Xog:- Ciidanka JL oo Bardheere gooba muhiim ah ka dagay dowlada oo cunaqabatey ku soo rogtay Gedo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 141

  • @Warar_iyo_warbixino_sugan
    @Warar_iyo_warbixino_sugan  21 годину тому

    clapperapp.com/Galwaaq?is_invite=1&r=OJd9343BoW&c=in&m=co saaxibayaall caawa halkaan live baan ka soo galayaaye ku soo biira

  • @memr7493
    @memr7493 День тому +6

    Daaroodoow yaanan laa isku kiin tiiriin odyaan ee aqliiya dameerka leh iyo cabuulada kaa dhaargey ee dhuusada dameerka tuuraya ee xasan tuug ah yuuna isku kiin tiiriin mooryaanka biiliiqo uu raadiinaya ee daaroodoow hal ahada wlleliin dhulbahante iyo warsangaalii uu hiiliiya Jubaland ha isku burburiina waaxaanahay iilmiihii 1991 dadkoodii daaroodmiina loo dhaameyey walii waan xasoosanahay my daarood family be a one strong 💪🏽 nation please our strong hole is Jubaland ❤if are daarood don’t let our enemies destroy us viva Jubaland ❤

  • @AbdiganiShariif
    @AbdiganiShariif День тому +5

    Mowliidoow kugumaalnay D5 israacday inshaa alaah love you adeer ❤

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 День тому +5

    Allaah ogadeen iyo mareexaan haka bad baadiyo duulaanka iyo dulmiga xamer laga so aloogayo.ninkas xasan sheikh wuxuu rabaa in uu dadkiisa ku beero jubaland

  • @xamdiabdisalam-d7g
    @xamdiabdisalam-d7g День тому +4

    Godoon allaha galiyo dowladan qariban waxan reer gado ogu baqi lahaa iney kayelin iney 2bada dhinac dagalkooda eeysan kenin gobolkeena barakeeysan allow noo xifdi gobolka🤲🤲🤲

  • @AmalAhmed-s2g
    @AmalAhmed-s2g День тому +2

    Wale in ad thy nin garad bdn masha allaha wllo❤

  • @NasroCabdi-i7g
    @NasroCabdi-i7g День тому +5

    Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💪💪💪💪👍👍👍🫶🫶🫶🥰🥰🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️❤️🦁🦁🦁🦁

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 День тому +2

    Horey u soco inaadeerow viva tolkey mareexaan guuleysta go aad tihiine cadowga Sade allahay jebi caadil baad tahaye allow cududiina kaab caadil baad tahaye

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h День тому +1

    Ader khayr allah ha ku siye wa xadith saxixa oo bukhari ku yala,
    Ninka wax xukumayna wuxu aha
    Nabi sulayman calayhi salam...

  • @CrizaaqFarah
    @CrizaaqFarah День тому +3

    War.mareexaanka.gadoodow.fartaag.iska.soo.cayrsha.ayga.xasan.soo.dirsaday.

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi День тому +1

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll jimco wanaagsan ❤❤❤

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 День тому +2

    Habeen wanaagsan jaale

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 День тому +2

    “Asalaamu Calaykum “
    Gudoomiye waad ku Mahadsantahay warkaaga qiimaha badan. Meel walba waa joogaan horgalada
    Waase dad yar oo hunguri qaaday! Reer Jubaland awalba 2 dhib ayay udhexeeyeen! Xassana wuxuu rabaa in uu ugu daro mid 3,aad!!! Halayska celiyo!
    Guul iyo Gobanimo Jubaland ha jirto.

