Sababta Xabsiga Loogu Guray Saraakiisha ONLF ee Qabridahare Iyo Cidda Amarka Bixisay, 21-10-2020.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 100

  • @hali5578
    @hali5578 4 роки тому +4

    Wariye bari iyo jaamac waan idin salaamay

  • @moladane3552
    @moladane3552 4 роки тому +1

    From DHAGAHBUR, ONLF GUUL

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 4 роки тому +5

    Onlf inay baxduu rabaa maamulka Jigjiga lagana yeeli maayo, iyagaa daali.

  • @colettepersonnel2583
    @colettepersonnel2583 4 роки тому +2

    ONLF long life

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 4 роки тому +3

    Calan Jabhadi Lahayd ma noqon karo Calanka Qaranka, mida kale onlf maxay Xoreysay, Dadka uun galaafteene, waar Somalidu Caqli kuma jiro, Xiligii Dagaalka waa laga soo gudbay Siyaasad baa loo baahan yahay, magac onlf ma shaqanayo hada, that's over.

  • @Raho339
    @Raho339 4 роки тому

    Guuleysta O,N L,F ❤aamiiiin Ethiopia Hadhacdo aaaaaaaaaaamiin

  • @dhamays1845
    @dhamays1845 4 роки тому +3

    Illaahay acjar Hana dhaafiyo ma doonayno nin Ethiopia u shaqaynaya. Haduu wax kala garanaya cagjar maanta fursada ay haystaan deegaanku waligood ma soo marayso. Isagoon waligii udagaalamin wadanka ayuu raba inuu utaliyo nimankii wadanka u soo dhamaaday. War aqligu ha shaqeeyo oo duliga iska qaada

    • @Anonymous-xq6hd
      @Anonymous-xq6hd 4 роки тому

      Oo wadanka had a udagalamto ina maxad noqoto ma qasaba onlf. Waligedba xildoon bay ahayd we Ethiopia diid ma ahayn wakase hadaba ayago goosi u ololenaya hala arko. Shacabka yaa la walin

  • @moustaphadjamawais8133
    @moustaphadjamawais8133 4 роки тому +2

    Vive ONLF

  • @deeqsiabdi9276
    @deeqsiabdi9276 4 роки тому +1

    wariyayaasha waan salmaya bare ilka cade jaamac daad

  • @ifrahsarhaye2013
    @ifrahsarhaye2013 4 роки тому

    Allaha guuleeyo onlf ❤️❤️

  • @Raho339
    @Raho339 4 роки тому

    ILahayoow Gumeysiga Ethiopia Naga Dulqaad aaaaaaaaaaamiin

  • @abdisalamismail9596
    @abdisalamismail9596 4 роки тому +1

    Jaamac Galad, haka warwareegin ee Maamulka DDS runta u sheeg. Xisbiyada Gobalka ka jiraa taageerayaashoodu Calanka Xisbiga meeshii ay rabaan bay ka taagi karaan. Sidaas daraadeed waa in shacanka ONLF calankooda wataa nabad gelyo helaan ileeen waa Xisbi rasmi ahe.

  • @kingxamudi
    @kingxamudi 4 роки тому +2

    Ader pp waxba deeganka waxba kama ahn
    Deganka Onlf ayaa deeganka iskaleh

    • @abhayb7723
      @abhayb7723 4 роки тому +1

      Dadku ma wada ogaadeen baa sidee Degaanka oo dhan onlf u leedahay, waar sida Dayeerka u fakereysaan Geelini iska Raacda waxba ka fahmi maysaan siyaasadda e. 😎

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 4 роки тому

      @@abhayb7723 af caytama qofkiisuu ku yaallaa

    • @kingxamudi
      @kingxamudi 4 роки тому +1

      @@abhayb7723 adeer dadkan aad sheegyso
      Markii ladagaalamaayy xagyjoogen
      Ma markii sow kuwii Ethiopia usacaba tumaayy

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 4 роки тому +1

      @@kingxamudi kkk anu waxaan kayaabay dadkan dhaha deegaanka ma Ogaden kaliyaa leh xagay jireen markii onlf 34 sano dagaalamayeen mise waxaad rabtaan inaad dheeftana nala qaybsataan dhibkana kagabataan

