- 28
- 60 355
Hassan Ashraf
Austria
Приєднався 15 лип 2024
Waxaan ku tusi doona goobo dalxiis oo qurxan iyo goobo taariikhi ah
Wixii talo iyo Tusaale ah nagala soo xidhiidh
Fadka446@gmail.com
Call and WhatsApp
+252634467355
Wixii talo iyo Tusaale ah nagala soo xidhiidh
Fadka446@gmail.com
Call and WhatsApp
+252634467355
Hargeisa iyo Habeenkii
Daawo muuqaalkan quruxdiisa
#travel #vlog #youtubeshorts #africa #shortvideo #food #somalivlogger #camping #duet #farming
#travel #vlog #youtubeshorts #africa #shortvideo #food #somalivlogger #camping #duet #farming
Переглядів: 275
Відео
HARGAYSA|| Nolosha habeenki iyo Meelaha lagu caweeyo
Переглядів 312День тому
Nolosha habeenki Hargaysa Waa sidee
Nolosha maalin laha ah beeralayda Somaliland
Переглядів 2,4 тис.21 день тому
12saac ayaan beeralay ahaa My accounts Instagram: xasanashraf1profilecard/?igsh=MWVqNTJleHh2MGZzZg Fb page: profile.php?id=61564388557065 #travel #africa #food #vlog #youtubeshorts #shortvideo #camping #somalivlogger #duet
Hotelka ugu raqiisan/jaban Hargeisa ayaan hal habeen seexday
Переглядів 1,8 тис.21 день тому
Hal habeen ayaan seexday hotelka ugu raqiisan hargaysa sido kale cashada iyo qureecda ugu jaban ayaan cunay My accounts Instagram: xasanashraf1profilecard/?igsh=MWVqNTJleHh2MGZzZg Fb page: profile.php?id=61564388557065
Nolosha caadiga ah ee Soomaalida baadiyaha (p2)
Переглядів 24 тис.Місяць тому
Muuqaalkani Waa mid ka koobaan nolosha baadiyaha soomaalida iyo horumarinta dhanka wax soosaarka beeraha Music copyright Desert Caravan by Aaron Kenny Music promoted on www.chosic.com...
HAL HABEEN AYAANU SEEXANAY HALKAN CIDLADA AH ||Somali Camping||
Переглядів 855Місяць тому
Halkan ayaanu jawi ku qaadanay mudo 24saac ah Wixii talo iyo tusaale ah waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa Fadka446@gmail.com Instagram 👉 xasanashraf1profilecard/?igsh=MWVqNTJleHh2MGZzZg 252634467355 #travel #camping #vlog
HERAR MAGAALO TAARIIKH FACWEYN LEH (P2)
Переглядів 4252 місяці тому
Herar 2006 ayaa loo aqoonsaday midka mida goobaha taariikhiga ah ee aduunku leeyahay Music copyright Desert Caravan by Aaron Kenny Music promoted on www.chosic.com/free-music/all/ My other pages Instagram👉 xasanashraf... Facebook page👉 profile.php?... #africa #food #duet #habesha #travel
SAFARKAYGII HERAR ||Part1||
Переглядів 3702 місяці тому
Herar 2006 ayaa loo aqoonsaday midka mida goobaha taariikhiga ah ee aduunku leeyahay Music copyright Desert Caravan by Aaron Kenny Music promoted on www.chosic.com/free-music/all/ My other pages Instagram👉 xasanashraf1?igsh=MWVqNTJleHh2MGZzZg & Facebook page👉 profile.php?id=61564388557065 #africa #food #duet #habesha #travel
MEESHAN MEELKA QURUXBADAN WALIGAY MA ARAG
Переглядів 4782 місяці тому
MEESHAN MEELKA QURUXBADAN WALIGAY MA ARAG
MIDKA MID MEELAHA UGU QURUXDA BADAN GOOBAHA LOO DALXIISO||AGABAR||
Переглядів 5 тис.2 місяці тому
MIDKA MID MEELAHA UGU QURUXDA BADAN GOOBAHA LOO DALXIISO||AGABAR||
MAGAALADAN XATAA CARUURTU MA SEEXDAAN|||qoolcaday||
Переглядів 6113 місяці тому
MAGAALADAN XATAA CARUURTU MA SEEXDAAN|||qoolcaday||
BANKA UGU QURUXDA BADAN SOMALILAND ||BANKA WAJAALE||
Переглядів 2,6 тис.3 місяці тому
BANKA UGU QURUXDA BADAN SOMALILAND ||BANKA WAJAALE||
Waxaan booqanay magaalo laydhka iyo biyuhuba bilaashyihiin
Переглядів 3523 місяці тому
Waxaan booqanay magaalo laydhka iyo biyuhuba bilaashyihiin
Booqashadii magaalada dalxiiska iyo beeraha ARABSIYO
Переглядів 7533 місяці тому
Booqashadii magaalada dalxiiska iyo beeraha ARABSIYO
Vloggi iigu horeeyey iyo muuqaal qurxan
Переглядів 7594 місяці тому
Vloggi iigu horeeyey iyo muuqaal qurxan
Warbixintaadu ma been baa. Maxaa siya goobta hotel ku yaalo iyo magaciisa toona noomaad sheegin bal comment noogu sheeg haday wax kajiraan
0634491103/3267417 Halkaa kala xidhiidh wll
Kugu dhacay
Copyright +strike
Maya taliye strike ma jiro
Xasan keep going pro
Saaxiibayaal muuqaalkan markii labaad een soo apload gareeyo weeyi markii hore UA-cam ayaa codadku jiray igu qabsaday muuqaalku si uu meel dheer u gaadho fadlan like saar sido kale nagu so biir oo subscribe
Hutelka ku noqo namber kasoo qor ama magaca sheeg
Hutelka magicii sxb noosheega
Maashallah muuqal wacan iyo harakoo daawe hhh hore usoco zxb
Beerta waxad kaa ilalsantan hayada galada. Dhalab xanunsan waay dad siyan oo beerta kaa qariba. Mar danbe waxba kama soo baxayan dhuulka.
