I'm very disappointed what is going on with Somali mothers why they are saling their daughters but where are the fathers first was ck now Asad this is something is new for my country Somali I feel like our Somali men become hindi men stop saling your daughters
Allaha Run ka dhigo eedo waan kuu duceeyneeynaa islaan ku dhali kartaan aheye allaha gabadhaan xishooneeysa iyo soddohdaan ku jecel allaha isku kiin barakeeyo eedo
Ani manta nin ma guursadeen wllhi madax Wayne farmajo xita hadu yahay lkn asad hadu iga codsan lahaa xita Kama so fakareen asad wll qof walba wa u qalantaa wllhi ilahy xaas wanagsan haku dooro caafimaadna alle haku siiyo ❤️💋🔥
m.a allah walhi wan dhamesta kilibka sede an ka arko mamada wajigada waa kadhab gaadal logama naqanayo gabadha soqabso hada ayan u maleynaya farxad lee hampalyo ya igu racsan teim asad
Naag nool I know inay tahay wax aan fiicnayn hadii xataa ay siinayso in social media ga lasoo galiyo mahayn Lkn xabiibti Cushmee Dadka kaa waawayn Maamo hooyadaa la eg inaad naag dhahdo ma wacnee Plz
Hooyo duli ah oo bahdishay inanteeda ilaahay ha ku qaribo inantaada may ku dhibtay inkaar alla kuugu rid go aan xumidaa balaayo kugu dhac sihaam adugana go aankaas mala qabtaa kolay nacas oo yara oo dhiman ma buuxdo ayaad u eg tahay bal aabahaagana aan aragno caqligiisa
Lkn maamada gabadha ma dhiibi karto mana ka hadli karto marka gabadha ladhiibayo si diiniyan marki laga hadlo lkn latashi ayey lee dahay😇😇😇 inta igu raacsan like iisar👍👍👍
😂doqon miyaad tahy ina adeer maamadu way la jeclaty wayna siisaty inkasto iyadu bixin krin hdana hoyo waxy kento cidna kama diideso mcnha gbdha Aabaheed aya bixin kro lkn hoya go aanka leh ok
intiii ila jecel inuu asad lugahiisa ku istaago like iisara ❤
QISO DHAB AH | DARMUUSKII AY BIYAHA KU KULULEYSATAY CABSI UU KA QABO AYUU UFURAY | KING AC
ua-cam.com/video/0F8NE8ldg_s/v-deo.html 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Inchalah ilahy ayaa awooda leh marka alah hasoonabd galiyo
Ilaahaya au aqbalo ducada inu ku istago luguhiisa
Mash allh wall asda
@@kalidhamud6443 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
Inta nabimaxmed jecel %kiba% like sara salalahu caleyhiwasalam kusali nabiga
Scw
Scw
@@abdihakimkimze891 subscribe ii sar walal
@@wllxaatif905 subscribe ii sar walal
Sabrin beauty waan kusaray isaar
Hadaad Nabiga jeceshahay ku sali Nabigeena muhamed scw
Scw scw scw scw scw scw
@@fardowsomaxamed7182salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu caleyhi wasalam salalahu
صلى الله عليه وسلم
Scw
Scw scw scw scw
Inta asad hajiyow Ku faraxsan inuu lugihiisa Ku istago like isaaR
Wllhy anaa ku faraxsan inuu lugihiiiso ku socdo😢
Walhi sidan sogay inuu malimalha kamida lugheesa ku istago insha allha farxadiiso waa farxadayga
Inti ila jecel inu Asad hajio Ku istago cagihisa like isar 😪👏
😘
Waan rajyna yaa uguna ducyna yaa
Mohamet emiin wll subscribe iisar plz
@@suhurahmed1475 wll subscribe iisar plz
@@امانس-ل4غ5ظ wll subscribe iisar plz
Inta nabiga jecel like ii saar
Haadi abdullahi wll subscribe iisar plz
