAN ISAGA FUDUDEE SAXARA DHAGGA!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 81

  • @abdullahiawalle4311
    @abdullahiawalle4311 11 місяців тому

    Nacimo allaha ku barakeyo adiga is ahaaw si toos ah an ugu xiranahay wax badana wa ka faiday

  • @lakiluul13
    @lakiluul13 Рік тому

    Shukran kiitos walal

  • @rahaali2947
    @rahaali2947 Рік тому

    Naima waa ku salaamay ❤️

  • @fartunosman9010
    @fartunosman9010 2 роки тому

    Maa sha allaah abaayo allaah ha ku barakeeyo aamiin

  • @fatumaMohamed21
    @fatumaMohamed21 2 роки тому +4

    As naciimo abayo wan kusalamey abayo waxan leeyaha yutub channel ee iigu sher garee qolal kaga wan dada aqaanaa nala dabalo dhaqaaq iyo adiga is ah ay biliis igar siiya 10000 kun kun ayaan gariba wali

  • @Hananmhm
    @Hananmhm Рік тому

    Masha Allah nacimo waa kusoratiyh marka waxa baatan bakafaidy wllo ❤️😍

  • @habibamed1108
    @habibamed1108 Рік тому

    Masha Allah, Allah haku barakeyo

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 2 роки тому +1

    ASC. Abaayo
    Macaanto

  • @safiyocisman1447
    @safiyocisman1447 2 роки тому

    Asc naciima qobkaagee iska arken masha allah dhabankaga ku shegayo ina qofyar tahay illahay hakuu siyaadiyo quruxey

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 роки тому +1

    Mashallaha abaayo waxaad ka hadleysaa wax anfac leh waxaan dadka ugu fican dadka dadka anfaca

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 2 роки тому +1

    Mansha Allaah👍💪🏾💪🏾💖💖💙💚💜🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🌹

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 роки тому

    Masha allaah soodhawaada 🌹🌹🇸🇴💔💔❤️🌺❤️🌺🌺🌺❤️💔🌹🌹🇸🇴💔❤️🌺🌺💔🌹🌹🌹🔥🌹🌹🇸🇴🇸🇴💔🌺🌺🌺🔥🌹🇸🇴💔❤️

  • @Guest-tl3di
    @Guest-tl3di 2 роки тому +4

    Asc, asxaabta salaan sare ayaan idin soo gudbinaaya
    I hope you are all doing well insha Allah.
    Naciimo Abaayo wax kasto oo aad soo sheegtey aad ayaan uga faa’idey jazakallah kheyr
    Laakiin waxaan rabaa inaad
    Sidoo kale noo sheegto
    The smells of the all powders
    Or the herbs, aad no soo wada sheegtey (URKOODA)
    Because aniga waxaa ii fudud inaan cuno kaniiniga
    Waa igu adag tahay inaan isticmaalo HERBALS OR SYRUPS AMA LIQUID medicines all together.
    Hadaan uriyo Wuxuu iga keenaa (MATAG) Give me some advice please❤️❤️
    Thank You

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 роки тому +2

    Salaan sare
    Inna adeer
    Khamiis wanaagsan

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Wcs walaal, aad ayaad u mahadsan-tahay. Anaga hadda jimco ayay noo tahay jimco wanaagsan!

