Dr Shiikh Maxamed Shaakir oo Ka Qeybgalay Gabagabada & Gunaanadka Tacsida Sheekh Cusmaan Xiddig

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 вер 2024
  • Ku Soo Dhawaaw Salaaxu Diin TV
    Waa madal lagu Faafiyo Waxyaabaha khayrigaa Sida Casharo Diiniya Wacdiyaal Digriyaal Qasiidooyin
    Sidoo kale waxaad ka helaysaa waxyaabo ku saabsan dhacdooyinka dalka
    Waxaan kaa codsanaynaa in aad nala faafisid arimahaa aan kor ku soo xusnay
    #DAAWO_SUBISCRIBE_SHARE_LIKE_SAAR

КОМЕНТАРІ • 33

  • @aminacabdiaalan5064
    @aminacabdiaalan5064 27 днів тому +1

    Mashaa allah xafidahullah yaa shikhana dr shikh muxamad shakir

  • @CabdulahiCabdi-c5o
    @CabdulahiCabdi-c5o 11 днів тому

    ماشاالله

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 23 дні тому +2

    Nin isagiiba qabriga ku jira oo xisaabi ku socoto bal maxuu ku tari karaa isagiiba gargaar alle u baahan ,markaa.ilaahay toos ugu xirnow oo taladaada u dhiibo intaad adoon ilaahay gargaar weydiisamayso .

  • @omarjama7109
    @omarjama7109 20 днів тому

    Ilaahay ha fahamsiiyo diinta u duceeya waa dad ay saas daacad ka tahay kuwana ka shaqaysanaayaan.

  • @ts7152
    @ts7152 27 днів тому +1

    Masha Allah ilaahay ha ku xafido sh shaakir

  • @hawowarsame-qn4zt
    @hawowarsame-qn4zt 25 днів тому

    Mashalah.

  • @dahaar29
    @dahaar29 22 дні тому +1

    Jaas fiican ba mesha ka dhacay

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp 26 днів тому +1

    Qof waa hore dhintay oo la leyahay alaha dahira sirtiisa maxeey tahay
    Waxooda waa iska ciyaar nimankan

  • @omaryuusuf5510
    @omaryuusuf5510 26 днів тому +2

    Hada sidan in la isku qalqaloociyo diinta bal xagey kaga jirtaa

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      Adeeer jaaahilnimada Dadka kala kooora taaaaag qofka digriga Ilallahy isko qalqalooociyo iyo midka heees iyo macsiiiyadda isko qalqalociyo midkba qaasaaaara ku jiiira jwbta waaax waaaye midka kowaaad jaaanada aaaayo shaqaasanya midka lawaaad naaarta jahnaaama ayaaaao o shaaqasanayo mida qof waaliba wais qalooocinkaaara balse waaax muhim aaah waaax aaafkisa kaaaaso baaaaxayo adeeer marka waaax Caaaqliga bini adeeemka o faaahmi kaaarow ayaaaad raaabta inaaaad maaaslo dini ka digtid

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      Waaaar cilmiga baaaaro o Ilallahy ka caaaabso marka waaahabiyo iyo qawiiirja yaaaasaan ka faasahdnin imaaankaga athigo imow masha digrika Ilallahy laaagu xuuusayo baaal deeegayso waaaax la qaaaadayo hadaaad caraaabiyada iyo naxwaaah iyo balaaaqada taqaaaanow waye hadi kale jaaahilnimow omba ku siiiiydaso

    • @omaryuusuf5510
      @omaryuusuf5510 25 днів тому

      @@AbdinajibAhmed-ku8pr fiiri dikriga ilaahay cidna ma diidana, lkn is qalqaloocinta ma diinba? Ilaahay ka yaab oo qofna wax aan xaq ahyan ha ku difaacin, waxay qaadayaan xitaa wxba kama sheegi kartid, caadifad unba gadaal kaa riixeyso. Nebiga, saxaabadiisii, taabiciintii iyo Salafkii suubana midna sidaan ma yeeli jirin bal xagee kala timaadeen. Sidoo kle imaamu shaafici oo madhabkiisa aad nisba sheegataan ma sameyn jiray bal is weydii?

    • @AbdilmuxsinDayr
      @AbdilmuxsinDayr 24 дні тому

      Indha adayg uyunbaad haysaane waad ogtihiin waxan aad samaynaysaani inuuna diinta sal iyo raad midna kulahay
      Ilaahay haydin soojanuuniyo waad lunsantihiine
      ​@@AbdinajibAhmed-ku8pr

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 23 дні тому

      Diinta in la barto oo lagu camal falo weeye muhiimadu laakiin Khuraafad iyo Qusac balaadka halaga joogo oo ilaahay toos haloogu xiraado .

  • @dahaar29
    @dahaar29 22 дні тому +1

    Kuwan wa ahlu bidac

  • @AbdiweliMohumed-op4tn
    @AbdiweliMohumed-op4tn 23 дні тому

    Ar magaca sheikh aya wax arkay kan sheikh mahaney as in galeysin shakir so ke lahay mahan wixi dibata ah oo 12 bilod ee sanadka wixi dibata ah oo guga dacay laimad qabriga ushega mayid maxuu qabani kara

  • @GhffGg-gr7iq
    @GhffGg-gr7iq 17 днів тому

    لا حول ولاقوة الابالله، waa ahlul baadilkii oonisssoo aruursaday, cid baa ja dambaysa oo maal ku taageerta

  • @cabdisalancabdullahi1975
    @cabdisalancabdullahi1975 24 дні тому

    Suufi waa isku caqiido nin Kan mushrika ah ayee sida u weyn need maxa yelay dhaman waa qabuuriyiin

