Horta Daahir dulmigaad hore ugashaad wali ku socotaa majeerteen Alle ayaa watee wehel uma baahna Tan kale waxaad diidan tahay in iidle yare wax loo qabto marba wiilkaas maskiinka ah kaar usub ayaad u isticmaaleysaa laakiin ogoow dadku way kaa horeeyaan qayaanada iyo qurunkaadana inta wax garadka ah weyfahansan yihiin Illaah kabaq Soomaali dhexdeeda suntaan ka daa hadii kale adigaa isku dili (Alle umadiisa dabkaan aad dhexdooda kahurineyso ka daa waa iga talo)
Bismilaahi Dahiroow ruuxwalba ma u jawaabeysaa war Iidle iska daaya adiga iyo Omarba dad dharagsan baa tihiin ee u dhimriya wallaalka oo bahan haku tiigan e aan ku ceshano
Iidle wa nin wanaagsan oo iska xanunsan oo caruur badan heysta ee ha ku talax tagina ,wxaad bixisan oo deeq walaal ah ha ugu manad sheeganina, ***waxa dad u xun kan deeq qof wll siiya oo ku manad sheegta diiniyan ma fiicna iscafiya wbt
umadii qabiil baa babiyey
intaa qabiil sheekh iyo shariif kujira ayaa lacayn Alle wixii qabiil soo hadal qaado afka Alle haqaloociyo
Ninkii Daahir Calasoow sir ku qarsadooooow waa kaaaaas kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Daahir calasow geesi qaran ,garta gooya weye allow ya 10nin oo hawiya ah garabkiisa dhiga ,
England show wa boqorad gacan qabatay iidle.
*** afaara personality ceeb daahir ha ka hadlin .
Libaax somaliyeed dahir calasoow dil iyo nolol leh. Greeting from USA. Aad baan uqosley dahiroow.. sacad iyo ogaden waa walaalo. Noloow brada. Somaliyeey dhamaan daahir yaan lagu qaldamin waa nin dil iyo nolol leh. Waanku wadanaa hadii anahay Ogaden.
Daahir calasow baastar weeye jambal buu rabaa inuu tuuro oo anagiyo ogaadeen uu isku kaaya diro lkn dee waaka horeynaa ogaadeen hadaa is dilno iyo hadaa is daynaba anagaa wada dhalanay lkn adi daahirow hadal dhataqa nooma hoos gelin kartid munaafaqadaada adoo welibana qoslaya😂😅
Majeerteen iyo mareykan labadaba waa laga baqaa wanah la neceb yahay maxase laga qaadi karaah
Dayuus. Daarood iyo Majeer nacayb uurka uga buuxo....
Horta Daahir dulmigaad hore ugashaad wali ku socotaa majeerteen Alle ayaa watee wehel uma baahna
Tan kale waxaad diidan tahay in iidle yare wax loo qabto marba wiilkaas maskiinka ah kaar usub ayaad u isticmaaleysaa laakiin ogoow dadku way kaa horeeyaan qayaanada iyo qurunkaadana inta wax garadka ah weyfahansan yihiin Illaah kabaq Soomaali dhexdeeda suntaan ka daa hadii kale adigaa isku dili (Alle umadiisa dabkaan aad dhexdooda kahurineyso ka daa waa iga talo)
Wall said sister ❤
Daahir mooryaan
Bismilaahi Dahiroow ruuxwalba ma u jawaabeysaa war Iidle iska daaya adiga iyo Omarba dad dharagsan baa tihiin ee u dhimriya wallaalka oo bahan haku tiigan e aan ku ceshano
Salamu aleykum idle ilahay ha cafiiyo inad daadka u wacdid o qof ba dhinac ka jiito may hayn
All
Sheydhaanul insi iyo sheeydhaanul jini Waa jiraaan
Libaax somaliyeed noloow brother.
hadaay adiga lix boqol wax kula ahayn isaga wa ninkaa ilamaha korsanaya sonkorta qaba ee u baahan inuu iibsado dawada iyo wax walaba ee africa jooga inaad kuwiina qurabaha ugu faantan lixboqol wax maha walahay wa gef wana khalad aad u wayn ninkaas wixiisa siiyaa oo iska dayaa
afbalaq kaba adiga dad ilma adeer ah dhexdooda kuma deeqdo
Viva 0G iyo MJ Daaraadbimo kablalaxnimo laandeeranimo❤
iyagaa ilma adeer ah adiga waxba kaama gali malaha adaa sixray daahir
Sadqada baa habaarka gubta in kastoo ay fiicantahey in xasarada leyska yareeyo.
