Dulduleelo so baxay Video Daqiiqadihii u dambeeyay Noloshii Mw Iran| xamas videogeeda cusub O Yaab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 тра 2024
  • Dulduleelo so baxay Video Daqiiqadihii u dambeeyay Noloshiisa Mw Iran| xamas videogeeda cusub O Yaab
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 252

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  23 дні тому +66

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @ganeycartan1433
      @ganeycartan1433 23 дні тому +5

      Ina li lahi wa in ilehi rajicun

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 23 дні тому +1

      Inalilahi Wa inalilahi rajucun samir iyo imane janato fardosa aclaah ilahaye xakasamir siiyo Iran

    • @user-wp9oz4fv3i
      @user-wp9oz4fv3i 23 дні тому

      Ale ha u naxariista

    • @riyaqmohamed565
      @riyaqmohamed565 23 дні тому +1

      Wcs sheqow ilahay haunaxaristo inta kudimatay shilkas wan kanaxay dadkas seudinten qasatan madaxweynaha wayo waqti adag aye nagabaxen marka sas leyahay madaxweyna iran America wey kabaqijirtay oo nin adag ayu aha xuthiyinta iyo xamasne wu garab istagna aniga waxa uqarson kamawarqabo lkn wan uduceyn masakintas ad oganaxay 🥺

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 23 дні тому

      Asc.sheikh dulmi diid jizaakalaahu khayr wararka aad noosoo gudbiso arintaasi mugdi ayaa ku jira suurtagal ma aha arintaasi labada nin ee ugu sareeya wadanka iiraan inay israacaan arin basiid ah

  • @fadumajelle3220
    @fadumajelle3220 23 дні тому +5

    Waqtigii baa dhamaaday allaha u naxaristo

  • @aashamahamud5935
    @aashamahamud5935 23 дні тому +8

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waa qadar rabaani ah oo qorneyd

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 23 дні тому +7

    Allaha u naxariisto mx Ibrahim raizi iyo ragii la socday .

  • @abdirahimmahmudadan6279
    @abdirahimmahmudadan6279 23 дні тому +6

    Asc dulmidid waadmahadsan
    Tahay sheeq alle ha unaxariisto
    Dhamaan intii dhimatay
    Ajashooda ayaa gashay balse
    Diyaarad Marekan sameeyey
    Awal ayeyku.xirreen alaab Casri ah ee lagu qaribikaro

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g 23 дні тому +9

    Rabi haw naxariisto dhaman intii ku geeriyootey shilkaas 🇳🇪🇳🇪🇳🇪🇳🇪

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 23 дні тому +2

      Amiiiiiiiiin yaarabi

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 23 дні тому +3

      Waxaan la yaabanahay kuwa daalimiinta dhiigya cabka ah eemalaayiin muslim ah ku xasuuqay suuriya ciraaq yaman iyo meelo kale haddana allah unaxariisto musliney ahaayen dhahaayo weliba kutubtooda waxaa ku qoran kacbada inay qabsadaan oo ay qabriga abuubakar iyo cumar kasoo saaraan deriska nabiga caleyhi salaam habeen iyo maalin ku fekeraan hadana asxaabta dhan lacnada mujrimkii ugu weynaa hadiibo ilaahay arlada ka dahiray ma in lagu farxaa mise in loo duceeyo....

  • @umuabdillah3676
    @umuabdillah3676 23 дні тому +5

    Allah ha quweeyo wallaalaha Gaza 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mfjk1377
    @mfjk1377 23 дні тому +7

    Allaha unaxariisto toodii ayaa dhamaatay sababtoo nafi ma oga meeshay ku dhimanayso waa la gaynaa waxaan ku taageersaa iran inay garabka xamaas ahaayeen

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 23 дні тому +7

    Allaha u gargaaro falastiin

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 23 дні тому +12

    Scw scw scw scw scw scw wacaleiku wasalam sheikh mahamed inshallah Iran 😢😢😢 hamas guul gobonimo

