Saaxiibtinimadan kasoo bilaabatay Degmada Waaberi ee ku kala baahday qaaradaha Yurub iyo Ameerika

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 кві 2024
  • Mala socotaa Saaxiibtinimadan kasoo bilaabatay Degmada Waaberi ee ku kala baahday qaaradaha Yurub iyo Ameerika
    Ma leedahay saaxiib noocaan oo kale ah?
    #biletv #bilemedia
  • Фільми й анімація

КОМЕНТАРІ • 20

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Місяць тому

    Masha-allah Guuleysta Ilaah Caafimaad Iyo Cimri Dheer Ha Nii Siiyo

  • @user-wb4zq1kw5b
    @user-wb4zq1kw5b Місяць тому +1

    Aniga sxbkey mursal igu salama

  • @AishaDahir-gj7kb
    @AishaDahir-gj7kb Місяць тому +2

    Saxiiteydhaa 16 sano Saxiip nehe ilaa hataa waa nehe ❤tani 2 labo jirkeena 😢i.h tan oo kale sugayaan malain uun dib neef waa isla marne😊

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Місяць тому +1

    Familiga ayaa ii saaxiib ah 😂😂 qofkasto aad taqaano micnaha ma ah saaxiib😂😂😂

  • @muqtarmadaxey
    @muqtarmadaxey Місяць тому

    Sxb malihi hada

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Місяць тому

    Sidoo kale ciyaalkana leh gabadh baa ii sxb ah iyo wiil baa ii sxb ah dib ha isugu noqdeen maxaa qaldan

  • @nimofarah8193
    @nimofarah8193 Місяць тому

    Dee maba daneeyo saaxiibtinimo mana haysto markaa wax aan ka aaminoba mahirto armay yihiin uun
    Wax kaa mashquuliya arimahaaga
    🤔🤔🤔

  • @Garaad-
    @Garaad- Місяць тому

    Qofka dhiig iigu dhaw waa walaalkeey , kan iigu dareen dhaw waa hooyadeey , kan qalbi ahaan iigu dhaw waa saaxiibkeey ❤ , lamaanahaase nolol iigu dhaw

  • @shuebmidow6459
    @shuebmidow6459 Місяць тому

    Saxibkey waxaaa ladhahaaa Abukar mayow ,wa qof kali Ankutshado illhey habarakeyo sxp keyga,wuu jogaaa canada.Anigaga waxan jogaaaa Nairobi kenya.

  • @QaboojiYe
    @QaboojiYe Місяць тому

    sawirka thambnail kaa noga qaad meesha nio

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Місяць тому

    Saaxiib naag ayaa saxiibada ugu xun 😂😂😂 markasto meelaha ayaan ka daawadaa ayaga OO iscaaynaya😂😂

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Місяць тому

    Saxiib maxaa ku xigo kkk
    Saaxiib badan ma fiicno😂😂😂

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r Місяць тому

    Aniga will iyo gabar walaalo ah ayaan saaxiib ii ah waxayna u dhasheen kenya city call Migori dad asn qofna ku dooraneyn waaye waloow ay gaalo yihiin macaa family gooda waan isku fiicanahay walaalo camal ayaan isku noqonay waloow aan jeclaan lahaa inay diinta Muslim ka qaatan

  • @Football-fans327
    @Football-fans327 Місяць тому

    M.a

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Місяць тому

    Dadka jabhadaha isgubo wayo duur joog isbital aba berey tacban inla qabto wax lasiyo dhabta laguilabin loguba bogta habogsoto uroronow

  • @helmi782
    @helmi782 Місяць тому

    Masha allh

  • @hanad6666
    @hanad6666 Місяць тому +2

    (Bile tv) wariye kan mahe iska bedela Afsomaliga iska saxa yurub wa hal qarad ee Qarado mahan bal Qofkan afsomaligusu sidan yahay baa wax tabinaya ilahow somali ugargaar wa dad io dal dadkii jahilada ahaa dhageztan😂😂😂😂😂😂😂

  • @hodannuur4191
    @hodannuur4191 Місяць тому

    Waxaan jeclahay in aan isku filnaado😂😂 maxaa yeelay markii aad tahay qof wanaagsan dadka qaarkood waa dad daneeysto ah 😂😂😂anigana waxaan ahay in aan
    Wax uu qabto dadka waan jeclahay laakiin waxaan jeclahay in aad noqoto qof run badan 😂😂hadii aan ku arko adoo been u sheegaayo Dadka kale waa iiga kaa dhamaatay😂😂. Macna faham anigaa ku xigo ileen waji malihide😂😂😂. Dad kii shaqo kaala dhaxeeyso macnaha ma ah saaxiib kaa
    😂😂 Kii aad jidka ku aragto ma ah saaxiibkaa😂😂
    Saaxiib waxaa ah labo qof OO wax kasto ha dhacaan jecel wanaagaada iyo farxadaada
    OO aad waxba kala qarsan
    OO marnaba is dhihin in uu Dhib kaa soo gaarayo.
    Marka saaxiibtinimada hada jirto yaa firaaqo isku hayo marka hore😂😂😂.
    Dadka wadanka Soomaalia joogo kama hadlin OO lacagta loo soodiro😂😂😂 kuwaas waqti afka meelaha ku taag taagaan weey heystaan😂😂
    Laakiin qurba joog only markii aad aroos ku aragto ama casho restaurant la isla aado mar mar 😂😂. Saaxiibtanimadii xalaasha aheed waa dhamaatay😂😂
    Comon 20024 ayaa lagu jiraa
    Qofkasto aad aragto saaxiibkaa ma ah 😂😂 aniga
    Waxaan ka hadlaa dadka diraamada rabin 😂😂.
    Hadii aad saaxiibo badan xoog
    I heyso waxaad ka hesho wax ha Iga siin😂😂

  • @Garaad-
    @Garaad- Місяць тому

    Saaxiibku waa qofka kaliya ee yaqaan qofka saxda ah ee aan ahay , waxa aan galo iyo waxa aan gudo intaba
    Saaxiibku waa walaalkaa oo dhib la'aan kula dhashay , waa brother from another mother