GALAB: Gasa hanjabaado hawada laisu mariyay Ceeb kale Max'ud Cabaas oo ciidankiisii hubka lagadhigay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • GALAB: Gasa hanjabaado hawa la isu mariyay, Ceeb kale Max'ud Cabaas oo ciidankiisii hubka laga dhigay, iyo warar kale.

КОМЕНТАРІ • 171

  • @Geele_jire
    @Geele_jire 13 годин тому +10

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar aamin

  • @nimcobarkad4946
    @nimcobarkad4946 15 годин тому +8

    Masha Allah Masha Allah halabahdilo awalba yahuda ayay o shaqaynayeen

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu 17 годин тому +9

    ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️ ALLAHU AKBAR ♥️

  • @buullebarakoow1077
    @buullebarakoow1077 16 годин тому +9

    Allah guuleyo walalahena Falastiin امين يا ربلعالمين

  • @AdenIdow-t4v
    @AdenIdow-t4v 15 годин тому +5

    Xamaas insha alah guuleysa yuhuud ilahay hajibiyo alahu akbar❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 16 годин тому +6

    Aad bey uguficantahay walaalahood maxey ugu hiili waayeen

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 16 годин тому +5

    Alxamdu lillaahi rabil caalamiin guuldarada kudhacay yahuud allaahumma calayka bil yahuud allaahumma aamiin Yaa Allah

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 16 годин тому +5

    Sahnuuniyada israiil iyo xulfadeeda uu horkacyo marykanka masiibo deg deg ah allha lakulmiyo yaarabi ee mamulka ah

  • @OmarMohamed-cl4kp
    @OmarMohamed-cl4kp 16 годин тому +6

    Maamulka maxamuud cabaas
    Hubka waxay uhaysteen
    Walaaladood gasa jooga
    in hubka lagadhigo
    Waa guul kale

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 17 годин тому +5

    Ilaahay baa u hiiliyey reer gaza

  • @AbdirashidAhmedDagane
    @AbdirashidAhmedDagane 16 годин тому +5

    Hadhamato yahuuda iyo mareynkanka inshallah

  • @JacfarMohamed_7
    @JacfarMohamed_7 17 годин тому +9

    Asc wariye nadaara 🤝❣️

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 17 годин тому +5

    Waa guul kale oo alle keenay waaye in hub ka dhis lagu sameeyo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 17 годин тому +6

    Walalyal an ku wada salino nabigena Muhammad scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @hodanhalaneh2097
    @hodanhalaneh2097 17 годин тому +7

    Walahi waan qoslay nimaan dacas sitaa oo al yasin laa ordaya

  • @MohaSiraaj-hm6qp
    @MohaSiraaj-hm6qp 17 годин тому +6

    Wacaleykumsalaam warahmatullaah wabarakaatux walaal qaali Soo dhawoow NDR TV

  • @CabdulaahiYuusuf-j4q
    @CabdulaahiYuusuf-j4q 17 годин тому +7

    Mahad sanid Walaal ❤❤❤❤❤

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s 15 годин тому +1

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 13 годин тому +3

    Yahuuda Axsaan maleh Ramada ha ogaato

  • @HalimoAli-m7z
    @HalimoAli-m7z 14 годин тому +1

    الحمدلله yuhuudii way iska baxeen qasa❤❤❤❤❤❤ qasa الله منصر غز

  • @MaxamuudCali-k4y
    @MaxamuudCali-k4y 16 годин тому +4

    Bismillaahi tawakalnaa calallaahi wakafaa billaahi wakiilaa Yaa Allah Yaa yacasiis Yaa Allah Yaa duntiqaam Yaa Allah Yaa shadiidul ciqaab yaa allaah yaa xayyu Yaa Allah Yaa qayuum Yaa Allah Yaa qahhaar Allaahumma calayka biddaalimiin allaahumma aamiin Yaa Allah

    • @MaxamedXuseen-x4p
      @MaxamedXuseen-x4p 15 годин тому +1

      Diyaaradaha.daacish.yiri.waaduqaynay.waxay.udaadiyaanhub.iyo.rasaas.meelkasta.oosoomaaliya.ah.oolayiraahdo.diyaarado.ayaaduqay.yay.hub.ayaaloodaadiyaa.waxana.lagurtaa.macdanta.soomaaliya.nabadgalyo

    • @MaxamuudCali-k4y
      @MaxamuudCali-k4y 14 годин тому +1

      @MaxamedXuseen-x4p waa runtaa hadaad aragti meel maraykan galay daacish ka.eeg iminkana putland waxa.ufiican inay dhahdaan war somaliyo.o xoraay iskana daayaan diyaaradaha marayka iyo imaaraatka labaduba.iyagay caawinayaan hadii dawladii fadaraalka wax qabanwayfay turkiga safaaradiisa xamar maytagaan oo warka gaadhsiiyaan meeshaan butland raga waykulaynaysaa waa qabaa.ilo xamaasaysan bal eeg xataa ciidamada p sf kamay qayqaadan .
      Daacishna xataa waxay haystaan muraayadaha habeenakii wax lagu.arko iyo qalabkasta.

