Deni oo meegga u qaatay Xasan Sheekh soona farageliyay qubuuro faagista Xasan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 106

  • @zaytum
    @zaytum 3 місяці тому +16

    Manshaalaah deni waa wadani Somali dhab ah oo ixtrim u haya qabuirahaas laga faqayo .....
    Alaha barakeryo amin

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому +12

    Siciid Dani baa ku fiican madaxweynaha soomaaliya❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 3 місяці тому +1

      Siciid dani waa kaligiistaliye reer muqdishana waa yaqaanaan

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      @@ayanelmi7218kaligiiiiis taliye baaan nahnay Balse dadka ma xadno mana dhibno

    • @AbshiroIssa
      @AbshiroIssa 3 місяці тому

      Wali alke madaxweyne hawiye kujooga ee bal khiimo yeesha 😂😂😂

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      @@AbshiroIssa khiiimo❌ qiimo✅ af somaliga barta ooo niiikada iska daaaaya
      Bal dadnimo yeeesha ooo awoodayda jooojiya
      Og aaad isku ilaaalinaysaana ka sooo baxa

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +6

    Hasan illaaheey aduun ha ku kashifo aakhiro naar inshallah

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +4

    laahow farmaajo usoo Celi wadanka marlabaad oo
    xukunka noogu dhiib waa maalin bishii barakaysnayd Amin yarabi🙏🏼🙏🏼 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 3 місяці тому

      Muqdisho waa dagtay nin ka naxayaa xukunka haya

    • @Maria28832
      @Maria28832 3 місяці тому

      Naaya farmaajo ma xasan buu kaara xasan fiican halyey hawiyeh asagana leh moqdisho farmaajo gado geysta

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 3 місяці тому +4

    Xasan xabaala qode waa wax duloobay, imaanka Allow hanaga qaadin.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +7

    Habaryar abdirisaaq asc ciid wanaagsan .habo adiga caruurta ayeeyada u caafimaad iyo barwaaqa ku nooladaa❤inshallah

    • @OmarMohamed-db3iy
      @OmarMohamed-db3iy 3 місяці тому

      kabayare abti iyo Habaryar midna ma yaqaano lakiin dan ayaa meesha dhiigtay Hawiyisamkii ayaa u shaqeen waayey.
      waxaan xasuusta xiligii madaxwayne farmaajo canaasirta Hawiye ku kaceen dadkii abaabulka waday ayuu 1 kowka ahaa ina kabayare.
      Hawiye dowlaadnimo waxbo kama yaqaanan ma jirto.
      ayaga is cuuni doona sidodii.

    • @qoraneqorane8484
      @qoraneqorane8484 3 місяці тому

      ​@@OmarMohamed-db3iyberiga wuxuu ka xanaaqay edebdaradii lagula kacay xasan Cali khayre iyo 7di daqiuqo iyo saxiixii farmaajo

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому +2

    VIVA Puntland waa 5 Darood ❤
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 місяці тому +2

    Nabadoonku xaqiiq ayuu sheegay

  • @iskufilan3960
    @iskufilan3960 3 місяці тому +3

    Dani wa nin wax garad ah👍

  • @SaidBirre
    @SaidBirre 3 місяці тому +3

    Dee markii farmaajo jogay dadkii dibada baa wadankii kuso labanayay oo rajo baay lahayeen waxay isleyahay qof walbo yaanan Laga bobin dhulka xasan markii imaday rajo xumo baa timaatay runtii ani ka kow aha dadkii quustay dowlad nimana ka quustay Maxa dhul dadku gataana

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 місяці тому

      Wixii somaliya la oran jiray waxaa halaagay USC oo weli haraadigii USC uu Hassan dhiiqo hogaamiyaha u yahay...iyo qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah....kuwaas intay nool yihiin ha sugin wax dowlad la dhaho..... qaxootiga killinka iyo qaxootiga gobolada dhexe kasoo haajirtay 1991 ilaaa ay dhamadaan dowlad ha sugin....

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 3 місяці тому +2

    Absolutely Madaxwaayne Dani waa asiibay Arimaha faagida qabuura mudane Madaxwaayne Dani Mahadsanid.

