Yaab Imaaraat O sheegtay ninka Telegram| Dhalashadii O lagala Laabtay Sheikh Xasiina| Bin Qafiir Sir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 вер 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/...
    Yaab Imaaraat O sheegtay ninka Telegram| Dhalashadii O lagala Laabtay Sheikh Xasiina| Bin Qafiir Sirtuu Qarxiyay & Siyaasada Natenyahu
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    you can open a wise bank acount world wide using this link and get bonus and free card
    wise.com/invit...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

КОМЕНТАРІ • 169

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  17 днів тому +31

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @xamdi8711
      @xamdi8711 17 днів тому +2

      😂😂😂

    • @user-pe7lt2sl9l
      @user-pe7lt2sl9l 17 днів тому

      Waxaaburburaya.sharcigii.jimciyada.quruumaha.kadhaxaysa.oo.ladajiyay.1948.dhamaantiisa.wuburburayaa.sid.lasheegay

    • @user-wg2fz8zt9n
      @user-wg2fz8zt9n 17 днів тому

      @@xamdi8711 Xaa kaa qaldan jaahil yahow

    • @user-wg2fz8zt9n
      @user-wg2fz8zt9n 17 днів тому

      @@xamdi8711 jaahil bro maxs

    • @luulfarah6126
      @luulfarah6126 17 днів тому

      Sheikh saas u sugayey waan dalay coraska

  • @user-id5qv7tf8c
    @user-id5qv7tf8c 17 днів тому +3

    يا شيخ ليس الأمر كماتظن
    تحت القوه لا عهد ولا شرع

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 17 днів тому +10

    اللهم انصرإخواننا في فلسطین وفي غزة يارب

    • @user-xk7mz9jf9t
      @user-xk7mz9jf9t 17 днів тому +1

      ءامين يا رب العا لمين ☝️❤️

  • @NajiibAbow
    @NajiibAbow 16 днів тому +1

    Sheikh dulmi diid waa ku salaamay hadaa nahay dhalinyarada somaliyeed dagaal ayaan diyaar u nahay 🎉🎉 dalkeena waa ku dhimaneynaa

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 17 днів тому +2

    Dhulgariiro iyo daacuuno iyo xanuuno halis ah ilaahay haku salido yuhuud, alla xumaa wuxu oo wasakhsanaa

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 17 днів тому +3

    Odaykan maxuu Somalia la quursadaa. Adika hadii saas isku bahdileysid dadka kalane kawaran maxee kuu aqoon sanayaan. Having self esteem is important. Umadkale iyo yahuud acceptance hoda maxee uu kadereysaa adika hada isliido. Sheikh happy isku noqo

  • @Bashkapoy-y3q
    @Bashkapoy-y3q 17 днів тому +5

    Sheikhow qadiyada masjidul aqsaa Umada islaamka ah ayay Ka dhaxaysaa dhexdhexadna kama noqonkarno wan ognahay inan waxba utarikarin lkn muhiimadu Waa inan dareenkena islaamnimo muujino oo an la Dareen noqono rer falastiin

  • @AbdirahmanIbrahim-o5q
    @AbdirahmanIbrahim-o5q 17 днів тому +10

    illahayaw 50ka gobal ee maraykanka dhulka lajar intuusan waaga baryin yahuudana cudur daba jaro ku salid yaa rabi.

    • @rahmaosman7946
      @rahmaosman7946 17 днів тому

      Allaha lagooyo in kastoon ku dhex jirno

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 17 днів тому

      Aamiin anoo ku dhex nool baan aamiin leeyahay. Sanad walba duufaamo daadad iyo dab baa ka dhaca waxaasna waa cuqubada wadamada muslinka ay ku hayaan

    • @user-cd8pu8qp6x
      @user-cd8pu8qp6x 16 днів тому

      اللهم آمين يارب العالمين يا رحمان يا رحيم برحمتك ❤❤❤

  • @KhalidAhmed-mz1yj
    @KhalidAhmed-mz1yj 17 днів тому +2

    اللهم صلي وسلم وبارك علي نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا وقدوتنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه أجمعين

  • @cabdiraxmancisman995
    @cabdiraxmancisman995 17 днів тому +7

    ilaahayow islaamka u gargaar yaa rabi

    • @shukrilibax
      @shukrilibax 17 днів тому +1

      Ilaahow u gargaro shacbka Palestina iyo somaliya amiin yaa allaha 🤲🤲🤲🇵🇸✌️

  • @Fatimaal.i
    @Fatimaal.i 17 днів тому +6

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-........