  • @KhadarSigadMahamed
    @KhadarSigadMahamed 17 годин тому +4

    Allah ayaaa jira

  • @ibrahimsheikh8898
    @ibrahimsheikh8898 17 годин тому +4

    A.S.W ha la bahdilo dhaba dhilif

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 17 годин тому +4

    Wcs wr wbr akhii galab wanaagsan

  • @MuseMucad
    @MuseMucad 16 годин тому +2

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda insha allhu

  • @hodanhalaneh2097
    @hodanhalaneh2097 17 годин тому +3

    Vive le peuple palestienn vive gasa que dieu vs protege

  • @ArtanDesin
    @ArtanDesin 17 годин тому +5

    Allahu akbar❤

  • @AliAliyow-l4h
    @AliAliyow-l4h 16 годин тому +3

    Allah Akbar ❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltuunxasan2853
    @kaltuunxasan2853 17 годин тому +2

    Soomaali waxay ku maahmaahdey ninkii walaalkiis loo xiiro adigana soo qoyso mida kale ushii walaalkaa lagu tumo gumadkeeda kuu yaalo ma ilaaween iney yihiin falastiin aan la kala jecleyn iyaga iyo xamaas marka ha ogaadeen iney hal cadow leeyihiin allah jebiyo yahuda iyo mareykan iyo intii la jirto allow guulee walaalaheen falastiin

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 16 годин тому +1

    ❤❤❤❤❤alahu akbar alahu akbar

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 17 годин тому +2

    Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤😂🎉🎉

  • @ayanmohammed8374
    @ayanmohammed8374 5 годин тому +1

    I'm wish qaza guule one day inshaa Allah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 16 годин тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara waan dhownahay qeyr sheeg insha allaah

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 16 годин тому +2

    Asc Nadaara TV guleesoo kusoocoo falastin haagolestoo xamaass haagoleisatan Kataaibo AlQaasam haagoleisatan Xuttii haagoleisatan Iran haagolestoo Allaha u naxaristo shacabka falastin iyo Qaazaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiCaliì-l8s
    @AbdiCaliì-l8s 15 годин тому

    Ilaahow Jebi Yahuuda InshaAllah

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 16 годин тому +1

    Wcs wrx wariye Nadaara show Nadaara Tv 📺 waan dhawnahay waad ku mahadsan tahay wararka aad no gudbiso markasta

  • @gavanamahamed4141
    @gavanamahamed4141 17 годин тому +2

    SAX BEEY KUTAHAY AGAA DALBADAY GUMEEYSIGA

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 16 годин тому +1

    Wcs shiiq nadaar bini qamaama qini cashaash qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 16 годин тому +1

    Allaha ugar gaaro walaalaha reer falastiin

  • @sahrojamayusuf3045
    @sahrojamayusuf3045 17 годин тому +2

    Asc Nadaara m.a

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 годин тому +1

    XAMAAS, CAGAHA DHULKA HAKU ADKEYAN, YEYSAN XABAD KU JAWAABIN, ILAA, AY ISRA,'IL, KA BAXAAN DIIDAN SHIRKA QATAR.

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 15 годин тому

    Maamulki daba dhilifka ahaa taarikh ayaah ku dhacday 😅😅
    Illaahow Maqawamada Gacanta sare iyo Guulaha ay gaadheen u siisiyadi 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲

  • @MaxamedCasood-c3h
    @MaxamedCasood-c3h 17 годин тому +2

    Alaahay baa jabiyey yuhuuda

  • @OumalkaireMohamoudBouh
    @OumalkaireMohamoudBouh 13 годин тому

    Allah uu gargaro oo ha miideyo muslimita calamka .oo yahudu my na kawada bixi Gasa wa maxy dadkay ku dileen hada😢😢

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 16 годин тому +1

    Asc Nadaara waxuu yiri Jug iisii Jicsin ayaan ka helaa Jawaab ta na Jaf soo sii Turkigana ma waxuu ka dhamaan waayay Dakada Cariis ayaan Markab Mucaawino ah gaar siiyay Shacabka Reer Falastiin waxa aay Rabaan Hub iyo Deyraq Daar eey isaga Celiyaan Gumeeysiga Cadawga Israel tan kale Max,ed Cabaas Ciidan kiisa hadii Hubka laga dhigo waxeey u fiicanatahay Muqaawinada Reer Falastiin Allaha Jabiyo Cadawga Yuhuda, Macalinka weeyn iyo Xulufadiisa Aamiin Aamiin Allaha Guuleeyo Shacabka Reer Falastiin iyo Xaaji Xuuti Badeed Amiin Aamiin iinshaa Allah Qeeyr

