walalehen jig jig waan Garab daaganahy Guuleysta From Mogdisho. Maamulka si Gaara maamusha Tigre iyo wax lamida idinkuma so shaqajami karto Hade Dhacdo Casharki mogdisho ugu dhignay tigre aya marlabaad u dhigi doona tigre
side ayeey somaali galbeed awood u yeelan markaad dagmadan 300 o milisha ah aad ka qortid degmada ku xigtana zero 0 guuldara iyo hawaysiga shisheeye wa tafaraaruqa dhexdeena
Tigrega Arada rabbi haku dhacdo iyaga iyo munafaqiinta u shaqaynayeyba ee weli dabasocda soomaaliweyn waxay u geyisten wax la ilobi karo maaha ilaa laga aarsado.
Waa runtiiso TPLF intay xukunkii ethopia soo dhaafeen ayay degaanada somalida si dad ban ula waregeen sida gabrahii lugta ku walaaqijiray maamul goboleedyada
Jeel ogaaden all jeelshu cida gasha alleh ha ka soo daayo hooyday habryartay laga xidhay 10years ago jeel ogaaden 7 days war waan kawaynnay marki danbe waa la soo damintay gabdha ina afdiinle damiintay alleh inta umda ciqaabysa haydinka qabto free abdi cumar hala cafiyo ma qaldame waa alleh
Wcs waa runa lakin had malag baaxay miise waxa yimiday kukadaran c ileey oo qab yalad xuumo ee halag dhafo dadka qabayalad may aboowe c xafiid wamusuq masoqi ugu xamad oo walib dadka qaraki walayu tunata mid kasatab malin tu sofadhisto asag mamusha ee nag dhafa bahasha
Hargeisa iyo isaaq xanuun layidhaahdo ayaa haya daaroodka bal isagay guumeeystaan xabashidu iyo tigreegu oo sida xoolaha u isticmaalaane muu is xoreeyo intuu hargeisa iyo dad isxoreeyy ku wallacayo
Ader ma ilawdey in aad wax ka degto oo aad kamid tahey kuwa aad shegeyso in la gumeysto, ader dakada bar bar in ay share ka badan dad ka leh iney leyihin. Ader deganka waa lawadaga ee taa ogow, aniga ma arag kamana so jedo lakin gar alle taqan, wax is dhamo mesha ma jiran
Ader dadka la rerto aya ka midtihin degankana waa degtan ee bal dib uyara fikin inta aad wax qorin bah bah iyo faan xaqiiq noqon weydey ee ader runta uso yara noqo, dekadana wax la ga weydiyey ma jiran ee dadkaga dhinac ka raac wax is dhimo ma jiran
Idinkuubaa is dilayay oo is Basaasayay Hargeysa mustafe haduu maanta yidhaa dawlada soomaliland arimo dublumasi ah an kawada hadalno diidi ma ayaan. Ka dilaayay dad ka waa deegaanka ka xukumayay waa deegaanka. Waarun nabadbuu da waa la haysataa halagu fara. adaygu wax u qabta ciisaha la dhameeyay haday iyagu dagaan hala caawiyo dawlada haday a lahayna kasoo rara.
Walal soomaalidu waxay ubaahan tahay wacayi galin guud si loo baxo kala qabaysanaata aragtidada Qabiilka ama saamiga qabasiga ama arag tixun la dhaxa dhigay soomaalida
Intaad ka halaysid somaliya iyo somalind iyo Tplf maad adigu xornimo ka qaadit etoobiya waa janiskii labaad ee idin soo mara welina xabashi baad loyale u tihiin
@@aishamuuse202 Sax hadaan somali ahayn maxaa isoogalinlahaa afaaraha Somalida waan kugu raacsanahay dadkan jahadu ka luntay ee ismooday itoobiyaan waynu wada ognahay in kii guulaystaaba cida uu ku istaagi doonaa somali tahay Hada haday kiciwaayeen abid kicimaayaan kooxdii dagaalka ku jirtay itoobia oo libaaxa Afrika ahayd ee olnf maxaa ku dhacay waxan ka shakiyay in wax Ale wixii ficil ku jiray aakhiro tageen oo huubihii soo hadhay cajiib walee Somalida itoobia lo da kaynta bay noqotay talow ma biyaha itoobia Ayaa maado nacas lagu noqdaa ku jirtaa
@@aishamuuse202 Waxaa noocaa ka dhigay waa qabyaalad kuwii ilay la shaqaysan jiray tigree bäst usacab tumayaan kuwa hada haystaan waxay usacab tumayaan oe'romkan axmaaradu ku hoos dhuumanayso waxay iloobeen in ay walaalo yihiin iyo in waxa isdilayaa cadowgaada yihiin kaalin baa hor yaala aan abid soo Mari doonin
Cabsi La,aan kulahaa shame on you Runtii waa Nasiib darada jirta aniga oo og jigjiga inuu igaga awood badan yahay naagtu ay kaga awood badan tahay Gabadha soomaalida ah Axmaaro ayaana ah Qofka koobaad ee La Qiimeeyo
MashaAllaah mas'uul sarre oo xaqiiqada ka Hadley, Allaha Ku xafido walaal
Lhae
Manshal Allah gudomiye run ayad kahadasha xadan nahay xor waxan bad badin lahayn walalkayo noosocararay oo cadaw bacasanayo in tasab caday nogu filan guulaysta
Soomaalidu markay xoriyad hisho macaarad bilaabaan iyo hadalxumo guul guul iyo gobanimo insha alaah
walalehen jig jig waan Garab daaganahy Guuleysta From Mogdisho.
