Labada CONGO ee Africa | Sidee uwadaageen magaca Congo?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 лют 2025
  • Labada CONGO ee Africa | Sidee uwadaageen magaca Congo?#CONGO
    Waa muuqaal si kooban uga hadlaya taariikhda magaca congo oo ay wadaagaan labo dal oo africa dhacaan.
    Hadii aad channel-ka ku cusub tahay fadlan subscribe saar si aad aan iskula socono mahadsanid.
    LIKE&SHARE
    nagala soo xiriir:nolol121212@gmail.com

КОМЕНТАРІ • 95

  • @aliabdi2436
    @aliabdi2436 3 роки тому +8

    Saan ulahaa TANAAD gormu waxso dhigaya sabararka iga dhamadey keep going ustaad 👍👍👍

  • @mouminelmi4794
    @mouminelmi4794 3 роки тому +3

    Sxb mahadsanid. Waxad so waxaysa muqaal ku sabsan 10 ka shirkadod ee ugu hantida badan 2021 .thank you sxb. From Djibouti

  • @mohamedmuseabdirahim4249
    @mohamedmuseabdirahim4249 3 роки тому +20

    Ha ila dhafin liketa nacalla shaydan kuvyaallle 10top ku jiraye

  • @captaindacarofficial1939
    @captaindacarofficial1939 3 роки тому +1

    Ustaad MOHAMED JIBRIL keep going baan ku leeyahay

  • @Daakir
    @Daakir 3 роки тому +1

    Magacyadaa wan isweydiyay jwb dhab ah na uma helin lkn hdda ayan uhelay jwabo uga helay TANAAD.
    Waxad macalin iigu noqotay taarikhda iyo guqurafiga Mhsanid Ustade.

  • @Salmaahmed-bs7hq
    @Salmaahmed-bs7hq 3 роки тому +3

    Mar aan aan raadinayay wadamada laguumaystay ee qaarada ayaan aad ugu wareeray labadan dal sababtoo ah hore umaan maqal lkn maalintaa kadib waan kalabartay labada koongo

  • @yussufburalle6999
    @yussufburalle6999 3 роки тому +3

    Shukran laka

  • @keysedhalaweyn5379
    @keysedhalaweyn5379 3 роки тому +2

    Tnks macalin tanaad

  • @beksiartsanddecorationpain174
    @beksiartsanddecorationpain174 3 роки тому +1

    Meeshan waxyaabo badan ayaanka faaidey oo aanan wali kafaa idin chanel youtuber kale hore usoco

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 3 роки тому

    Mahadsanid wlhi waa ku wareersan labadan dal

  • @rashkaade
    @rashkaade 3 роки тому +3

    Thanks wax badan ku warersana

  • @abdirahmanjama6517
    @abdirahmanjama6517 3 роки тому +3

    Love cnanal tanda 😍😍😍😍😍😍😍

  • @abdullahiabdimadoobe7818
    @abdullahiabdimadoobe7818 3 роки тому +2

    Shukran

  • @liilbaliil_official1113
    @liilbaliil_official1113 3 роки тому +1

    Masha alh ustaad tanaad marwalba waxbaa noo sokordhisaa

  • @sayittalaabo8547
    @sayittalaabo8547 3 роки тому +7

    Channel ka joogte dad badan ayaa ku xidhane
    Mahadsanid...!!!

  • @dalxiischannelvlogs14
    @dalxiischannelvlogs14 3 роки тому +6

    Congo 🇨🇬 Soomaliland ayaa xiriir la leh mida yar weeye

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 3 роки тому

      😂😂😁😁🦜🦜🦜🦜

    • @thiag1066
      @thiag1066 3 роки тому +1

      CAJAA'IP SHEIKHOW 😂😂😂🥴

    • @mustaqbal8161
      @mustaqbal8161 3 роки тому

      Xidhiidh jacayl miyaa axb mise mid kale

    • @Kadare1998
      @Kadare1998 3 роки тому +1

      @@mustaqbal8161 😂😂😂😂😂😂 xariir Dhanka qaadka amo yahay

    • @bbenajmathequenoftheworld2267
      @bbenajmathequenoftheworld2267 3 роки тому

      Mya xarir ictiraaf

  • @dhambaalmedia1
    @dhambaalmedia1 3 роки тому +3

    Horumar wacan saaxib.

