Wow cajiib.This is even more better than ever.Just remember besides the Soomaaliweyn u need to focus S/Galbeed the most.The reasons S/Galbeed is divided and disarray.I wonder why everyone focussing Soomaaliweyn while your state divided? It is better to beginning bararujiin dhanta insha wada dhaxaysa ree Somali state
MArki Aan Dhashiyo Maanta Oon Xaadir Ahay Mabda Kala Socdiyo Muran Iyo Qalooc Markastaba Intaan Isku Murussanaa Iga Miira Dhiiga Soomaaliyeed Wlhi Arin Loo Bahan Yahay Ayaad Ka Heesta xasan yare keep going pro
22/06/2021 Tuesday
waryaada heestu waa i deeqdaye hadeey ila kaa deeqday isaar♥️
1M hadeey gaartana isaar♥️
Aamiin yaarabi alow isku keyna keen from muqdisho guuleyso wall qaali
Rer jigjiga waa dad goba qbiga idinka so salamay form moqdisho 😍😍😍😍😍🥰🥰
Illahow somali laabtoda isku fur oo dad is jecel ka dhig🤲🤲🤲🤲🤲✍✍🤝🤝🤝
Waaankaa qadnay
Aamiiiiiiin yaa rabii
Aaamin Aamin rabiyow🤲🤲🙏
Wooow dhaanto wey dhaaftay reer jigjiga dad dhiig leh
Hilaac so baxay weeye hassan yare
Hassan yare is the legend of the dhaanto.Especially patriotic songs that brings Somali community together with love and harmony
Ok
F
Igaa Mira Ani Dhiga Somalimo 😥😥😥😥😥😥 Allah runta wlhi San udalane mana Araag Somali Nabad ah 😥😥 inaa Aderkey Xassan yare 🥰
Shanta somali alle qabyaalada haka daaweeyo aamiin dhaha👍
axax qàali galaa miiri maayo somaali ayaa midobeyso xasan yare waa haldor allow kudaa
mansha allh wiilkaan waan iska jeclahay waa wiil wadani ah allh wllkay ilahay ha ku daayo
wa qiro walhi warun tan iyo markan dhalanau muran iyo qabylad ba na dhibtay allahowo naga sar kama dalo dhgesigeda dhantadan😭😭😭
iga Meyra Dhiiga Soomaalinimo!😢🇸🇴😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
iga Miira Waye walal oo u ula Jeedo halaiga Shubo cml ama halaiga Bixiya... hadad Dhahdo iga Meyra waxay noqonee iga Dhaqa... Mahadsanid 🙏
Markii aan dhashiyoo iyo maantaa oo aan xaadir ahay muran iyo qalooc inta isku murugsanahay iga miira ani dhiiga soomaaalinimo
Wallahi waan kuceshceshtaa dhantadaan ilaahow aqbal😭😭😭😭
aamiin yaa rabi alow qaluubteena isusoo jeedi hadaan somali nahay🤲🤲
Iga miidha dhiiga somalinimo, ilahaw israaci dadkayga somaliyed 🇸🇴♥️💪🙏
Allaha noo aqbalo ducadaa waa erayo itaabtay 😭😭😭😭 soomaaliya allow is fahansii🙏🙏🙏🙏
Waw! Dhaanto aan innaba caadi ahayn ✌
(Iaga miira anna dhiiga Somalinimo)
M.a #Fifa_Hassan_Yare
#From_Mogadushu
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Inta aay qabyaalad
Ka maydhanee
Muran iyo qabiil
Looga baxi midnimo
Iga miira ani
Dhiiga soomaalinimo
Yaaa salaam Waxaa idinkala socdaa caasimadii muqdisho aheed
😭😭😭😭
Amiin amiin yarabi🤲🤲🤲🤲
Masha Allaha Walal guul guul guul guul guul guul guul
Somalia ilove you
Amin amin amin yarabii
Amiiin iloohow adaamahad iskaleh❤❤❤❤
😭😭😭😭😭😭😭 allow dhiiga somaliyed dhibatada ka dheeree
