Ceerigaabo Madaxdhaqameed amaanka si adag uga hadlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 57

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 18 днів тому +2

    Ceerigaabo waa nabad biliqona waa socotaa, guryahana waa la gubayaa. ?????????. Kkkkkkk

  • @CdirmaanMaxamed-m7e
    @CdirmaanMaxamed-m7e 18 днів тому

    ❤maanshaa allaah illaahow nabad noogadhig cerigaabo❤❤❤❤❤❤❤

  • @TaaroFihri-f9i
    @TaaroFihri-f9i 19 днів тому +1

    Adeer adaa lagusaaraya ciidanku mabaxayaane malaha miir majiree

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 19 днів тому +2

    CEERIGAABO ceeb geyiga soomaliyeed ugub ku ah ayaa ka dhacdey...

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 19 днів тому

    Subxaana allaah ,nabadu ma maalin walba in dadka la laayo ee magaalada dhexdeeda, hadii aanad runba aqoon

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 19 днів тому

    Masha Allah, way soo miyirsanayaan. Lkn way adag tahay sida la isu aamino.

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 17 днів тому

    Dagaal iyo Xaaraan isma galaan.

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 19 днів тому

    Ceerigaabo mar bay talo lahayde, maanta xaalkeedu waa bilaash

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 18 днів тому

    Wariye xidig iyo Odayaashu waa isku hadal waxay layaabeen bay arkeen ceebta msha ka dhacday

  • @mussejama311
    @mussejama311 19 днів тому

    MashaAllah
    Waa BAA wanaagsan

  • @YusuusufkhalidKhalid
    @YusuusufkhalidKhalid 19 днів тому

    Hantida la bilaqayso maad ka horjoosatid dadka Hantida ayaan la taaban

  • @hooyomacaan5718
    @hooyomacaan5718 19 днів тому

    Masha Allah waa runta Nabada ba fiicaan

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 19 днів тому

    Yaa ka damiina jabhadaha dadka boobaya oo hore u boobay yaa ka masuula ilaa xukuumadi ma jirto ceerigaabo yaa masuula sheega

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 19 днів тому

    Cidamo majirto idinkaa raalika ah ee iska bililiqaysta nabadmajirto ee😅😅😮mawsxay arkeen inanay meel aykunsxsadan haysan

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 19 днів тому

    Ciro wadanka wargsankali iyo habar jecyll baataada

  • @NurJama-ct9tv
    @NurJama-ct9tv 14 днів тому

    Nabadu way fiican tahay dadka amaankiisa yaa ka masuula meesha jabhada ayaa haysta oo qabiilo ah oo wax boobaya oo dadka laynaya oo caytamaya oo guyaha magacyo ku qorsnaya dadku iskuma jiree waa jabhada habarjeclo horta kuwaas meel saara iyagaa nabada hor taagan horta dhexdiina iska qabta kuwa dabka shidaya ee soo duulay dowladina ma xukunto

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 18 днів тому

    Adkysta
    Idinka gobolka gubaye

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 19 днів тому

    CEERIGAABO maalin bay wax ka qabasho laheyd....waa maalintii laydin yidhi ISAAQOW maamulkiina aamina oo daantiina joogta.

    • @awsalebanxaajiibrahim396
      @awsalebanxaajiibrahim396 19 днів тому

      ahahahahahahaha ahahahahahahaha walaahi isaaq wali waxuu aaminsan yahah inuu dawladnimada ilaaliyo dadkooda ay dawlada u tahay na la dhawro oo aan sidaad ciil iyo tii u dambaysay aydaan waxba ula hadhayn ugu dagaalamaysaan hadaanu samayno walaahi waayowaayo sidii aad noo baryi jirteen ayaad noo baryi doontaan
      isaaq waa rag gobanimo iyo sharaf leh
      hooy waar hooy nabada qaata intaan khaatumadu seegin hoooy cagtii joogsan waydaa cadho halaag ah ayay la kulantaa

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 18 днів тому

      Ceerigaabo waa magaalo isaaq period

  • @AmilAbdirahman
    @AmilAbdirahman 19 днів тому

    Ceerigaabo ciidan ayaa u baahantahay

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 19 днів тому

    Kuwa aan daacada ka ahayn nabadgelyada ee ilaahay ka baqyn iska reeba,dhinac walba hala iska hubiyo fidna wadayaalka