Maamulka si Gaara maamusha Tigre iyo wax lamida idinkuma so shaqajami karto Hade Dhacdo Casharki mogdisho ugu dhignay tigre aya marlabaad u dhigi doona tigre
Masha Allah wa nin wax garada caqli badan
Masha allah nin wax garada
Sii gobanimo leh ayuu u hdlay Hoogamiye ruuxi ah m.mustaqbalka deegaan ❤❤
aadbaad umahadsanatahy cabdulxaafid, sharaf,kalsooni iyo karaamaba waad leedahay..jigjigaan kaasoo salaamayaa
Reer Hargaysa Uqadadbaa dilayso. Ninkaan Somaaliya oo dhanbuu kahadlay ee Hargaysa Waxgaar ah kama sheegin, Saas Darteed Garanmaayo, Reer Uqdadland dhibka, Ugaarka ah ee Haysto😀 Subxaanallaah
Tigree soomaali oo dhan way duleeyeen in tii ay Ethiopia xukumayeen Hagaysana waxay ahayd kilika tobnaad ee Ethiopia
Soomaalida galbeed sadexdi sano mustafe m cumar joogay yay nasatay oo walhi mustafe waa nin hanle oo wadani ah
Mashalllah sax waa runta
Haa walhi ❤️mustafe mudane
Abdi xafiid you have my confidence
I want to reward you for your professionalsm
Waa Wiil Caqli badan geesi ✅✅✅✅
Subxaanalah war Jigjiga maanta dhibaatada ugu weyni waa biyo la,Aan
MaashaaAllaah Ilaahayoow kuxifdi
Mashaa Allah, waa siyaasi aftahan, wadani, soomaali dhab ah.
Get the government independence every Somali will support you.
God bless you my brother he is good leader.
Maansha Allah waa geesi somaaliyeed hans raacdo somaali
side ayeey somaali galbeed awood u yeelan markaad dagmadan 300 o milisha ah aad ka qortid degmada ku xigtana zero 0 guuldara iyo hawaysiga shisheeye wa tafaraaruqa dhexdeena
Danbiile meelkasta uu joogo is la isu dhiibaa wa muhiim lkn qif aan waxba galabsan dib u dhici mayso somaliyeey .. inshallah
Tigrega Arada rabbi haku dhacdo iyaga iyo munafaqiinta u shaqaynayeyba ee weli dabasocda soomaaliweyn waxay u geyisten wax la ilobi karo maaha ilaa laga aarsado.
Amina wad asibtay munafiqinta somali ba ad u cawiyay kaligod wax wayn mana gaysten
Waa runtiiso TPLF intay xukunkii ethopia soo dhaafeen ayay degaanada somalida si dad ban ula waregeen sida gabrahii lugta ku walaaqijiray maamul goboleedyada
Leader to has come out be independent.
Save some food for every family
Mash allah gudoomiye runtaa waaye
Maasha.allahu.alah.ah.idiin.xifadiyo
They report good true news.
Masha Allah
Wa nin masuul ah aqli le
Somalia needs 150,000 strong army to protect its borders and the somali people in the horn
Axmaaarada na dhaafiya mudanne, aduunka iyagana u nacebnahay. sida kale OK baa tihiin.
