waa hees aad uu dareen badan oo naan laga dhargeynin aniga ahaan waxa igu horeysay oo aan maqlo heestan 2006 anigoo safar ah dhanka Kenya darawalka ayaa ku marqamayay xasuus
memories are best teachers I do remember the first time I heard Was during my cousin, s wedding at Gupta in Mogadishu 15 yrs back while I sneaked from dugsi.................. and this song the favourite of the dj jxt repeating....
hadad dhagesane soo 2018 igu tuur like xaxasus wlhi waxan xasusta barigan yara dharka markan dhaqayo iyo howosha kalebo dhaqisoo ban ku qaban jirine 💪💪💪❤❤❤❤
This is an amazing Song if you Really understand the true Meaning ..sooooo Poetic And Beautiful ... Love Is amazing.... Love this Song Forever ::: Lafoole 2¡
all of you i read your comment if you have any further informatoin above mentioned messege please write down at the below other wise waxaa weeye shekadiinu sonkorteee duq gaboobay iyo wiil yar baa loo dadaa hadale came to the point hhhhhhhhhhhhh
Heestan Xusuus Gaar ah bey i leedahay aniga Sababtoo ah Xiligii ay so baxday Ayaa waxa iyadoo qoraal ah waxa i soo dirtay Gabar aan Hada Qiimeyn weyn u hayo THnks Big Fanan Maxamed Xasan Xuseen
Wlhi waa xasuus heestaan maxaan in badan raadiyay waanba ka quustay balse mar aan usbuucan dhexdiisa radio dhageysanayay ayaan maqlay dibna ugalay raadinteeda kama danbays waan helay❤❤
Back in 2003 wen I was 7 yrs I use to sneak dugsi wen studio's hit I use to sit near listen till is over Nairobi memories is lit wen u recall Many things
way way xusuus walhy ano yar ayaan heesta darted sees uga dhacay ano u ordaya gurigayaga oy ka baxayso oy habar yarahay iyo hoyadey dharku maydhayaan ana bananka aan ku ciyarayo 😍😍😍😍
isaaq kingdom -baashe- bro comment yada marka wada aqriyey qofki ugu hor dhageysatey aya ila ekatey markaa heestan ado raaliya magaran waqtigii laqadey i mean sanadka laqadey😜
heestan waxaa igu horesay sanadkii 2001 anigoo aad u yar, mar aan tagay aroooska abtigay muqdisho, yaraaanteydi aan dib u xasuuustay Ciil wayo aan dib usooo naqan dooonin waye
Xasuustaa walhi heesta buug iyo qalin baan usoo qaatay sidaan u qaybo anoo yar 2003 ma ilaawo . Heestan heesaha ugu jeclahay . Meeshay ka baxayso waan istaagi jiray UA-cam waxani mayjirin. My favorite Song
Waaw waa 20000 iyo anigoo dhiganjiry dugsiga hoose dhexe ee sheekh bashiir Hargsaysa iyo caladii igu horaysay ee jacayla ee laikeno waa xasuus mudan
woiw waa hees aad u macan waxa igu horaysay sanadkii 2004 waxa dhagysan jiray wlldy IGA weyn cajaladii iyo riikhoodhki waxa aad u jecla wlky alle haw naxariiisto ibrahim
Ereyadii iyo laxankii abwaan Barre Maxamed Fiidow.
waa hees aad uu dareen badan oo naan laga dhargeynin aniga ahaan waxa igu horeysay oo aan maqlo heestan 2006 anigoo safar ah dhanka Kenya darawalka ayaa ku marqamayay xasuus
LYRICS:
Ruun
Laf dhabarta adhaxda iyo
unugyada dhiigee jiidhka
laxaadka intiisa kale
adimadii celinayaay
Jacalykii waayo arag
astaantii lagu xusaay
ubucda beerka iyo wadnaha
adaaa masalaha dhigtoo
kaligaa kugu aaminee
cid kale looma ogolaa
Afadii dhibta ila martee
samikra ila qaybsataay
amaanada dhawrtaa eey
balanta ila oofisaay
abaalkaad iga mudnay
waligay ma iloobayoo
qalbigaad ku abuurantee
ogow ruuney ogow
adaan ifka kuu jeclahay.
