Furriinka Muxuu u batay baryahaan ? | Qurbaha iyo Dalkaba | Ka fiirso inta aadan Guursan !

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

КОМЕНТАРІ • 821

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 2 роки тому +143

    Guurki wuxuu xumaaday marki bilowgiisibo macsi noqday in heeso la tumo gabdho qaaqaawan iyo rag isla ciyaarayo
    qofka guur wanaagsan iyo qof wanaagsan doonayow hal ogow qalbiyada allaha ayaa maamulo maxabo iyo naxariisna qalbiga qofka allah ayaa kuu galin kara inti aad hees la tumay iyo cuno la cunay iyo meel la kireeyay guurkaada ku bilaabi lahayd waxaad ku bilawdaa sadaqo iyo inaad masaakiinta quudiso
    gabdhaha waxaan leeyahay abaayo gabadh waa tii xishooto wllahi waa ceeb nin isagoo ku arkayo inaad xataa biyo cabto iskaba daa wax kalee halkay jogtaa marka adoo gabadh ah inaad arooskaada ka ciyaarto oo dadka hortooda wax ku cunto
    kuligeen aan rabi ka baqno

    • @zahrahassan1940
      @zahrahassan1940 2 роки тому +3

      Allahu akbar Allahu akbar 😔Allaha nasoohadeeeyo jazakillahu khyran walaashay Rabi hakuxafido aakharo iyo aduumba

    • @baraarujiye581
      @baraarujiye581 2 роки тому +1

      Waa runtaa walaashey qaaliga ah

    • @mohamudsaid3253
      @mohamudsaid3253 2 роки тому

      Heesaha iyo tumasho wa xalal
      Waxa laga xishooda wixi xaran ah

    • @hanankhadar3166
      @hanankhadar3166 2 роки тому

      Walaashay dance ku waa xaran lkn inaad nin wax kuhor cunto xaran ma ahan

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 роки тому +1

      @@mohamudsaid3253 waxaan jirin la'iskama sheego, halkee ka keentey heesuhu waa xalaal, SubxanaAllah,
      War ilaahy kabaq oo diinta haku been abuuran

  • @abdihamidbilal5931
    @abdihamidbilal5931 2 роки тому +162

    Waxa aad iyo aad ugu faraxsanahay inaan channelka dhamaan muuqaalada ku jira aan daawaday 95% muddo 5 sano ah ayaa ku xiranahay.

    • @salma114
      @salma114 2 роки тому +7

      Anigu waxaan kusoo xirmay bilo ka hor dhamaan waan soo daawaday waxaan aqoon iyo wanaag ahayn kuma soo arag ilahay khayr ha siiyo ustaadka

    • @selmanoorstories260
      @selmanoorstories260 2 роки тому +2

      Amen 🙏🏽

    • @sultaanomar
      @sultaanomar 2 роки тому +2

      Walahi afkeyga kala baxday Iskumid baan nahay waxaan kusoobiiray 2018 ilaa hadda waan kuxirnahay 90% muuqaladisa waan dawaday .horey usoco ayaan leeyahay samigey cumar 👍

  • @Achrafahmett
    @Achrafahmett 2 роки тому +163

    Taageeraha ogaansho ismuujiya 🥰🥰🥰

  • @jaalexeylaawi1829
    @jaalexeylaawi1829 2 роки тому +142

    Codka qurxan iyo macaanka mowduuca waxaa dheer sida quraxda badan ad vedio editing ka u sameysay🥰🥰

    • @sucdidahir1558
      @sucdidahir1558 2 роки тому +9

      Mashaaaa allh wll hada xuman ii arakto rali naqo waxan kuu shega inad carab kaga bartit mashaa allh wallkaga illahey codkisa ha uu barakeyo waxa fican inad ka bilowdo hadalkaga mashaa alllh qer allh ku siiyo wlll 🤲🤲🤲

    • @hibaqxusen4587
      @hibaqxusen4587 2 роки тому +2

      masha allah

    • @FM34573
      @FM34573 2 роки тому +1

      Masha Allah da maxaa kuudiiday hadaba Dad badana waan ku arkay arinkaan Fadlan Carabkiina bara Waxa wanaagsan ee weliba laidin faray Qoraalkaga Edit intaad kusameysid Fadlan kudar Masha Allah Tabarakallah.