Waa sax waale onani beenshegin👏✋✋👏👏👏👏
masha alllaa kani isgaaba dhama ina cagjar walee waa nin
Maxaad ku aragtay ina cajar
Ninkan wa codkar 👍
Xaqiiqdu tabty duqa sharafta leh
XaQiiQo AyuukahaDlay
Legend Abdifatah
Xukumada Abtigay mustafe wxy ku xumatay Axmaro ayey Awood siisy, Axmaro oo aan jigjiga shaqo ku lahayn ayu ku soo fasaxay
waa qof runta shekay wlhi somali dhan aya ka xurowday wasaqdi hore
Jeel ogaaden all jeelshu cida gasha alleh ha ka soo daayo hooyday habryartay laga xidhay 10years ago jeel ogaaden 7 days war waan kawaynnay marki danbe waa la soo damintay gabdha ina afdiinle damiintay alleh inta umda ciqaabysa haydinka qabto free abdi cumar hala cafiyo ma qaldame waa alleh
Happy maya meshisa haku jiro kas
asc zxb ku mahadsanid
WARBAAHINTA BRITISH SOMALI TV 📺 IYO HOGAAMIYAHOODA ABDIXAFID WAAN U MAHADCELINAYAA SHAQADA FIICAN EE AAY NOOHAYAAN
Masha allah waa runti siyasigan
He’s a very wise man Historian and Hero m.a May Allah protect you mudane 🙏🏼and also Weriye an jclahay Legend Abdihafid ❤️
Keep going
jigjiga amxaaro ayaa xukunta dabadhilif amxaar iyo dabsdhilif tigrey waxba kuma kala duwana.
Masha alh
cabdixaafid aad baad umahdsantahay wll,qof dad iyo dal jecel baad tahay, barnaamijyadaana siiwad.
Reer BRIT SOMALI TV na soo booqda walaalayaay
War waa nasaney sadexii san ee mlustafe noo yimid ilaahey baa na dhaafiyey tigreeiyo wixii la shaqeynaayey
Alla run badanaa
Asc Hargeisa Markaad joogto Jigjiga iyo Burco magaaladee ayaa kuu dhow?
Jawaabtu waa Hargeisa iyo Jigjiga waxay isku jiraan 140km.Hargeisa iyo Burcana waa 160km.Viva Somaaliland iyo Somaali Galbeed
Walaweynta iyo kan wariye isku sheegaba dameer iyo labadiisa dhago ayaa tihiina maxaa lidinka siiya hargeisa kalab yahay na amaan galiya viva tplf down somali italia.
Abdifataax asagoo abwaan ah uun baan ogaa goor uu xil qabtay garan maayo
C/Xaafidow su’aashii ugu muhiimsanayd waxay ahayd:
Maadaama Jigjiga ay caasimaddii Degaanka tahay, golaha degaanka ee aad xukunto sidee lagu soo doortaa?
Maxaa sababay in xubnaha golaha degaanka(Jigjiga Council) ee Jigjiga loogu qoondeeyaa cid gaar ah?
Miyaysan ahayn metropolitan city cid kasta oo deggani xaq u leedahay inay iska sharraxdo..?
Digreegu isagaaba ka talin jireen madax tooyada soomaaliya
Su ashada ba khaldan cabdixafid ninkan hargaysa kaliya ma shegin dhowr magalo bu shegay
Minster he never opens the door for his tribe's.