Masha alllah❤
War sxp ma beertaynu isku raacnay berigiibaa😂
Haaye haaye 😂
Xasanow hagownin saladhka hh
Hadduu muuqaalkani kusoo gaadho ka mid noqo asxaabta nagu xidhan oo subscribe noo saar Mahadsanid
Sxb Hotel ka magaciisa nomad sheegine
Ali jirde noogu imow indr😊
isugusoo casuuma hayee🤣🤣🤣
Keep going 😊😊😊
Numberka so jec
0634491103/3267417
Wallaa Hotel ka telefoon lambakiisa noo qor mahadsanid
0634491103/3267417
Double ma aha sxp waa single 😂
qolkii waa single qof keliya sareer keliya oo qof qudha qaadda, markaas siduu double u yahay. ileen double macnaheedu waa laba sareerood, mise reer hargeysa si kale ayay u yaqaaniin.
Masha allaah sxp dalxiisiyaha dad fadhiga jecel tahay
Strew burry isna waa 9000 sxb sharbka markad safari ku qaadnyso marka caadi u caabisna waa 8000
Exka iyo haragoka igu jaban 10000 ba la siiya sxb
Waar kulama cunayno😂
❤❤❤❤❤
Mashallah sxp, xasanow maalmahan muuqaalo kaama hayno😅
Waa soo socdaan taliyoow
Masha Allah Muuqaal QURUXBADAN 😊
Xasanow zhp cidbaan tabaynaaa
Hadduu muuqaalkani kusoo gaadho ka mid noqo asxaabta nagu xidhan oo subscribe noo saar Mahadsanid
Hadduu muuqaalkani kusoo gaadho ka mid noqo asxaabta nagu xidhan oo subscribe noo saar Mahadsanid
guul wcn zxp
Kuleelkeedaan ka soo qaxnay agabar
War mxey nirguhu la ololayan Wlo ✋
Xasan sxp keep going
Fiidhyawga waan ku farxay lkn music saartey wll in ka mid ah
Safar habeenimo inaad habawdaa saw hal gara maaha.
Abti hamblyo anaa 1k kugu radiya 😂 999+1= 1,000 sub hambalyo abti macam 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 4 ila 5 chennel ayaan gacantayda subscribe kaga saaray 🎉🎉🎉🎉
waa out standing video
Magaalo xaali halkay ku taalla fadlan. Was dhul aad u qurux badan maasha allah.
@@Sirad47 ua-cam.com/video/39ZSCZy5VW4/v-deo.htmlsi=WNtdYK6wjPL_Y6iC Muuqaalka kaga bogo wll halkay ku taal iyo quruxda deegankaba Ha ilaawin subscribe hadaadan channelka noo saarin
Soomaalida xoolaheedu waa iska ugaadh.haddii lagu soo dhawaado way kaa yaacayaan. Halka dadka kale xoolahooda soo dhaweeyaan la sheekaystaan. Kuwa saomalidu bahal bay kuu haystaamba.
Masha allh best UA-camr 🎉 Dedaal
Walaal mahadsanid insha Allah Waa dedaalaynaa ❤️
Saaxiibayaal waxaan idinka codsanaya 1000ki waxyar baa inooga dhimane na dhiiri galiya oo na gaadhsiiya
Saaxiibayaal waxaan idinka codsanaya 1000ki waxyar baa inooga dhimane na dhiiri galiya oo na gaadhsiiya
Maad eriga biyo siisaan ayagaaba yaryar xitaa hadaad idin ka lahayn miyadan muslim ahayn
masha allah meel aad u qurxoon
Mahadsanid wll ka mid noqo asxaabta nagu xidhan oo subscribe noo saar hadaadan saarin aadbad u mahadsantahay 🫡
Keligaa kamarada ha isku dhigin ee dhulka iyo xoolaha qabo markasta si aad u hesho dawDayaal badan oo hadalka badan jooji muuqalkan inta badan adigaa ku badan dadkuna waxay jecel yihiin daawashada bilicda dhulka iyo xoolaha ee hadalka yaree iyo kamarada aad adigu isku hayso intasi waa igatalo
@@khadraosman2417 Waa talo wanagsan walaal ❤️
Mansha Allah waa xagee halkani magaca nala wadaaga
ua-cam.com/video/39ZSCZy5VW4/v-deo.htmlsi=LGwiGykPyv8jd5h6 Meesha magaceeda iyo halkay ku taalba muuqalka kaga bogo walaal Mahadsanid Hana ilaawin subscribe hadaadan saarin channelka
Waxaa layidhadaa magalo xaali Wadobariis ayay u dhawdahay