DHAANTO CUSUB HASSAN YARE DIYAARADA DUULIYAHEEDU?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • DHAANTO CUSUB HASSAN YARE SIYAASAD

КОМЕНТАРІ • 324

  • @nabadiyonolol8637
    @nabadiyonolol8637 8 місяців тому +38

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah like saar 💙
    الله ❤💙💙

  • @shukridin-tech6702
    @shukridin-tech6702 11 місяців тому +5

    Abwaankii dhaantadaa qoray waa legend…ninkii Cagjar ahaa karbaash baa ku dhacay

  • @edinalogistics4895
    @edinalogistics4895 11 місяців тому +3

    One of the best dhaantayahan hassan yare
    Great personality iyo talent buu rabisiiyay hassan yare

  • @Maxamuud_Yare_Official
    @Maxamuud_Yare_Official Рік тому +14

    Xasan Yare wllkeyow Cadow kuma Haleelo cimrigaga dheeraaa❤🎉

  • @Abwaanqooreyofficial
    @Abwaanqooreyofficial 11 місяців тому +3

    Abwaan Rooyal Aabaha murtida qarnigaan walee murti iga dheh

  • @abdifataxcaashir-xx3jm
    @abdifataxcaashir-xx3jm Рік тому +3

    Waxaqiqa waa waxanayesada hadaan Somali nahaya abwan Allah hakuxafido guliyogobanimo

  • @DjamalMoussa-c2y
    @DjamalMoussa-c2y Рік тому +5

    ❤❤❤waxay kusocotaa cagjar iyo ninka uu adeer ka uyahay

  • @khadargaydhale7548
    @khadargaydhale7548 Рік тому +3

    Walle waxad araagto❤❤rag ma arkan xasaan yarew hno guulayso ❤❤❤hno qali

  • @shaaficicabdiraxmaan5284
    @shaaficicabdiraxmaan5284 11 місяців тому +3

    Waa ayo qoloda sidan loogu dhaga hadlay. Oo da'laydaan lagu karbaashay. Waxaan ku arkay hal qalad oo ah darawal ( doonna darawal makaxeeyo ee naqude ayaa wada.)

  • @sulekhaaden6681
    @sulekhaaden6681 Рік тому +1

    Masha Allah huuno ilaawe iyo. Luglaaweba. Rabi haina dhaafsho. Tani Waa. Dhaanto caafimaad. Qabta. Lkn. Qufwalba. Mafahmikaro♥️❤️🌹❤️♥️🥰♥️

  • @sharpsofficial0084
    @sharpsofficial0084 Рік тому +5

    Legend xassan yare😍😍

  • @QaliGatay
    @QaliGatay 11 місяців тому +2

    xasan yare wan u dhiman dartiis❤❤

  • @mohamedyussuf1790
    @mohamedyussuf1790 4 місяці тому +1

    ❤walee OGADEN ❤ QARAN❤sarbeebta caadi mahan waxay ka hadleysaa waaqiciga jira ❤dadkeyna lahadleysaa ❤cajaroow gerar here 😂❤✌️

  • @farhiyashuceb8316
    @farhiyashuceb8316 11 місяців тому +1

    M.a hassen yare abti horey usoco rer abtige guulrsta🥰🥳🥳❤❤❤💯👍🛩

  • @khadargaydhale7548
    @khadargaydhale7548 Рік тому +3

    ❤Abowan anku fano xasan cabdi xuseen ❤❤❤❤

  • @Abwaanqooreyofficial
    @Abwaanqooreyofficial 11 місяців тому +1

    Dabaal nin yaqaan udooroo
    Darawal fiican doonta udhiiba 🎉
    Xasan yare the. Legend ❤

    • @UmuQabab
      @UmuQabab 6 місяців тому +1

      🎉🎉😢😢

  • @baskilyare
    @baskilyare Рік тому +3

    Cabdalihi reer godey na ma mw cagjaar beey kuso kala qabten reer cabdile baban khati katagneyne balo nabada aya la xamili la yahay malaha

  • @ShacniAbdulahi-k1t
    @ShacniAbdulahi-k1t Рік тому +1

    M.a wxn dhanto way dhafty sarbeb laxamesan ❤❤

  • @AwaaleAbdihayi
    @AwaaleAbdihayi 3 місяці тому +1

    M.a aaabo horusoco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NuurtoXuseen-rd5ow
    @NuurtoXuseen-rd5ow 9 місяців тому +2

    Xasan❤❤❤❤❤❤

  • @abdirashiidabdulahi2927
    @abdirashiidabdulahi2927 Рік тому +1

    Garoon cirka ha uga samaysto

  • @ahmedamin3936
    @ahmedamin3936 Рік тому +1

    Biyaha daaqadaha ooga datay
    intaan dadka saaran daadku qaadin
    dabaal nin yaqaana u doonoo
    darawal fiican doonta u dhiiba
    hadal cad ninkii fahmi baa fahmi
    xasan yare❤