  • @NuurArte
    @NuurArte 17 годин тому +2

    Asc sxb waasax sax sax wa.abaalkoda hadaymoodayen inwajikarabto yahuudu waliba madhawa iyagaala.ugaadhsandoona

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 13 годин тому

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 14 годин тому

    آلهم آنصر أخواننا في غزة

  • @DeeqaDalal-iz7jl
    @DeeqaDalal-iz7jl 13 годин тому

    Awalba daba dhilif ayey ahaayen gaal iyo gaala raac Maxey isdhaamaan waxey umalenaayen iney gaalada kabadbaadaayaan يا الله

  • @Nurcabdd
    @Nurcabdd 14 годин тому

    🥺🥺🥺 .. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda ka damqada. ilaahbaan ku dhaartee waxaan ku jiraa xaalad caafimaad iyo mid nololeed oo liidata. Waxyaabo badan inaan ka hadlana waa ka xishoonayaa ee walaal hadaad wax igu tari karto si walaalnimo ah, magacaygu waa Nuur Cabdi oo jooga muqdisho. igala xariir
    "Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo" Saddex. Mahadsanid.

  • @AdenIdow-t4v
    @AdenIdow-t4v 15 годин тому

    Waalugu suguy dabadhfka yuhuuda❤❤❤

  • @hegesaleh6394
    @hegesaleh6394 17 годин тому +2

    ❤❤❤❤❤❤

  • @nuurisakaden4439
    @nuurisakaden4439 11 годин тому

    Cadoowga allaha Ka qabto reer Gaza

  • @nuurisakaden4439
    @nuurisakaden4439 11 годин тому

    Sakin laaq dheeh ,, Nolosha reer Falastin ayu Xanun yahay
    GUUL GUUL XAMAS
    ALLAHA GARAB GALO REER GAZA

  • @feysalcali9337
    @feysalcali9337 14 годин тому

    Acww ku salaamay Nadaara ka dib. Maamulka cabaas wax weyn laguma sameyn yuhuudda kuwa aanu barannay sow maaha haddii aan maxed cabaas la dilin xabsi baa u dambeeya iyo madaxda la shaqeysa oo sida qasa loo baabi'in markaas ayey baraarugayaan ilaahay haka qabto mahadsanid.

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar5878 17 годин тому +2

    WCS

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 14 годин тому

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 15 годин тому

    Yuhuud masiibo haku dhacdo

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 14 годин тому

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @ibrahimrobleibrahimroble7205
    @ibrahimrobleibrahimroble7205 17 годин тому +2

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯👍👍👍

  • @abdikeirabdille-eb5wg
    @abdikeirabdille-eb5wg 13 годин тому

    rer Turkish mashaallah

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 14 годин тому +1

    waa istaahishaa daanta galbeed saasloogalo daroogo beel😂😂😂

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 16 годин тому +1

    Xamaashanoolaato

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 16 годин тому

    Maamulkaasi dabadhilif ayay ahaayeen yuhuudbayba ismoodeen allaylehe ha ogaadan inay falastiin yihin baga

  • @habonali9734
    @habonali9734 16 годин тому

    😂😂😂darogo beel hubka dhiga wallahi waa qoslay

  • @MuxudiinYusuf-ws2li
    @MuxudiinYusuf-ws2li 16 годин тому

    Nadaara Show Xalladda Barigga Dhexe Iyo Xlladda Dadkena Waa Sidee

  • @OsmaanMohammed-y2b
    @OsmaanMohammed-y2b 17 годин тому +1

    Halaga dhigo waa yahuud

  • @axmedAbdulkadirmohamed
    @axmedAbdulkadirmohamed 16 годин тому +1

    Wcs wrxm nadaara tv

  • @HiboXasan-ni7em
    @HiboXasan-ni7em 16 годин тому

    Kkkkkkkkkkkk bien fait pour monsieur appasse 🇸🇩🇸🇩🇸🇩🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 15 годин тому

    Maxamuud cabaas waa gaboobay kanategimaayo meesha waxnataran maayo😅😅😅😅😅

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 14 годин тому

    ilaaheey badal khayr leh ha siiyo muslimiinta turkiga 10 dowlad oo turki cml hadii la heli lahaa gaal gabalkiisa wuu dhici lahaa

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 15 годин тому +1

    jab iyo halaag alle inku rido mareeykan yahuud aamiin

  • @jawahirmohamed924
    @jawahirmohamed924 15 годин тому

    Wey ku fiicantahay

  • @mahamedabdi2022
    @mahamedabdi2022 16 годин тому

    Allaha ciqaabo yuhuuda iyo xulufadeeda

  • @Dujaana12Dujaana12
    @Dujaana12Dujaana12 15 годин тому

    Taariikhda

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 годин тому +1

    THRUM WA BEENALE,ISGA QAZA IYO DANTA GALBEED HUBKII LAGU GUBI LAHA KU SOO URUURINAYA DHULALKA FALASTIIN.