  • @XasanGelemuse-ih4nr
    @XasanGelemuse-ih4nr День тому +2

    Nin caadi ah ma ahayn; ninka u garqaaday labada dumarka , ee wuxuu ahaa nabi suleeymaan, waana Aayado qur'aan ah.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax День тому +1

    Xasan xarash qaran ilaah haka qabto shacbka reer gedo amiin yaa allaha 🤲😢💔🇸🇴
    Iyo juboland oo dhan amiin yaa allaha🤲

  • @CabdiRisaq-v5d
    @CabdiRisaq-v5d День тому +3

    Guul

  • @avv.abdirizaknuh1315
    @avv.abdirizaknuh1315 День тому +2

    Baardheere haka beensheegin wax xog ah kama hayside

  • @HassanMohamed-j6p
    @HassanMohamed-j6p День тому +1

    ❤marxaankamadhamaan ragwagarada🎉

  • @abdirahmanmirre5836
    @abdirahmanmirre5836 День тому +1

    M.GALWAAQ. Salaaaan Sare ❤❤❤

  • @abdirahmannur5984
    @abdirahmannur5984 День тому +1

    Wallee rag haldoor kama dhamaado, Maanshlah indr waxaan hubaa in wacyi galintaadu noqon doonto mid taariikhda gali doona, waa aragtida guusha lagu gaadhi doono inshlah

  • @CandimaxamedGeelqure
    @CandimaxamedGeelqure День тому +1

    HADALKA WAAD DHAMAYSAY AAD AYAAD UDADAALAY SAA MAAN SHA ALLAAH

  • @kingmohaa5256
    @kingmohaa5256 День тому +1

    Marexan maanta hadeey xasan sheekh eey dhahan dabka la ordeyso naga lexi. Tariqda xusi donto

  • @yusufsirad1581
    @yusufsirad1581 День тому +1

    Guul guul

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 День тому +3

    Ku darsoo marixaan baa dhiig iska daadiya laga shaqeyn hayaa. Fiijiiya farataaaag

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 19 годин тому

      Allaha ka qabto wixii midnimadda reer gedo ku ah walaalayaal midooba

  • @QureeshoAbdi-j9g
    @QureeshoAbdi-j9g День тому +1

    We are mareexan 🎉❤

  • @BileAhmed-b2h
    @BileAhmed-b2h День тому

    War jale reabahen run ayad usheg tay❤❤❤❤

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 День тому +1

    Mawliid noolow

  • @CanabSaahid
    @CanabSaahid День тому

    GUUUL❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 День тому +2

    Fartag haduu marixan qaban lahaaa rer siyad ba lagu xushmeyn

  • @ShukriBashir-n3s
    @ShukriBashir-n3s День тому +4

    Masha,alah

  • @jacobxj387
    @jacobxj387 День тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @fardousaahmedgabay5686
    @fardousaahmedgabay5686 День тому

    Daarood Alaha guuleeyo

  • @hasaanodawaa1354
    @hasaanodawaa1354 День тому +2

    Waxa dhibaatada kuhayo Gedo waa reer Gedo waxaana kubadan gargalada imaanlawayasha laso adeegsanayo reer Gedo intey iskaqabanayan weligeyd Gedo dhibaato iyo Godoomin kama baxeyso

  • @cumardhaqane1909
    @cumardhaqane1909 День тому

    Guup

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День тому

    Guul.Jubaland insha Allah

  • @MohamedAbdullahi-l6q
    @MohamedAbdullahi-l6q День тому +1

    Jaalle waan ku wataa

  • @Abdikareem-b2r
    @Abdikareem-b2r День тому +1

    Warjaaleyaal shinbir kawaran

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 7 годин тому

    Reer Gedo Xasan Sheikh iyo Axmed madoobe midna dhulkiina hoow ogalaanina ee adinku waxqabsada oo gonolkiina horumarkiisa ku dadaala

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 День тому +1

    Illaahow hasan k qabo

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 День тому

    Allah akbar

  • @deeqagurey6525
    @deeqagurey6525 День тому +1

    Guul.guul.guul.iyo.gobanimo

  • @CaliCibar-b3s
    @CaliCibar-b3s День тому +1

    Madsheegtid hubka laxayiray benta

  • @nasrudiinshaafie7017
    @nasrudiinshaafie7017 День тому +2

    asc nimanka muqdisho Gado danta aay ka leeyihiin in aay hormariyaan ma aha ee waa in aay ku aarsadaan waaye