    • @raysiyobarwaaqo3804
      @raysiyobarwaaqo3804 2 роки тому

      @@adigaisahaaw asc walal xagee laga helaa tukamadee lqof jooga america

    • @umuzayd3804
      @umuzayd3804 2 роки тому

      Nacina nabarkeda yaa igu cawinkaro

  • @jumaali5403
    @jumaali5403 2 роки тому

    hargeisa maxaad afkaaga uga ilaalinaysaa naciima wll

  • @alisaeed4129
    @alisaeed4129 Рік тому

    Whats it called please

  • @rahmahodaninaahmed1141
    @rahmahodaninaahmed1141 2 роки тому

    Habar yar himilaya pink salt wax tarkeda kasoo hadal

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 роки тому

    Maasha Allaah Shukran wall

  • @bilanmuse5698
    @bilanmuse5698 2 роки тому +1

    Thanks ✅✅✅ qaali

  • @filsanisse1852
    @filsanisse1852 2 роки тому

    Mahad sanid qaaliyey الله يكتر امثالك

  • @nastehocumar6312
    @nastehocumar6312 2 роки тому

    Mansha allah wlshey mahadsnd sidad nola wadagto wax walbo fa ido leh

  • @Ismail-tg8yy
    @Ismail-tg8yy Рік тому

    Xage laga hela muqdisho ayaan joga malaga hela

  • @rrffy4535
    @rrffy4535 Рік тому

    جمعه مبارك

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 2 роки тому

    MashAllah Sister keep going
    i love you

  • @rrffy4535
    @rrffy4535 Рік тому

    السلام عليكم اختي

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 роки тому +2

    Sawirka
    Magaceeda
    Ma muuqanaayo
    Magaceeda noo soo qor

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Hussein walaal aad ayaanba ugu dadaalay in la,arko weli looma jeedo miyaa?? Waxaa ladhahaa magaceeda Vi-Siblin S

  • @habibaabdirahman3885
    @habibaabdirahman3885 Рік тому

    Fadlan soo qor magaca

  • @aminaali7242
    @aminaali7242 2 роки тому

    Allah farxadda hakuu ziyaadiyo ❤️❤️🌹

  • @nadifomohamed4095
    @nadifomohamed4095 2 роки тому

    Asc walal naciima guuleyso horay usoco Waxaan qabaa sokor sideen ku babinkaraa ii soo sheeg walal

  • @sumeyoahamed4545
    @sumeyoahamed4545 2 роки тому

    Abaayo jzk daawinyan ana kabaratay wan ficanaday wad ku mahsantahay

  • @jayboss6856
    @jayboss6856 2 роки тому +2

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mariannoor8675
    @mariannoor8675 2 роки тому

    Asc wall mcn waa mahadsan tahay wall waxaan leeyahay calool adayg xaga caloosha wax i caawiya tii caloosha jilcinaysa magaceeda Adoo mahadsan iyo hurdo yarida wey haysaa

  • @nafisomohamed6542
    @nafisomohamed6542 2 роки тому

    Aslaamucalaykum Macalimo

  • @maryamelmi2031
    @maryamelmi2031 5 місяців тому

    Asc abayo subaga cholesterol u fican novel waye

  • @khadijaaidarus3205
    @khadijaaidarus3205 2 роки тому

    Asc walal in english maxaa lagu dhahaa.
    (Flagseed) miyaa

  • @aslimuxumad8753
    @aslimuxumad8753 2 роки тому

    Masha alah Waa run

  • @Loml-chi
    @Loml-chi 2 роки тому

    Asckm masha allaah allaha naciima caday

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 2 роки тому

    Maashaa Allah

  • @fardowsa6253
    @fardowsa6253 2 роки тому

    Abyo nacima waxan rab inan kulaso xidhidhe maku hali kara wllo

  • @angalaqaali1276
    @angalaqaali1276 2 роки тому

    ilmo nuijiyaa macunikaraa wllo qaali

  • @Midraarchannel
    @Midraarchannel 7 місяців тому

    Asc quf uur leh ma cabi karaa a baayo

  • @sacdiyoaxmed807
    @sacdiyoaxmed807 2 роки тому

    Asc wll naciimo ilaahay ha ku barakeeyo wax aan ubaahanayah bad markasta noo soo sheegtaa mahadsanid wlshy qaali

  • @raxmoyusuf3134
    @raxmoyusuf3134 Рік тому

    M.a

  • @jamilahahmed3652
    @jamilahahmed3652 2 роки тому

    Asw abaayo anigaa ka mid ah dadka kaa soo daahay hadaan ku soo gaaray

  • @saluglaahmed4150
    @saluglaahmed4150 2 роки тому

    Asc walaal magaca soo qor baayo shugran waa waxa aan u baahanahey

  • @khadijogab2875
    @khadijogab2875 2 роки тому +1

    Asc wasabkaan suaalkugu soo weydiiyay mana iigasoo jawaabin mashquul kanshe

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  2 роки тому +1

      Wcs Khadiijo, walaal dad badanaa isoo warsadaa su,aalaha, haddii aad isoo warsatay jawaabna aad iga waysay, armaad numberka iska qaladay. Hadduu sax kuu yahay ila soo xariir oo horta hubso in aan aniga ahay hel codkeeyga, waqtiga wicida waan qabtaa telka.

