War Yaasiin waxan moodi jiray nin dagan oo caqli badan war waa nacas gabadha ka wanagsan waa badaw qabeelista ah oo uray markee America la ugu soo dhaweyey ayaan nacay uu yiri Darood baan ahay dhulbahate ahay waa reer badiyo yaa qabeel u baahan waar gabadha waxan yay guursan Haweye ama Isaaq aroos dheh kan waa badaw
Aruush waa nin qali badan waa taageeraa
Nin nin dhaafay ayaadtahay 😊😊😊
Hadaa is garatya walee Aduunkii
Wa halaabay caad dhaaf
Sax weeye
War Yaasiin waxan moodi jiray nin dagan oo caqli badan war waa nacas gabadha ka wanagsan waa badaw qabeelista ah oo uray markee America la ugu soo dhaweyey ayaan nacay uu yiri Darood baan ahay dhulbahate ahay waa reer badiyo yaa qabeel u baahan waar gabadha waxan yay guursan Haweye ama Isaaq aroos dheh kan waa badaw
Hooyadaa u naxariiso
War ha caynin yasin halyey yuu kugu SOO jeesanine