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS Рік тому +2

    Xasan yare waa na walaysaa 😂😂

  • @sacadmohamed9680
    @sacadmohamed9680 Рік тому +2

    Fadlan heestan oo qoraal ah cidii awoodaysaa plz and plz iyadoo qoraal ah bartan iigusoo gudbi. Mahadsanid

  • @Dheman143-xq7qn
    @Dheman143-xq7qn 11 місяців тому +1

    Legends of the legends

  • @nurdinismailfakhiit7371
    @nurdinismailfakhiit7371 11 місяців тому +3

    Darawal ficn doonta u dhiiba reer DDS🥰🥰🥰🥰

  • @AmarehIsman
    @AmarehIsman 10 місяців тому

    Xassan yare is legend of africa

  • @khadargaydhale7548
    @khadargaydhale7548 Рік тому +2

    ❤❤❤ Allow ku dhowr hno marna zxb marn xasan yere walky allow Kuda

  • @BukhariadanXasan-tn8pd
    @BukhariadanXasan-tn8pd Рік тому

    Abwaan xasan yare nin aan ku fano

  • @AliabdiSalaan
    @AliabdiSalaan Рік тому +1

    Abwaan royalow Madaxweynaha kama adan xishoon

  • @suhaybmaxamud-v8k
    @suhaybmaxamud-v8k Рік тому +2

    Abwan Royal waa maskaxsocanaysa wllhi ani gacanban utagay

  • @mohamedabdilatif
    @mohamedabdilatif Рік тому

    Mia freind hassan yare keep going

  • @duraanalidhonkir520
    @duraanalidhonkir520 Рік тому +2

    Dhantada kolay waxay ku socota madaxwayne ah kaligis talis ah ee waa kee isheega kaligis talis badan kolay waa joogaye 😂😂

  • @landhere10
    @landhere10 Рік тому +3

    26/9/2023 i love ogadenia ❤

  • @bintiyeomar
    @bintiyeomar Рік тому

    M.a Hassan yare the only legend 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FarxiyoXasan-t5f
    @FarxiyoXasan-t5f 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤xasan yare hotay usoco❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lt7qt9gm7j
    @user-lt7qt9gm7j Рік тому +10

    Legend legend dhalay❤❤

  • @omarisseofficial2927
    @omarisseofficial2927 10 місяців тому

    Walhi wiilkaaan waaa halgamaay waxaan oran. Lahaaa hobolada waaberi lagu daro dawladuna mushaar ama amaal marin ayuu ka mudan yahay❤❤❤❤❤ ogowna, qabiil keenu meeel iskama soo galno guulayso eee SaaS nooogu wad, dhaantadada wadanigaaaa dadka wax fahmaaaya ayaaa LA hadlaysaaa❤❤❤❤

  • @khadar_mohamett
    @khadar_mohamett Рік тому +2

    Dumaal (Shacabka DDS) naagi dhookh ma ciyaarto, ma dooran ninkay ku dareen'e (Mustafa omer)
    Dumaashi dan baa ku qasbaysa (Shacabka DDS) Haday diido way ka darnaan.
    Shacabka Ninka ka tagay Abdi ilay majiraa Qof sidaas u fahmay.

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 4 місяці тому

    Xasan yare the one and only 🔥🔥🔥🔥

  • @abdisamedmohamoudelmi4067
    @abdisamedmohamoudelmi4067 Рік тому +1

    M a huno xasan yare xaqiqo ayadkahadashay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @AbshirKayD
    @AbshirKayD 11 місяців тому +1

    xasan yare legend

  • @ZultanaGani-lb1fs
    @ZultanaGani-lb1fs Рік тому +1

    Masha allah

  • @SiciidcaliXashi27-zq5on
    @SiciidcaliXashi27-zq5on Рік тому +1

    ❤❤❤ alfanan xasan yare gulayso sxp ❤❤

  • @haltified8209
    @haltified8209 11 місяців тому +2

    Asc❤❤❤❤❤

  • @abwaanmaxamedaamiinchannel1982

    Xaqiiqda jirta manta baykahad laysa dhantadan gar ahaan huganxumada soomalida aayadoo ereyadn aytahy Murti lodeeg Sankaro halkudhiga iyo qoraal ka buugagta tariiqda oruriska iyo mah mahyada da runta ah ❤❤❤

