QURUX DUMAR WAA ...... | Short Film

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • #arimaheena #quruxdumar
    MySocialMediaAccounts
    / arimaheena
    / arimaheena1
    / arimaheena
    snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heestey:
    279,050 subscribers

КОМЕНТАРІ •

  • @ifrahcaday9092
    @ifrahcaday9092 4 роки тому +308

    Inay quruxi diin thay
    Qiimuhu xishood yhy
    Qof imaan leh baa garan 💯

    • @faraxkhalif6713
      @faraxkhalif6713 4 роки тому +2

      Waa runta

    • @ifrahcaday9092
      @ifrahcaday9092 4 роки тому

      Higlo wl waan ku saaray horay usoco

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @madadaaloshidan5115
      @madadaaloshidan5115 4 роки тому

      Ifrah Caday Benta Mahan WallaHi watsUP Numberkan iga Soqawo +256753506420

    • @sagalsimansagal6074
      @sagalsimansagal6074 4 роки тому

      Sax sax wllhi

  • @walalozil4746
    @walalozil4746 4 роки тому +1020

    Anoo naag asturan
    Ujeedo
    Ilaahow aan naag qaawan damcin
    Ilove you hablaheena
    Asturan❤❤👈👈👈

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 4 роки тому +279

    Director: arimahena
    Writer: arimahena
    Cameraman: asad hagio
    OMG, what brothers......😎

  • @oma_fitt1263
    @oma_fitt1263 4 роки тому +259

    Hadi ay hooyaDa ku nooshahay oo ad aqrisay commentiga alx dheh
    like Dhac ku sii

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 4 роки тому +125

    Ilahe qof walbo wixi niyadis kujiro Allah hausahlo waa malin Jumma best day of the week 😍 happy Friday✨🙏❤

  • @ilyaaslyricsofficial5420
    @ilyaaslyricsofficial5420 4 роки тому +258

    Team Aremahena😭😭😭😭
    Ma ogi Qofka Aqrinaayo Comments Hadaa Hooyo mcn jeceshahay Subscribe Igu Caawi😭😭😭Ifka Wll Lagu Yahy

  • @abdullahiyare3543
    @abdullahiyare3543 4 роки тому +298

    qalaladka inta rabto lakta dhac kusiya arimahena wan kuso ginaaa
    ✌✌✌✌✌✌

    • @raxmoruxii9780
      @raxmoruxii9780 4 роки тому

      ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️✌✌✌✌✌

    • @maymunaliyussuf193
      @maymunaliyussuf193 4 роки тому +3

      👆

    • @ttyfgdgdgg753
      @ttyfgdgdgg753 4 роки тому

      Maashaalalh😢😢🥰🥰🥰❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👑👑👑👑🙏🙏🙏🙏🙏✔️

  • @hanuushcabdi7373
    @hanuushcabdi7373 4 роки тому +29

    Quruxda lashegaba waa adigo xijaban🧕🏻♥️ Alxmadullilaah wlhi xijabkeyga waxa ku dorsanayo malahan🤲🏻

  • @ba25channel36
    @ba25channel36 4 роки тому +104

    Riyadooda Allow 🤲🤲 urumeey kii caawo iga farxiyo insha allah walal iga farxi oo ha iga xasidin inaad subscribe iisaarto 😢😢

  • @reddiva9275
    @reddiva9275 4 роки тому +19

    In the end of this video made me cry 😢
    This clip might be short but it’s Caring a lot of meaningful words. Thanks to you guys for reminding us such a wonderful message 🙏🏻🙏🏻

  • @yaskahajji2339
    @yaskahajji2339 4 роки тому +103

    No views no like no comment qofki uhoreeyy aha isku shiix Like isaara😁 😍😘😘

    • @nasrohappynasrohappy4433
      @nasrohappynasrohappy4433 4 роки тому +1

      Mashaaaaaaaaa Allah wllhi waa run

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @mashchannel3735
      @mashchannel3735 4 роки тому

      Waa kuu sare adigana ii saar walal

    • @mashchannel3735
      @mashchannel3735 4 роки тому

      Aniga I saar

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 роки тому

      @@kamadage2 waa ku soo boqday wana ku saray adigana ii saar subscribta

  • @camirkahiye2659
    @camirkahiye2659 4 роки тому +107

    Arimeheena wlhi nin qalbi furan intuu yahay ya igu racsan ❤️❤️ saxib wan kutagera ee hore usoco

  • @ayaaniitaofficial6362
    @ayaaniitaofficial6362 4 роки тому +123

    Mashallah keep going Wllkey
    Ruwayad inaba Caadi Aheen

    • @updywalieega8833
      @updywalieega8833 4 роки тому +1

      ua-cam.com/video/IpEOdSepb0M/v-deo.html

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому +1

      #Ayaanita official nac,naceey wll isoo booqo mahadsanid😍😍

    • @najmoahmedcumar6963
      @najmoahmedcumar6963 4 роки тому +2

      asxbat arimaheena ayaaniita subscrib haloo saaro hala gaarsiyo 20k waaa iga codsi asxbta arimaheena hala dhiira geliyo walaasheena waa yutubarda ugu dada yare eee dalka maleziya

    • @teamenjoybrava6275
      @teamenjoybrava6275 4 роки тому +1

      Azxapey illahey dartiis subscribe igu saara

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

  • @mustafemiig7804
    @mustafemiig7804 4 роки тому +1

    Arimaheena wiil kamida kuwa alle ilaashay hablaha somaliyedna wali la jecel asturnaan iyo sharaf mahadsanifiin zxbayaal film wacan buu ahaa hore usocda