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 19 днів тому

    Mbc ❤❤❤❤

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 19 днів тому

    Sheeko harti ku soo noqon mayan ceerigabo

  • @MohamedAbdisalam-f9v
    @MohamedAbdisalam-f9v 19 днів тому

    Guryaha sowdinkii qaatay oo bililiqaystay
    Ninkaad gurigiisi guratay oo aan waxba u oolin muxuu ku soo noqdaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 19 днів тому

    odayalow idinku dalka maad dafacdan wa maya idinka nagu gaadhsiiyay inay ceerigabo nalasheegtan awaadiina weye orod iska seexda masaajida aada ooducaysta

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 19 днів тому

    Garxajisaw caqli aan nabad ahayn ma haysan miya sheeko ay inoo soo akhriyan huwanta lascanod

  • @farhanmohamed9044
    @farhanmohamed9044 19 днів тому

    waa goorma waxba ma harine

  • @qofcilmileh335
    @qofcilmileh335 19 днів тому

    Sonoqodiyo dolad donamajirto snm iyo harti 91kiibaykunoqdeen ceergabona awelba marbaqolaa lasaarijirey ee cajuusadahan sixirkii aylawaregijiren ee masamirta ay dhirka ku garajiren mayskadayen mise way kumudeen ale idinku celi falkina

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 19 днів тому

    too late ee carar intay ciidanka ssc khaatumo cagta kumarin

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j 19 днів тому

    Waar dadka wax qaaddanayaa waa dadkii lagu soo duulay. Waxaa xaaraan ah kuwa soo duulay ee dadkaku laynaya dhulkoodii fuley xaar weyn waar daarood nabbad kaa ma rabo intaad ka adkaanayso oday yahow baaqday ee bantu ka socoto.

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 18 днів тому

    Sawirka idin dhibaye hooska sii ayaad rabtaan baan filayaa
    Hh

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 19 днів тому

    War qaranku xagee jooga idoor mooryaan gurihi biliqeystay ee idoor wa in laga saaro

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 19 днів тому

    KUWANI WAA FOOSTO LASOORIIXAY

  • @AbubakarAbdilahi-w3b
    @AbubakarAbdilahi-w3b 19 днів тому

    😂😂😂Nabad loogu baaqi maayo hooyadeed nabadu ha wasto Guryaha Saasa lagula wareegey ciidan baxayaa majiraan waxaaasi waa sheeko huwan dadkan waa dad smart ah sheeko fashilan hanoo la imanina duqayhow inamadeyadii baa ku madhey meeshe

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 19 днів тому

    idoor wa bila caqli war ma dadkad gurahodi bililiqeysten oo dumisen baad nabad kasugeysan adeer nabad warkeda daa ilaa burco ladumiyo oo labiliqeysto

  • @hassanibraahim4246
    @hassanibraahim4246 19 днів тому

    Waar shaqadiina qabsada odayaal waalan baad tiigiin

    • @farhiamursal7256
      @farhiamursal7256 18 днів тому

      Nabad hooyadeed hawasto walee cayaar waa galindambe idoor meel gala walee darood 5 oo waxba dhan baa soo socda ceerigaabo odayaashaan oo qaxay😂 waan arki donaa guushu way dambeysaa waxuu maqlay darood baa soo socda nabad kuma la hoo hooyadaa idoor u sheeg af qadhmuune😂😂😂😂

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 17 днів тому

    Waar Sii daaya Dhaliyarada . Alaab ayaad ka hadleysaa Caduur dhow dhowdu uma dhacsana.. 12/24/-25/ 12/12/24 ayay huwantu isa soo abaabulaysaa.

  • @Savetheworldnow1
    @Savetheworldnow1 18 днів тому

    Idoor nabada diideene.. bal colaad yara dhadhamiya. Intaad maatadii leyseen baad nabad caata ah dalbameysaan... Kablalax waad is arki.