  • @SomaliTechnology
    @SomaliTechnology Рік тому +2

    Ninkii alle dilay madawowo waxaan ugadaran duridaankoo dhakhtarka u daadaala madifaaco ileen diin kuncaafiye maaayo........ Ninkii garanayaa garanaya

  • @FaraxAbirahmaan
    @FaraxAbirahmaan 9 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉

  • @mohamedqadar4717
    @mohamedqadar4717 Рік тому +10

    Xasan yare the legend ❤

  • @shukridin-tech6702
    @shukridin-tech6702 Рік тому

    Legend wuu soo laabtay

  • @Abdiraxaman.
    @Abdiraxaman. Рік тому

    Waaw abwaan waad naga waashay sidaad sheegtay wa iskadaaweena laakii soomaali baa war dhameesay warjiraa cakaara buu imaan

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 Рік тому +5

    Beautifull dhaanto love it ❤

  • @CabdirisaqKad-uc4xm
    @CabdirisaqKad-uc4xm 11 місяців тому

    Abwaan Royal xigmaawi legend hasan yare lakeenay

  • @Raho339
    @Raho339 Рік тому +2

    ❤️❤️❤️

  • @khadracumar8976
    @khadracumar8976 Рік тому +1

    That's true waa wax loo baahan yahay

  • @farhiamali4693
    @farhiamali4693 9 місяців тому

    Legend haaheey ❤😮

  • @Yaasmiin-rd2wl
    @Yaasmiin-rd2wl 5 місяців тому +2

    casan codmcn❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

    • @Muscabcool04
      @Muscabcool04 4 місяці тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😢

  • @biljamibrahim868
    @biljamibrahim868 Рік тому +3

    Walle ninkii murtida wax kayaqana unba fahmi karra😢😢

  • @khadarjamac680
    @khadarjamac680 Рік тому

    Wwwww murti iyo badh ❤❤❤❤

  • @Hodan-mv2bt
    @Hodan-mv2bt Рік тому

    Xasan yare wan kuwata legend

  • @MaxamedNuur-fd1ow
    @MaxamedNuur-fd1ow 11 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @FuadCabdi-bl2hg
    @FuadCabdi-bl2hg Рік тому

    Ni❤culis ❤damiin ka xilkawnoohaya wuu liitaa ❤❤❤

  • @cabdixafiid3477
    @cabdixafiid3477 Рік тому

    Waa dhaantadii iigu horaysay oo meelay usocoto aan fahmi waayay ee yaa ifahansiiyo oo fahmay

    • @abdifatahbudul8467
      @abdifatahbudul8467 11 місяців тому

      Iska daawo sxb

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 11 місяців тому

      Walaalow faduul badanidaa sooka fanaanku ku yidhi iska daawo,dee daawo maxay ku yeelaysaa haddii kalane ku fadhiisi Xasan Sheekh,Axmed Madoobe Siciid Deni, Muuse Biixi,Mustafe Cagjar,ismaaciil C Geele😂😂😂 Qoorqoor,Lafta Gareen

  • @kaydkaSuugaanta1
    @kaydkaSuugaanta1 Рік тому +1

    Ninkii Alle dilin madawooboo
    Ooga dara duritaankoo
    Dhakhtarka udadaala madifaacoo
    ileen diin ku caafiyi maayo

  • @ubaxMaxamed-vf9bz
    @ubaxMaxamed-vf9bz 6 місяців тому +1

    Jagnaa xasan❤

  • @adenqaaraamilyrics7453
    @adenqaaraamilyrics7453 Рік тому

    Hassanow heestaa waay siyaaasadaysantahy aadna loma fahmin kolay aniga codka waan ku raaxeestay

  • @suhaybmaxamud-v8k
    @suhaybmaxamud-v8k Рік тому +1

    Waan iskadawanaa okaliya abwan royaloow

  • @AbshiromohamedHussein
    @AbshiromohamedHussein 11 місяців тому

    xasan yare wa kusalamay marka ogohoreysa dhaantadan agwanki sameyay hakadheran wa maskax miiran Allah hadaye

  • @FarxiyoSabriye-bh8zw
    @FarxiyoSabriye-bh8zw 4 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 Рік тому

    Abwaan ROOYAL iyo Xasan yare See wax Dhahdeen kkkk

  • @AxmednuurMuuse-wl6vx
    @AxmednuurMuuse-wl6vx Рік тому

    Xasannyare keep going ninka kaliyeen tageero

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 9 місяців тому

    Big LEGEND

  • @ShabanAbdi-y9y
    @ShabanAbdi-y9y Рік тому

    Abwaan aan teero xasen yare

  • @Maryam-y8r
    @Maryam-y8r 11 місяців тому

    Asc Hassan yare Abdi hussen Wan ku Salamay Markahore Waxan Kudhahya Waliga Nolow. intay. Nololi. Jirto Waxa. Tahy. Qof gesi ah into. Ragu. Gesi. Leyah. Runtu na Walagma. Marman Waxkasto oshegtay. Warunu Waxa. Tahy. Qof Kudasho. Mudan O kaliya. Nona horseday Wax. Walba. Oo kajiro. Dalkena iNaa. aqonsano . Caqligagona ismadhumo Cimrigagona hadherado 🤲🤛 Walalkey