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 17 днів тому +4

    😂❤❤Allaha guuleeyo muqaawamada iyo dhammaan
    Muslimiinta 😂😂❤❤❤❤

  • @user-xk7mz9jf9t
    @user-xk7mz9jf9t 17 днів тому +6

    اللهم ارزقنا الجنتك😢❤️🙏🙏

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 17 днів тому +1

    Allah ayaga ha ku halaago hana ku baabiyo hubka ay daldalayaan ay ku xasuuqayaan shacabka falastiin aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas aamiin

  • @aaminomaxamed3344
    @aaminomaxamed3344 17 днів тому

    Salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam salallahu caleyhi wasallam ❤

  • @user-xd6zm3of2j
    @user-xd6zm3of2j 17 днів тому +1

    Shalayna Somaliya ayaa xolaha kuu caawin jirtay Emaraatka markay gajoonaysay SUBXANALAH
    WAY KIBREEN

  • @Mohamud.Ahmed0
    @Mohamud.Ahmed0 17 днів тому +4

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤

  • @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769
    @cabdiraxiimmuhumedsiciid8769 17 днів тому +1

    Shekh soo reebo sida ha dhihin dad kaga ha liid

  • @aminayusuf8794
    @aminayusuf8794 17 днів тому +1

    Ilaahey biyo ha ka dhigo

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 17 днів тому +1

    Ayagana intaa aylaqdabada wadaan aduunka laga siinacayaa

  • @MuscabJeylani-k7l
    @MuscabJeylani-k7l 17 днів тому +1

    New youtuber

  • @axmedwali7463
    @axmedwali7463 17 днів тому +1

    Nathan yaahu waa buburkii israaiil inshaa alaah

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 17 днів тому

    Scw scw scw sheikh dulmi diid wcs mareikaku waahba mataarayo iyahey Iya laajiiraah umadah muslimane taah allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar allah akbar

  • @Ayanmohamed-xl9so
    @Ayanmohamed-xl9so 17 днів тому

    Shiikh waxad isoo xasuusiya mahmahdii soomaliyeey ee aheeda hadaba labo walaal kii lacagaleh baa weeyn kk ilaahow muslimiinta midaa Oo awooda siiya yaa rabii reer Falastiin guulee yaa rabii

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 17 днів тому +2

    mareykan waa cadawga islaamka illaahow burbur iyo masiibo kurid mareykan yahuud yurub aamiin illaahow hiili falastiin xuuti aamiin masjid AL khasa in la badalo waa tijaabo muslimiin siiba carabta

  • @AbdullahiOsman-cn1fr
    @AbdullahiOsman-cn1fr 17 днів тому +1

    Sheakh Dulmi did Arintaan Waad Ku Qaldantahay Waxaad Ku Hadleyso Micno Ma Sameyso Muslinkii Baad Yastay Somalina Wax Baaba,Ah baa Ka Dhigtay Dhagahaaga Iyo Afkaaga Isma Maqlaan yeysan Umada Kala Laaban Tageerada Iyo Dhageysiga Qudus Muslimka Dhan Buu U Siman yahay ,Kuli Xaal Warkaaga Miisaan Ha Lahaado

  • @bushraaliseid181
    @bushraaliseid181 17 днів тому +2

    Turki Pakistan malaysia kulligood wax way samayn karaan

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 17 днів тому

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @niimaneur4842
    @niimaneur4842 17 днів тому

    Mashallah Sheekh illaahay a ku barakeyo sida no fahfahisid

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 17 днів тому

    Somaliya waa dal iyo dad jira IA waanu difaacaynaa kacbadda iyo Al aqsa .