  • @Lightyagami560
    @Lightyagami560 19 днів тому

    Beenaalayaal horgalda shaaha loo soo shubow reerkani guryah ay ku leeyihiin ceerigaabo aduguba laas caano ayaad ku kahayda dhiiga caruurtaydu u shibeen dhulkooda ha khasaareyne fadhiist huwan inay leedahay ceerigaabo ayaa ka dhaadha san maxaakuu hadhay haday maanta guri kasta ku buufisay buluu SSC ku qoritay badhaxleyna rabto in ay ka dhigto hubkan guryaha ka soo buuxsatay daaqadahan caruurtaadii ka soo tooganayso xamarba dhiste daarood hadh cad baa hawiye ka saaray ninaan shantaadu kaa reebin sharciba kaam reebo kuma soo noqonayaa odayaashaasina waa kuwa dhulkii garxajis siinay xaarood

    • @123yus
      @123yus 19 днів тому

      Allaah baan ku dhaartee ceerigaabo ama heshiis aan dhinacayga xor u ahay baa lagu deganaanayaa ama muddo dheer furin bay ahaanaysaa ceerigaabona reero iskuma hayaan ee mabda’ siyaadiyaa kaysku haystaa ee toosa isaaqoow

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 19 днів тому

    oday afdalooola khaati laga jooga ee oroda guryahiina yaan sidikalaforto loo garaacay la idin garacine nabada ragii diiday wa darood duufle waana lay=tusya gadhigoodana daagalka lagu gelaya iyagaaba bialabay askarti halka iska joogtya inay doontan iyado wliga laga amusan yahay hadana weerarka sooqadya wayna ku jaben wana ku jabayan

    • @ilwadmed3465
      @ilwadmed3465 19 днів тому

      Naa uuraso wadan nabad aaka soohadalineh eee reerkha waa uudaashe wadanka EE issaq iyo dhubtante saahara ada isku laasadho dho reerha aasolabta wargsankali iyo habar yonis AA ku soomaha dhuuluqo

    • @ilwadmed3465
      @ilwadmed3465 19 днів тому

      Waa runtii adeeryo odaya waa xaq baa kudalayah

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 18 днів тому

    Iiddoor mooryaan ahoow karbaash baa inoo dhexeeya

  • @mohamedhussein634
    @mohamedhussein634 18 днів тому

    GUUL,GUUL GUUL SSC

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 18 днів тому

    MAGALO MADAXDA GOBOLKA SANAAG LABA CALAN INAY YEELATO MIYAAD OGOSHIHIN ISAAQAW MISE WA MAYA , LABADA CALAN BAY NABADA AAD SHEGAYSAN KU JIRTAAYE OGOLADA TALABADA KOWAD HADAY DAN OGOLAYN , LAASCANO RAGI LAHA WAKUWI KAASO ERYADAY GURYIHI ISAAQ KU LAHAA TAYIRO U SAMAYSO KU YIDHIYE ,, GURYIHI ISAAQ LAASCANO KULAHA CID HADAL HAYSA MAXAA LOO MAQLI WAYAY AMA CALANKODA KATAGATA LASCANO QAYB KA MIDA , KUMA DHACDAN INAD MAGALO HARTI KAGA BADAN YAHAY INAD TIDHA ISAAQ CALANKISA AYAN KA TAGAYA

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 18 днів тому

    Isaaqaw ceerigabo yaa lahaa marki hore hadi qolo kaliya ay lahayd sheega , hadii lawada lahaana sheega , qolo waliba calankeda ayay dhinaceda ka taagaysa ma ogoshihin calanka SSC IN LAGA TAGO DAANTA HARTIGA

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 18 днів тому

      Ceerigaabo calan kalia ka taagnaanya waa calanka taw xiidka somaliland hadii kale ha soo galin ceerigaabo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 19 днів тому

    dhulmahante wa raga masaajidki buqdhartayn saqafki ka furtay eeyadhaa ragan kibreen ha la eedb barya imisaya biliqyasten dagalka snam xartanta horama magaasana Allah ha naganabad geliyo lakiin maalki reer sheekh isaaq adoor iyaga dumiyay somaliland iyana ilahay u qbaan doona isaaqaba uma gaystoguryo madhan bay katageen alaabtoodana marhoreka gurten hadayse noqto xaran kuwacay wa darodo u sheeg inaay soo celiyan maalkii isaqa

  • @AbdirahimYaqub
    @AbdirahimYaqub 19 днів тому

    Beenle Beenle Beenle

  • @AmilAbdirahman
    @AmilAbdirahman 19 днів тому

    Ceerigaabo ciidan ayaa u baahantahay