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw s
@@faluujasharaf868 u
Scw scw
Scw
Inta jecel inuu asad hagio maalin un lugiihisa ku istaago like isaara🙌🏻
Ameeeeen
@@suneynacady ua-cam.com/video/WrQiP-k5SHg/v-deo.html
Insha allah wuku istagedona
امين 🙏 يارب
@@nimohoussen1237 w
Inta jecel nabi muxamad scw haku saliyo Lake iisaaro🥰🥰🥰🥰
Wcs
Scw❤
intee asad inuu guursado like iisaar
Xasan yare wll subscribe iisar plz
Haa hOYO runaY zheGaYsaaH ee izkaga pax izkapulo nimaDada ka paX asad hajia🤣🤣
aniga ayaa jecl asad hagio 😍😍😍
@@leyloaxmed560 yaah
Mashalaah
Inta jeecl wll asad inuu reer wngsn siyo like dhac igu is wlle ❤❤❤🇸🇴😥
I'm very disappointed what is going on with Somali mothers why they are saling their daughters but where are the fathers first was ck now Asad this is something is new for my country Somali I feel like our Somali men become hindi men stop saling your daughters
Asd gbr lagu siiyaya inbo caadu ma ahn
run alle haka dhigo wan jeclnahy in ad ka baxdo single nimda asad allana haku cafiyo
Amiin
Intee ila jecel inuu gursado asad xajiyow
Aan u docayno ala cafimad tam ala hasiiyo amiin yarabi
Qofta lasiiyaay hadda waa tiktok karad 😂
ILaahayaw quruxdaasu leeyahe caafimaad usoo sareeca sii aamiin
Asad inaa chalange kula sameyo rabaa😇☹️
Wan jecelnahay inow ku istaago lugisiisa wllkey
Masha Alaha 🥺🤴👸♥️♥️✊
hadaa ku faraxantahay in asda la siiyo gabadhan like saaar kaama tuugayo oky hhhh👰👰😂🤣
Gabadha Dhulka mey Iska
Taalaa
Wilkena xita dhuulka mayalo ogow wll lugihisu inu kusocdo aan rajeynaya inshaAllah
@@nooriftin1836 nio ani arintaas kama hadlin gabadhan cid bey ka dhalatay ee UA-cam kama dhalan
Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN....
Allaha Run ka dhigo eedo waan kuu duceeyneeynaa islaan ku dhali kartaan aheye allaha gabadhaan xishooneeysa iyo soddohdaan ku jecel allaha isku kiin barakeeyo eedo
Allah ku SEEYO AWLAAD BAARI HADAAD ku SALISO XAPIIPKEENA MAXAMED SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW
Scw scw scw
Scw
Scw scw scw
QISO DHAB AH | DARMUUSKII AY BIYAHA KU KULULEYSATAY CABSI UU KA QABO AYUU UFURAY | KING AC
ua-cam.com/video/0F8NE8ldg_s/v-deo.html 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Zcw zcw
Ani manta nin ma guursadeen wllhi madax Wayne farmajo xita hadu yahay lkn asad hadu iga codsan lahaa xita Kama so fakareen asad wll qof walba wa u qalantaa wllhi ilahy xaas wanagsan haku dooro caafimaadna alle haku siiyo
❤️💋🔥
😂😂😂
M. A
Masha allah
T.c r.c
Madaxweyne farmaajo hadaa guursatid shimbiroow ayaa kugu dhacaayo beenleeyna waad noqonee asbuuc kabacdi
Asad ilaahay run hakaaga dhigo nololqurxoona ilaahay hakugaliyo wllo asad gabadh kheyrqabtana ilaahay hakaaga dhigo
Qoftan Atirisho badiyo eh uegtahay inta ilaarakatay like iguxada
Kkkkkkkk
kkkk
Adikingchain smoker wll subscribe iisar plz
@@raaxorr8435 wll subscribe iisar plz
@@abdulaahimaxamed5687 wll subscribe iisar plz
Intii Asad hadio Inu guursado jecel like ta buc ku sii👌
Waa gabar qurux badan masha allah marka laxiriirto nala soo socodsii . Si aan kugu soo hambalyeyno runtii waa maamo qalbi wanagsan
Aniga cml miyaa sugeysaa inaa u hambelyeyso