  • @MohamedIbrahim-ue6px
    @MohamedIbrahim-ue6px День тому +1

    Qisadaas waa xadith nabiga ninka wax xukumana nabi suleymaan

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День тому

    Guul.Jubalanx insha Allah

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 День тому +1

    Mowlid well done

  • @abukarmohamed3952
    @abukarmohamed3952 День тому

    guul JL

  • @ahmedgure4265
    @ahmedgure4265 День тому +1

    Habarshaliweeysey
    Aleela kuwaalatey jaalayaal mareexaan gobtadaaroodweeye xaqladirirka biyo umakabanayaan❤❤❤ilinta hoos Ayaalootiraa culusoow kor ayuu utiridoonaa😅kkkkkkkkkkkkk😂

  • @casowcade9902
    @casowcade9902 День тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 День тому

    one love somali

  • @MahadTahlil-z8g
    @MahadTahlil-z8g День тому

    mawliid galwaaq afmishaarr run baad ku hadashay ku soco

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 День тому +1

    ❤❤❤❤❤ kusoco libaax

  • @sahrociise
    @sahrociise День тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 День тому +1

    Horay usoco maxaa cusub

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale День тому

    MHDSNDIIN DALXUREYE IYO XAMZE AAR

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi День тому +1

    WARIYE ARRINTA AAD SOOQAADATAY EE
    #2-DA DUMARKA AH EE WIILKA ISKUQABSADAY
    WAA ARRIN "DIINI AH"
    GARSOORKAAS IYO CADAALADAASNA
    WAXAA WAX KUMAAMULAY,
    #NABIYULAAHI
    SULEEYBAAN CS.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 День тому +1

    Bundooyinki Burburay dadkii u iyo xoolahii iyo berahii fatahaada biyihii qadeen Dowladu Federaalka mahay noo qabatay.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 День тому +1

    Jubaland guul guul.
    Rer Gedo isku tashada idinko ikudiban dhexda xirata oo digtoonaada.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ABDULLAHIDIRE
    @ABDULLAHIDIRE 18 годин тому

    Wayb😂❤❤❤😅

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 День тому

    Reer gedo waad mahadsan tihiin badbaadinta wadanka waan ka xunahay cuno qabataynta Dowlada mafia ee xasan sheekh idinku soo rogeen

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r День тому +1

    Soo erya xasan biiq maexanow

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 День тому +1

    Fartaag
    Waa Damiir laaway
    Markii uu Xassan Xil u dhiibanayey inuu u adeegsado Mareexaan ayuu rabay

  • @mayAdam8888
    @mayAdam8888 7 годин тому

    Allaha u naxariisto eh waxaa ogaadeenka Jubaland sidaay u badan yihiin keenay Jaale Siyaad abaartii dabadheer

  • @cabdisalaancabeeye
    @cabdisalaancabeeye День тому +1

    in dadkii fatahaadu ku dhufatay oo shabaabku go doomiyay maanta hawada laga xiro waxay muu jinaysaa cadaawadda fog ee ardaygii caydiid xasan gurguurte

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r День тому +1

    Wasirka faratag Dilla Yuu Soo noqon dawlada ma jirto

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 День тому +1

    Allahayow gab,baan.ahay ay gumi rifaysaa.
    War hoy sadow usc 19991 joogta ayaa idinku soo socota.