  • @SabriyeAdan
    @SabriyeAdan 14 годин тому

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. In. La. Bahdilov nacamleyasha. Israel. Dhamaantood. Insha. Allah. Kariim. Sidaas. Ayaa. Loo. Bahdilayaa. Dhamaan. Nacamleyasha. Gaalowday. Xilikasta. Iyo. Meelkasta. Wana. Lagu. Bashalayaaa. Dhamaantood

  • @SaleebaanJaamac-k9d
    @SaleebaanJaamac-k9d 15 годин тому +1

    ❤l❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢❤❤❤

  • @bashka10
    @bashka10 10 годин тому

    Nadaara Mr Middle East Correspondent Salaan sare

  • @CabdulQadir-nk6kk
    @CabdulQadir-nk6kk 17 годин тому +1

    wakufiicatahay dabadhlifyada

  • @abdikeirabdille-eb5wg
    @abdikeirabdille-eb5wg 13 годин тому

    Walagu sugay muhamud abss

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 17 годин тому +2

    Mac sokor oday maxamud cabaas

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 15 годин тому +1

    ruufyaanka yahuuda kaxaaxaabiya maamul kushega m.c istaahil kkk

  • @AxmedBiixi-n9j
    @AxmedBiixi-n9j 17 годин тому +1

    Maanta lamabahdilin ee hore ayaa lobahdi iyaga ayaa isuduleyay shacabkodina duleyeyay waa abaalkod

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 17 годин тому +4

    Warka nasii ustaad nadaara tv

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 16 годин тому

    maxamud cabaas wexey rabaan bey ka sameeyaan iney meesha uu fadhiyo ka xeraan ayaan sugeynaa odaga laclacay ee dadkiisa xoog u leh

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 16 годин тому

    Maxamud cabas waan rabey inuu ogaada yuhuuda inay hal utahay falastiin

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 14 годин тому

    Mahd Abass Nadara Aniga waxaan qabaa in laqabto, Muqawamada eey laweragaan Mamulka Danta Galbeyd.

  • @DeeqaDalal-iz7jl
    @DeeqaDalal-iz7jl 13 годин тому

    😢palestine f ree 🇵🇸🇸🇴✌️

  • @JamiilaAbdalla-z3m
    @JamiilaAbdalla-z3m 16 годин тому

    Wcz nasara masul,sare

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 13 годин тому

    Halaga dhigo xeytaraayeen awal

  • @HawaNageyeh
    @HawaNageyeh 13 годин тому

    Kkkkkkkk😅😅 wlhi wey ku fican yahiin in laga qaado hubaka

  • @abdullsalammohammad8261
    @abdullsalammohammad8261 Годину тому

    Falastin dhulkooda ilaah haku aman sado gaaladana haka qabto balse sida loo bahdiley ayey kuu bahdileen adoo Somali eh oo wiliba aanahey dadka kaliya ee dhamantood taagera Falastiin balse ogaada agtooda inaadan sharaf ku laheen aan ilaashano sharafteena Somaliyeed . Muslimka Allah ha guuleyo.

  • @samirehabdi181
    @samirehabdi181 17 годин тому +1

    Sax dabadhiilif axirka waaladilaa

  • @IsackMKheire
    @IsackMKheire 17 годин тому +2

    Muslims

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 15 годин тому

    Maxamuud cabàas waa abaalkii weliba in uu netanyaahu mehersado ayuu ku fiicnaa waayo waa basaaska iyo dabadhilfka yuhuuda

  • @sanbaloolshehussein9256
    @sanbaloolshehussein9256 15 годин тому

    W❤W❤W❤

  • @naanaayare6644
    @naanaayare6644 16 годин тому

    Waxa walib aad heso kahur mariy salaad markaas la tagan yahay wll wrkn waan arkey kabadin salda ayaa li tagan wan sudkadey alx😊

  • @OumalkaireMohamoudBouh
    @OumalkaireMohamoudBouh 13 годин тому

    Mashallah kuwasi wy ku ficanyihin in la bahdiloo 😂😂

  • @SamiiraFayaxmire
    @SamiiraFayaxmire 16 годин тому

    Jaba yuhuudeey