  • @qurayshkahin265
    @qurayshkahin265 17 днів тому +1

    Sxb madama a wariye tahay ha buun buuninin Israel , dadka aan qadiyada Falastin lasocon Qudus waa in aad dadka aan la socon aad Corse ka samayaa
    Thanks sxb

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 17 днів тому +1

    Qadiyada al aqsa waa mid Muslim ka oo dhan utaal Ma carab baa leh diinta islaamka

  • @AdmiringBaseball-jh7js
    @AdmiringBaseball-jh7js 17 днів тому +1

    WALAAL,WAAD,KHALDANTAHAY,MUSLIMIINTU,WAAMID,XUDUUDNA,MALE,XUKUUMADAHA,IYO,SHUCUUBTUNA,WAYKALADUWANYIHIIN

  • @AshaYuzif
    @AshaYuzif 17 днів тому

    SHEIKH SAAS MAAHA MASJID KA DARTIIS MUSLIMIINTA DHAN WAA INAY UDAGAALAMAAN CARABTAAS GAALADA ISUWADA DHIIBAY MASJIDKA LAGUMA HALAYNKARO HADAAN JIHAADKA LAADIKARIN WAAN INSIJOOGTA AH LOOGU DUCEEYO SIQALBIYANAHNA DUCADU BIR WAYKADAGTAHAY

  • @FatumaAbukar-l4s
    @FatumaAbukar-l4s 17 днів тому +1

    Soomalia waxaan duco uun

  • @sadam1318
    @sadam1318 17 днів тому +1

    waa sax falastin waa dad carbeed laakiin waxaan naga dhexeeyo
    islaamnimada

  • @ashasiad589
    @ashasiad589 16 днів тому

    Sheekh afkuba hiilo aw galaa diinteenana waa inaan daafacno.

  • @abdulkadiryousuf7395
    @abdulkadiryousuf7395 17 днів тому +1

    Mareykan & Yahuda Waa Mid

  • @user-yy4sr5dt1z
    @user-yy4sr5dt1z 16 днів тому

    Salalaahu caleyhi wasalam

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 17 днів тому

    Wa aniga abdi somali rer Djibouti jabuuti

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 17 днів тому +1

    WCS WALAAL 👋 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @abdullahimohamed1704
    @abdullahimohamed1704 16 днів тому

    "If you presume that Muslim nations will rally to your cause solely based on shared religious ties, remember that Yemen holds sway over Rafah, and the Palestinian death toll continues to mount with each passing day."

  • @KikowAsalam-it6km
    @KikowAsalam-it6km 17 днів тому

    💯 % true

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 17 днів тому +1

    Immaaraatku waa shaydaan dhab ah ballaayo kasta oo dunidan lagu arko waxaa ku jira wata immaaraatkan shaydaanka ah

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 17 днів тому +1

    Sheekh shaqo kuma lahdiin ha odhan

    • @khalidmohamed8138
      @khalidmohamed8138 17 днів тому

      Waxaanad waxba ka qaban karin macnaheedu waxa weeye shaqo kuma lihin

  • @ishakutariiq2487
    @ishakutariiq2487 17 днів тому

    Black Rock balaayoha ku rido iyo xulafadeeda. Ha qoslin caalamka aad sheegeysid waa ayo

  • @rahmamoalim5937
    @rahmamoalim5937 14 днів тому

    He who Cares him self can. Care the other .first aan. Wadankeena ka difaacano Codeaga Ethiopia

  • @ismahaan12
    @ismahaan12 17 днів тому

    Waa isku denbi waxaan eeliba Şii Xun ka hubka keentay waayo haduunan keeni lahayn Awood ma yeesheen

  • @ahlumuxamad8691
    @ahlumuxamad8691 17 днів тому

    Anaga sani nooguma shaqaynayso sheekh coorasadu

  • @imaanfaarax4287
    @imaanfaarax4287 17 днів тому +1

    Israiil maaha waxa dagaalamaya ee process weeye u jooga maraykan

  • @IsmailDhitaa
    @IsmailDhitaa 17 днів тому

    Haa wan u duceyn 🇵🇸

  • @KeifNour
    @KeifNour 17 днів тому +1

    Maamo malaysiana oo dhulku lago'ay nogasoo waran abti

  • @jamaisse7944
    @jamaisse7944 17 днів тому

    ASC SHIKHOW SAS HA DHIHIN HADAYBA DOWLADENA HADAYBA KAHADASHAY FIKIRKEDA WEY FICAN YIHIN HADURABO YUSAN SOCON WARKA DOWLADENA WAXAY KA FICAN YIHIN MUSLIMIN KA AMUSAN MANTA QADIYADA RER FALASTIIN SIDA DOWLADO CARABED IYO KUWO AFRIKAN AH .