  • @cabdisalaancabeeye
    @cabdisalaancabeeye День тому +1

    waa nasiib darro in 2024 ina suuban sabriye uu curadkii daarood rabo inuu isku laayo taas marna nama farxad galindoonto ee halaga hortago

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s День тому

    Fartag wa khain tug ah

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 День тому +1

    Koxda Hassan waa cadow u shaqeeya etiobiya, baddii soomaaliya bay kuwareejiyeen si etiobiya gacan oga helaan la dagaalanka jubbaland

  • @barlin1622
    @barlin1622 День тому +1

    🔥🔥🔥♥️♥️♥️✌️✌️✌️👍👍👍👍👍🥇🥇🥇👁️♥️✌️

  • @shaafimaxamed576
    @shaafimaxamed576 День тому +1

    Wariye noolow

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 День тому +1

    War fartaagow addegga shacabka oo sacda danahaaga qabso hanoqon cadow xaasn sheekh oo kale ah
    Oo u daran maatada iyo danyarta
    Frataagow u fur adegga daka reer Gedo alla ha ku dullleye allle aha ju dullleeyo ee ha duleyn shacabkaadddon xassna sheekh ayaad tahay.
    Allle ha ku fashilo Fartagow
    Addson xaasnsheekhow.
    Alle hakaa qabto shacabka reergedo.
    Doqon fartaag wax magartaa.

  • @abdiwelifarah9062
    @abdiwelifarah9062 День тому +1

    Brother imisa $ dollar ayaad nagu Qaadatey? Waxaan ahey dadka kuugu dhow ee wax lagu yeello Kismanyo ama mamulka jubbaland? Adigu abudwaaq ayaad Ahmed kataageedhaa!!! ???

  • @MoonLight-te8np
    @MoonLight-te8np День тому +1

    Juballand is not easy 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 День тому +1

    Mareexaanoow ninkan mooryaankaa asxaan idiima hayee iska saadha mooryaanta! Weligeed ayay xayiraad ku haysaye iska caydhiya!

  • @AbdiNasir-f9g
    @AbdiNasir-f9g День тому +1

    😂ayaantan gaari kaxeynta baranayey sidan u dhaqmi jry , steering lagu dhegan yhy , cabsi ku dishay, jaalahaada was

  • @noorshek2000
    @noorshek2000 21 годину тому

    Mowliidoow run ayad Mareexan u shegtay. Plain truth!

  • @mariamsidi3263
    @mariamsidi3263 День тому +1

    FARTAQ IN LUGAHA EY KA JAJABIYAN BEY AHED UUUUUFFFFF DHEH

  • @SPharaoh
    @SPharaoh День тому +1

    Urur samaale jileec ay Daarood Ismaaciil laga waayey miyaa Mareexaan lagu tuhmayaa? Isma lihi. Diida.

  • @haliimamahmuud4510
    @haliimamahmuud4510 День тому +1

    War mareexaanoow war wax tarimaayee xiniinyihiina fuula oo isks saara caada qaatayaasha wax marayaasha fidna wadayaasha la soo kabtuuray yaanwiil mareexaan bilaash ku dhiman iyo meel aan wax ka soo baxayn war is ka illaaliya waraabaha duqonkaa haadi majiido harag shabeel mareexaana waa sidaas

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p День тому +1

    Marexaanow jaallayaal wadani ayaan nahaye marixaanow baardheere xasan. Meesha uurabo ooceelka shidaalka ayaa kuyaala

  • @HASSANmataan-jk9ve
    @HASSANmataan-jk9ve День тому +1

    Curadka darood hadu fuliyo damaca hawiye ee 3 dex xusbi oo hawiye ah aya somaliya ka taratamaysa inta kale waa maynorati

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw День тому +1

    maxad sugayseen marexan mabakala sokeynee marexan midnima inomihime mairacday mise magaca daarood midmid halomirjiyo markay mindidu uus kutagto miyad midobi dontan muwafaqo wamihim macanjecesha layoo ninxun kumamatale magacasharafta muujiya daarodow midooba darilahay dagalama uliyo diir wadanoqdo reer walboow dacalkaga yan dayuus kasogalin gobanimo dagalama taariikhdada dahabka ah yan dayuus wasakheyn dabkaqata isdifaca darood isxoree midnimo guuul insha allah🤲🤲👍👍🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇲🦁🇬🇶🇬🇶🇬🇶🔥💪💪🇬🇲🇬🇲🦁🦁🇬🇶🔥💪💪💪💚💙🤍🦁🦁🇬🇶🇬🇶🔥🔥🔥💪💪✌️🙏