    • @jaalexeylaawi1829
      @jaalexeylaawi1829 2 роки тому

      @@FM34573 mashallha macnaheda makase,?waa intuu alle dono baraka allh dheh idheh walbo tasa saxsane

    • @FM34573
      @FM34573 2 роки тому

      @@jaalexeylaawi1829 Cajiib almuhiim Ama afsoomali kudheh ama Afjini kudheh muhiimada masha Allah waaye ee afkaaga bar hadaadan barin Qof ladhibsado lanacbeeysto baad dadka agtooda kanoqonaysaa Cagsiga Qofka marwalba Afkiisa ay kubadantahay Masha Allah da Ay dadku kufarxaan weliba Jecleystaan iina mahadceli Madama kuxusuusiyay Sheey muhiim ah🙂

  • @zahraudug
    @zahraudug 2 роки тому +117

    Wa mawduuc aad u muhiima
    Mahadsanid omar inshaar

  • @Dumarka_Dunida
    @Dumarka_Dunida 2 роки тому +152

    Xiriirka aad ilaahay la leedahay isaga oo hallaysan ha filan nolol hagaagsan inaad hesho .
    Adiga oo Xiriirka rabigaa hagaajiyay haddii ay dhibi ku haleeshana samir iyo salaad kaalmayso , waad liibaanaysaaye.

    • @zahrahassan1940
      @zahrahassan1940 2 роки тому +5

      Allow khyr kusiiii

    • @dayurwarfa9762
      @dayurwarfa9762 2 роки тому +2

      Aad iyo aad wlle qaali, jazaka Allahu kheyr,
      Ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen

    • @rawdamahad
      @rawdamahad 2 роки тому +2

      Maasha'allaah

    • @quoteschannel5040
      @quoteschannel5040 2 роки тому +2

      Mnsha Allah mnsha Allah wlhi ineyna ben aheyn

  • @ALRAXMATV31
    @ALRAXMATV31 2 роки тому +62

    Mashallah wll mahadsanid furiinku ma ahan waxfican waxana rajeyna inta hada isfurirabto in ilaahey oow qilaafkoda xaliyo inshallah💯🙏

  • @abdishakurhussein9598
    @abdishakurhussein9598 2 роки тому +5

    AlxamduLiLLAH weli ma guursan balse Allah swt ayaan ka baryeyaa inuu Gabar dhowrsan diin Akhlaaq leh dadnimo leh ku fahmi karta isiiyo sidoo kale dhamaan walaalaheyga wiilasha iyo gabdhaha siiyo insha Allah

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 2 роки тому +8

    Mahadsanid ustaad Omar dhawaan baa guursan rabaa guurkii waara ee barakooba alle ha iga dhigo💐💞

  • @qadarqayas3212
    @qadarqayas3212 2 роки тому +41

    Cudkaada inaba caadi maahan wallahi wll
    Kuulayso markasta iyo goorwalba💯💯💯👌

    • @aneesahussein1522
      @aneesahussein1522 2 роки тому +3

      Mashallah deh

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 2 роки тому +2

      Cod kisa muhiim ma aha barnamij kisa weeye muhiimada

    • @FM34573
      @FM34573 2 роки тому +4

      Waa Wiilkii labaad oo aan Oran Masha Allah Asigoo tilmaamaayo shey qurux badan Cajiib War afkiina bara Masha Allah da

    • @qadarqayas3212
      @qadarqayas3212 2 роки тому +2

      @@FM34573 M.A niyada ayaaa kadhahay waana sax afkaada bar M.A

    • @liibanboojo1673
      @liibanboojo1673 2 роки тому

      @@FM34573 niyada bee dadka ka dhahan ee inaa dadka istusid oo m.a aa dhehe qofkan lma rapo😒👋

  • @yuufey1505
    @yuufey1505 2 роки тому +38

    Ustaad mubaarak Haadi waxa uu qoray buug magaciisa yahay " Garaadso inta aadan guursan", sidaas darteed waxa igu dhashay inaa qoro buug magaciisa yahay
    " Garaadso intaadan taajirin" 😃😇

    • @hgpoi4952
      @hgpoi4952 2 роки тому +2

      Edite
      "Garaadso intaadan ganacsi gelin"🤩🤩

    • @khalidahmed77165
      @khalidahmed77165 2 роки тому

      Soomaali iyo Copy Maxaaa kala Hays
      Maskaxdaada Tuuji Ooo la Kaalay Wax Cusub
      Maxayeelay Wixii Cusub Caalamkaa Jecel
      Waa ifga Talo My pro YUSUF