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 23 дні тому

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 23 дні тому +1

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

  • @AxmedDahir-xc4po
    @AxmedDahir-xc4po 23 дні тому +3

    Allh ha unaxaristo aaamin

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 23 дні тому +4

    Allow ha u naxariisto Masada muslimiinta ee wada geeriyooday

  • @aysnbashir1654
    @aysnbashir1654 23 дні тому +4

    guule Turkish inshaa Allah

  • @xundubcade-uq5cw
    @xundubcade-uq5cw 23 дні тому +6

    Alle hawnaxariisto dhamaantood marxuuminta iyo umada muslinkaaba

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 23 дні тому

      Waxaan la yaabanahay kuwa daalimiinta dhiigya cabka ah eemalaayiin muslim ah ku xasuuqay suuriya ciraaq yaman iyo meelo kale haddana allah unaxariisto musliney ahaayen dhahaayo weliba kutubtooda waxaa ku qoran kacbada inay qabsadaan oo ay qabriga abuubakar iyo cumar kasoo saaraan deriska nabiga caleyhi salaam habeen iyo maalin ku fekeraan hadana asxaabta dhan lacnada mujrimkii ugu weynaa hadiibo ilaahay arlada ka dahiray ma in lagu farxaa mise in loo duceeyo....

  • @anabali5298
    @anabali5298 23 дні тому +3

    alaha uu naxaristo amin amin

  • @hashimmohamed8659
    @hashimmohamed8659 23 дні тому +3

    Ilaahay Ha u Naxriisto

  • @marianali6233
    @marianali6233 23 дні тому +3

    Allah unaxaristo 😢😢

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 23 дні тому +2

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha unaxariisto ya Rabi qabrigisa Allha uwasiciyo

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 23 дні тому +2

    Barakallahu de Sheekh

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 23 дні тому +13

    Tooda soo dhamaatey oo lama celin karo alaha unaxariisto muslimiin bay ahaayen waliba reer falastiin garab taagan

    • @ifrahismail1110
      @ifrahismail1110 23 дні тому

      Tasaa been eheyn dulkaa ku dhimaneysid iyo qufka kula dhimanaayo magaran kartid

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 23 дні тому +2

      Waxaan la yaabanahay kuwa daalimiinta dhiigya cabka ah eemalaayiin muslim ah ku xasuuqay suuriya ciraaq yaman iyo meelo kale haddana allah unaxariisto musliney ahaayen dhahaayo weliba kutubtooda waxaa ku qoran kacbada inay qabsadaan oo ay qabriga abuubakar iyo cumar kasoo saaraan deriska nabiga caleyhi salaam habeen iyo maalin ku fekeraan hadana asxaabta dhan lacnada mujrimkii ugu weynaa hadiibo ilaahay arlada ka dahiray ma in lagu farxaa mise in loo duceeyo....

    • @SalmaanBajajle
      @SalmaanBajajle 22 дні тому

      😂ilhy xaqa kufahmsiyo naxariisba hda gaalo urabto

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3i 23 дні тому +3

    Runtii aad ban oganaxay sidii mulimin jahad kujiray oo waa jabey leysoshega moda darenkeyga😂😂😂 allow u wada naxariiso dhamantoda

  • @Duqabto
    @Duqabto 23 дні тому +2

    Insha Allah korsada waasuganaa mid horay u Marta Allah ka dhigo

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 23 дні тому +3

    Reer anu jaar nahay oo Iran naa ayan ku idhi ilahaay ha u naxariisto madaxwaynahina waxay igu jawabtay wanu ku farxasanahay waxan ku idhi wayo waxay igu jawabtay wadanku qasay

  • @ahnettek3298
    @ahnettek3298 23 дні тому +3

    Masafa sufur wsliged ayaa lagu leyn jiray dad kas waa dad xirnima doon ah oo lagumeystay wayna iska celinayan xadawga allaah ayaa ka indha saabaya oo ma arki karaan waa dad iyago qur aan aqrisanaya dagaalamaya .marka allaah ayaa u kaalmeynaya waxba kama qaadi karaan guuul xammaad iyo geesinimo iyo gobanima israa.iilna cabsi iyo argagax allaahuma aammiin

  • @hibaisse3403
    @hibaisse3403 23 дні тому +3

    Sacada baa ka buxday sas bey iku raceen ilahay ha u naxaristo 😭😭😭😭

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 23 дні тому +2

    Walaalahay oon biilka kagooyey ayaa dhar eid ilmaha ugadan waayey sedee u heli karaan markaa dawlad dhan oo cunaqabateen lasaaray ani ceeb masiiseen 😢😢