  • @Farhia194
    @Farhia194 11 місяців тому

    Xasan yare ❤❤❤❤

  • @gacalcigaalgeesod2078
    @gacalcigaalgeesod2078 Рік тому

    Dhaantadan waa siyaasidaysantahy

  • @CabdiRixiin-ld6od
    @CabdiRixiin-ld6od 10 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hora usoco sxb aadbaan kutaageeraa

  • @AmiinMCSK-ko9ix
    @AmiinMCSK-ko9ix 11 місяців тому

    M.a wll qaali wad kabax satay runtii ina ka Badan oo murti ah ayaan dushada suray

  • @mahamadabdullahi4747
    @mahamadabdullahi4747 Рік тому

    Dhaantan waa siyaasad ninkii wabartey lee fahmi karo❤

  • @Abdinasiribrahim44
    @Abdinasiribrahim44 11 місяців тому +1

    Aabo abdi is back insha allah ❤😢

  • @isackMohamuud11
    @isackMohamuud11 Рік тому +1

    Muxuulahelay bidaartii w

  • @curiye-tube8352
    @curiye-tube8352 Рік тому

    WAA DHAGAX TUURYOO MIDIGTA LAGU TUURAY FREE ODAYGII Cadee ahaa

  • @user-ht8uj3hy8n
    @user-ht8uj3hy8n Рік тому +13

    Legend of the Legends ❤❤❤

  • @XadaariCasayr-rp5xl
    @XadaariCasayr-rp5xl Рік тому

    Dhaantadii Tabiye u geeyya😊😊

  • @JamaalSuuffi
    @JamaalSuuffi 5 місяців тому

    Xasan yar waanin culus

  • @hassanqaran6036
    @hassanqaran6036 Рік тому +1

    Walee dhaantadaan waxeey kusocotaa Axmed madoobe

    • @anasgantaal5765
      @anasgantaal5765 Рік тому

      Adeer dhaantadu waxay katurjumaysa ama halkudhigaydu yahy maanta xaalada wadanku siday tahy erayada fahan axmed madoobe iyo waxaad ka hadlayso waa maxay jublaand iyo DDS waa laba dowladood oo kala gaar ah yaynan iskagakaa dhexqasmin ninkaan Ina cagjar iyo dowlada ayuu haystaa wll

  • @farhansharma446
    @farhansharma446 Рік тому +1

    Adeer xasan yarow ma nagadaysid sarbeebta😂😂😂

  • @bashiirxirsicali9366
    @bashiirxirsicali9366 Рік тому +2

    ABWAAN ROYAL

  • @MunoCilmi-gc3ow
    @MunoCilmi-gc3ow 11 місяців тому

    Xassan yere the lagend

  • @AmraanicaliIbraahim
    @AmraanicaliIbraahim Рік тому

    Nin adag xasen yare

  • @NourBidhi
    @NourBidhi 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 11 місяців тому +1

    Dhaato ujeed iyo mucaarad nima loola jeedo

  • @SamraXasan
    @SamraXasan 4 місяці тому

    ❤🎉

  • @DaahirMuxumad-x3f
    @DaahirMuxumad-x3f 11 місяців тому

    Yees❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Walal--biixi
    @Walal--biixi 11 місяців тому

    Legend walahi dhantadaan nin maskax kudhamaatay Lee fahmi kara😃

    • @LaylaMohan6455
      @LaylaMohan6455 11 місяців тому

      War ifahansii hadaa tol nhy 😢😂

  • @ShucaybYare-sv9ki
    @ShucaybYare-sv9ki Рік тому +1

    😂😂😂😂😂 iwad sheekada

  • @user-ki9sl2jf7l
    @user-ki9sl2jf7l 11 місяців тому

    Wllky xsan yare. 😊

  • @NadiifCiisemaxamuud
    @NadiifCiisemaxamuud 10 місяців тому

    Hiking bibliographical societal❤❤ Dustin cases future to you

  • @IlkacaseGorgor
    @IlkacaseGorgor Рік тому +1

    Ninkan ayuudhahay garanmaayo mawlid jramal ala ragu libin isumaogalo

  • @FahmoFahmo-c7o
    @FahmoFahmo-c7o 8 місяців тому

    m.aok❤❤❤❤❤❤