    • @mohajama3137
      @mohajama3137 2 роки тому +1

      Wll ka joog jaxiimada 😅
      Koobiga

    • @mohajama3137
      @mohajama3137 2 роки тому +2

      Wll ka joog jaxiimada 😅
      Koobiga

    • @mrcaato6984
      @mrcaato6984 2 роки тому +3

      @@mohajama3137 hhhhh ka joog jaxiimada copyga wuu ogaa in marhore lasameyay

  • @faizaali59
    @faizaali59 2 роки тому +25

    masha allah Qiimayta batii kuhaboonyd ayaa dhigtay waana saad sheegty😊😊😊 wllhi nin rageed m.a adi iyo xaas kaaga noqda kuwii iskuwaara😘😘😘

  • @rukiaqoobey2060
    @rukiaqoobey2060 2 роки тому +7

    هذا الرجل حكيم ماشاءالله عليه 👍
    موضوع في غاية الأهمية 👀👀

  • @amiraturkish9307
    @amiraturkish9307 2 роки тому +8

    waa mawduuca sanadka mawduucani❤❤ ducada salaada ayaan ku ducaysta sawj fcn in Allah isiiyo akhlaaqdi dhalinyarada oo hada xumaaty awgeed iskumana mashquuliyo dano uguurso noloshyada wataa Alxam😍

  • @Rragaxchanel123
    @Rragaxchanel123 2 роки тому +27

    Macalin alle caqliga io cimriga haku barakeeyo😍

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 роки тому +4

    Aklaaq la aan iyo masuuliyad darro ayaa qoysaskii iyo bulshadii burburiye
    Dadku badankooda muuqa ayey dad ka yihiin caqligu waa kii xayawaanka
    Allaha ha badbaadiyo dadkeena god madow bay kusii hoobanayan

    • @ismailfebrayo8163
      @ismailfebrayo8163 2 роки тому

      Suurad bad u dhalatay wllhi wllzhy klmadan soo watay ayaad qorthy mhdzanid caqliga alle haku barekeeyo

  • @beezaanabdullaahi2989
    @beezaanabdullaahi2989 2 роки тому +55

    The One N only legend Omar Inshaar Keep going ❤️👍

  • @malabey197
    @malabey197 2 роки тому +15

    Wax kle ma keeenin Cibaadadii ALLAH ayaan ka fogaanne

  • @daahiryare8261
    @daahiryare8261 2 роки тому +7

    Runtii waa mowluuuc muhiim ah marka ustaad soo badi barnaamijaada ku kusaabsan guurka mahadsanid

  • @ahmednor160
    @ahmednor160 2 роки тому +1

    Dadka guursanaayo hal xaas wax kabadan waa kadib markii uu dhargay ayuu kuwa kale u guursanooyaa faakiheysi cml.
    Aniga waxan rajeyna only one inay nolosheyda ku Filan doonto.
    AllaHa soo sahlo middaas iyadoo kheyr qabto ah
    Aamiinta iiraaciya wllyaal.

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому +28

    Best Chanel 🥰

  • @mamma6900
    @mamma6900 2 роки тому +6

    Mashallaah waa runtaa ilaahow shabaabka noo astur yaarabii meeshii kheyrka ugu jiro ilaahow na waafaji wax baari ah noo sahal mid Allah iyo Rasuul taqaano Amiin yaarabii no xafid shabaabka guursan

  • @cideeyemaxamadxasan7977
    @cideeyemaxamadxasan7977 2 роки тому +5

    mahadsanid omr inshaar wax badan ayaad soo bandhigtay horay u socod wanagsan mudane

  • @ismailmohamedadennorgumaad707
    @ismailmohamedadennorgumaad707 2 роки тому +2

    Ilaahow gabar raaliyo ah oo xalaal ah ii sahal oo aqlaaq leh oo alle ka cabsaneyso ilaahoow igu irsaaq guur xalaal ah iyo gabadh diinta kuwanagsan

    • @cashosumayo3395
      @cashosumayo3395 2 роки тому

      Aaamin

    • @faysalelmi2091
      @faysalelmi2091 7 місяців тому

      Amiiin akkh ilahay hanow wada sahlo way yar dumarka salixaadka in manta lahelo

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 2 роки тому +1

    Omar mawduuca wali wuu nagu socday wuuna dhamaaday noo soobadi ustaad kuwa ceynkaan oo kle ah tnks