inti inuu asad Hagio guursado rabto like iisaar👍👍👍
Intii ila argy like saar intii jacel ASAD,hagio like 450 saar
Isara UA-camkanu subscribed wll qali 💯
QISO DHAB AH | DARMUUSKII AY BIYAHA KU KULULEYSATAY CABSI UU KA QABO AYUU UFURAY | KING AC
ua-cam.com/video/0F8NE8ldg_s/v-deo.html 🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@@BeerkaQuute wllo wan ku sarey ana isara subscribe please 🙏♥❤ 🙏
Asad wllhi qof lagu dheel dheelo ma istaahishid ilahy nolol quruxbdn haku galiyo😇🥰🥰
AMIIIN YAA RABIII 💖💖💙💕
Asad hagio inuu xishoodayo inta ila aragtay like saar
Walaalayaal inta jacel inuu guursado gabadhaan love saara
Hadaa comment aqris usoo gashay like dhac igu siih
Inta jecel guurka walalkey qli ah asad like saar ❤️
Afaka atarishbadiwo
Inta jecel walalkenaa Asad inu lugixisa kuistago 😍 uduceyaa 😍 Like xaigalabaqeli ❤♥
asad hadalkà si maskixiyan u dhagayso qof wayn hooyo ciyaar ma ahan
Allaha saacido asad Waa wiil yar asagoo kale dhif Iyo naadir yihiin
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱
Farxada iyo furfurnaata waa hibo ilahay qofka siiyo Asad Hagio ilove u♥️✌
Afka atarisho badiyo ayey qabtaa inta igu raacsan like👍🏻
Ad io ad 🤣
Waarun sxb
Waleee haaa waad iga qoslisay kkkk
waa run
😂😂😂 walal atarisho badiyo afkeeda siday uqabtaa af la qabo weligay ma arag🤷♀️
Wax Kale sadaqa allah Asad Xaajiyow Quf Kii Jecel Love❤❤
ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك و يحميك يا أخي الكريم
intii jecyl àsad inu lugahisa kuistago plese like isar
Asad is soo happy if this is a reality an we are so proud
Mashaallah that's beautiful gift amazing ❤💯
Masha Allah Allah ha is barakeyo amiin ♥️👍🌷
Atarisho badiyo ine u egtahy yaa ila arke🥺😃😳
Ani☝️☝️☝️☝️☝️
Ani
ka qurux badan
kaqurxoon aryaa🤣🤣🤣❤❤
Ani
INTA jecel asad QOSOLKISA like isara
Asc aboowe iwaran xlda kawaran aboowe mcn wan kusalami wan kahalhyi mcn magcag sucado Osama yusuf waya ladhahaa
Mnsha allh
Atarisho Padiyo Afka Uga Egtahy Inta iya argty like isaRa😂❤
Been mashegin
Kkkkkk
Hambalyo asad
gabadhan af qurxoon lkn ilig madow
😂😂😂😂xaqiiq wlhi uegthy afka🤔😅
Inta alle &rasuulkiisa jecel like iisaara
Fist comentt asad wallkii ka yar like ta izaara 🙏✌🏿
😃 😃 😃 😃 😃 😃 😃
@@faadmamaxamed1434 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
Sxb run miyaa asad gabar miya lasiiyey
Haa zhb guurkiiza mardhow izka sug
Yes we are not single bro run allah ka dhigo i.a love u bro asad🤕🤕🤕😇🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
Masha allah wlky Asad WA qof qalbi fcn fur furan tii hesha nasibleh hadu ahay family Asad hajiyo wnu gudonay gabadha mabroooooooook😍😍😍
Abayo adhi kaducaysated haday runkatahay
Macha Allah 🥰🙏
Macha Allah 💕💕💕🌹🤲🤲
🤩 ما شاء الله ما شاء الله والله انت تستاهل كل الخير الله يحفظك وتقوم بالسلامه ان شاء الله يارب 🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🥱🥱🥱🥱🥱🥱❤🧡💛💚💙💜🤎❤🧡💛💚💙💜🤎
Mashllh
Mashllh ilahay ha kubarkeeyo
Keep going back. Asad hajiyo
Ayman Abdullahi walal mcn subscribe igu caawi
Hhh you keep coming
Wow
🤣🤣🤣🤣
😂😂Back intee ugu celisey wll
Lkn hadaa ka wadid dib lugahaagii uhel insha allah 🤲aamiin .