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 роки тому +1

    Ustaad Tanaad Niin Wax Badan Iguso Kordhiyay🙏🙏🙏

  • @nuuradinnever854
    @nuuradinnever854 3 роки тому +3

    Thanks

  • @omarwaays787
    @omarwaays787 3 роки тому +2

    Mahadsanid

  • @abdimajiidali4062
    @abdimajiidali4062 3 роки тому +2

    #Tanaaad mahadsanidiiiin

  • @dalalofficial716
    @dalalofficial716 3 роки тому +2

    Sxb inshalah waad heli ujeedadaada ee horuumarkaaga

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 3 роки тому +2

    Thanks bro Keep Going....💯

  • @oladadam7538
    @oladadam7538 3 роки тому +1

    Keep going

  • @dheemancali4502
    @dheemancali4502 3 роки тому +2

    Allah ku sharfo wll ilxun kuma aragto

  • @kenancabdi8548
    @kenancabdi8548 3 роки тому +2

    Thanks wll

  • @yasserhiireey6470
    @yasserhiireey6470 3 роки тому +1

    First comment

  • @mohammedabdirizakali1076
    @mohammedabdirizakali1076 3 роки тому +1

    Keep going tanaad

  • @xarbixassan414
    @xarbixassan414 3 роки тому +3

    Sxbow arinta muranka badan dhalisay ee dilka madax weyn naha Haiti noosoo gudbi

  • @SYLoficial
    @SYLoficial 3 роки тому +1

    Sxb Muqaladada soo badi

  • @dajiscom463
    @dajiscom463 Рік тому

    Mahdsanid ustaad

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho 3 роки тому

    Last vegas nooga so warran wall ❤🙏

  • @3_36_mohomed4
    @3_36_mohomed4 3 роки тому +10

    Make more somali history

  • @cabdiraxmaanmaxamuud8265
    @cabdiraxmaanmaxamuud8265 3 роки тому +5

    Inta ilmida inay iskaga egtahay
    Like ha saro post comments

  • @hanadaxmad5276
    @hanadaxmad5276 3 роки тому +2

    #hanad

  • @hanadaxmad5276
    @hanadaxmad5276 3 роки тому +2

    #Tanad

  • @ahmedalihassan2970
    @ahmedalihassan2970 3 роки тому +2

    Thanks alot

  • @kinghared9960
    @kinghared9960 3 роки тому +1

    Tanaad👏👏

  • @suldansulesh4324
    @suldansulesh4324 3 роки тому

    Thanks for everything

  • @nuurhaji9643
    @nuurhaji9643 3 роки тому +1

    First

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 3 роки тому +2

    Tanaad Guul

  • @nukar7897
    @nukar7897 3 роки тому +1

    Mazh allha

  • @balicchannal1217
    @balicchannal1217 3 роки тому +3

    Asc Asxaabta tanaad

  • @jamajokar
    @jamajokar 3 роки тому +2

    Mhadsanid sxp wn la socda Guuleyso mar ksta

  • @abdinazirtubeabdinazirtube9341
    @abdinazirtubeabdinazirtube9341 3 роки тому +1

    Sxp hore usoco

  • @HassanHassan-bl4ly
    @HassanHassan-bl4ly 3 роки тому +1

    MashaAllah

  • @waanooyinqiimobadan
    @waanooyinqiimobadan 3 роки тому +2

    Waalid ubadkaaga bar qur'aanka kariimka ah hab online ah adna kubaro hadaba iska diwan gali linkigan

    • @waanooyinqiimobadan
      @waanooyinqiimobadan 3 роки тому

      Waalid ubadkaaga bar qur'aanka kariimka ah hab online ah adna kubaro hadaba iska diwan gali linkigan💻💻. chat.whatsapp.com/GzfsVxlHCcZ0GO3ml64F89

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 3 роки тому +1

    Laba cawaana ayey ahaayeen kuwaas magacyada kumeeraysigooda wakhtigu kaga lumay

  • @ashocarabow8613
    @ashocarabow8613 3 роки тому +2

    Asc wllka 💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️👍🏿👍🏿👍🏿👍🏿🎶🎶🎶🎶

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 3 роки тому

    Wabiga Congo maaha wabiga labaad ee Africa uugu weyn waa ka koobaad Nile maweyna lkn wuu dheeryahay wabiyo kle oo Africa kuyaala oo kawaaweyn ayaa jira sida Zambezi ee ay kutaalo Victoria falls

  • @mohammedhegane5790
    @mohammedhegane5790 3 роки тому

    Sxb video yada soo badi

  • @mazuttawaleh3615
    @mazuttawaleh3615 3 роки тому +1

    Please wll yemen xogteeda nasii Alle dartiis

  • @maxamedbare6242
    @maxamedbare6242 3 роки тому +1

    Eguadoryal gini soosoosharax sxb

  • @XAMSEMaxamud-dp5fq
    @XAMSEMaxamud-dp5fq Рік тому

    ❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanmohamednur3975
    @abdirahmanmohamednur3975 3 роки тому