Aroortii roob onkaday iyo
udgoonkii gufaacadaay
xareedii i oon tirtiyo
raxmadaan ku il doogsadaay
asaaskii udub dhigiyo
aqalka tiir isu hayaay
siday u weeshu ilmaheed
eegmada ugu laxawsataa
uurkuu nugul seexatoo
cid kale looma ogolaa
Ijabadaan ka aflaxaay
ilayska nuur daalacshaay
xubnaha jidhka uruuriyoo
ruxaad ku aroortayoo
iridka sababada degtoo
cid kale looma ogolaa
Afadii dhibta ila martee
samikra ila qaybsataay
amaanada dhawrtaa eey
balanta ila oofisaay
abaalkaad iga mudnayd
waligay ma iloobayoo
qalbigaad ku abuurantee
ogow Ruuneey ogow
adaan ifka kuu jeclahay.
O Jama
Shaqo wacan bad qabatay sxb
Adeer sheekha babab u gtahay heesta yaa kuu qoray
waa is dhibtay bro hahaha
xasuus heestan anoo yar ayan weelka ku maydhi jiray xasuus wlhi
dhuuxo dhuuxo yes
dhuuxo dhuuxo hhhhhhhhhh
dhuuxo dhuuxo 😂😂😂😂😂😂aloow kudaa dadkii hore ayaad tahay
dhuuxo dhuuxo nice pice
2019 yaa ila dhagysaty hestaan wlhi yaraaantii so xasusty😁😁😁😁❤
xasuus wayo waayo
2006walhi ano intan ka yaar muqdisho 🙏💗💖2018
Qalbi jacayl 😍
Xasuus wllhi anigoo yar oo anan jacayl garanayn ayaan wiil aan jaar aheen iska jeclaa umanan shgen kari jiran kadib sanad kadi wiilki walagaxeeyay iladhoofiyay kadib ooyi jiruun 😓😓 imika wiil kii uugursaday ana wan yaynaday inan ban isjecelnay inaan 2020 isguursano donaynaa aloow noo rumee aamiin 🤲
Duruufo iyo waayo badan ayay heestani iga soo saartay. Lafoole Waa fannaaan cod toolmoon leh.
Waqti tagay sooma laabto 2003 iyo xaafadeedi cali kamiin jecel xaasid ma waayo yaa ila dhageesnaayo july 7 2019
Aniga kula dhageysanayo 19-7-2019
lafoole waa Fanaan African ah oo wayn thank's my bro lafole
memories are best teachers I do remember the first time I heard Was during my cousin, s wedding at Gupta in Mogadishu 15 yrs back while I sneaked from dugsi.................. and this song the favourite of the dj jxt repeating....
hadad dhagesane soo 2018 igu tuur like xaxasus wlhi waxan xasusta barigan yara dharka markan dhaqayo iyo howosha kalebo dhaqisoo ban ku qaban jirine 💪💪💪❤❤❤❤
codsi asxaabta laba heesood oo iga lumay oo dhowr iyo toban sano aanan maqal meel walbana waan ka raadiyay hadaba fadlan somali weyn baan marti uga ahay ciddii linkgaas igu caawin karta midi waa Waran soo rogmaday layskuma ridee Allaale midina waa guyaal caashaqii gudhnaa oo dhamaystiran thanks walaalayaal
Wee waayo waayo heestan waxa dhagaysan jiray walalday 2004 wlle waa xasuus qaaliya
Heestan waxa aan u qaada xaaskayga oon magafe soo wada marnay oo dhibta igu samiratay thanks lafole zxp
Xusuus wlh anoo yaraa maqli jirey hestaan 2002 waqti iyo wayo
woooooooow lafoole nolow
wxn dhagaysan jiray anooo yar studio jaarkayaga ayaa siidayn jiray gabiley xasuus qali ah
Nice song
Ereyada iyo laxanka waa iska leh abwaan bare maxamed fiidow
hees xasus dheer ii leh maabo ka daalo dhageeysiigedaa 2017 november 6 laaf ii sara inta hadeertan dhageysaneyso
2002 heeskaaani maqli jiray
gabar gurigayga ka shaqayn jirtay ayaa dhagaysan jirtay Best hees waaye
Hestaaaan waxaaan ku xasuuusto waayo baDan xita mar walp waxaan u qaadi jira qofka aan aduuunka ugu jeclaha magceeda xarafka R ka bilaaawda still 2019
Who is still watching 2019😍
Mohaa Magan 👆🏾
Best Song😍
Moha magan👆👆👆👀👀🧡🧡
mee men no one forget lofoofle
2020! My childhood right here ‼️‼️