Wcs waa runa lakin had malag baaxay miise waxa yimiday kukadaran c ileey oo qab yalad xuumo ee halag dhafo dadka qabayalad may aboowe c xafiid wamusuq masoqi ugu xamad oo walib dadka qaraki walayu tunata mid kasatab malin tu sofadhisto asag mamusha ee nag dhafa bahasha
Villada ayayba fadhiyeen mxd hargaysa ku haysataa
Somali kulaha war kililka5 inan dir aheen waxba kama yalaan Wallee
Waa ruuntisa duuuqo jigjiga Waa sax ✌️🙏🙏✌️✌️🤚🏼🤚🏼🤚🏼😂🙏🏻🙏🏻
👍
Hargeisa iyo isaaq xanuun layidhaahdo ayaa haya daaroodka bal isagay guumeeystaan xabashidu iyo tigreegu oo sida xoolaha u isticmaalaane muu is xoreeyo intuu hargeisa iyo dad isxoreeyy ku wallacayo
Ader ma ilawdey in aad wax ka degto oo aad kamid tahey kuwa aad shegeyso in la gumeysto, ader dakada bar bar in ay share ka badan dad ka leh iney leyihin. Ader deganka waa lawadaga ee taa ogow, aniga ma arag kamana so jedo lakin gar alle taqan, wax is dhamo mesha ma jiran
@@ahmedhanshi2422 dekedda anaa leh niyaw yuhuud ayaan siinayaa hadaan doono lkn dadka tigreegu rarto ee cawaankaa hays xoreeyaan hargeisa hooyadood laguma qabo ileene
Ader dadka la rerto aya ka midtihin degankana waa degtan ee bal dib uyara fikin inta aad wax qorin bah bah iyo faan xaqiiq noqon weydey ee ader runta uso yara noqo, dekadana wax la ga weydiyey ma jiran ee dadkaga dhinac ka raac wax is dhimo ma jiran
Tplf wa lugu moodey dds 😁👆💣👈😁😁😁😁😁qalbi qarax
Abdi xaafidow markaad ninkan waraysanaysay kahor inaad macluum isaga kahaysid baa fiicnan kahayd shacab mahayne masuuliyinti waliba uga daraa xikigii tplf buu ahaa
Benale kadab ah bad tahy wlhi shacab inu aha ano adunka halka ugu damaysa joga ayan ogahy kadab bad tahe
Ben badan shegty ninkan waa shacbkii la cadabayy
Beenta iska dhaaf sxb
War bilbilga tv ga nagadaa indhihii baa naxanuunay odayaal baa nahay bedel kelib kaas
Asc arinta saamiqaybsiga markaankahadlayno anigu sax uma arko sida xukuumadu umaaraysay anoon qabil ka eegayn waxaan u arka in laguzusho hebal ama hebla xageekufiicanyahay lagunasaleeyo 1 khibrad aqoon lexajeclo intele eg bu uleeyahay umada wadaniyad iyo hufnan shaqo iwm
Idinkuubaa is dilayay oo is Basaasayay Hargeysa mustafe haduu maanta yidhaa dawlada soomaliland arimo dublumasi ah an kawada hadalno diidi ma ayaan. Ka dilaayay dad ka waa deegaanka ka xukumayay waa deegaanka. Waarun nabadbuu da waa la haysataa halagu fara. adaygu wax u qabta ciisaha la dhameeyay haday iyagu dagaan hala caawiyo dawlada haday a lahayna kasoo rara.
Somalia they all living in Somali .
Somalia Abiy u Fiican. Reer DDS xornimo ayeey u bahan tahay.
iyo qorshe qeexan qaybsan yool fog mid dhaw mid dhexe iyo qorshayaal loodajiyo sidi umada ama jilasha hada dadkihubaysan sidi loogabixilaha cudurada ay ugudaranyihin 1 qabyaalada 2 qexida danta guud iyo tangaarka kalasoocideeda wadaniyada dhibaatada musuqmaasuqa sida loodhiso sistamlawadaleeyahay
Walal soomaalidu waxay ubaahan tahay wacayi galin guud si loo baxo kala qabaysanaata aragtidada Qabiilka ama saamiga qabasiga ama arag tixun la dhaxa dhigay soomaalida
Soomalida ayagaaba dadka soo dhiibi jirey
Waainay.soomaliniadukudeeqdo..qabiilwaxbamataro
indhuldad daganaa layidha waa labobo ladhaco in mrlxujadleh xujadkale lagudulsameya
Viva somaliland, viva tplf, somali italia down waxu afxuma ku ogeen fool xumaay ku darsadeen dufkubaxa
Beenaale Reer Somaaliland ma tihid TPLF Ha dhacday oo jabtay rabi ma so celiyo
Been kamuu sheegin arrinta Hargreisa, anigaa uga markhaati ah oo reer Harg ah.
kaniisada iina ka seexan karin iska qabta,waa waxa ugu yar.