  • @maryansheebow1182
    @maryansheebow1182 2 роки тому

    ASC MACANTO CALOL AAD U ADAG AN QABA NORWEY AN JOOGA FARMACIO MAN KA GAADANA MISE MELKALE

    • @umuislaax7736
      @umuislaax7736 2 роки тому

      Helsekost iyo apoteka ayaa ka hele

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 роки тому +2

    Psyllium Husk in English

  • @sundusfarah6887
    @sundusfarah6887 2 роки тому

    Maanshs alaah hore usoco

  • @bellablue4572
    @bellablue4572 2 роки тому

    abaayo naag uurleh ma isticmaali kartaa

  • @halimaabdi8955
    @halimaabdi8955 2 роки тому

    👍

  • @fadumodadow9217
    @fadumodadow9217 2 роки тому

    Waa runa

  • @habibaabdirahman3885
    @habibaabdirahman3885 Рік тому

    Naciimo sooqor magaca abayo

  • @mariannoor8675
    @mariannoor8675 2 роки тому

    Magaceed wall ii soo qoe

  • @umaumeyma9698
    @umaumeyma9698 2 роки тому

    Asc waıı magaca ıngılısh ııgu soo qor

    • @umaumeyma9698
      @umaumeyma9698 2 роки тому

      Waxaan jogaa turkıga fadlan xabıbtı

  • @husseinmohamed6468
    @husseinmohamed6468 2 роки тому

    Sand ka hor waayeeladaad ka mid ahayd
    Hadase dhalinyarada
    Seedigeen maxamed yaradkii ayaa looga fadhiyaa
    Intaas waa kaftankeenii
    Adiga is ahoow
    Adiga is aqoonso
    Adiga isgaro
    Adiga iska war haay
    Adiga is fahan

  • @hodon5696
    @hodon5696 2 роки тому +1

    ASC walashy Naina wll xagee kahelaya waan u bahanay xagee kalasoxariira aniga waxan joga Nederland wll Aad ayaan ugu bahanay

    • @sareedo8184
      @sareedo8184 2 роки тому

      Abaayo gogelgaree magaca wadankaga ayaa kuso qormaya Danmark waxa loga yaqaan HUSK mar dhowayd dad ayaa ku xanuunsaday waa la jojay hada lakiin wan ku arkay fermesiyada iska hubi

  • @mushtaaqmaxamed2921
    @mushtaaqmaxamed2921 2 роки тому

    naciimo seylium english ahaan see loo qoraa america bn joogaayee

  • @maryanbashir9086
    @maryanbashir9086 Рік тому

    Asc

  • @museruqiyo2437
    @museruqiyo2437 2 роки тому

    Xageelagu gadaahe
    Naciimo.

  • @farhiyodagane7407
    @farhiyodagane7407 2 роки тому

    Walaashey illaah hakubarakeyo

  • @nomar3311
    @nomar3311 2 роки тому

    English ma ku soo qori kartaa mudada vi- siblin

  • @naciima8799
    @naciima8799 2 роки тому

    Keep going sister

  • @sundusfarah6887
    @sundusfarah6887 2 роки тому

    Kkkkkkk

  • @sundusfarah6887
    @sundusfarah6887 2 роки тому

    Abooto abooto ceeb miyaa maya

  • @jumaali5403
    @jumaali5403 2 роки тому

    kusoco

  • @rahmahodaninaahmed1141
    @rahmahodaninaahmed1141 2 роки тому

    Habar yar himilaya pink salt wax tarkeda kasoo hadal