Maasha allaah I hope you will get this little cute girl 👧❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
ua-cam.com/video/WrQiP-k5SHg/v-deo.html
Maash allaah ❤️❤️❤️❤️
Hhhhh asad waala wadaah
Masha Allah niyad qer u sheg cade Allah ku siiyo waxd rajeneysid guur kii lugu nasto Allah ku siiyo aamiin aamiin yarabi
I like the way he says . If you know i mean😂😂😂😂😂😂 big respect asad hagio
Maasha allaha waa maamo weyn been ma sheegayso inaalilaah 👏🏻👏🏻👏🏻👌👌👌
🤣🤣🤣🤣🤣 amey bari iga qadata kulah 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@@qaaliaragsan2531 ua-cam.com/video/WrQiP-k5SHg/v-deo.html
Hhhhhhhhhhhhhh
Saad niyadada allah ku barakeeyo walaal farxada badi caafimaad insha allaahu
Ugu duceeya walaalkeena asad hagio ilaahey inuu usahlo lugihiisa inuu kusocdo wuxuu jecelyahay Allah usahlo
Amiin
😂😂😂😂iyadana qof i rabto ay u egtahay kulaha so funny walhi asad hagio 😂😂💪🏻
Waw m.sh hampalyo hampalyo 😘🥰🥰❤❤no more single asad😅
Abowe asadow inaad i guursato diyaar u ahay wayo wan ka helayy wlhi😪😭
Waaaaaaw MashaAllah 💖😘 hambaliyo Asad farxadadii Allah kusaideyo walal wnkujcelnxy. InshaAllah 🤲🤲 kusali nabiga scw scw scw scw scw scw scw scw scw 👍👍❤️
Scw scw scw scw scw scw scw ❤🌏
Scw
Scw scw❤
Gabadhaan Atariisho Baadiyo ayee u egthy qaasataaan markey qosleeso 🙏
Asad waa u qalantaa waxaa iyo wax ka badan ❤️😭🙏🙏🙏
wallahi walagu xishmeyay wana lugu sharfay walagu qadaritay wainad tirahda jazakillahu kheir shukran maom hahadsani ina tirahdo waya
qof i rabtee u egtahay yaah kulahaa 😄❗😄😂❗
Insha Allah Asad Lugahaga mar uun wad ku istaagidoonta goortey Noqotaba✅❤🇸🇴🔥🥰✅😎
Qusulkaga ayan iska jeclahay mar walba no faraxsanaw garabkaga ayaan tagannahay❤💋
Masha allah
Nabi muxamed (nnkh)wuxuu yiri sedex.dhabtoodu waa dhab gabadheydu waankusiiyey qalaas waad siisey dinta waankabaxay hadii dhahdi waadkabaxdey ilaahey diinta.nagamasaaree mida kale waan ilaabey
m.a allah walhi wan dhamesta kilibka sede an ka arko mamada wajigada waa kadhab gaadal logama naqanayo gabadha soqabso hada ayan u maleynaya farxad lee hampalyo ya igu racsan teim asad
Farxiyo Cabdi illah ha rumeeyo wllhi inuu signal ninada kabaxo
@@faizahaszan7714 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@@faizahaszan7714 ua-cam.com/video/WrQiP-k5SHg/v-deo.html
@@amiinmedia1609 subscribe ii sar walal
Masha allah asad allaha ku cafiyo ado lugahada ku socdo allaha natuso amiin 🤲🤲
Hanbalyo wllkey asad xaajiyow ilhey run hakaga dhigo amiin amiin ❤️❤️
Xaalda nalasoosodsii heeee wlle kal iyo laab kuu jclnhy guurka hanaga qarinin👍👍
Asad dad badan baad ka farxaansantahay allow guul ku sii walaalahay arrintan waan ku farxay
Hi! Pray salaat istikhara and May Allah give you the best Asad.