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 2 роки тому +17

    Shb mansha ALLAH , muqalka ad baa iga shaqaysay 💪💪💪💪💪💪💪

  • @monamandeeq3059
    @monamandeeq3059 2 роки тому +1

    Meel lo baahna ina laga hadlo ayaad ka hadshay shukran ustaad
    Anagana alle kuwi wax ku qaata ha naga dhigo.🙏💚

  • @hufanmedia7986
    @hufanmedia7986 2 роки тому +7

    masha allaah walal cumar waa muuqaal saamayn leh waana arin jirta
    naago badan oo sidaa aaminsan ayaa jira

  • @muminhussein7604
    @muminhussein7604 2 роки тому +6

    First ahey alxm 30 seconds
    Qudba sirada. Mar wiil aan saaxibo mahey iga dhaadhicini rabey in aan gabr ku guuursado qudba siro subxana Allah
    Alxm wiil ilaahey aqli siiyey wax bartey ahey waana ka diidey waxna oogu jawaabey " qudba siraa ka hadlee xita ano wax baranaayo ina gabr jacyl lasameeyo ama gf sameesto laga mayaabo"

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 роки тому +1

      Ilahay gabar khayr qabto hku siiyo 🤲

    • @muminhussein7604
      @muminhussein7604 2 роки тому

      @@marisacillahi1537 Aamin walshy mcn adna sido kale nin wangsan oo kheyr qaba Allah ku siiyo

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 2 роки тому +6

    Aniga dad i daawado ma haysto diini soo gudbiyaa wll isoo booqo ifkaa walaal lagu yahay

  • @richhome3678
    @richhome3678 2 роки тому +1

    Waaa Barnaamij muhiimadiisa leh waxaan ku noolahay Qurbaha Gabadh aan mudo jeclaa ayaan dhowaan guursan Doonaa haddii alle idmo ILAAHEY Ha naga dhigo kuwa nolosha isla dhamaysta oo ka Bad baada furriinka

  • @axmedculujoog3421
    @axmedculujoog3421 2 роки тому +4

    Kanaalkan waxaan ku taxanahay sanad iyo badh
    Waxaan dhegaystay muuqaaladiisa 80% in ka badan
    Xilligan waa kanaalka aan ugu dhegaysi badanahay
    Wax badanna waan ka faa,iiday
    Omar inshar
    Guul ✅✅✅✅

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 2 роки тому +6

    Jaxiimada Furiinka.
    Waa waxaan la dhakanahay !
    Mahadsanid walaal Cumar Inshaar.

    • @gabariwahooyaded6714
      @gabariwahooyaded6714 2 роки тому

      Hhhh cabsidaan walee dhalin yaro bdnee hesaa wa in ugu dambeyn istaqaaro lagu galo

  • @saynabiitobintawil1092
    @saynabiitobintawil1092 2 роки тому

    Fiicnaan lahaydaa iyadoo indhahaa caafimaadka qaba wax lagu wada arkayo
    Inta aan guursan alle aynu tala saaranno ayaamahan cabsida guurka aan ka qabaa waabay sii kordhay buugii Mubarak hadina waan wadaaye
    Ducadu aad ayay muhim utahay waqtigan
    Omar inshar alle maanka hakuu barakeeyo wll qof naadir ah baad tahay

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 роки тому +1

    Guur markiisa hore uu sheydaan sheekh kayahay, musiig latumayo, rag iyo dumar is dhex galayaan, maxaad kafileysaa, waa kii isbuucyo kuburburo,
    Ilaahy diinta hanafahamsiiyo xaqana hanawaafajiyo dhamaanteen

  • @amuunjama126
    @amuunjama126 2 роки тому +4

    Illaahoow sawj saalaxa ayaan ku weydiistay oo naxariis badan War bal aamiinta iiraaciye illaahoow dhamn dadka singleka dhan usahal sawjaj iyo aswaaj saalixiina Aameen yaa rabbi🤲

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 2 роки тому +5

    Wll somaliland maanshaallaah kuma badna furitaanku
    Qudba sirona kama jiro maanshaallaah faana igama ahe ee waa xaqiiqo

  • @foziyomaxamed1358
    @foziyomaxamed1358 2 роки тому +5

    Aad io aad wllhi wax jira aya kahadashay mhdsanid wllkey 🥰 waano ku filan qof walbo wax garadle waad siisay wax badana wanka faa.iday aniga,ahaan m.a شكرا شكر لك🥰