    • @kingxamudi
      @kingxamudi 4 роки тому

      @@axmedaxmed5455 hala yaabin waa qayb kamida mangaabnimada

  • @DGul-hf2yw
    @DGul-hf2yw 4 роки тому

    Waa run

  • @ibrahimshill7600
    @ibrahimshill7600 4 роки тому +1

    ASC WALAL JAAMAC FUDEEDKA ISKADAA 1 DAD BADAN BAAKU DAWANAYAAYE PLEASE

  • @axmed.ilkacaseaxmed.ilkaca7439
    @axmed.ilkacaseaxmed.ilkaca7439 4 роки тому

    Waà khaldanyàhayimustafe

  • @hali5578
    @hali5578 4 роки тому +2

    Wariye bare ilka case

  • @bashirmohamedmohamed2254
    @bashirmohamedmohamed2254 4 роки тому +2

    Jamac cawa wu onlf hadlayaaye

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 4 роки тому +1

    Onlf macnaheedu waa maxay, ma reer magiciiba mise waa magac Somalida ooo dhan metelya,, waar Somalidu waata caqligodu saani uma shaqanayo waayo, Hadaan Muqdisho ka furo urur la dhaho, Hawiye National Leaders Front, oo idhahdo Cid aan Hawiye ahayni kama mid noqonyso, Somalidana waa Xukumaya ma macquul baa?

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 4 роки тому +1

    Onlf marki Abdi iley hata meynan hadli karin marka manta ey xornima yar helen yeynan iskaga darin mamulka wuxu rali ka ehena yey sameynin dorashadana wexey Ethiopia kento unba besha imaniye wexey Ethiopia kentana faida malaha

  • @mustafaomar5394
    @mustafaomar5394 4 роки тому

    Soomaali ama isdile ama isxidhe was sheeko aan dhamaaneyn oo shisheeye dabada kawado. Ilaahow na badbaadi

  • @farhiya2410
    @farhiya2410 4 роки тому

    Waxaan ilahay ka rajeynaya in somalida degaanka dantooda ilahay garansiiyo doorasho ka madax banaan Ethopian in aay qabsadan .

  • @hali5578
    @hali5578 4 роки тому +1

    Ninka hada somalistate wakiilka uga maamulka adiss ababa ayaa raba inuu helo wado uu xukunka ku sii dheerasto hadii doorasho dhacdana dhiciba maysee oo doorasho dimuqraadiya wuu ogyahay inuuna kusiga sii fadhinayn markaa waa inuu qasbilabaa lakiin way u balaami la,dahay

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 4 роки тому +2

    Kusii daa dee
    Dee qabri dahar waxaa dagan
    Ilmaha habaryartood Dee.
    💋👩👄.

  • @farhiya2410
    @farhiya2410 4 роки тому +1

    Viva ONLF👍

  • @JIm-bi1ve
    @JIm-bi1ve 4 роки тому

    Calaacal war qado siiya qabyaalad buu masha lafadhiyaa dadkii dalka lahaa ayaa heysta onlf waa wardheer iyo godey iyo dhagahbuur lakiin qadihar weligeed onlf qabdahar lagama sharfin

  • @maxamadmacalin6722
    @maxamadmacalin6722 4 роки тому

    Asc onlf waa ururr kamid mid aha ururada kajira deegaanka soomaalida aragtidayda waxaan qabaa waxa diidan waa ina cagjar

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 4 роки тому +3

    Nacaalaa jaamac iyo beentiisa ku taala bal eeg wuxuu ku hadlayo wuxuu malmo ka raadsa nayaa reer qabri daharaha dibada joogo waryaa beenaale naftaada ku kalsoonoow

  • @allaamahadleh2495
    @allaamahadleh2495 4 роки тому

    onlf guuuuuul iyo goobanimo

  • @abdulqadirabdulhamid4080
    @abdulqadirabdulhamid4080 4 роки тому

    Shacabki Somaligalbed wuxuu kudhex dhamaday
    ogaden fikir qabiliya raba inay dadka
    Kuboobaan iyo Ogaden kaloo shaati Tigree looxiray
    Onlf & PP
    Wa masiibo gobolkas lagu imtixaamay