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому +2

    xasan qabureh qoteh ilahay ku dulay mantah waa carafoh ilahay waxaan kah baryay kuwah isku shegayah madaxweyneh waqoyih iyo konfurbah ilahaw kuwah umadah dhibay ilahaw kuwa nah dhafih in sha Allah ilahay cansar idin kagah dhig xarantah ay bobayan

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ 3 місяці тому +1

    XASAN YAA DOORTAY SHACABKA SOMALIYEED MADOORAN TUUG BAA DOORAYE SOMALIYI MADOORAN EE NABAD ALLAAHAYNAGU DHAAFIYO

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 3 місяці тому +1

    Nabadoonkas walaahi waa Runtiisa shiidka ayaa ka jiro Muqdisho❤

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 3 місяці тому +1

    Saciid Abdulahi Danni iyo shedan shekh waa wada dameero

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 3 місяці тому +1

    Allah u gargaaro wadanka gaajada ka jirto iyo meydka qabriga laga soo bixinayo

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 3 місяці тому +3

    Deni 👑🔥💪🏽🔥

  • @MahadSheikh-yj7hw
    @MahadSheikh-yj7hw 3 місяці тому +1

    Xabaala Khodatada Vilada Joogta Allaha kaqabto Dalka io Dadka Somaliya

  • @maxamuudgzboose8759
    @maxamuudgzboose8759 3 місяці тому +1

    Reer muqdisho nabsigii
    Farmaajo ayaa haya

  • @jamac-l2e
    @jamac-l2e 3 місяці тому +1

    HASSAN IMAANLAAWE MEYTIDII LA QADARIN JIRAY XATAA WUU KA XISHOON WAYEY HASSAN GAAJAD HEYSA WAA MID AAN DHAMAAD LAHEYN EE ILAAH HANAGA QABTO MEYTI QABUURAHA LAGALA SOO BAXAYO OO LA CANSHUURIYA LAMA ARAG SUBXANA ALAAH

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +2

    Gaajo bilaabantay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому +1

    Hasan miyaa kale jecel waxaas habaryar

  • @SalahMohamedHussein-h6g
    @SalahMohamedHussein-h6g 3 місяці тому +1

    Xasan haduu nagatago allaha nomasoceliyo farmaajana allaha noosooceliyo.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 3 місяці тому

    Deni shalay xasan anagaa doortay maantana wavbuu ka SHEEGAYAA ilaahow somali ugargaar آللهم آمين يارب العالمين

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 3 місяці тому +1

    Waa dameero kuligooda

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 3 місяці тому +1

    Dalkii waa lagu gaajaysanyahay lacaagtiina dadba jeebadaha ku ritay shacabkii waa muusalifay.

  • @OmarOmar-rw4he
    @OmarOmar-rw4he 3 місяці тому +1

    Labadoodaba waa dameero

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @habiboyusuf5479
    @habiboyusuf5479 3 місяці тому

    😢daniyowdibiràwayne adigakeenayxabaaloqode inkaartii umadasoomaaliyeed kuguri calaamotusbaadtahay

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 3 місяці тому +1

    Xasan qabuura qote

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому +1

    Dani Nin Bay is hayaaaan Hassan la dhaho
    Balse 0.05 Iyo kuwa helay xilka PM after 63 sano baaaaaa 24/7 na hadal haya anaguna dad inay yihiiiin ula naqaaaano
    Wataaase intaaas ha fahmeeeen wax

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 3 місяці тому +1

    Iska qabta tuuga

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du 3 місяці тому

    Nacalaa ku yaal ar maajo mariixaan iyo dani calool weene iyo dadka taa geera iyo afar qoob lahaan maqaarka cuna MADAX WEENE XASAN DAL XOREEYE GUUL FAR MAAJO DULI GUUL DARO

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 3 місяці тому

    Cid dooratay XSM ma jirto Tuug iyo Qabyaaladiiste aa doortay bulsho edeb daran oo ku taageertayna waa ku jiraan marka wax kasta oo ku dhaco Shacabka Muqdisho MAC SOKOR eey ku tahay ( WAMAA KAANA RABBUKA NASIYAA). Ogaada reer Muqdishoow Allaah waa idin arkooyaa.