  • @shankarondiini9366
    @shankarondiini9366 2 роки тому

    M.a waa mowduuc muhiima ustaad omar inshaar mowducyadan badi si dadka ama dhalinyarada dhiiri galin ugu noqoto mhdsn

  • @zakariiyesiidowamiin1239
    @zakariiyesiidowamiin1239 2 роки тому +7

    الله صلى على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 роки тому +7

    Wlhi barnaamij muhiim ah ayaad kahadshy oo waqtigan loo baahanyahy dad badan in kahalaan guurki cabsi cabsi noqday hada allow amuuraha sahal 😔

  • @dan_guud6641
    @dan_guud6641 2 роки тому +3

    Maansha allah ilaahay carabka,cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo walaalkay cumar waa talo dhaxal gal ah

  • @mubarakjamac3506
    @mubarakjamac3506 2 роки тому +2

    Hadan is leeyahay guurso bal ii soo duceeya 🤲🏿

  • @xaamidrashiid6601
    @xaamidrashiid6601 2 роки тому +3

    السلام عليكم استاذ احبك حبا لاجل لله

  • @abdisalanismail7848
    @abdisalanismail7848 2 роки тому +2

    Xaqiiq weeye
    Thanks sxb Omar inshar
    Allah ha ku sharfo
    Mawduuc aad u muhiim ah

  • @ahmedmohamednorbisik.4758
    @ahmedmohamednorbisik.4758 2 роки тому +2

    Wllhi been ma'ahan "ustad" omarow aniga hada waxaan jiraa 21 sano guurna diyaar baan u ahay oo calafkeygaa dhiman,lkn mujtamacii aan lanoolaa ayaa iigu waalaya axmedow goormaad guursan ee waqtigu wuu kugu socdaa xitaa maqaayadaha ama goobaha laisugu yimaado waan ka xishoodaa inaan tago waayo waa laigu mashquleyaa.marki kafiirsasho la'aan inaan ugalana marabo guurka,waayo dhallinyarta hada joogto badankod waa 2bilod ilaa hal sano iyo bar taasna marabo iney igu dhacdo ii soo duceeya inuu ilaahey iigu calfo👫 marwo wanaagsan oo Aan isfahmikarna.

    • @engapdirahman6079
      @engapdirahman6079 2 роки тому +1

      Da'ahaan weynu isleegnahay se anaga ka woqooyi ahaan waxa caadi agtayada ka ah 30jir in guur la'aan lagu gaaro

    • @ahmedmohamednorbisik.4758
      @ahmedmohamednorbisik.4758 2 роки тому +1

      Wllhi nio koonfurta somalia gobolka baay,som waxad arkeysaa wiil 20 jir ah oo lagu leeyahay 4 ama 3gur ayu somarey,ama gabar 14 ilaa 20 jirta aydana wadata 2 ama 3 carur. Gurku madiidani anagu laakiin furiinka bdn ayaa dhib ah.

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 2 роки тому +1

      @@ahmedmohamednorbisik.4758 wlle waaba yartahee
      Waxay doontaba ha ahaate guur wanaagsan oo waara oo lagu farxaa kuu rajayn 🤲🥰

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi8823 2 роки тому

    Waa runtaa walaal .
    Furiinka badan wuu jiraa.
    Hadaan ka hadlo qodobka labaad ee furiinka dalka , waa mid dadka ay dareemayaan, inbadan way guursadaan iyagoo qiimeyn samayn.
    Midakale oo iyadana qalad fahamka noqotay waa isla guursiga, waxaadba u maleysaa xifaaldan, nin xaaskiisa ku nool guriga hooyadiis, hadan doonaya mid kale ,asagoo dhahaya Allaa iibaneeyay.
    Yaab .

  • @indharooninmohamed1296
    @indharooninmohamed1296 2 роки тому +4

    Walalkeen arima badan aad kahadashay oo run ah lkn abahaqurbaha jooga in eey caawiyaan gabadh iyo ciyaalka waxeey ka jacilyihiin bananka iyo talefoonkooda in eey kumashaquulan

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 роки тому

      Taasina wa xaqiiq jirta wll lkn Abo dhan mahan wakuwa qarul masula

  • @micorphanageagontakenya5177
    @micorphanageagontakenya5177 2 роки тому +3

    Cumarow mowducan qoyska no so badi walal

  • @smartadams5153
    @smartadams5153 2 роки тому

    Waa dhab ahaa cudur ah ,run ahaantii,,mid guriyo badan ku bur bu reen, caruunta oo oo soo we wejahada ,Nola xumo ,iyo xitaa in gebadha dib u guursato ay qaadaneyso wakti,,,,,, allow sahal umuuraha