  • @user-bx9zz7oz7p
    @user-bx9zz7oz7p 17 днів тому

    waa runtaa

  • @Studio.com2
    @Studio.com2 17 днів тому +2

    Barmijkaaga waan dhagaysanaa
    Lkn waxaan kugula talinaa markii somalia ka hadlaysid ha liidin wadankeena iyo dadkeena
    Adduunka wadan aan kufin majiro
    Annagana insha allaah waan soo kaban doonnaa

  • @abdinasirqaylia8144
    @abdinasirqaylia8144 17 днів тому

    Sida aad wax u dhaliileysid waa wax aad u xun ee waxreebo somaaliya waa waden soo kabanaaya caaduna waa wax xun

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 17 днів тому

    Duco uun weye ale ha u gargaaro ha u hiiliyo

  • @qamarfarah334
    @qamarfarah334 17 днів тому +5

    You are wrong about charagementaly about all Muslim base masjid all qasa. All Muslim can defeated masjid alqasa

    • @MohamedMohamed-hn2tb
      @MohamedMohamed-hn2tb 17 днів тому

      Afka reerood hawga ciyaarin ama soo baro horta

    • @khadarrrr
      @khadarrrr 17 днів тому

      Theoretically you are right laakiin waaqica aan u noqono anaga ayaa wali stone age ku nool

    • @seifghani8695
      @seifghani8695 17 днів тому +1

      We don't get anything from you . Afkaaga sharafta leh kuhadal

  • @ardonoorwardhere8913
    @ardonoorwardhere8913 17 днів тому

    Aw9day kufaansyan Ala ha jabiyo ayga wax ka xasuuqay shacabkaas Afal

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji 17 днів тому

    Moroco Ethiopia waa tan ay siinayso Billions may Falastin Siiso

  • @yaxyecibaar9039
    @yaxyecibaar9039 17 днів тому

    Aawey tii imaaraadka telgaraanka

  • @LimoonHaji
    @LimoonHaji 17 днів тому

    ❤❤❤❤❤

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 17 днів тому

    Imaaraat yaa khayr ka sugayey argagixisada la sheego reer galbeed bay ahaan jireen lakin qofkii iska celiya argagixiso ku tilmaama 100 sano ee ugu danbeysey lakin hada imaaraat baa ku darmadey si cad waliba waa dadkii ku faanayey inay ayagu burburiyeen suudaan ilahay umada idinka hor qabay waa cawaan dharagtey

  • @riyad1278
    @riyad1278 17 днів тому

    Sheikhow qof walpo muslina jihaadka iyo dfaca masjid aqsa wa ku wajib inta awodi ayad qabn duco u yar lacg bad ku bixin karta mrka sa ha u hadlin inta awodo af iyo ficilba oga qayb qado jihadka iyo xoraynta masjid al aqsa

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 17 днів тому

    Dulmidiid yes we are useless anaga dagaalkii 5aad EE adduunka ayaanba jirnaa hadii aan nahay soomaali. Teeda kale iga qor walaalow soomaaliya waxaan qabsan doona itoobia

  • @shukrimaxamed4752
    @shukrimaxamed4752 17 днів тому

    Imaaraat aakhirkiisa hindi iney kamadax noqoto ayaan umaleynaa oo ay hogaamiso.

  • @fadumamaxamed2535
    @fadumamaxamed2535 17 днів тому

    Waxaa aay hada ka hor sameeyeen sharci u ogaalanay qofka lacagta haysta, maalgashada in aay dhalashada siiyaan, Emaradka iyo sacudiguba.