  • @anthonypie9509
    @anthonypie9509 22 дні тому

    Sufi mafia 😂😂😂

  • @abdirashidaliadam284
    @abdirashidaliadam284 26 днів тому +1

    Qubuuriga loo yaqano Axmed shakir oo hogamiye u ah kooxda quburiyiinta mushrikin somalida ayaa sanamkoodi weynenayo

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      adeeer sheikh Maxamed shaakir wa nin saaalixnta Ilallahy kaaamid Ah mida kale sheikh waaaxo ku taaaganyahy suuuunada nabiga scw maxa yela ziyaaarto qabuur nabiga scw aya ka suuugnataaay mida kale waaaxa iskaaga daaax qaaasaaan taaacbuuud iyo ziyaaartul qaabuuur Ilallahy ka caaabso cilmiga baaaro waaqtigaga haaako qasaarnin musliminta aaad gaaalnimow ku tilmaaamtow midaaas ayaaada Ah wa shaaaqada waahabiyada iyo qawrijta

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      Athigo qiyaaaama laaguma waaadinayo camaaalka sheikh Maxamed shaaakir balse midkaaga aaaaya laaagu waaadinin marka waaaxdaan cilmi o layahaaan haasika daaaxgalin yaaaaqi filallah maaanta ayaaaf fuuursaaada haaaysta Ilallahy o tuuubaaaakan fikirga taaafirinta muslimnta iskaaga so daaaxbaaax baaari intaaaadan qaaabriga kadaaax caaaawdin oadaaan qaaaasrin

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      Aniga intaaan nooolaaahay waaan difaaaci Ilallahy awliyaaadisa iyo Dadka saaalixnta maaarna Oma owglaaaanyo ino jaaahil aflagaaadyo marka Ilallahy qiyaaaama shafaacdoda haaaasiyo adeeer ayaaaga ayaaan cilmiga iyo aqoooonta diiinta oga daaambayaana wa daaaxlki nabiga scw iyo saaaxbada inoga tagaaaaan adunyaaada kooorkaada

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      Ya jaaahil Dadka ahlu cilmiga hadaay ka intaqaaalaan adunyaaadan waaaxad owgaaat in daaad jaaaahlin kuso haaari donaaan adunyadaan, aniga Ilallahy waaaxan waaadistaaay ino saaalixnta igu daaaaro o waliba ayaaaga shafaaacdoda qiyaaaamh siiiyo Insha’Allah, madaaad
      Ya awliyallah aqthooooni bafadiliallah

    • @abdirashidaliadam284
      @abdirashidaliadam284 25 днів тому

      @@AbdinajibAhmed-ku8pr
      Aan kuweydiye seed ku ogaatey inu owliyo yahay ma waxyi baa kuguso dagaa taasi waa been qofka qalbigiisa gacanta ayey kujirta sirtiisana allah kaligii baa og ma Allah kaligii baa kugu filnan wayey , lakin anigu waxan xaqiijinayo Allah waa kugu filan yahay hadaad keligii caabudid , keligii aad baahidada ushegatid
      Lakin adiga ayaa kala garan waayey xaqa Alle kugu leyahay iyo xaqa adoomadisa markas ayaad haben iyo dharaar aad qabri dul fadhiida oo baahidaada usheganeysa oo aad caabudiba wax inta Alle cabudeysid .

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk 26 днів тому

    Waar allah ka cabsada hadaad muslim tihiin maanta waa if berina akhiro allah ayaa lays hortagayaa waala idiin weydiin khuraafada iyo beenta aad caamada diin uga dhigeysan xagey diinta kaga jirtaa cawaanyohow qabri la dul fadhiisto allah umada ha idinka qabto

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      Waaahabiyo iyo qawaaajij anaaago ka dageeeysan maaaynow waaax diinta islamka ku sabsaaan, adeer awliyaaada Ilallahy waaan jacyelaaaahy waaana ziyaaaranyna intaa naaafta naaagu jiirto,

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      Dadka Navi muxamed scw si tuuus o daaaxlaaay waye awliyaaada Ilallahy, tada kale anaaaga ahlu suuunah waaal jamaaac hadnaaahy culimaaadan hada nooolyahin duuca iyo baaarko ayaaan ka qadaaanayna hada dintaaan waaan ziyaaaaranan maxa yela agtaaan qima wayen Aya ku faaadiyaaan

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      Waaahabiyo iyo qawaaarija masha inkaaarta e oga daaactha waaa xuushmaaadratha iyo aqlaaq xuuumida kula daaaqmayan awliyaaada Ilallahy iyo saaalixnta Midas wa shaqaaada iblis marka Ilallahy shaaarta waahaboyda haaaina daaaafiyo waaad ka Somalia waaax qaaaribiya wa qawarij iyo waaahabiyo sida o taaaqnid

    • @AbdinajibAhmed-ku8pr
      @AbdinajibAhmed-ku8pr 25 днів тому

      wa Athiga kuaaahyo Ilallahy ka caabsada Masha waaax maaacsiya mise munkaaaar Miya kaaaga moooqdow tada ziyaaaarda qabroooha nabiga scw aya ka suuugntaaay mida kale digriga Ilallahy Miya ku dibaaaayo ya jaaahil waaar cilmiga baaaro intaaadan qaabriga laaagu diigin o aaaathan qasaaaarin

    • @omaryuusuf5510
      @omaryuusuf5510 25 днів тому

      qofka markii uu addunka joogay weli kasta haddii uu ahaa maalintuu god galo, wax uu kuu tari karo ma jiro