  • @king.celtic.wembley.harles4955
    @king.celtic.wembley.harles4955 4 роки тому +2

    Waa idin sallaamey

  • @ahmedismail3262
    @ahmedismail3262 4 роки тому

    Onlf waxbba kulamay heshiin Ethiopia iyo Abiye Ahmed. Taas fahma

  • @colettepersonnel2583
    @colettepersonnel2583 4 роки тому

    Onlf is the reason of Ur existent

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 4 роки тому +1

    Gudoomiyihu hala joojiyuuba yidhi waanse ku faraxsanahay inuu dhacay shirkaasi xidhay naguma cusba waxna namayeelo, uma baxayno.

  • @mkhadamkhadar8908
    @mkhadamkhadar8908 4 роки тому +1

    Asc cayda inaga daaya wallayaal sikale isku dhaliila

  • @maxamedducaysane644
    @maxamedducaysane644 4 роки тому

    waxay rabaan mamulka dds in ayxanaaqdo oo ay dagaabilaabaan onlf umo socoto dadkeeday udanayn haysaa inay duurka aado ayay rabaan waa aydiiday taas oo ay udulqaadan wax walba jawxo guul guul

  • @DGul-hf2yw
    @DGul-hf2yw 4 роки тому

    Waa hinaase

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 4 роки тому

    kkk anu waxaan kayaabay dadkan dhaha deegaanka ma Ogaden kaliyaa leh xagay jireen markii onlf 34 sano dagaalamayeen mise waxaad rabtaan inaad dheeftana nala qaybsataan dhibkana kagabataan

    • @wuhwbeahshgs6457
      @wuhwbeahshgs6457 4 роки тому

      34 sano kuwi madaxweynaha ka aha deeganka e amxaro u shaqaynayay ey ahayeen ogaaden bah ahayen. ogadeen intay is qabiyeen bay qaar amxaaro xabadhi u shaqynayeen qaarna dhulka kaligayaba keh bay yidhahden way baxeen dadka kle daga wad u tashateen walee

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 4 роки тому +1

    Ilko case adiga jidhkaagu muxuu galabsaday waadigan shaatiga ku giijiyeye mise waxaad rabtay in gabdhuhu kuugu yeedhaan mr 6 bck

  • @rihdidirad6002
    @rihdidirad6002 4 роки тому +1

    Sheekadan weey soonoqnoqotay.
    Xariga iyo caga juglenta
    Lagu hayo Xubnaha ama tagerayasha.Jamhada.
    Lagu hayo wax loduqadan karo maaha.
    Madaxda Jwxo.waa in eey goan dag daga kasosartaa.Arinkan isaga ah,

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 4 роки тому

    Wakhti lays kala qaybiyo majoognee ummadan danteeda kaliya ha laga shaqeeyo.somali wax wayn oo xaq ay uleedahay sida Amxaarada Bal ku dooda .idinku uun hys fiirsanna

  • @MohamedAhmed-ps5sp
    @MohamedAhmed-ps5sp 4 роки тому

    Aniga oo ah oday soomali yeed
    Markii laqabaayay madx waynihii
    Ohre waxaa lamoodayay in kalidii
    La xidhidoono nin kasta mu caarid
    Muxaafid ah wala xidhidoonaa
    Haday Daan umidoobin waligiin
    Marka laydin qabiyo waligiin waxii
    Tagay diblooma raaco waligiin xaga usocda salamacykum bilaahi tofiiq

  • @mohamudharbi3130
    @mohamudharbi3130 4 роки тому

    Bal wuxuu ku hadlayo fiiri xasuuq buu rabay in qabridahare ka dhaco mustafe ma isagaa ka hor istaagay arintaas.