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 17 днів тому

    Subhaanalah ❤❤❤❤❤❤

  • @IkranAhmed-m5g
    @IkranAhmed-m5g 17 днів тому

    Shiikh shaqo waan ku leenahay
    Dareenkeena xitaa waa muhiim aann dareemayno xitaa hadanan wax uqabankarin

  • @husseinabdullahi1932
    @husseinabdullahi1932 17 днів тому

    Arrintsas ka noqo xataa haddaan tabard lahayn waa inaad ka necbaata qalbiga

  • @LibanDahir-z3g
    @LibanDahir-z3g 17 днів тому

    Shiiqow dad lacagta heesto lee koorsada sii saan 😢dadka aan lacagta heesana waxaa dhahdaan listi ayaa kuugu darnay dib danbe neh uguma soojawaabtiin wlhi been maheen maah maahdii aheed labadii walaalo kii lacag hestaa weyn 😔!?

  • @CabdulQadirXassancabitabliiQ
    @CabdulQadirXassancabitabliiQ 17 днів тому

    Asc sxb sibahdila ayad uhdasha niyadan lelahay alana na og niyatu mumin qeru mincamali shiiq watahay ale hadu najecyahay mux yahay calam niyadada hagaji shiiq

  • @Qeyrqabto124
    @Qeyrqabto124 17 днів тому

    Waxaana ku gaari karnaa inaan dad la dhageyato noqono waa inaam qalbiga qabiil ama nin jecleeyati iska dayno dowladnimo jeclaano ayaan ku gaari karnaa

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 17 днів тому

    Hindiya ninka xukuma islamka wuu neceb yahay masoo dhiibaya ayaga dhalasha siinaya Xasiina

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 17 днів тому

    Shekhow Yaka xosbihin turkiga sameen ayu leyahay

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 17 днів тому

    horta binzaaid iyo kuwa xukuumadiisa ah muslim laguma shegi karo subxaan llaah diinta beey ku ciyaareen

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 17 днів тому

    Waxaad ka hadashey oo dhan wa run.Ilaahey Cadow nooma jabiyo.Auunyada Midkii ladan uun ba la qiimeeya.Wa inaan Fahanaa Midaas.

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 17 днів тому

    Sxb somaliya resalwasare hamze inu yuhuuda ku sheegay dofaroo.wadan islam ah oo sidas raysal.wasareheedi uga hadlay may jiirta caar so heel dulmiidid manta somaliya waad dulmiday ee joogso awooda somaliya adunku uu ogtahay

  • @User-s5z2t
    @User-s5z2t 17 днів тому

    Sheikh hadalkaas waxaan dareemay xanuun Qadiya al aqsa Saad u dhigta hadalka waayo. Muslims waa hal naf carab gaar kuma ah saalaxhudiin al ayuob kuma ahaa xagee kasoo jeeday Kurdish

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 17 днів тому

    Waxas danbi badan maraykanka cadawga uguweyn falastiin marsykan

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 17 днів тому

    Sheeqow dhulka masjidka ku yaal falastin baa leh sucuudi iyo emarati ma bixin karaan

  • @ismailmohamed7730
    @ismailmohamed7730 17 днів тому

    Dulmi diidhe saas maxan masjidka wanagadaxeya

  • @user-zw7sj8cv1b
    @user-zw7sj8cv1b 17 днів тому

    Lax kasta meshey is dhigta lagu qala, somali wa saas

  • @saidahmed7268
    @saidahmed7268 17 днів тому

    Shiikhoow dadka runta usheega....dadka muslimiinta ah runta usheega....dadka zahyuuniyadda hawloogina....usheega dadka muslimiinta ah in dalalka jaziiradda carabtu ay uheelanyihiin inay Israa'iil nabad galyadeeda iyo sidii dadka muslimiinta suniyiinta ah loogu bahdili lahaa oo ducufaa looga dhigi lahaa yuhuuddu say doonto ka yeesho