  • @adnaanawil7456
    @adnaanawil7456 2 роки тому +2

    Waad mahadsanatahay wllo shukran cumar waad i cawisay

  • @abbaazlaaami2323
    @abbaazlaaami2323 2 роки тому +1

    Waa Mowduuc aad muhiin u ah guurka ma dhihi karnaa mashruuc ayuu noqday?? 🤔😀 Iyo dag daga furiinka

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 роки тому

    Ustaadkeena cumar inshaar
    Mansha allah muqaaladaada aad ayay ii cajabiyeen sida aad u soo diyaarisid kolay waqtiga aad galiso ma yara
    جزاك الله خيرا أخونا عمر إنشار

  • @maarro1332
    @maarro1332 2 роки тому +2

    Barashada Video - editing aan bilaaway
    Diyaarinta video-ga iyo xogtaan wallee waqti aa ku baxay

  • @zahrahassan1940
    @zahrahassan1940 2 роки тому +2

    Qoys Alle kuxiran oo Alle wxuu Raali kayahay marwalba kafikiraaya ...xumaan uma dambeeseeen lkn marka hore sababtii baan fahmi la’nahy Guri ay cabsida Rabi kamuuqato ciyaarciyaar kumadumo. Allaha iskumeceeyo intii isqabta inta kalana wax khyr qaba ey kudagaan Rabi hausahlo🤲

  • @Ahmedsahane
    @Ahmedsahane 2 роки тому +2

    Wlhi noloshan waa aakhiru sabaan😌 jarmalka joga gabdhuhu intay ragoodi wada eryeen ayago lacag radinaya iyo xoriyad ayay hadhowna dhahayan raga Somalida way xunyihin 🤭 sister's waxa istahishan in la idin qawiyo oo la idin katago abaalkiina saas ah

  • @kaabamohamed9792
    @kaabamohamed9792 2 роки тому +1

    Waa sababtan guurka uga baqo waayo aabbhay kaliyaa markaa arko guurka dhan waan ka baqaaa. Alleh ayaa waayn 😢☝️🥺

  • @abdallamohamud147
    @abdallamohamud147 2 роки тому +11

    Laba qof an aqon waxa uu yahay arooska aya is gur sanaya kadip ifur aa ima nesa dhipka jira ayaba sas ah 🥺

  • @hanaismail9571
    @hanaismail9571 2 роки тому +14

    Willka kaliya ee u codkisu kacan sanyhay wajigiisa 🤗 horay usoco wlll 🤩

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 роки тому

      Wajigiisa lahaynee daawo uun

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 роки тому

      Somaalidu waxa qar qarsan uun Bay baadha

    • @ismailfebrayo8163
      @ismailfebrayo8163 2 роки тому

      @@sakaaroibrahim9686 dawo uun dheh bastarad bad thee

    • @sakaaroibrahim9686
      @sakaaroibrahim9686 2 роки тому +1

      @@ismailfebrayo8163 ha caayine kadaa wll. somaali uun baynu nahoo wuxuun baynu baadhnaa mar walba. Way iska fahmi doonan wax walba mudo ka dib

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 2 роки тому +2

    Waxa kali eh oo aan ka baqaayo guurka waa ISBADALKA. qofkaan qofkii ma ahan. Allah noo toosiyo nasiib ka inta aan wali guursan

  • @mamaqashey3156
    @mamaqashey3156 2 роки тому +16

    Keep going 💪✨👌👏💓👍

  • @anfacaxmed5859
    @anfacaxmed5859 2 роки тому

    Shugran wllky ilahay haka ajar siiyo jaskallah khayr wllky waa talo aad ufiican

  • @M.M.J63
    @M.M.J63 2 роки тому +2

    Garaadso intaanad guursan buugaa akhrista iskapulo iyo mawduuca omer inshar 💖🙏

  • @kheyre0293
    @kheyre0293 2 роки тому +3

    Omar i like it habka aad vediowyada usameyneyso, runtii waxaa kugu soo xirnaa 2017 ilaa iyo hada, 2021 vediowyda aad sameynayso runtii waa holac ✔🔥i inaba cadi ma ahan, waxaan kuu rajaynayaa homarkaaga oo iska sii balo meesha aad hada joogtid.👏