  • @yarka4574
    @yarka4574 3 місяці тому

    Deni aqli-caruur 😆 Deni Xaar-Walwaal 😆 Xasan Dhiiqo ismadhaaman. Xasan Dhiiqo wuxuu kuhaysta maxaa Ra'isulwasare iigadhigi waaysay.. ee labadooda Xasan Dhiiqo ayaa Aqli badan.🤦😆

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 місяці тому

    Xassan sheikh mayd canshure qabuuro faagte dalxaraashe ilahayow somali haku soocelinin 🙏🇸🇴😭

  • @zaytum
    @zaytum 3 місяці тому +1

    Waa runtaa alaha ku barakeeyo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 місяці тому

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh Ed Mubarak ❤

  • @maxamuudgzboose8759
    @maxamuudgzboose8759 3 місяці тому

    Shacabku marku daneeyo
    Qabyaalad dulunimo ayaa
    DNbeysa

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 місяці тому

    Xassan gurgurte bahane WA qof bila damiir ah mayd la so qufayo kooxda dam kasii war dalka Allah dhaafiyo

  • @aba-fadliuna-ismael9047
    @aba-fadliuna-ismael9047 3 місяці тому

    Tuugada nikii bilabay mudo xileed kisi hore baa hada xaalufin wada!!!

  • @mohamedabdiarab9750
    @mohamedabdiarab9750 3 місяці тому

    waad ogayydeen awelba damjadiid inay wadanka boobayso waydinkii uqaylinayay

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 3 місяці тому

    Wcs abwan iana aderow dan kumajirto mucaarad nimee maa iska deeysid macaanaha kaqiima batay tolkii aan mid kuweeydiiyee if iyo aakhiro iyo yaaqshiid maogthy waxeey ahaayeen markii hore masa ogthy boosaaso laba xaafadood oo kamida markii hore ineey qubuuro ahaayeen nabi yuusuf calehi salaam masar ayaa lagu aasay inta laga bixiyay ayaa qudus lagu duugay war arinta qabriyada yaan lagu wareegaaleesane ninkii honguri kagajiro xukunka haiskeeno doorashada lkn cabasho joogtaa cidna laga maqli maayee ogoow

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 3 місяці тому

    SOMALIDU ILOWSHO DHOWAA DANI WAA NINKII X.SHIQ UNIIKINAAYEY OOCODKIISA SIYEY MARKII BALANTA LOGABAXAY OODANIHIISA KAWAAYEY AYUU MUCAARAD NOQDEY...KKK YAA LAGU CIYAARAA DANI MASAJIDKA CIYAARTA KADAA

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 3 місяці тому

    Xasan baa lacagrii duulimaad kudheeyey waxna asagaa aruursanayo

  • @gaafowgaafow
    @gaafowgaafow 3 місяці тому

    Adiga ayaa kow ka ah kuwii diidanaa farmaajo
    Waxaadna unacamleynaysay garguurte
    Hadana waxaad mesha lasofadhidaa warkaan
    Walalkey shacabka intaadan dhihin farmaajo aadidaneeden Adiga naftaada kabilow oo soduub hal cajalad ama clips aad kuxalmarineyso farmaajo iyo dowladiisii aadna uganoqoneyso
    Taagerada aad siisay tuugadaan dalkii baabi.isay
    Hadikale iskahadal uuun
    Ayagaas ayaad lamid noqonehe

  • @malabeeyy6568
    @malabeeyy6568 3 місяці тому

    Madaxwayne bashan o madherge qabo maxaa u dorateen qabiil mohoo farmaajo wa marexaan hadinka saarto nabsigii farmaajo a ka soo baxay muqdisho

  • @AbdikhalifHaji
    @AbdikhalifHaji 3 місяці тому

    Madaxweyne foolxun oo soo uraya Hadana
    Maamul foolxun dalka ku wada, UF Xasan.

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 місяці тому

    Aad buu u mahadsan yahay Madaxweyne Deni, waa nasiib darro weyn in Qabuuro la faago.😢