  • @rahmasayid1594
    @rahmasayid1594 17 днів тому

    subaxanaAllah umada mulimiita ah agataada ma ebar bay ka yihiin 00 sad ku tilamaanatay xamaasad iyo qosol adoo isakaga dhax jira salaaxu diin ayuubina qosol iima banaana masajidul aqasaa oo la heyasato ayuu yiri masajidul aqsaa umada musaliminata ayuu u dhaxeeyaa idinaka sheekeya lacagiihiina isaka shaqeyasata laakii umada mooraalaka hakasii jabinin حسبناالله ونعم الوكيل ولا حول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @haa8793
    @haa8793 17 днів тому

    Damaaadkoda waaayo yanlalayaabin

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 17 днів тому

    BEEN BAAD SHEEGTAY WAY JIHAADI KARAan Soomalidaba. Isxasuuqin HUBKA SOOMAALI LAGU XASUUQIN

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 17 днів тому

    Waxa. Laga yaabaa. In. Berigii hore. Ay. Hoos. Kasaxeexeen

  • @user-fu5qo6nc4n
    @user-fu5qo6nc4n 17 днів тому

    Wax uma tari karaan islaamka tabar iyo daris la ahayn ilaahay waxaa waydiin maayo laakiin boqorada carbeed iyo masar waa munaafaqiin waana kaniximaayaan haday xataa dumiyay laakiin falastiin iyo iiraan hanoolaadaan

  • @abdullahisharif5153
    @abdullahisharif5153 17 днів тому

    Shekadasi hashiska India qoftilagashay wa,ay aheyd o herkasi usahashay india aya Dan ka so gashY side ku so celinkarta wa maya

  • @adrianarose7045
    @adrianarose7045 17 днів тому

    ASC sheikh aniga waxaan gatay course da 21 bishan wixii la iga rabay OO dhan wn so dry email ka iyo receipt Kaba ila iyo hada la iima furin course da sidoo kale WhatsApp ka wali la iima soo jawaabayo shalay baa mar kale Cod so dry imisa bari ayay qaadanaysaa inla isoo furo course da ?.

  • @ashawooo
    @ashawooo 17 днів тому

    Shanta boqala soo ra inshallaha waxaba uma tareso isarali Marka waa cadawaga reer falasatina kuwa khasaraya waa isaril gush waa walaalah reer Hamas

  • @rahimohussein4414
    @rahimohussein4414 17 днів тому

    Asc walalkey anigana waxay ila tahey masjid aqsa anagoo dhan bey nootalaa waxan ka wadaa muslim oo dhan

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 17 днів тому

    Waxaan aad uga xumahay in qofsaan u caana oo aan dhagaysano uu ku soo celceliyo soomaaliya waa siiro hadii dadkeedii culamadaahay qaarkood saan uhadlaayaan yaa umaqan soomaaliya waa sookabanaysaa gob jabtay ayaanu nahay waanu istaageynaa bi,idnillah

  • @husseinabdullahi1932
    @husseinabdullahi1932 17 днів тому

    Waad khaldan tahay inasd masjidul aqsaa ku sheegtid carab ayaa iska leh oona ka hadli karto

  • @janojecelxusen
    @janojecelxusen 17 днів тому +2

    Somalia maxay aduunka ka tahay maxad ka wadaa aduunka ma cid gooniya ayaa meel ku xidhatay??
    hadal qiimo leh nagula hadal adoo mahadsan
    somalia ma leedahay dheh siyasadi ama awoodi waxas wax ka badali laha lakin hanala hor imaan Somalia maxay aduunka ka tahay

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 17 днів тому

      Bal noo sheeg waxaad adduunka ka tahay?

  • @umujaabir9273
    @umujaabir9273 17 днів тому

    Sax waaye sheikh somaliya awod malahan

  • @mohamedahmed2675
    @mohamedahmed2675 17 днів тому

    Wariye ma tihid aqoona ma jirto

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 17 днів тому

    SIDA NATANYAAHU WAXAA U DHAQMA WAHAABIYADA SIDA SUCUUDIGA IMARAADKA BAXRAYN URDUN IYO MASAR. MAXAAD ULA YAABAYSAA ADIGU?.?

  • @akisheharara
    @akisheharara 17 днів тому

    Ma og tahay in shirkadaa ay leeyihiin qolooyinka koofiyadaha yar dhakada saarato