DAMEER CALWSO MAJEERTEN WAAKU FUULEEN
Ceeb sis dumar aya katahay xisho dadkaan saan aye isku caayan marwalba thanks
Iidle wa nin wanaagsan oo iska xanunsan oo caruur badan heysta ee ha ku talax tagina ,wxaad bixisan oo deeq walaal ah ha ugu manad sheeganina,
***waxa dad u xun kan deeq qof wll siiya oo ku manad sheegta diiniyan ma fiicna iscafiya wbt
Idle waa ceeboobay ee daahirow ilmahaas yrayarkaa dartood ugu samir daahir gacantii koreysa Allah hakaa dhigo guuleyso walaalo.
Xalay ban uqoray maxkamada dahir clasow may iidle ku casunto heesaha hirgalay si uu arimaha qoyska ku hormariyo
600$ omar yan laga bixin wu awooda .
Oomar waa talent maxad u faceeyey saneeh
Mj necebaa daahir
Walaahi. Dahir iyo Omaar waa rageedii laakiin mid ogaadaa gaajada yaysan ku. Bahdilin. Nafta haday kaa dhacayso hunguri yuusan ku qaadin
Faankaa kanacay igalashoow faarax murtiile ayaa nooshegey 3 kahor
2wa wiil oo Walala ah wax is garsiiyay waxaas Dawa madhoowe ka ahow
Eey Eey dalay
Ader dahir habr lagu Kari waya 😘
Ma jaamacadii daahir calasoowbaa eglaneey kkkkkk
Dahir caliso wakusalamay
Ceebeeey tacaaal walleee dameeer calasey maxey dad galaaftey maanta ceebta uuu Dusha ka saaarey fanaaanka idle yare
Sax wayay daahir ramadankii sadaxsano ka hor ayaa wacday kun doller ka fiirso ayaa dhahday wan ogahay walaahi
Ninkii Daahir Calasoow sir ku qarsadooooow waa kaaaaas 😂
Wlhi wan ka xumaday sidaa ad isku dhibdhibten
6 adeerada ah marka ay MJ dilaan waa iska noocaas hhhhhhhh
Cuqdada mJ ee ku haysa waa mida sidaas kaa dhigtay candho calaseeyeey
Qabiilada laisku soofaynaya iskadaaya.
hadana daahiroow ilmaha dartooda
Ninkaan inuu dadka isku diruu rabaa, kan hadii la yasay xataa Majeerteenuu ku waashay. Ka dhex bax dadkaa wada dhashay, maxaa kaa quseeya D5 dhexdooda.
Boqor waligow man ku garan wan runta 🤩🤩🤩🫡💐💐💐💐🤩🤩🤩🤩🤩
Waryaaa dahir alasow. Adna ha ku. Tuman
Daahir Alasow Nambar Toos Looga Wici Karo Yaa Haya, Waan U Baahanahay Odaygaas
Kan cudur iyo maseer Majeerteen buu qabaa. Waryaa ka har cidaas ma rabaan iney kuu jawaabaan sababtoo ah wey ku yasaan.
Riyaa idin heeysa kuwa leh walaalaa nahay . Beentaa waa leeysku fahmay.
Daahir. Lalabo
Godkiisu ma qodmidoono
Intaan luuqa ku dhe daahir
Alle xagee laga gali dulmiga dadka wuu kugu soonoqadaa ee Alle halaga baqo dadka in ay dhimanayaan uma maleeyaan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhh subhanallah
Great job dahir sifacan bad u hadashay viva Ogaden we don’t care about m.j
Caqligaaga waa kaas
@@Fairisfairhgogadeen maad qayr ka sugee
Anyway og iyo mj dhexdoodu kuma qaadoh
@@karinaali63 mj don't need your care useless
Wale mj marko kucilo waiska sida
Kuwe run sheegaya mrkaa
HA U JEWABIN
Ilmihiii 🫠
Daahir alaha ku xafido wll geesi baa tahay walhi
Yaa raab
Kkkkk
waa ilma adeer ugaadeen iyo mj
ninkan mujram waye
Asc
Dahirow isoqawo
Kkkkkkkkkkk
Bal noo shid codkaas
Dahiroow walahi nin gob ah aya tahay wakuwata walahi mant nintaajir hadaan ahaan lahaa korkaada oodhan wada lacag ayan kadhigi lahaa
Asc
Yaa raab
Yaa raab