  • @raageugaas4279
    @raageugaas4279 23 дні тому +2

    Sh maxamed?
    Shiicada allaha unaxariisto mala,dhihi karaa

    • @UshsjsjzbBzkzksrgg
      @UshsjsjzbBzkzksrgg 23 дні тому

      Walaal shiicadu waa ay kala duwantahay siiba ku iiraan ee raafidada loo yaqaano
      Waxay aaminsan yihiin in cali uu dhulka abuuray uuna maamulo
      Kuwaas miyaa loo naxariis dalbaa
      Madaxda iiraan maba ku sii jirto
      Waad aragtay Syrianka xamar buuxa sidaa ayagaa usoogalay

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 23 дні тому +9

    Asc allow u naxariiso Ibrahim raise president Iran 🇮🇷

  • @Happy-go-l
    @Happy-go-l 23 дні тому +1

    Waa mahaadsantahy sheikh Allah kuu fududeeyo❤

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 23 дні тому +3

    RABI HA U NAXARIISTO AAMIIN AAMIIN YAA RABI ❤🇮🇷😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @qaaluuhassan4275
    @qaaluuhassan4275 23 дні тому +1

    ASC SHEIKH KOORSADA WAAN SUGEYNA ALLAH KUSHARFO

  • @halimaahmed8756
    @halimaahmed8756 23 дні тому +2

    ALLAH ha uwada naxaristo, lakiin waxaad II sheegta ayaa soo duubay

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 23 дні тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @dunka735
    @dunka735 23 дні тому

    Cabsi cabsi waaye taagi oosta loogujiro subhanal Allah iyo maasha Allah muqaawimada geesi yaasha aduunka iska dheh❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 23 дні тому +18

    Scw scw scw❤❤❤

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 23 дні тому +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @SSS78781
    @SSS78781 23 дні тому +5

    😢 😭 SHEIKHOW WASIIR ARIMAHA DIBASA SAACADIISA AYA DHANAATAY WANA SABABTA U URAACAY MADAXWEYNAHA.SIDAS HADALKA U DHIG. SAACADADA HADII AY DHAMAATO WA LAGU DADAJIN..

  • @issadinemohamedabdi6073
    @issadinemohamedabdi6073 23 дні тому

    ❤ sheekh maxamad, walaal dar Allah ayaan kuu jecelahay !!!

  • @kamaalUsmaan1075
    @kamaalUsmaan1075 23 дні тому +1

    Masaafo Sifur

  • @sahrahuseen5307
    @sahrahuseen5307 23 дні тому +3

    Wan ka xumahay waxa kadhay iran 🇮🇷 alah u naxaristo

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 23 дні тому

      Waxaan la yaabanahay kuwa daalimiinta dhiigya cabka ah eemalaayiin muslim ah ku xasuuqay suuriya ciraaq yaman iyo meelo kale haddana allah unaxariisto musliney ahaayen dhahaayo weliba kutubtooda waxaa ku qoran kacbada inay qabsadaan oo ay qabriga abuubakar iyo cumar kasoo saaraan deriska nabiga caleyhi salaam habeen iyo maalin ku fekeraan hadana asxaabta dhan lacnada mujrimkii ugu weynaa hadiibo ilaahay arlada ka dahiray ma in lagu farxaa mise in loo duceeyo....

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 23 дні тому

      ​@@madrasatulashrafiyah521adiguba soo caruurta somalia ma qarxisid oo ma laysid shacab waynaha. Tan iyo 2008 imisa qof baad ku dishen Gudaha somalia maxaad Syria iyo iyo Iraq ugu gubanaysaa kuwaa shiiba haysatee

    • @madrasatulashrafiyah521
      @madrasatulashrafiyah521 23 дні тому

      @@naasirjaama603 واذا خاطبهم الجاهلون قالوا سلاما....

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 23 дні тому

    Masha allaah tabarakallaah geesiga isllaamka iyo dawladisa

  • @user-je9qt5gn6l
    @user-je9qt5gn6l 23 дні тому

    Allaaah u naxariisto madax waynaha Iraaan

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 23 дні тому +5

    Madaxdaas allaah ha u naxariisto dhamaantood, hadal mucaarad macno uma sameynayo reer iraan.