    • @aishamaxamad9663
      @aishamaxamad9663 2 роки тому

      Wll mashaAllah ku dar waa arin fiican markaad wax jamato inaad dhahdo

  • @yb1576
    @yb1576 2 роки тому +3

    سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم

  • @libanmohamed857
    @libanmohamed857 2 роки тому +1

    ماشاء الله تبارك الله
    الله يحفظك ويخليك ويكثر امثالك

  • @MOHAMED-tt8mf
    @MOHAMED-tt8mf 2 роки тому +21

    legends😘

  • @qurboboy402
    @qurboboy402 2 роки тому +29

    Wll Omar inshar mowduuc muhiim ah ayaa nasoo gudbisay kun jeer mahad sanid

  • @wahiibcade1043
    @wahiibcade1043 2 роки тому +4

    Iminkaan qurbaha usocda
    Da deyduna 20 teydii ayaan meel saarin la' ahayee sidee uguursada meherkana waad og tahe

  • @Ziinah34
    @Ziinah34 2 роки тому +1

    Maasha alaah omar waa moduc muhiim ah waxan ahay abbe leh caruur xaas lkn marka aad gursato wxaa laga rabaa sabaar aaad u badan waxaa aan soo maray marka aan soo xasuusto wn iska oooyaa marmarka qaar hadda ALXAMMDULLALAHA nolol qurux badan ayan ku nolnahay lkn waa sabar badan ka dib tankale waxaa jiraa niman badan oo qiyaana dumarka waxan u jogay nin qaba 3 dumar iyo in ka badan 10 caruur ah ay u joogta hadana iska daaa wax kalee u awoodin quudkooda waa iga talo ragoow dumarka qayanada ka daaya

  • @najmidiin7190
    @najmidiin7190 2 роки тому +2

    Wll omer Guur Ka hada jira mid sax kusocda ma ahan in Hool la kiraysto in Faaniin loo yeero Lacag lagu bixiyi Tumashada iyo macsida Guurkii la duceysan jiray majiro carada ilaahay ayaana kudhacaysa Furiinkana markaas ayuu imaanayaa🙏

  • @madruuri8998
    @madruuri8998 2 роки тому +2

    Mahadsanid zhp Allah ha ku dhawro

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 2 роки тому +2

    Wali ma guursanin talooyin fcn bad nasiisay kheyr allaha kusiyo wll

  • @idilabdikani2852
    @idilabdikani2852 2 роки тому +5

    Allaahuma najinii furniin

  • @zahrahassan1940
    @zahrahassan1940 2 роки тому +1

    Waa mawduuc niqaashkiisa ubaahna maan filayn inuu dhakhso dhamaanayo muuqaaalka aad bad umahadsantahay Allaha idinka Raali noqdo

  • @salma114
    @salma114 2 роки тому +2

    Ustaadoow ilahay ha kuu danbi dhaafo furiinka waxaa sabab u ah ragga meel walbe oo la joogo tusaale ahaan ustaad arki maysid Aabe soomaaliyeed oo schoolka ilmaha tagaayo aabe soomaaliyeed oo parkaha ku ciyaarsiinaayo caruurtiisa waxay fadhiyaan meelaha lagu doodo sidaas iyadoo tahay ayay doonayaan inay sidii fardihii uu liish ku xiro ustaadoow baaritaankaan dib ugu laabo thanks

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 роки тому +1

    mahad sanid sxb nin dhalinyaro ah ban ahay Guurka jacel insha allah wan gursan sinada waa necbahay allaha naga ilaaliye madama aan nahay muslimin

  • @beyourself4996
    @beyourself4996 2 роки тому +3

    Video wacan thank you for posting it.

  • @ASMAAMOHAMED-xi5oj
    @ASMAAMOHAMED-xi5oj 2 роки тому +2

    احسن واعظ اخي الغالي جزاك الله خير

  • @lamaanka12
    @lamaanka12 2 роки тому

    Jazakalah khayran jazaa ustaad omar mawduuc loo baahnaa shukran

  • @hakiim2323
    @hakiim2323 2 роки тому

    Waa mawduuc Qurux badan
    Allh hakaa abaal mariyo wall cumar
    Muuqaal aad u qurux badan oo laga soo shaqeeyay