Waa sax maasha alaah wax ay sheekadu tahayba ilaahay baa khayrka ku aadin sharkana kaqaban marka guurwanagsan baan urajaynaynaa Asad koley aduun is adalye hooyoyinkii soojeeste hhh
Masha Allah
UA-cam bilaa akhlaaq ayyuu noqday, wakhtigii Ck sameyn jirey short films, Arimaheena isna Vlog bilaabay iyo Dirisle wariye ahaa ayuu ka yara wanaagsanaa!
Haa wlhi waa halabay UA-cam ka
@@abdirahmanomar9091 wll isaar subscrib Allah dartiis ha I dhafin
@@abdirahmanomar9091 Walaal qaali ilahey dartee subscribe iigu saar plz Aduunkaan ayaa walaal lagu yahay ee subscribe igu sharaf ilahey haku sharfee
@@amiinmedia1609 wn kusaray iisar
@@somaliachannel191 wn kusaray iisar
Masha Allah hamblyo 💏💏💏👨👩👧👦👨👩👧👦👨👩👧👦 wlkey Alle ha idiin fududeeyo ubad qeyr qabo kala hela insha Allah 😍🥰😍😍😘
Tdb
@@aaminamuhumed5120 hi k
@@aaminamuhumed5120 🦶🏽
Asad hagio mabruuk
Inta ila jecel asad in uu lugu hisa sidi hore ugu noqdo like Sababtana 🔥❤❤
Nin naag laziiye o dhahaYo ina ilaso xarirtin wye xethy 🤣war cida naagta kadono o odayal dirzo nio😂🙏
Hhhhhhhhh
Kkkkkkkk xawaji les marina xakugu dhacay😅😅😅
So disrespectful wAllahi Nin idil oo Gabdh la siyay baa saas u hadlaya oo leh hooo iska qaada layleyahay gabdha SubhanAllah Inay xaaaskisa noqotaa dhici karta hadana dharaftibuu ka qaadayba already oo wax Raqiisu ka dhigay gabdhii 🤦🏽♀️
Samirah Samir Naagta gabadheeda waxaas ku sameysay ayaa sabab u ah. Uff bahdil intaas la eg waligey maba arkin
Naag nool I know inay tahay wax aan fiicnayn hadii xataa ay siinayso in social media ga lasoo galiyo mahayn
Lkn xabiibti Cushmee Dadka kaa waawayn Maamo hooyadaa la eg inaad naag dhahdo ma wacnee Plz
Sheekadaan Waraa Kajiro inta ilaqabto LIKE 👍👍
Inta asad Hagio inugursado ilajecel like kuxat
Hooyo duli ah oo bahdishay inanteeda ilaahay ha ku qaribo inantaada may ku dhibtay inkaar alla kuugu rid go aan xumidaa balaayo kugu dhac sihaam adugana go aankaas mala qabtaa kolay nacas oo yara oo dhiman ma buuxdo ayaad u eg tahay bal aabahaagana aan aragno caqligiisa
Marabtaa janno ani waa rabaa
Nabiga kusali😁
Gabadhan anayba samidayda tahy kuqabso hee ❤️❤️🥀👌👑
Hambalyo hambalyo asad hagio 💕💕💕💕💘ilahow prank maka dhigo aaamin aaamin yaarabi aqii nolow
Mncha Allah alle run haynooga dhigo farxadaadu wa tayda bro asad 🌹🌹🌹🌹
Lkn maamada gabadha ma dhiibi karto mana ka hadli karto marka gabadha ladhiibayo si diiniyan marki laga hadlo lkn latashi ayey lee dahay😇😇😇 inta igu raacsan like iisar👍👍👍