  • @JIm-bi1ve
    @JIm-bi1ve 4 роки тому

    Galad waa qabyaalad socota

  • @abhayb7723
    @abhayb7723 4 роки тому +1

    Magacu haduu ahaan lahaa Snlf, macquul buu ahaan lahaa lkn ogaadeen Notional Leaders Front, No macquul maaha, Anigu DDS baan ahay mana ogolin wax la dhaho Onlf, no way. 😎

    • @roodanuur2196
      @roodanuur2196 4 роки тому +1

      DDS it’s weak government. onlf are disaster. and the civilian people are fighting for themselves. I feel sorry for those who suffering.

    • @abshirosman1305
      @abshirosman1305 4 роки тому +1

      Idinkoo ah

    • @roodanuur2196
      @roodanuur2196 4 роки тому

      A O Ma fahmin waxaad ka wado idiinkoo ah

    • @amirabdullahi2880
      @amirabdullahi2880 4 роки тому

      Ab hayb you are jeegan go speak about musa Shani.

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 4 роки тому +1

      Ama Onlf ogolow ama diid, shacabka udashtey Ogadenia ayaa taagersan adigana taagero kaagama bahno

  • @farhiya2410
    @farhiya2410 4 роки тому

    Jamac waan jecelhay falanqeentisa.

  • @Akvlogs_2023
    @Akvlogs_2023 4 роки тому

    gumaysi kuma jirto miya?
    hada macano macba lasiin lahaa
    Waaba lala saairay

  • @faizadakash5590
    @faizadakash5590 4 роки тому

    Aniga mar naba isma lahayn ONLF aya sida fudud isu dhibaysa wax cad oo ay heshis kula galen maleh Ethiopia hubka dhiga Haye sow caqli xuma ma ahan somalida ayaga isu xoog badan cadawga ay leyihin indha uma lahan nin siyasi somali oo dacad ah ma arag wa mid dadkisa an ka danqan oo danaha asaga uu garka ah ka hor mariya danta guud wa mid ay ka mideysan yihin siyasiyinta somalida somali ninki habaray ma nola

  • @Raho339
    @Raho339 4 роки тому

    Gumeysiga Ethiopia Niman gaabiyaa jira gudcurkii yimaadana Ninman guurayaa jira O,N,L,F GuuueYsTa aaaaaaaaaaamiin Aaaaaaaaaaamiin aaaaaaaaaaamiin

  • @ahmedismail3262
    @ahmedismail3262 4 роки тому

    Idinka isasoo sheegayay oo is dabba socday. Oo isku Raad joogay.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 роки тому +1

    Nin lasoo diray
    Saw masii dooratan

  • @zadaamvlogs7565
    @zadaamvlogs7565 4 роки тому

    Jaamac gobolada kale makuwadansanbaa Qabridahar baa ugushidan miyaa xadaradu talaa

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 4 роки тому +2

    Jaamacoow shacabku, aqaladooda, iyo xafiisyadooda kaliya, ayay sudhaan calanka meelkale mageeyaan guryahooday dawladu kuhaysataa.

  • @alihussein2817
    @alihussein2817 4 роки тому

    Asc maxaa dadka deegaanka afti looga qaadi waayay?

  • @nadashukri4499
    @nadashukri4499 4 роки тому

    Maamulkan gumaysigu ku adeeganayo way ka go'antahy in dadka dib u xasuuqan cabdi ilay mustafe oo kadaranba lanoo keenay

  • @nadashukri4499
    @nadashukri4499 4 роки тому

    Reer walba kii uliitay ayu kasoo xushay sidii ina ilay anaga ka laleyahay reerkinu matala😂malin dhawayd intu nooyimid ayu noogu khudbadeeyay tukaan ama goob ganacsi uu qof onlf fikirkisa aminsan leeyahay waxba lama gadan karo markasu duq meesha jogay ba ku yidhi intad anaga saa na leedahay inta jigjiga tagtid soomalida joogta ku bararuji inayna ethiopianka wax ka gadanin