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 3 місяці тому

    Xasan gaajo haduusan caruurta iibsan weli leysma gaarin

  • @awenoolays6540
    @awenoolays6540 3 місяці тому

    Iidoor waa garac oo garacna maalin walba qoluu la tol yahay oo taas waxaa somalida u cadaynaya mar waa ash-sharaaf oo mar waa ahalubayd oo mar waa ingiriis oo mar waa dir oo mar waa yaman oo mar waa oromo iyo lafti nagaa oo mar waa amxaar oo mar waa uqsimaat iyo tigreey oo maanta wakaas canfar sheegtay laakiin ogow garxajistu inay dir tahay oo biyomaal walaalki dhalay oo yihiin dad reer samaale ah oo reer shiikh isaxaaq ay yihiin laakiin ay iidoor iyo garxajis isku yihiin huwan isaaq isku bahaystay oo huwaantaas la isku dhaho "ISAAQ" oo iidoor wuxuu ka kooban yahay garacyadii ingiriiska iyo adoontiisii uu aduunka ka kala keensaday ee uu somaliya uga tagay iyo wixii huwanta isaaq garacyo ay dhaleen oo culimada iyo wargaradka isaaq iyo iidoor iyo garxajis way ka sharfan yihiin runtaan halkaan ku qorayn oo habaryoonis in kastooy ogolaatay in iidoor ku kaleetiyo sharaftii iyo haybadii iyo walinimadii wiilkii direed ee daarood ku soo dhaweeyey oo ku caleemo saaray dhulkaan daarood ee ah somali waqooyi oo deegaamada ay u ah hiraab iyo daaroodba inay wasakhda iidoor ka dhawraan oo durriyyadda daarood ee ay dhaleen gabdhaha garxajis eedeeynayaan in wali shiikh isaxaaq ay u ogolaadeen iidoortu inay qashin qub ka dhigato oo kuna sifeeyaan wuxuusan nasab iyo mansab toona uusan asal iyo cirib u lahayn oo ay iidoortu isku dayeen inay najaaseeyaan wali shiikh isaxaaq laakiin wali cabdimaalik shiikh muuse coldoonba shiikhu dhal oo isagaa dhashii gabdhihii shiikhu dhaleen ee daarood ugu filan maanta ceeb ka mayrida shiikh isaxaaq oo cabdimaalik coldoonow bowe barakow.

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 3 місяці тому

    Shacabka isagaa maskiin ah may dhahaan idinka bixiya am meeshaad rabtaan la,aada

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 3 місяці тому

    DANI WUXUU KAWAAYEY XASAN .SH DANIHIISA GAARKA AH EE QABUUR UNAXARIISAN MAAYO ALXAQIIQA

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Murusade waxuu ka yimid galgadood asagoo goosasyar ah dhulka wacdaanka uu dagay ruux ayaa ka dhintay wacdaanki ayaa u diiday in uu maydka dhulkooda ku duugo murusadoo meeyd sita a maleele oo malaaq reer mataan ah ayaa dajiyay ee galgadood ayee ka yimideen waxaana ugu sukeeysa ceel buur hamarna sida dadka kale ayee u yimideen waa ka soo horeeyeen dagaanka mudulood ayaa leh intakale waa yimideen mudulood waxaan lugu dhaxjurin aggooye ilaa xaradheer caasimadana daxdooda ayee ku jirtaa xamar dhankaa uga bax daba goof abgaal waayeb

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 3 місяці тому

    Qabiiraha in ka badan 100 sano ayaa umada Somaliyeed lagu aasayey xaqna uma laha xasan dhiiqo inuu qubuurahaa taabto ciidanka dhul hadii loo rabo kiisii reerka xabaalaha faaganaya ayaa haysta ee halooga kaco mida kale waxaan maqlay in dumulshabaab tidhi faramaajo ayaa damacsanaa taana anigaa uga jawaabi faramaajo haduu dhul aan xabaal ahayn qaadan lahaa ayaan odhan lahaa qubuurahana wuu ku socday taasina ma dhicin dhulkii uu faramaajo xasanow kugu wareejiyey wakhtigii kaa dhamaaye maxaad wareegi

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Murusadoo meeyd.ku raranmaleele a dajiyay

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail375 3 місяці тому

    Odaygii xasan sh wuxuu yiri idaaya iska kay daaya qolyaha baraha bulshada

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 3 місяці тому

    XASAN WAA KU DAADATAY HADDII MAANTA UU KAWAANINAYO DADKA MUQDISHO DHIBAATO LAGU HAYO DANI.

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 3 місяці тому

    Marka dadka allah ka cabsiga ku yaraado waa tahluukayna imaanka laga qaada . laxawlah walaquwatah
    Ilah billah.xaqa allah ha tuso kuwan

  • @fuaadcaraale6326
    @fuaadcaraale6326 3 місяці тому

    Xamar rer kaliya ka qadeeyo kubashiin ka caba

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 3 місяці тому

    Nabadonow waxaa nimaan arkayn baabashay oo dal iyo dad dankalahay kashaqaysanaaya dantiisa ceeb cabsi iyo illaah kabaq male xasan ayax waa maxaan cunaa

  • @AbdikhalifHaji
    @AbdikhalifHaji 3 місяці тому

    Dameer foolxun. Daanyeerka ayaa ka cali badan.