Cabdi xaafidaw siyaasada miyaad iska daysay
Ilaahyw naga qabo Tplf ilaahy ma soo cesho kala gaabinta umada somali ayey ka shaqayn jidhay
Kan waa beelow
Not journalists most Somali journalists are not educated to be good journalists. They use tribe's
Intaad ka halaysid somaliya iyo somalind iyo Tplf maad adigu xornimo ka qaadit etoobiya waa janiskii labaad ee idin soo mara welina xabashi baad loyale u tihiin
Waxaad moodaa in uu difaacayo dawlad somaliyeed m'habeen muu jirin ninkani waar axmaarka aad difaacaysaa waa kuwii haday kursiga m'yimaadaan luuqada iyo diintana kasla dagaalamilahaa
@@nasyadeuanyeong8707 magacaagaba shaki ku jiraa ma la hubaa inaad somali tahay anigu gumaysiga etoobiya ayaan kasoo horjeeda walaa amxaar walaa tigrey walaa oroma iyo inta kale waa kab iyo xaarkeed ujeedaday waa in somali ka hoos baxdo etoobiya oy dawlad xor ah noqoto wixii is dilayaa hays dileen maxaa uga gidhiisha ummadihii kale waa aamusan yihiin maxaa isaga luray shalayna iyagaa janiskooda lumiyey markuu monasalis bakhtiyey inay ka faadaystaan bay ahayd
@@aishamuuse202
Sax hadaan somali ahayn maxaa isoogalinlahaa afaaraha Somalida waan kugu raacsanahay dadkan jahadu ka luntay ee ismooday itoobiyaan waynu wada ognahay in kii guulaystaaba cida uu ku istaagi doonaa somali tahay Hada haday kiciwaayeen abid kicimaayaan kooxdii dagaalka ku jirtay itoobia oo libaaxa Afrika ahayd ee olnf maxaa ku dhacay waxan ka shakiyay in wax Ale wixii ficil ku jiray aakhiro tageen oo huubihii soo hadhay cajiib walee Somalida itoobia lo da kaynta bay noqotay talow ma biyaha itoobia Ayaa maado nacas lagu noqdaa ku jirtaa
@@nasyadeuanyeong8707 Mahad sanid walaal waan kugu raacsanahay waa run itoobiya somali uma kala sokoyso ilaahay xaqooda ha tuso umaan hadlayn dawlad somaliyeed waxaan la yaabay dadkan intay dalkooda xoraysan lahaayeen labadan gaal ee hirdamaya kala dhawsanaya
@@aishamuuse202
Waxaa noocaa ka dhigay waa qabyaalad kuwii ilay la shaqaysan jiray tigree bäst usacab tumayaan kuwa hada haystaan waxay usacab tumayaan oe'romkan axmaaradu ku hoos dhuumanayso waxay iloobeen in ay walaalo yihiin iyo in waxa isdilayaa cadowgaada yihiin kaalin baa hor yaala aan abid soo Mari doonin
Ninkan ma aha nin fiican wuxuu dhacay dhulkii dadka
CABDIXAFID WAAN KU TAAGERO EE NINKAN ANAA KA TIRSANAYA OO UU DULMIYEY EE PLEASE SIDEE KUULA SOO XIRIIRAA ⁉️WAXAAN AHAY QORBAJOOG UU DULMEYE MAREYAHA JIGJIGA ⁉️👎😭
dhanka saami qaybsiga mayer cadalad uma hadli Runta hadii laga hadlo tusaale dawladi hada lamagacavay taas dib ugu noqo mayer ilaahayna aakhira wuu kaawaydiinaya qabriga kiligaa baa lagu dhigaya
Cabsi La,aan kulahaa shame on you Runtii waa Nasiib darada jirta aniga oo og jigjiga inuu igaga awood badan yahay naagtu ay kaga awood badan tahay Gabadha soomaalida ah Axmaaro ayaana ah Qofka koobaad ee La Qiimeeyo
War waa isku mid amxaar iyo tigrey yeyna kala xigsan wixi somali isku hayso siyasad ahn Dee waa waa dhexdena lkn markan dulmigi tigrey iyo hogey dhigen amxaaro ha ilugaso ordin
Isaaq wasmadii cabdi iley bay uu xiiseen
Ninku ma caruur ayuu wax u sheegayaa xaqiiqdii rabi waxay tusaale u tahay Nasiib darada dhulkaas taala wax isbedelay ma jiro balse ururkii wax Lagu dhibaateyn hayey ayaa soo xarooday ee idinka maanta jooga ayaa ka Liita waxaadna iska horkeenteen waxaadna faafin haysaan Qabyaalad bakhti ah shameful
GUDOOMIYE MAANSHA ALLAAH WARKAAGU FIICAN YAHAY LAAKIIN WAXAAN U XIISNAY JEEL OGAADEN KKKKKKKKKKKKKKK
AL XAQIIQA
Ciyaarta jooji