  • @basheadan2302
    @basheadan2302 4 роки тому

    Sidee wax noqdeen

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 4 роки тому

    Qorshe gobolka 3 llogu kalajarayo bay cadaowgu wadaane halaga digtoonaado

  • @mohamudharbi3130
    @mohamudharbi3130 4 роки тому

    Waa falanqeeye iska hadle ah oon waxba ku dhisin doodiisa

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 4 роки тому +1

    Ninkan jaamaca ee lagu dhuftay boqolka waran amaa tooriyood maxaad ka waraysan cuqdad buu qabaaye waa nin u jaajuusa tigreega oo marba meesha calooshiisa buuxin karta u jaa juusa

  • @AliOmar-bp9fw
    @AliOmar-bp9fw 4 роки тому

    kkkkkkkk qabridahare iyo jigjiga baa siman

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 4 роки тому

    Kkkkkkkkk qabridahare Amaan bd ka badisay

  • @abdulahiaxmad2abdulahiaxma739
    @abdulahiaxmad2abdulahiaxma739 4 роки тому

    Hhhhh

  • @deeqsiabdi9276
    @deeqsiabdi9276 4 роки тому

    in dagaal dhamaada ninkii doqoni mooda

  • @yuusufhanad6560
    @yuusufhanad6560 4 роки тому

    Deegaanka ogadeen oo kaliya ma dago ee ubada meelahaa la aada oo yadiin wasa jamac adigu qabyaladiiste ayaad tahey

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 4 роки тому +1

      Deeganka 98% waa Absame

    • @wuhwbeahshgs6457
      @wuhwbeahshgs6457 4 роки тому

      Mohamed Ahmed af dhul laguma qaato 40% bad ka dagtaa

    • @MohamedAhmed-uw3fu
      @MohamedAhmed-uw3fu 4 роки тому

      @@wuhwbeahshgs6457 kkk muran dulkaasi magalo, dalku waa Ogadenia dadkuna waa 98% Absame

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 4 роки тому

    Kkkkkkk sidii.lo'wayraxday oo kale

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 роки тому

    ONLF inay heshiis la galan may ahayn #ETHOPIA illaa ay SNM soo raacdo
    #JAAMAC colban nhy hdaba waa yabe wxn kaga xidhany 4 chanal uu ka hdlo
    Lkn hankiisu dgexdhexad ha noqdo😂

    • @nadashukri4499
      @nadashukri4499 4 роки тому

      Onlf iyo snmba xornimay rabaan sasan labadoodaba loo coladinaya

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 4 роки тому +1

      @@nadashukri4499
      Wlhi illaahay mooye maanta cud anu udaba fadhisana dalkayaga ma jirto ictiraaf wxnu ka nilol wananagsanay boqolaal ictiraf hysta
      Ee wanu jcly hadiyo jeer jabhada hdaba DIYARBANU NHY ONLF GARAB ISTAGNO

    • @nadashukri4499
      @nadashukri4499 4 роки тому

      @@puresomalilander6951 xaqa markasta guulaysan wlhi wan arkay soomalidu marna ma ogolo qof xaqiisa raadsanaya somaliland iyada xoriyad ugu hor qadatay meel somali dagto hadana waxan arka dad dafirsan onlfna dhiigooda wayba ka ganacsadan

    • @puresomalilander6951
      @puresomalilander6951 4 роки тому

      @@nadashukri4499
      Iyado dawladii dalka difaci lahayd diyaradi cadawga logu talo galay ay intsy hargeisa ka dushay hfana hargeisa duqaysay caalamka laguma arag waxa nalogu bedelay xoriyadi aan somalia geynay wllo jcyl darteed
      Iyadoo saso dhami nagu dhaceen hadana ma ogolin qof somalia dhib lo gaysto diyaarbaan u nahay inaan ka garab dagaalano cid kasto somali ah oo xaqooda soo dhacsanaya 1977 mdweyna SOMALILAND waki amaxarada duqaybayey maantana diyaar banu nhy wll

  • @colettepersonnel2583
    @colettepersonnel2583 4 роки тому

    Mustapha use ur brain

  • @musemuhumed5721
    @musemuhumed5721 4 роки тому

    Jamacow garissaca ayan falanqeytada wan kuhaystaa

  • @alidhiin4845
    @alidhiin4845 4 роки тому

    Yaa u waxyooda jaamac galad