Aadan Faarax & Fadun Ducaale - Bal dayaay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 32

  • @DonKako
    @DonKako 4 роки тому +13

    🎵🎵🎵 DHAQAN DOORSI 🎵🎵🎵
    🎶 Bal in ay dullaantoo,
    🎶 Duni aakhir-seben tahay,
    🎶 Hablihii dirasho ma oggola,
    🎶 Dumarnimo ma sheegtaan,
    🎶 Door-roonahoodiyo,
    🎶 Ragga kama dambeeyaan,
    🎶 Denbigiyo xumaantiyo,
    🎶 Dira-diraha mooyee,
    🎶 Danta uma hoggaansana,
    🎶 Daacadi dhimatoo,
    🎶 Dadnimadii hallwday,
    (Bal dayaay)
    🎶 Dhaqankeennan doorsamay,
    (Dayaay)
    Ereyadii : Ibraahim Sh. Saleeban(AHN)
    Laxankii : Aden Faarax Samatar
    31 decembre 1970, nos deux comperes etaient ensemble quand Ibrahim sorta de son chapeau cet enieme Hit. Comme il est de coutume entre Abwaans, ils se sont demandé quel interprete pour le duo avec Faduun?
    Contre toute attente, Aden lui-meme se proposa ,honorant ainsi son frere de lutte et intrepreta la chanson avec Faduun Ducaale.
    Le duo sera enregistré au debut de l’année 1971 et reste á ce jour l’unique chanson composée par autrui que ADEN FAARAX SAMATAR ait chanté.
    Bel hommage!

  • @calixuur7602
    @calixuur7602 4 роки тому +5

    Reer jabuuti alle ha daayo love you markasto

  • @nimanmaabdillahi2888
    @nimanmaabdillahi2888 Рік тому +1

    ❤ Quel souvenir

  • @amarehadaweh1278
    @amarehadaweh1278 7 років тому +3

    raaga dumar ma dhaamay iyo doqon uu ku badanyahay dacadi dhiimata dadnimad halowdaye bal dayaay dhaqanka durosameey dayaay hees iga dheh waaxa lagu qaaday jabuuti uu calanka qaadan cadi wxay marka ka hadalanay waxa imika jira vive aden farah iyo habo fadun ducale

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 7 років тому +5

    Viva Jabuuti il xun idinma aragto.

  • @aichahoussein9012
    @aichahoussein9012 7 років тому +4

    bravo nos anciens artistes de djibouti dans la vie il faut tjrs être honnête et
    j'aimé mon mari

    • @JabuutiTV
      @JabuutiTV  7 років тому +1

      Les honnêtes gens paraissent à ceux qui ne le sont pas, des fous, ou des dupes

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 7 років тому +1

      @hassan ahmed ,ASC Waan kuugu raacsanhay waxaad soo qortay erayo wanaagsan.I agree with you good words.waxaad tidhi,dadka daacad ah u muuqdaan.

  • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
    @cabdiraxmaancabdillaahi-9 5 років тому +3

    Lovely and nostalgic song!

  • @sareedoaxmed1415
    @sareedoaxmed1415 7 років тому +4

    dhaqan ku markaa madoorsoomin laakiin maanta ayuu doorsoomay!!!!
    timihii dabnaa iyo
    aaway darayamuuskii
    maaxaa
    dirican kuu xidhay!!!!!

    • @maakhiri3886
      @maakhiri3886 7 років тому

      really taas ban been ahayn markii heestan iyo heestii beri hore la qaadi jiray dhaqanku muu doorsoomin lkn imminka ayuu hallaaabay

  • @heidibloomheavenlyh
    @heidibloomheavenlyh 6 років тому +1

    Da aadi dhimatey dhoqon niimo lamooday😥😣 baldayaa

  • @mustafeabdi3364
    @mustafeabdi3364 4 роки тому +4

    Fanka somalida aad ban u dhagaystaa bal se manta waxa iso baxday in hagrasho badani jirtay waayo wxaan aad ula yaabay in an manta ka hor Adan farah samatar dhagaysan hobol dhamaysa hiba buuxda leh

    • @kuuscowl
      @kuuscowl 4 роки тому +1

      Haa wlh beenta maahan anigaba waan yaabay hada ayaba iigu horeyso bal quruxdan xagey ku qarsoneyd😌🤒

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 3 роки тому

      Ani xitaa sxb hada lee mel kasoo arkay magacis

    • @richhome3678
      @richhome3678 3 роки тому

      War anigaa idin lamida waa xidig cajiiba👏

  • @cilmibihi8745
    @cilmibihi8745 6 років тому +2

    dhaqanku muxuuyahay? waa huga bini aadanka waxaa kamida sida qofku ugudhaqmo wanaga iyo xumaatada iyo siduu wax usooryeeyo,hablebiskiisa iyo sida uu dadka u ixtiraamo iyo i.w.m

  • @heidibloomheavenlyh
    @heidibloomheavenlyh 6 років тому +1

    Bal dayaa!!!!!!!

  • @xasanmaxamedxaashi2923
    @xasanmaxamedxaashi2923 7 років тому +1

    ina ducaale been mashegij wlh baldaya dhaqankii sida uu noqday iyo siduu ahan jiray

  • @naimoismael-qy4gi
    @naimoismael-qy4gi Рік тому

    Dabaqalal = khadaad xiir

  • @hassansaad542
    @hassansaad542 7 років тому +1

    cod macana dadki horey

  • @marie19391
    @marie19391 7 років тому +1

    Nil 👁

  • @somaalidiasporarealtvanden2977
    @somaalidiasporarealtvanden2977 6 років тому +2

    Waxa diraca baasiyo daba gaabka noo xiray wiil muruqa duubmoo kol haduuna doob jirin oo dabaqalaaliyo dow dowle noo haray soo Dani namey badin inan sharafta duminoo damaciina raacnaa

    • @ahmedosman8776
      @ahmedosman8776 5 років тому

      Abwaan Adan Farax Samatar wuu dadaalay inuu gabdhii markaas jiray kusoo dabaalo dhaqankooda inkastoo markaas gabdhuhu asturnaayeen oo aanay jirin waxa maanta dunida dhexyaal oo ay jiraan gabdho cawradoodii bannaanka soodhigay oo diricaaba roonaaye wixii dumar ugu lexejeclo adkaayeen aan maanta cidiba dan kalahayn oo suuqyada daadsan hase ahaatee wali waxaa ifka ku nool gabdho sharaf badan oo asturan dhaqankooda iyo diintoodana ku faro adag Ilaahay haynagu beego kuwaas intaan bido qaawan afka uga gali lahayn

    • @mowliidshabeel4306
      @mowliidshabeel4306 5 років тому

      Erayga dabaqalal ayaa ka helay waa eray loo isticmaalo waxii caato ah alow dadka dabe in badan aysaan karaneyn erayada qaar mase waxaa ka mid ahay dadka dhashay sagaashadii ka dib hadan afka waxaan ka bartaa heesahii hore dadkii hore the wisdom people

    • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
      @cabdiraxmaancabdillaahi-9 5 років тому +1

      “Inan sharafta dakharroon”

    • @mahmoudmoussa3832
      @mahmoudmoussa3832 6 місяців тому

      ​@@mowliidshabeel4306dabaqalalku sagashanki wa ka horeyay kuwa qayilo ee balwadale aya la dhihijiry sxb