Heestan waxan anoo maqlli jirey 2003 waayo waayo
2018 yaa ila dhagaysanaya heestan🤣
My best singer lafole😍😍
Www ishcalaa hees xasuus ayaanba galay hees jaceyl ah oo tan lamida sooma mari doonta fanka somaliyed
Wawi Waa hees aad umacan Jcylkii waya arag astantii lagu xusaa
Masha allh wallhi
waan weynaadey iskuma haysan heestaan waxbadan ayay i xasuusisay . Taarikh lama qoro iyadaa isqorta
I was 11 years old when I first heard about this amazing song
This song reminds me of my time in Sweden
Kama daalo wallhi anoo yar ayaa maqli jiray bilaahi hadana waan jeclahay i💞💞👈
This is an amazing Song if you Really understand the true Meaning ..sooooo Poetic And Beautiful ... Love Is amazing.... Love this Song Forever ::: Lafoole 2¡
all of you i read your comment if you have any further informatoin above mentioned messege please write down at the below other wise waxaa weeye shekadiinu sonkorteee duq gaboobay iyo wiil yar baa loo dadaa hadale came to the point hhhhhhhhhhhhh
Xasuus walaahi waayihii wanaagsan 2005-2006 hees lagu daatay bay ahayd.. marka cajiladah la duubayo heestani hadaynan ku jirin.. 💘❣️
Lafoole walahay xasuustaa heestan anoo ah 5 jir burco one love somaliland
abromin mo Abdullahi wr haaye haaye
hhhhhh benta
abromin mo Abdullahi
8 year ahaa
Ala xasuus ani oo yr ayeey dhageey San jireen wiilal iladhashoo iga waa ween aaan jeclahy inaa dhagaaasto mrkasta💕💕💕💕💕💕😘😘😘😘
Heestan ano yar oo safar ku jirna ayeey gadhigi aan la soconay ka shidnayd 👌
Xusuus Wlhi 2001 Anoo 6yrs jira alla waqtiga muxu ordaya 🙈
Hit like if u watching this song in 2017
Kun Salah pro 2018
heestan aad ayaan u jeclahay marki igu horeysay aan maqlo waxay eheyd 2003 waa hees aan inaba caadi eheyn..
Ogow ruuney ogow adaan ifka kujeclahy😍
Heeskan iyadoon laga helin iyo hiraan galgaduud ayaan boosaaso kasoo duubtay gaadhi aan waday ayeey ka daarneeyd ragi studio yaasha lahaa 10 kun oo shiling somali ah ayaan ugu duubay cajalkiiba ganacsi yar iga dheh.
Hestan waan radiye in mudo ah balse cawaan heylay 2020/2/10
Waa xasuus dhera anigo yar baa dhagesan jiraye walibo idacadah muqdisho lagsoo deyn jiraye mar walbo inta badan dadkane cajilado ayeey kusoo duban jiren waxaa leysiye oday dadisa ah 67 sano anigane waxaan jiraye 12 sano walibo dharkii cida aan ku cidaye ayaa ley xiraye lkn waxaa jiraye oday kale oo hooyo markey idileso iga ceylin jiraye waxaan ubahdan isiin jiraye oo dhaqale ah wixii rali ahan ilaa wadagi jiraye lkn isaga wuu ijceylay anigane jcylkaba maa aqonin oo cil iyo inqab adun baan ladala dhacaya oo marwalbo dhibane baan ahay lkn waxaa waheyl i ahaan jiraye hesah qar oo waqtiyadsa dhibka ihesto kaa turjumaayo odaygan ijcyla marku maqan yahay waxaan lakulmi jiraye dhib farbadan waan daremi jiraye in u igamaqan yahay hadan afka kaman oran jiriin waxaan rabo ilen jcylka dhabta ah waa midka amusnanta kugu galo 😭😭😭😭😭2003 ayeey ahed allha unaxristo dhamantod 👨✈️👨✈️👨✈️❤💔
Sorry
Yaa salaam waa hees aad u cajiiba
Heeso hadaad maqasho waa kuwaan 2021 and still rocking
It was circa 2002 whn first I liatened on a bus along wershadaha road from km4 to alkamin I was so young then time is running quickly
Heestan waxaan dhageysan jirey anoon si fiican af Somaliga u baran 2003 Noolow Alfanaan Lafoole