  • @ubahburhan8323
    @ubahburhan8323 2 роки тому

    Man'sh allha walhi beenta mahan hada guur wangsan ma jiro dadki xuma Aya baday dadki wangsan way yardeen allow na asadur

  • @naasir_______boymen9131
    @naasir_______boymen9131 2 роки тому +2

    Kusali nabiga scs scw ❤❤❤

  • @hashimabdi7667
    @hashimabdi7667 2 роки тому +3

    Xaalku masahlano Walal Sharaf Mudan Mahadsanid ee Walal Qaali haday macqul tahay part 2 so hagaaji

  • @hana-of3sb
    @hana-of3sb 2 роки тому +4

    Omaroow qurbaha laftiiisa in badan walaah ragga ayaa sababa qurbuhu wuxuu u baahanyahay in lays caawiyo nin soomaali nigiska loodhaqo oo cuntada iyo faradhaqa fadhiga loogu geeyana ku caawin maayo ayaa qaribmay nimankii somaaliyeed in badan oo ka midihi walaahi

  • @khalidahmed77165
    @khalidahmed77165 2 роки тому

    Mnsha Allah Ustaad Alle Haku Xafido Mawduuc Muhiima

  • @cadnaanyasiin7869
    @cadnaanyasiin7869 2 роки тому +3

    Adigagan furiin waaad sameyseY oo xaskaagi hore waaad Kala tagteen maxaa sababey ogansho

  • @abdifitahtriplec3218
    @abdifitahtriplec3218 2 роки тому

    Very very important

  • @abdirizakjama8514
    @abdirizakjama8514 2 роки тому +2

    Omar maansha Allah qof ka hadla waxa umada markaa haysta
    allah ha ku xifdiyo omar

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 2 роки тому +3

    Jazakallah khayr

  • @ahmedaani_7118
    @ahmedaani_7118 2 роки тому +5

    Love this channel

  • @mohamedabdiqadir5322
    @mohamedabdiqadir5322 2 роки тому

    Wa muwduuc aad muhiim u ah
    Mudana in la qaato
    Mahadsnid
    Ustad omar

  • @yaxyebire1531
    @yaxyebire1531 2 роки тому +1

    Mawduucaan waa muhiim m...a

  • @im7somali
    @im7somali 2 роки тому +8

    Anigoo raba mawduucan ayuu dhamaaday.😪

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 2 роки тому

    Maashaa allah mahadsanid cumar inshar. Sida cilmiyaysan ee aad wax noogu soo gudbiso

  • @suweydahassan3873
    @suweydahassan3873 2 роки тому +2

    MashaAllah wll intaasba way jirta sido kle keena furniinka in marki lays guursdo 1 ama 2 sano kadib uu ninki yareeyo wicitaanki waalida aha ka hor guurka jcylki u I miijinayeey marki la weydiiyana yacni la dhoho maxay tahay is badalkan wuxu ku jawaabaya hadda guriga ayaa I joogta kama cabsi qaba in qof kle u iga kaa qaato no noloshu ma aha in laysaso xero galiyo xiriirki shukansigana waa in u kasii wanagsanaada kan guurka waayo waa nolosha dhabta ah gabdha marki ay gurigaga joogto naxariiz ayeey kaga bahantahay iyo daryeeel

  • @ahmeddey3968
    @ahmeddey3968 2 роки тому +2

    Zhp qali noo fur vidio ga aan dagsanee adigoo raaliya

  • @abdifitaxsuldaan9804
    @abdifitaxsuldaan9804 2 роки тому +2

    Germany 🇩🇪 waa mesha oogu singal mother ka badan waxana sabab u ah dumarka oo hunguri ugeeyay waxa jirto lacag yar oo lagu cawiyo hoyada singal mother ta lacagta yar darted bay furiin u dalbadan

    • @hannad879
      @hannad879 2 роки тому +2

      Acubilah

    • @Akhyaar142
      @Akhyaar142 2 роки тому +1

      Deutschland dumarba majogo wa qumanyo miran wlhi guur iska dhafe ma salamo

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 роки тому +1

    Cumarow sxb download haka xidhin video yada intaan dejisto ayan markan shaqada ama suuqa iskaga baxo dhegeystaaye

  • @hamdiahmed2222
    @hamdiahmed2222 2 роки тому

    Ilaahey ha ii kaso ani iyo seygeyga 50 iyo ka badanaba inan isla joogno,hada sedex markii loo dhigo dhih ka mida waaban isla joognay,Aamin Aamin Aamin Aamin A