Riwaayad cusub (Faqiir Mustakibir)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 січ 2025

КОМЕНТАРІ •

  • @abdirisakmohamoud1772
    @abdirisakmohamoud1772 17 годин тому +1

    😁😁😁😁

  • @MustafaY-dm3cg
    @MustafaY-dm3cg День тому +3

    Faqiir kibray 😁😁😁

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 День тому +2

    Salaam Alaikum first one comment 🎉🎉🎉 thanks

  • @Abwaansalan
    @Abwaansalan Годину тому

    Jababkada badan 😅😅😁🙄🤣

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 20 годин тому +1

    Kkkkkk

  • @HamzeAbdi-t8z
    @HamzeAbdi-t8z День тому +1

    War nio Ragan waa wayn ee masuuladaah ee riwaayada jilaya waanba u Bogay
    Wlhi waa qic dhaba ayay ka jilayaan riwaayadan

  • @apdisamed2325
    @apdisamed2325 День тому +2

    Lacag wanaagsan Baan baan ka Rabey war ma lacag buu ku lahaa😂

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 День тому

    Haha haha haha ninka go,a sita waa abujeerin

  • @ABDIWAHIDFAARAX
    @ABDIWAHIDFAARAX День тому

    Faqiir musta kibir 😂😂😂

  • @Abdinaasirabdilaahi-k5b
    @Abdinaasirabdilaahi-k5b День тому

    waar ragan waxbaa iiga baxay

  • @khaalidcabdiraxmaan4972
    @khaalidcabdiraxmaan4972 День тому +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @XamseSiciid-e8e
    @XamseSiciid-e8e День тому +1

    ❤❤❤❤😂😂😂😂

  • @shabcaanahmed140
    @shabcaanahmed140 День тому +2

    Barterda ayaad dhigteen

  • @XaajiLadane97
    @XaajiLadane97 22 години тому

    Ninku waa gartii Heellooy, khalad bad ku haysataa! Ma nin kumaakun Dollor haysta oo 20kun oo shilin kuu soo taagay lagama qaato. Adke weye ninkan

  • @MahadAfdhuub
    @MahadAfdhuub День тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 День тому

    Goyaasha Iidoorku ma naqshad gooniya,sida calankoodu gooniya u yahay ayay goyaal anaan weligay arag,sitaan.

  • @FaraxAhmed-j4q
    @FaraxAhmed-j4q День тому

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @ABDIWAHIDFAARAX
    @ABDIWAHIDFAARAX День тому

    Anigay igu dhacday dhacdadan oo kale walee
    Aniga oo labo doolar iyo wax aan dhaamin numberka iigu jiraan baan meel tuulo ah soo maray aniga oo tuulo kale ku socda nin tuuladda joogay oo aanu qaraabo nahay baa baanu kulanay wuxuu igu yidhi ar bal wax iidir waxaan ku idhi waxba ma hayee dee shaah uun kuu diri haye buu yidhi hal doolar baan u diray, magaaladdii ka baxay aniga oo jidka sii socda baa telefoon igu soo dhacay mise waa isagii war maxaad noosoo dirtay buu yidhi waxaan ku idhi wixii aan hayey baan inoo qaybiyey, kulahaa war wanu kuusoo celin waxaas oo kale ma qaadanee, waxaan ku idhi war anigu kolay wax kale ma awoodo, halkii doolar dib buu iigu soo celiyey, anna in aan Numberkii dansaday iyo in aan isagii baloogay ma xasuusto laakiin mid baan sameeyey aad baan uga xumaaday wixiii ninkaasi sameeyey ....

  • @Abdi123-w2x
    @Abdi123-w2x День тому

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 День тому

    Kkkkkkkk kkkkkkk

  • @HamzeAbdi-t8z
    @HamzeAbdi-t8z День тому

    Dugaag dugaag dhalay 😅😅😅😅😅😅 iidoor waa Qosol miidhan wlhi