What an amazing song...sweet voice bro,lafoole
waa hees aad umacaan waxaa alifay miraheeda alaha unaxaristee abwaan turanow waxuu ku geriyooday shil gaari
von 2004 bis 2005 anoo school dhigta ayaan jecladay inan aan isku galas ahayn kadib waan kala baqan jirnay malinti dambe ayaan heestaa usoo qoray kadib waxan u galiyay miiska ay ku fadhiisato halkay fadhiisan jirtay waxa soo fadhiisatay inan kale oo aragtay waraaqdii iyo magacaygi iyo inanta u qorayo magaceeda arkaygii ayaa wda akhrisatay malinkii ayay gaadhay tii iga qabsatay ilaahay uunbaa ogaa maydh ayuu malinkii iga dhigay kkkkk xusus wlhi
Mohamed xubi h&
Mohamed xubi
Hhh
Curi odey hore. Aniga 2014 ayaa igu horaysay
Wxba kaa qabsaday
Hhhh tariikh iga dheh
Heestan aniga oo yara baan maqli jiraya wlhi waa hees macan
Aax hestan wlhi waxn kuso xususta gabdh anu Daris ahen oo ruun laa dhihi jirey balse iga weyned anigana wan cawiin jirey 💗Wayo walshey oo kale ahed oo laxad laa kadib gabdh ayan jecladey markasay idhahdey hestan Uu qoor kadib mesaage ugu diir ana wan sameyay gabdhina sidii ban isku jeclaney Cajaib erayo aad umacan aya ku jira hesta barigas na waxn ogadey dumarku inay jecel yihin amanta iyo iin hadalo wangzan la dhaho Gabdhas na jaceel kaygi kobaad ayay sas ku nqootey 2010 ayey ahed wlhi wan xususta
Wlh xasuus🙄2003 anoo yar oo 5sanno jiro maqli jire markaan dugsiga quranka ka imaado🙌😢
Gallaadi Ethopia waan uxiise wlh🤞
Wllhi 2004 ayan soo xasuusta anigo jira 5 sano dalka canada wagi an imanay. Alle xasuuska dhib badana
Heestan Xusuus Gaar ah bey i leedahay aniga Sababtoo ah Xiligii ay so baxday Ayaa waxa iyadoo qoraal ah waxa i soo dirtay Gabar aan Hada Qiimeyn weyn u hayo THnks Big Fanan Maxamed Xasan Xuseen
Wlhi waa xasuus heestaan maxaan in badan raadiyay waanba ka quustay balse mar aan usbuucan dhexdiisa radio dhageysanayay ayaan maqlay dibna ugalay raadinteeda kama danbays waan helay❤❤
Back in 2003 wen I was 7 yrs I use to sneak dugsi wen studio's hit I use to sit near listen till is over Nairobi memories is lit wen u recall Many things
Xusuus bay igu leedahay heestani laakiin ma sheegayo waqtiga meesha iyo xusuusteediba.
Ma name ....😂😂Ogoow Runeeey Aadn ifkaa kuguu jeclahay👌💓
erayaan qaas bey ii yihiin mahadsanid abwaanne/alfanaan/musicyahan/soo dhigaha
Runtii heestaaan waxaa a an kusso xassusan gabar a an jeclaaa sndkii 2012
My favorite Somali song by far
Runey aya laydhaxa heestan cawo Kahora mamaqlin wlh Markan maqli wanladhaci Erey Kedha aya macaan eh
Musica sidaan u macaan Mustafa Karaama miyaa tumay, wallee gacanaa kuu taagay.
xasus this song back the days when I was 15 years old
hada meeqa jirtaa ?
imagine am now 15... listening
+Diego aida she can be your mother cml saas ma i dhehee
kk ya mummy
waayo waayo iyo uarantiiayan xasuustay cawa wlhi
Who still listening 2018🖒
Heesta waxan ku xasust wlky mcn habar yarte dhashay wagan yaraa ii qaadi jry ilah haku dhowro wlky wx ku dhiibo ilah ku ma tuso🥺🥺
way way xusuus walhy ano yar ayaan heesta darted sees uga dhacay ano u ordaya gurigayaga oy ka baxayso oy habar yarahay iyo hoyadey dharku maydhayaan ana bananka aan ku ciyarayo 😍😍😍😍
Commentskaga markaan hestan dhagaysanyo indhaha markan ku dhufto wan qoslaa . Si daacad ah 8.6.2020 11:37 pm coming salasa night .