🇸🇴💕💕 noolaada dhiigayga
insha.allah soomaaloo mid ahbaan Rabbi ka dhawrayaa
maalin un way rumoobi riyadii awoowyashen🇸🇴🤝 midnimo allahayow aaamiiin
Wow cajiib.This is even more better than ever.Just remember besides the Soomaaliweyn u need to focus S/Galbeed the most.The reasons S/Galbeed is divided and disarray.I wonder why everyone focussing Soomaaliweyn while your state divided? It is better to beginning bararujiin dhanta insha wada dhaxaysa ree Somali state
Hees dareen io qiiro xambaarsan wye allow soomali midee 🤲
Maashaa Allah naga daaya qabyaalad qaranimaa na deeqda 🥰🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Somali allow qalbikooda burcad iso mari 😢
Asc wa ina salamay umda somaliyed o dhan maanta ayan dhageysanaya waxan jooga jig jiga bishu waa 20.24 wana qayilaya illahayow umada somaliyed midee 😢😢❤❤🫡
Billahi dhabta ayay ka hadlaysaa dhaantada wali intan dhaanto dheystay dhanto tan ka wanagsan ma dhegaysan
Xasan yare runtii wuu dalaabsatay guuul sxb
Wwww mansha allh waa iga gadantahay ani dhantadaani horay usoco wll
Iga miira aniga dhiiga somalinimo😪😪🇸🇴
iga miira ani dhiiga somaalinimo wlhi waa eray dhaxal gal ah
Aamin allow mabda.a wada jiriyo midnimda ku beeg
Ilahow Somali mideee
xaqiiqdii dhantadan waa murti culus wllhi ani ahaan qalbiga ayey i tabatay marku leyahay iga miira ani dhiiga somalinimo 🇸🇴😥😥
Amiiin amiiin yarabi maalintan ifka inaday ilaa iyo maanta qabil umban arkaa miyaan qaran arkayba alle ha inaga dhiigo kuwi qabilka ka tago ee qaran isku raaco 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😢😢😢😢😢😢
Hassan yare am telling you
You have that talent to be even a leader keep up the good job am greeting you from Kenya
😢😢😢😢😢😢😢wlhi qalbiga ayaa i huraya micnaha dhaantadu xambaarsatahay iyo Somali meesha ay aduunyada uga jirto markaan arkay
Xassan cabdi xusen xassan yare ii nolow wan kugu wata aax fanan qaliya
Maasha'Allah wallaahi waan ilmeeyey waa dhiig sumeysan
😢😢😢😢
IlAhow qabiil naga kori adaa waynee
Bogena burcad allaha isku kaya mariyo qabyalada allaha naga madobeyo aamin
Wow waa runtaa xasan yare 👏❤️❤️
M A iga Mira ani dhiga somalinimo hor u soco xassan yare walalkey
Abwankii alifay maskaxda Iyo caqliga alaha u siyadiyo xasan Arabs Sido kale
Ameen yaa rabi ellahay ha mideeyo dadkeena
Waa iga gadan thy 🔥
MArki Aan Dhashiyo Maanta
Oon Xaadir Ahay Mabda Kala
Socdiyo Muran Iyo Qalooc
Markastaba Intaan Isku Murussanaa
Iga Miira Dhiiga Soomaaliyeed
Wlhi Arin Loo Bahan Yahay Ayaad Ka Heesta xasan yare keep going pro
marna waa qiirooday soowada qora marna qabiil kudooda sidii
wax laga dulhadlaayo suudaantuba
waaidinka duseysaa
maaqaan qola
nahabaa dhaye😰🖍🖋
Legend Hassan yare wlli Oganed 🇬🇲💪
Duco igadheh soomaalida hogaamin hal abuurle ayey u bahantahay xaqa waa la arkaa lamana rabo