    Sxb somalia oo ay Ku jirta inta Ethiopia iyo Kenya ay kahestaan intee la facaaneysa iyo kaalinta dhuleed ay ka galeyso diwaanka dhulweynaha

  • @tigerman6276
    @tigerman6276 3 роки тому +3

    Iney midow noqdaan ayey aheyd

  • @abdidahirgorod898
    @abdidahirgorod898 3 роки тому +2

    Tanaad Somalia kaso hadal

  • @abdallamoha7793
    @abdallamoha7793 3 роки тому +1

    Aad baan uga helaa Hillinkan

  • @libanaar5974
    @libanaar5974 3 роки тому +1

    Asc tanaad

  • @aptyrahmanyousuf4618
    @aptyrahmanyousuf4618 3 роки тому +1

    MUQALKI SHALY MAAX KA QALDAN

  • @aadanabdi292
    @aadanabdi292 7 місяців тому

    Biljimka gumeyse congo
    Raiisul wasaarihii xornimada usoo qaade
    Reer kinshasha ayaa dilay lkn biljimka ayaa sheegte arinkaa

  • @zacckhaji6664
    @zacckhaji6664 3 роки тому +2

    Zhp muqalkii Dhuul garrirka Ee Shalay so Galizay mx helaY 🤔

    • @Tanaad
      @Tanaad  3 роки тому +1

      cilad dhanka youtube ah ayuu la kulmay muuqaalkaasi

    • @xasanxasan7991
      @xasanxasan7991 3 роки тому

      @@Tanaad dib maloo soogalin karaa ani mafiir sanin

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 2 роки тому

    Waa sida somalia iyo Somaliland oo kale

  • @Dr.Zeello
    @Dr.Zeello 3 роки тому

    muuqaalki dhul gariirka Facebook no so Gali walaal

  • @abshirhassancatoosh6930
    @abshirhassancatoosh6930 3 роки тому +1

    Aad baan Ku tageraa

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 3 роки тому +1

    Waxban beey iqaseen kongo

  • @rashidfeysal1022
    @rashidfeysal1022 3 роки тому +3

    Ileen labey ahayen balayada 😂😂😂

  • @abdiazizselad
    @abdiazizselad 3 роки тому

    Labada dowlood Waxa U Dhaxeeyo dhinaca Badda Jasiirad Yar Cabinda La dhaho Dalka Angola Xoog Ku heyso

  • @IfraaxApdihakiim
    @IfraaxApdihakiim Рік тому

    Wll plz dalalka uu maro igu caawiya

  • @xasanyare8843
    @xasanyare8843 3 роки тому +1

    Tanaaad

  • @hamdasalah9845
    @hamdasalah9845 Рік тому

    Djibouti kasowarama

  • @abdirahmanhassan1838
    @abdirahmanhassan1838 3 роки тому

    2bada sudan aye jirto

  • @alihasanofficiall585
    @alihasanofficiall585 3 роки тому

    🇨🇬🇨🇩

  • @soomchannel7846
    @soomchannel7846 3 роки тому

    DRC and RDC aa kusoo gabiyaa

  • @abshirhassancatoosh6930
    @abshirhassancatoosh6930 3 роки тому +1

    Tanad

  • @MohamedAhmed-zn9jc
    @MohamedAhmed-zn9jc 3 роки тому +3

    Somalie former Italia colony iyo somaliland British protectorate uun weyee inta badan dadka reer somaliya waxa wakhti lumis ka dhigtan isku af aynu nahay dee ma nihiin qorlka carbtu waay wadgta lakn afka waa kala afaaf any way congoda yar xidhidh ayaa naga dhexeya hadanu nahay somaliland republic

    • @abdirahmanhussein1899
      @abdirahmanhussein1899 3 роки тому

      carabta wa isku hadl lahjad kula duwan yhin weyna is fahman
      sudan 1luqad kala godey
      Adinka galda idn heysta hadey dan ugu mar hore xurnimo idn sin lhyeen

    • @MohamedAhmed-zn9jc
      @MohamedAhmed-zn9jc 3 роки тому

      @@abdirahmanhussein1899 ingriiska weyee lakiin hada russia ayaanu berbera kenayna dhawan ama isreal

    • @hggnofficial112
      @hggnofficial112 3 роки тому

      Abdirahman Hussein sxp sudan isku luqad weeye palse hadaladoo waxpaa ka kala padalan anigaa kashaqeeya

  • @darwiishman..10
    @darwiishman..10 3 роки тому +1

    Keep going tanaad

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 3 роки тому +3

    THANKS

  • @papuanewguinea1539
    @papuanewguinea1539 3 роки тому +1

    First

  • @deqadhore
    @deqadhore 3 роки тому

    Mahadsanid