Ogow Kowsar ogow adiga ifka ku jaclhay ❤️❤️❤️
What an amazing song...sweet voice bro,lafoole.♥♥♥
waxaan xuusutay 2003 iyo yaraantedii runtii waan
waaw aniga walshy bishaaro aa ad ujeclayd xasuus waye runti wayna iga fogtahy tolbeelay hhhhhh
AbaaLkaad iga MudnayD
WaligaY Ma illoobayoo
Qalbigaad ku abuurantee
#Heees Weeye Wax Kasta Hees Laguma Sheego
This song reminds me on my tym in hargeisa 2000 what a lovely song
isaaq kingdom -baashe- bro comment yada marka wada aqriyey qofki ugu hor dhageysatey aya ila ekatey markaa heestan ado raaliya magaran waqtigii laqadey i mean sanadka laqadey😜
Mimi Kurta waa lagugu daadiyay
Xusuus wlhi
Heestan waxa igu danbay say
2005 anoo bosaso
Jooga wakhtigu
Wu cararaya
😐😐😐😵
Xasuus igu qaaliya jacayl kii iigu horeeyay iyo jaad kaba albumkii ruun ayaan ku bartay 2002 wakhti tagay sooma noqdo kuu xiisay inbadan hargaysa hadhwanaag
I was to young when i heard this song today i am 23 old , time is running
Wayo wayo hees io badh❤
One of the best songs i have ever heared If it's not the best. lafoole the best
Xasuus wallhi hestaan hadaa maqlo ma aqaan jir keega soo noqonaa 🥰🥰👈
walahi heestan xasuusta ay igu ledahay aniga cid ayku leedahay ma jirto lafole fanan jira
Best song ever!
Dadka dhun xasus ayey ku tahay aniga xasusteyda wan la labteey👈👐
2020 ayeey lafoole kamaxiso digo wlhy
Ereyadi apwaan barre maxamed fiidow
Waa mid ka mid ah heesaha xusida mudan❤️
Erayadii iyo laxankii abwaan barre maxamed fiidow (leento)
Codkii maxamed xasan xuseen lafoole
Wan jeclahy heestan
heestan waxaa igu horesay sanadkii 2001 anigoo aad u yar, mar aan tagay aroooska abtigay muqdisho, yaraaanteydi aan dib u xasuuustay Ciil wayo aan dib usooo naqan dooonin waye
Mohamed Dahir hahaha waayi walhi aniga iyo adiiga aaya isku miid ah haadi aan been shegyo ilahyi aaya i aarkaya ano yaar ayaan aadyi orooski aabtigyi hooyo aaya i kaaxyizaayi walhi haalkaaz ayaan kuu zoo maaqalyi ax walhi xazuzu ayaan gaalyi
Show nin weyn bad tahy anba dhashay xiliga 😂😂😂manoshahy imnka uun hhh
Sep 20,2017 hit the like Hadii aad igadabayso marna kama xiiso dhaco
2007 ayaan soo xusuustay dugsi quraan ayaan dhigan jiray heestan oo cajal ah ayaan dhagaysan jiray xusuus 😳😳😳 waqti tagay oo aan soo laaban doonin
Anoo ciyaal ah gabdhaha igaween dhageesan jiray wan maqlijiray hasuus...😁😁😁😁😁
Wlh hestaan qof kasta xasus bay ku dhalisay walshy e aan dunida ugo jeclhy iyo xabibkeda dhagysani.jiry ano 5 sano jiro
Luqman Xasssan 5 sano jir miya hesta taqanay omg
+Samatar ismail haku adkeenin hee
Kopenhagen 2002
Nörrebro like 🤛🏿
2018 yaa ila firsanayo
wxn xasuustaa aniga oo yar heestan oo cajalad lagu dhagaysto
#Hooyadey oo kaliya ayaan u quura erayadaan oo kle naag kle oo mar uun iga tegee sidaan Wale Ku Oran maayo❤️ hoyo 💋💋❤️💚😢