  • @user-nm7bd5zn7i
    @user-nm7bd5zn7i 23 дні тому

    Shala dhan ilaa iyo darraad qadkaa iga maqnaa saan ooga naxay wlhi Allaa og Allaha unaxariisto dhamaantood

  • @user-qu9rn7fe5s
    @user-qu9rn7fe5s 22 дні тому

    Allha ha u naxariito inta ku dhimatay😢😢😢

  • @Salmasaafi-hf7wm
    @Salmasaafi-hf7wm 22 дні тому

    Rer falastiin Alle hacaawiyo cadawgooda Alle hajabiyo guul ayaan Alle uga baryaa rer Gaza

  • @waliyocadga9985
    @waliyocadga9985 23 дні тому +7

    Sheikh biliadam dhameystiran ma jito, Iran oo 40 sano cunaqabatryn lagu haayey, suda ay isku dabareen dowlad isku dabari kartaa aad ayeey u yartahey marka loo fiiriyo hada mesha ay jogaan, wasiisra waqtiga haduu dhamaado mesha waa la geynaa, waqtigaana socdey Alle ha u naxariisto koley waa Muslimiin.

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 23 дні тому +3

    Geri nin islam oo waliyu amri ah in dad islam ku farxan wa wax la yableh Muslim ku wa kala fogadey Allaha qulubtoda ha mideyo islamka wa laga dhex shaqeystay ayan daro shuhadada Allaha u naxaristo

    • @bilicdawadanka4199
      @bilicdawadanka4199 23 дні тому

      abyo nabigen salaaahu caleehiwasalama wexe ka aminsanyihiin ma ogatahay

    • @abdiaden4080
      @abdiaden4080 23 дні тому

      ​@@bilicdawadanka4199...Nabiga Sitha sunni Kaaminsanyixin Ayey kaaminsanyixin Abaayo❤

    • @naasirjaama603
      @naasirjaama603 23 дні тому

      ​@@bilicdawadanka4199nabiga way aaminsanyihiin. Hada ayaan janaazada daawanayey iyaga oo bisinka iyo saliga nabiga ku bilaabaya

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 23 дні тому

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @hassanwais2921
    @hassanwais2921 23 дні тому +10

    Walahi wan naxay mw Iran allah ha unaristo isaga iyo wasiirkii Gesiga aha ee cadowga Israil lajihadayay iyo Dhamaantood allah ha u naxaristo ad ayan uga naxay geesiyada shahiday

    • @ismailmohamedali9038
      @ismailmohamedali9038 23 дні тому +2

      Inaa Ka Naxdo Waa Kugu Dambi Mana Shihiidin Ee Wuu Baqtiyay Waana Gaal Wayn Kuligood
      Sidee Muslim Ku Yihiin Dad Diidan Nabi Muxammad NNKH. Iyo Asxtaabtiisa. Waa Gaalo Wayn Waliba Ee Hadal Kaada Ka Fiirso Walaal

    • @watchwithme4303
      @watchwithme4303 23 дні тому

      ​@@ismailmohamedali9038nio adigaba Muslim ban ahay ayaad leedahaye maxaa dadka kale ugu diiday😂😂

    • @ismailmohamedali9038
      @ismailmohamedali9038 23 дні тому

      @@watchwithme4303 Orod Muslim Ku Noqo Nabi Muxammad NNKH Oola Diido Haddii Muslim Lagu Noqonaayo

    • @watchwithme4303
      @watchwithme4303 23 дні тому +2

      @@ismailmohamedali9038 wll kowkabkee kunoshahay hhh nabi muhamad aya nabigoda ah orodoo baaritaan Soo samee Hal dinac haka rarnaanine

    • @ismailmohamedali9038
      @ismailmohamedali9038 23 дні тому

      @@watchwithme4303 Orodoo Adiga Ba Baar Xattaa Xaaska Nabiga Aisha Iyo Abubakar' Cumar Binu Khadaab Itaba Way Nacey Yihiin. Nabi Muxammad Ne Way Naceb Yihiin. Xattaa Soonka Ma Soomaan Wax Kale Iska Daayee. Muslimiintooda Way Yar Yihiin 90% Waa Gaalo Eyaga Muslim Inay Yihiin Aamin Sanyihiin Lkn Nabi Muxammad Iyo Asxaabtiisa Ma Ogala. Ruux Nabi Muxammad Diidayne Waa Gaal Muslim Maaha