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 місяці тому

    HW markay isfahmi waayaan by runta iska sheegaan

  • @Maria28832
    @Maria28832 3 місяці тому

    DANI LABO CALOOL TUUG XASAN SHEEKH WAA KAA SAREYA

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Murusafoo meeyd ku raran a maleele dajiyay

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Xamar unukaa leh oo mudulooda waxeey ku cadahay siyaad barre wixii ka danbeeyay cidaan mudulood xamar duq magaalo kama noqon . . 1 cali mahdi duq mag mudulood . . . 2 cabdiqaazin.duq mag. Mudulood 3 cabd.yusuf duq mug mudulood 4 sh.shariif duq mag mudulood 5 xasan shiikh duq mag mudulood 6 faramaajo duq mag mudulood 7xasan sh duq mag mudulood 8 maxaakiintii duq mag mudulood 9xisbul islaam duq mag mudulood 10 al shabaab duq mag mudulood itaas ayaa xaqii mudulood cadeeysay in aayna cidkale xaq u laheeyn wadanka waa fidiraal baarlamaankana waa ku mahadsanyahay vivo soomaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 місяці тому

    Xamar unukaa leh oo mudulooda waxeey ku cadahay siyaad barre wixii ka danbeeyay cidaan mudulood xamar duq magaalo kama noqon . . 1 cali mahdi duq mag mudulood . . . 2 cabdiqaazin.duq mag. Mudulood 3 cabd.yusuf duq mug mudulood 4 sh.shariif duq mag mudulood 5 xasan shiikh duq mag mudulood 6 faramaajo duq mag mudulood 7xasan sh duq mag mudulood 8 maxaakiintii duq mag mudulood 9xisbul islaam duq mag mudulood 10 al shabaab duq mag mudulood itaas ayaa xaqii mudulood cadeeysay in aayna cidkale xaq u laheeyn wadanka waa fidiraal baarlamaankana waa ku mahadsanyahay vivo soomaaliya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdikhalifHaji
    @AbdikhalifHaji 3 місяці тому

    Dameer dal hogaaminaya lama arag hadda ka hor!

  • @AbdikhalifHaji
    @AbdikhalifHaji 3 місяці тому

    Fiiri dameerka Soomaali u taliya.

  • @Bagagac
    @Bagagac 3 місяці тому +1

    Aad iyo aad

  • @AbdikhalifHaji
    @AbdikhalifHaji 3 місяці тому

    Fiiri foolxumadiisa, UF.

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 3 місяці тому

    Ma qof hoteel tagaayo aa gaajo haysaa 😅

  • @AbdikhalifHaji
    @AbdikhalifHaji 3 місяці тому

    Soomaali dameer ayaa madax u ah

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 3 місяці тому

    Warabe labaa shiitole

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 місяці тому

    Minii La Yaabo Yaasiinka

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 3 місяці тому

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏♥️🙏

  • @abdiabdi8887
    @abdiabdi8887 3 місяці тому

    Ciid Mubarak abti

  • @mohamudshukri565
    @mohamudshukri565 3 місяці тому

    Runtia waa wllhi

  • @xamzamaxamed9211
    @xamzamaxamed9211 3 місяці тому

    Subxanalahi

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 3 місяці тому

    Waa. Ayax

  • @AbdiArtan-o1e
    @AbdiArtan-o1e 3 місяці тому

    Xasan ayax

  • @duniyosaeed7590
    @duniyosaeed7590 3 місяці тому

    Dani somali wax uma hayo PL daa warkeeda garowe need dhex yaal

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Puntaland xitaa wuu cuna qabteeye xamar gaajo

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 3 місяці тому

      Beeen hanaga sheegin nayaaa
      Mashariiiic Bay xirteeeen waaana la sooo noqonay. Alxm

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 місяці тому

    Well done bro❤

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Kaltun-t1j
    @Kaltun-t1j 3 місяці тому

    ❤I don’t

  • @khada917
    @khada917 3 місяці тому

    Xabaalo quf Alle kusoo qabay kuba qabaye

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    Hhhhhhh

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 місяці тому

    😢😢😢😢😢