😂doqon miyaad tahy ina adeer maamadu way la jeclaty wayna siisaty inkasto iyadu bixin krin hdana hoyo waxy kento cidna kama diideso mcnha gbdha Aabaheed aya bixin kro lkn hoya go aanka leh ok
Asad Hagio Sodoh Dhalinayaro Ah Baad heshay ha siidayn Alhamdulillah dhe Ebow 🤣🤣🤣🤣🤣
ilaaa how rabiyow adaa waa xid ah
Asad oo lugahiisa ku socdo itus 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲yaa alaah
Amiin
Azad Gabar Baa Kugu Dhacday Quruxleey Weyeh izku Qabzada Guurkiinaa Zugnaa❤❤😂😂
Masha,alaah Asad xaajiyow waxaan rabaa inuu Asad xaajiyow lugahiis inuu Ku istaago Insha,alaah amiin amiin yaarabi
🤣🤣🤣🤣Allhi kan waiga qosliyay ar waaa hadashy abu abu kulaha asd alle ku cafiyo abowe🙏
Xeetahy gabdhahaan ayantan laqaybinaayo bisinkee 🤷♀️🤷♀️
Wlhi wn yaabe😂😂😂
Hhhh nin adunka jogow maxa arkti kulabn an naqli jiray sidokle english aya leh keep going wxn leyahy hory inta u socno wxkasta we will see
Asad wallkey istuur haka cabsan gal sxb cali baaloow waaye nika kulahadlaayo
Hhhhhhhhhhh
😂😂😂😂😂😂
Hooyo ma bixin karto gabadheda . Asad Imaanka dhuuqso pro
Aabeheed baaba soo hadlay gabdha oo muuqaalkle soo duubay
Inti kufaxsane in u walalkeen Asad hajio in u gursado u single mada kabaxo like sara
Masha allah asad allah haku caafiyo bro wlhi waan ku farxaa .. farxadaada
Assalamualikum wan idin slmy dhaman sln kadib asad allah dartii ☝🏻aan idiinjaclahay dhaman somali walalahey asad hoyo gabadheeda meel ciyaar ulama soo fadhiisato waana hadiyad qalbiga kaaga timid waa in aad ka gudoontaa mid xilqaaday oo si xaq uguto Allah kaa dhigo walalkey hoyo gabadheeda waa sharaf teeda ciyaar magashe ogow waa in aad la xiriirtaa adiga oo aad raadisaa lana kaasho familkaaga sideey idiin taqaano ayeey u aqoonsan doonaan inshallah somali ha noolaato 🇸🇴waxaan idin leeyahay good afternoon Assalamualikum
Wacaley kumusalam 🙏wllhi wasax 😥 waa hadu wax fahmayo Asad😳🇸🇴🇸🇴
24h gudaheed ale hamigaga ale haku rumeeyo
Car hoos eeg
Wll ale dartiis subscribe isaar
Shrfy waan ku siiyey uhm..
Waankuu saaray wll Anna iisaar plz
Ok
Wan ku saray ana isara subscribe please 🙏♥❤ 🙏 ♥ 😢
@@zalmalaki8640 wllo subscribe igu cawi please 🙏♥❤
Ilahy ha usahlo inulugihisa kuistago yarabi cafimad alaha ilahaw usahal
Qosolka atarisho badiyo in ay uga igtahay inta ila aragtay like sar 👍
Iyo ilikta madow ee isaga eg yihiin
@@user-xc5vq2gn1g ua-cam.com/video/WrQiP-k5SHg/v-deo.html
Asadow tan wad ku dagaysaa insha allh❤
Mash Allah keep going bro 😍
Asadow wllo arinku waa arin wyn adna ciyaar iyo kaftan Ayad kujirta wxa kula hdlaya waa hooyo somaliyed wllo siwcan uga fal celi☝️☝️🙏🙏🙏