  • @shijo2055
    @shijo2055 23 дні тому

    وجعلنا من بين أيديهم سدا ومن خلفهم سدا فأغشيناهم فهم لا يبصرون ❤

  • @abdisheikmahamed3589
    @abdisheikmahamed3589 23 дні тому +1

    wasiirka arimaha dibada wuxuu u raacay madax wadan kale ayaa imanayay taasi wax dhaliil laga dhigo na aha sax ayay ahayd inuu raaco

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 23 дні тому

    INAALILAAHI WAINAAILEYHI RAAJACUUN ALLE HOW NAXARIISTO AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 23 дні тому

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @samatarxuseenalmagan4142
    @samatarxuseenalmagan4142 21 день тому

    Allhu Akbar Allaha unaxariisto

  • @SalmaAli9290
    @SalmaAli9290 23 дні тому

    Masha Allah ❤❤🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 23 дні тому +1

    thanks for the course

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 23 дні тому

    Waddaadii hadeed ma quraankii bay iidheh ku raadinayaan waa aakhri zamaan maad naga daysiin warkii baa kala go'aaya

  • @Suheylacrafts
    @Suheylacrafts 23 дні тому

    Inaa lilaah waina ileyhi rajicuun
    Allah haunaxaristo dhamantod Musliminta inta dhimatay

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed6718 23 дні тому

    Sheekh Allah ku corsada aad ban ugu xiix qabnaa youtbka soogali

  • @mohamednoor4008
    @mohamednoor4008 23 дні тому

    Sheikh Kheir Allah hakusiye xayeysiinta iyo news ka kala saar
    Wayo way iskuqasanyihiin

  • @anime_isamazing3989
    @anime_isamazing3989 23 дні тому

    Waan kutaageeraa masuul sare ❤

  • @MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf
    @MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf 23 дні тому

    Amiin ilhey ha unaxaristo

  • @sacadiyaahmed-5991
    @sacadiyaahmed-5991 23 дні тому

    Asc sh dulmi diid

  • @lindaratibarobleh6558
    @lindaratibarobleh6558 23 дні тому +5

    ❤Ilahow ugargar falastin

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 23 дні тому

    Way iska dayaceen iraan Madax waynahoodi Doqomiinta🤔Allaha unaxariisto, amiiin😢

  • @amalhaggar2799
    @amalhaggar2799 23 дні тому

    Ceeb Kama soo bixiin ee ilaahay baa uu qorey

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 23 дні тому

    أخي الله يحفظك

  • @KharradiinbarbaruusAfandi
    @KharradiinbarbaruusAfandi 23 дні тому

    Aniga igu dat inta faraxsan

  • @SheywaaL589
    @SheywaaL589 23 дні тому

    ❤From Jigjiga ❤ Nimcaan Maxamed❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 23 дні тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf
    @MaryanawcabdiiDhuudo-kp1zf 23 дні тому

    Salalaahu caleyhi wasalam ❤️ ❤❤❤❤

  • @fathiaomar-is7hr
    @fathiaomar-is7hr 23 дні тому

    Masha alla

  • @lindaratibarobleh6558
    @lindaratibarobleh6558 23 дні тому

    Merci

  • @user-wr6vy3rb7h
    @user-wr6vy3rb7h 23 дні тому +2

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-.............،...،،

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 23 дні тому +1

    RABOW U NAXARIISO MUUMINIINTA MARXUUMIINTA AH.

  • @madrasatulashrafiyah521
    @madrasatulashrafiyah521 23 дні тому

    Waxaan la yaabanahay kuwa daalimiinta dhiigya cabka ah eemalaayiin muslim ah ku xasuuqay suuriya ciraaq yaman iyo meelo kale haddana allah unaxariisto musliney ahaayen dhahaayo weliba kutubtooda waxaa ku qoran kacbada inay qabsadaan oo ay qabriga abuubakar iyo cumar kasoo saaraan deriska nabiga caleyhi salaam habeen iyo maalin ku fekeraan hadana asxaabta dhan lacnada mujrimkii ugu weynaa hadiibo ilaahay arlada ka dahiray ma in lagu farxaa mise in loo duceeyo....