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale День тому

    NO CALACAL HORAY AANKUGU SHEGAY

  • @AaminoCabduqadir-w8n
    @AaminoCabduqadir-w8n День тому

    War haku danbabinaa dawlad majirtee maoyan rabta inay soomaali qalqal galiyeen illahoow nagaa qaboo
    Yaab

  • @CaabdiraxmanAadan
    @CaabdiraxmanAadan День тому +2

    Been waayo ciidanka dowlada joogo wax jubaland la dhaho kama jiro🎉

    • @wagadadawe6156
      @wagadadawe6156 День тому +1

      Ciidanka dawlada gedo ma iimaan mana joogaan

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f День тому

      War ninyahow Mareexaan Gedo isma saarna ee ha is saarine sheeg meesha uu Gedo mar kasta Durwaaga oga soo dhaco oo ah Garbaareey oo aay Beeshaado reer Diini degto. From Ceelwaaq

  • @mohamedwerar2393
    @mohamedwerar2393 День тому

    Garoonga dhoobley Garoonka Afmadow lama xidhin

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p День тому

    War wiilka gaarsiiya 5000

  • @saynabsaciid7449
    @saynabsaciid7449 День тому +1

    Oo inay isku dirto mooyaane maxay ka faaiidayaan mareexaan waa dad og munaafaqada lala damacsan yahay

  • @abdibarri9012
    @abdibarri9012 День тому

    HASAN MA KALE JECEL MAREXAAN IYO OGADEN HASAN WAXA RABA HAWIYA KISMAYO

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k День тому +1

    Kk jaalayaal brribaad ku qadayseen. Aayad kale akhri

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman День тому +1

    Asc mowliid Gal waaq sxb meeshaan dowlad ma jidho waa moʻryaan ama ciyaal weero marka halayska celiyo xasan dhiiqo iyo mooryatiisa

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 День тому

    War dawlad maaha ee waa mooriyaan sharciga dawladnimo ku qaraabanaayey

  • @AbdiNasir-n5h
    @AbdiNasir-n5h День тому +1

    Ader wa cadaw nafla cari ah oo cil qaba yal ah damul jadid iimanka allah ha ka qade...

  • @HamdkI
    @HamdkI День тому +1

    Mareexan ma falay niman tolkood loo adeegsado ama hunguri ku shaqeeya ma ahsyn ma maantoo somali intii kale ku soo duleen d bay baa iyaga loo somayaa jubaland oo waxa lagu haystaa tahay in la qabsado bay mareexan loo soo marayaa jubaland war isdifaaca d yaan laysu kiin adeegsan

  • @AaaJjj-h9e
    @AaaJjj-h9e День тому +1

    War yaan loo aamusin xasan waxa uu samaynayo waa danbiyo waa wayne caalamka halagu dacweeyo falalka guracan ee uu samaynayo

  • @abdimullahahmed384
    @abdimullahahmed384 День тому

    Soomaaliya waxay ku jirtaa xaalad halis ah, dagaal qabiil iyo mid siyaasadeed ayaa meel walba ka socda, dalku ma lahan mucaarad macno leh oo dowladnimada isku dheeli tiri kara, ma jiro mas’uul dowladeed oo dadka u damqanaya.
    Abdiabshir mahamed
    Oo jooga DDS

  • @xalwodalmarxalwodalmar
    @xalwodalmarxalwodalmar День тому +2

    mowlid walal qaliya no whatsap

  • @Kafidombihassan
    @Kafidombihassan День тому

    warka wad biisy

  • @ahmedadan6953
    @ahmedadan6953 День тому +2

    GUUL DAAROOD