Siyasiyiinta soomaalida waa sida muqayilka uuna u awoodin in uu dhibka kabaxo
Walaahay waa best 👌 👍 dhaanto wadani ah nooloow brother
Hassan Yare waan ku taageersanahay sxb
I like him the way he chooses his own rythem and different other dhaanto rythem
Wlhi dhaanto loobaajanyahey waaye tan dadka jeceyl kumashquulsan waxaa leeyahey jeceyl iyo reer dhisid hanoodambeyso dalka dhisa teedakale qolada jiliinka fananka dhab ayey ugadhigen weydileen cml
aad iyo aad meel ayaa i xanuuntay😢😢😢😢😢
asc boqorka dhantada wan kutagersanahay saxiib qali cadogada unoloow
Masha Allah illahay haku xafido xasan yare
Ax Ax wa qiroday iga mira ani dhiga somali nimo
WEY IGA GADAN TAHAY DHAANTADAN ANIGA
Waw m.a wiilboqortooyo xasan yare
amiin amiin midniimada somaliyaad❤❤❤❤
Waa runtiis marmarka qaarkood waxaan dhahaa Allah maxaa soomaali kaadhaliyay markaan arko Ellahay dhulkuu siiyay misana midba midka kale xaasid kuyahay yes iga miira ani dhiiga soomaalinimo
Horey usoco walal
Walahi bartedi ayuudhigay wllken
Xasan yare waa ku wata
Alahayow sidiiron adaa oge
Boqorka dhaantada xasan yare✅
Wiilkan ayan la mid ahay
jira oo jooga dhalinyarada galbeed wada qiirada iyo wacyi galinta umada soomaaliyeed hana rajo dhigina hadaad nooshihiin soomaali oo mid
Waaw m.a allh ilxun kuma aragto wll 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
M.a wadani dhab ah
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤
Madba,wadajiriyo midnimo allow kubeer soomaaliweeyn nabadna allow nookeen
Allow soomaali mideey😭😭😭🤲🇸🇴
Asc xasan yare salaan sare 👍🌹❤️
Wcs wlshy
@@xasanyaremusicpro3968 m.a hasan yare Allaha ku xafido ninsomalinaimada jecel keep going wll
Jecliya xasn yare
Sax sxb xasan yare
Nmy dhiiga❤❤❤❤❤❤❤hno xasan yare
Wwww. M. A. Legendz hry uzoco bro
Dhalinyta wacyi galaya, midnimo xoojiya
Intaad dhaantio daba socotaan
aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa allaha thank you my brother ♥ ❤ 😢 💙 🙏
Abwaan dhaayo jcyl 😍🥰😂
Hees cusub oo horay abid loo qaadin..waa in xasanoow sameeysaa.
Hee qoto dheer inaba caadi ahayn
Aniga u baahan in laga miiro dhiig soomaalinimo
Sorri abayo macnto qadro waxa walbo sabreya raban macnto
xasan yare fanan qaali ah oo wadani ah
xabashi isku mud nio kuna isku keeni kari maysidhe way kala xidhataye
Waaaw Dhanto dhabta kahadashay Weeye
Aamin yarbi allow somali Is raacdaa🥰🥰🇸🇴🇸🇴❤💞💞
Wan qiroooooday 😢😢😢😢😢😢😢😢
aniga igu shuba dhiga Somalinimo🙋♂️
Alow somali isracdo oo somalinida kumidowdo❤❤❤
walaahi leejo ayow kahad lay
Iga miiran anikane reer hebelay nagu waleene
Keep going Legend 💪✨👌👏💓
Asc❤❤❤❤🎉
Its Avery fantastic dhaanto
Wlhi waa murti sax ah
Ameen thank you Hassan Yare
Nin Wayn Hadalkiis Weeye Tani
Aamiin Allahynakadhiho midquraa
Aami yaarati aloo ka aQtal
Mnshallllah axsan dhanto
Allow hakukeenin
iga miira dhiga somalinimo