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 23 дні тому

    Wcs shiikh

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b 23 дні тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل.

  • @zaynabisaq4765
    @zaynabisaq4765 23 дні тому

    Wsc wr wb mashaallah ❤❤❤

  • @MaskaxFaluuq
    @MaskaxFaluuq 23 дні тому

    Xassan sh, farmaajo mardanbe yaysan raacin diyasrafahaan oo kale
    Waayo ceebteene double bay sii noqonaysaaa

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 23 дні тому

    Inside jobb Malaga Yaa baa in aytahay

  • @sadam1318
    @sadam1318 23 дні тому

    haa way faraxsan yihiin oo waa mujrimiin shiicada

  • @Nsead-pu1swnadia
    @Nsead-pu1swnadia 23 дні тому

    Wllo isoboqda oo 1k un igadhsiya idinka qofwalba heer garsinka dadkuna way idin hanteen lakim 15qof kaliya haysta iso boqda axbaabi

  • @nuucmanabdifatah7394
    @nuucmanabdifatah7394 23 дні тому

    Sheikhooo tabintaada haldhinaac ayee ka rarantaheey 😢

  • @TerrenceGoodrich-wc2om
    @TerrenceGoodrich-wc2om 23 дні тому +1

    Qadartaa saartay bal kuwii waaweynaa muxuu u raaci waayay

  • @saraa470
    @saraa470 23 дні тому

    Iiraan waxay leedahay cadaw gudaha ah oo dawlada ku jira illahay ha fashilio intan galadu wadankss gacanta ku dhigin

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z 23 дні тому

    noogusoo dhaqso kooraasyada🙏

  • @saidionuur8702
    @saidionuur8702 23 дні тому

    Yes

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 23 дні тому

    Iran suriya waxay ka geysatay ma iloowayo qofkii Muslim waxa garad ah

  • @zackariaali8870
    @zackariaali8870 23 дні тому

    Xanjaa loogu dhajiyey merkava tank

  • @munaomer8597
    @munaomer8597 23 дні тому

    Aboowe tiisi Ayala timi . AMA ha farxan ama ha boodboodaane , waa dulinimo kuwa waxaas sameynayaa. Gaalona Wales in aanay wanaagsan u soo wadin , waa haday wax ku qaadanayaan

  • @Alfaatix.media200
    @Alfaatix.media200 23 дні тому

    Walaal yuuti yuub kee naan ku soo biir 😢😢😢

  • @WaxaanahayninGarabWaayay
    @WaxaanahayninGarabWaayay 23 дні тому

    Alle hawnaxariisto Ibrahim raisi inkastoo shiic aw ahaa lkn hadana la ilaha illallah muhammadur rasulullah ma dhahayay haa sax Free Palestinian 🇵🇸 😢

  • @ZakariyeAbdihamiid
    @ZakariyeAbdihamiid 23 дні тому

    Sheikhow wan daalnay san kusugaynay ee lasoo dhaqso courseska adigo mahadsan 🙏

  • @fatimafaynus3360
    @fatimafaynus3360 23 дні тому

    aac aheikh maaha allaah sidaa warka noogu soo gudbiso.
    Laakin Sudan iyo Kongo waxa ka dhacaaya maxaa noogu soo gudbin waysay.

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 23 дні тому +1

    Subxanallah 😢😢😢😢😢

  • @user-rf6wq4oe3e
    @user-rf6wq4oe3e 23 дні тому

    Sheekhoow de caawa dhanbaad ka rarantahay waxaa aad sheegasana wxba gaalo ku qaadi mayso

  • @KanaalkaAlnasiixa
    @KanaalkaAlnasiixa 21 день тому

    In loo tacsiyeeyo ma midna qof caaya lacnada saxaabada iyo umahaadka mu,miniinta,waxaa sax ah kuwaas OO kale geeridooda In lagu farxo, aniga kama murugaysni geerida nimankaas

  • @ssimanumumustaq7148
    @ssimanumumustaq7148 23 дні тому

    Scw

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q 23 дні тому

    Alla yaa arxamu