  • @manbile5681
    @manbile5681 4 роки тому +14

    M.a cameraman asad hagio may Allah blessed him bro❤❤❤♥️♥️♥️

  • @abdullahiomar1183
    @abdullahiomar1183 4 роки тому +81

    UA-cam inaad leedahy wax masoo kordhineyso hadaadan bulshada uga faaideyn.
    Arimaheena keep going brader 👍👍

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 4 роки тому +30

    Ilen quruxi wa Diiin hora lo yiri ilahow xijabka na jecleysi ❤️❤️❤️🤲 film macno weyn xambarsan thanks 🙏 dhaman jila yasha ❤️❤️

  • @malakoslo
    @malakoslo 4 роки тому +315

    Naag qaaban nin walbo waa naagtiisa halnin qaas uma aha 🤣🤣yaa igu raacay warkan ☝️

    • @maxamedcalimocow4559
      @maxamedcalimocow4559 4 роки тому +2

      ani naag qaawan intaan guursan lahaa iskaabulnimaa iga badan xoolo xaraash eh oo ragwalbo ku soo raaxeystay ma fadow.

    • @inamohamed6561
      @inamohamed6561 4 роки тому +1

      @@maxamedcalimocow4559 ha fadin💪 saas kuu fcn xolo bnn yaalo 👎😒

    • @Amshayy1234
      @Amshayy1234 4 роки тому +1

      malag Oslo ani

    • @Mudez-Romeo
      @Mudez-Romeo 4 роки тому

      Waa runta👍

    • @maariaabdishukri5183
      @maariaabdishukri5183 4 роки тому

      @@maxamedcalimocow4559 kkkk

  • @sacdiyocali9733
    @sacdiyocali9733 4 роки тому +1

    Arimaheena the best filim waye wallhi inta udanbaysa waan qiirody wllhi waa run wayo gabdhahena waxay ubatayn in ay is qawiyan qawanantu ma aha qurux quruxda lagu shegayo waa asturnanta ay hablow is astura Arimaheena nin wax badan og walhi wax kudhama lawaa ❤🙏❤🙏❤🙏

  • @hanuush449
    @hanuush449 4 роки тому +3

    Walikey commented maso qarin sase tahy arimaheena ada ugu xiranahay vedioyadu so dhigo blse manta Ruwayadan adey iso jidadey quruxda dumarka wa asturnanta nacnaca la fiiqey io kan xiran iney isku mid ehen wala og yahy marka kan ciyal suuqa xta gabr asturan ayu raba bro keep Going nolosha kuma xumeeso wllo💕💕

  • @missfaruha2635
    @missfaruha2635 4 роки тому +78

    Ruwaayad ma ahan ee waa fariiin micno weeyn ku saleesan thank u arimahena and teamka dhamaan🔥💯

  • @museashcari1342
    @museashcari1342 4 роки тому +145

    Walahi bilaahi like waan saraya
    Waad dharatee like saar

    • @haniabdirahman2224
      @haniabdirahman2224 4 роки тому +3

      Xaad iiga dhaarsinee likta lacag miyaa ana aan tuugsadee

    • @museashcari1342
      @museashcari1342 4 роки тому

      Way dhacdaa yee udul qaado bro

    • @Var_isaaq
      @Var_isaaq 4 роки тому +1

      muse zx subscribe izaar
      ua-cam.com/channels/IthRj50J-Oxr2Pwe8x0TyA.html

    • @museashcari1342
      @museashcari1342 4 роки тому

      Ok bro

    • @ruweydaafrax7698
      @ruweydaafrax7698 4 роки тому +1

      Like adi makuu zaaraayi fidiyiowga usaaraaa

  • @Bb-zm4pj
    @Bb-zm4pj 4 роки тому +58

    UA-camrki ugu Horeeyay ee Somaalida Dhaxdooda kasoo dhax Baxa The one and only Arimaheena
    Waa short flim Shidan😂😂
    Atariisho Baadiyo Qosol igu Dishay😂😂

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @ubaxmohamed5070
      @ubaxmohamed5070 4 роки тому

      war tik tok beynu ku gu aragnay intana maad fadhidaa garyaqaan

    • @kaafiyoomar6443
      @kaafiyoomar6443 4 роки тому +1

      Ayy adeeer wan ku salamy caan caan dhaly😍😍

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 4 роки тому +1

      Garyaqaanka tiktok inta nah ma iga horesa waa kherto hds ii xasuusato tiktokga kherto igu qoron 😂

    • @hayaabintusln3122
      @hayaabintusln3122 4 роки тому +1

      Wadka commtiga garyaqaan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🙆‍♀️🙆‍♀️

  • @zahrabintcali
    @zahrabintcali 4 роки тому +2

    Walaah sax waaye Waa ka helay short filmkan Arimaheena iyo dhaman inta isla jileysaba guul

  • @muhzinibraahim4669
    @muhzinibraahim4669 4 роки тому +64

    6:50 muqaaLku inTaa markuu marayay runtii dareen jidhi-dhico ayaan dareemay waana xaqiiq gabadh walpa inTay asturantahy ayuu mustaqbeelkudun yahay Haplow asturnanta ku dadaala😏❤👏

  • @asmaasaid4501
    @asmaasaid4501 4 роки тому +79

    Illhow AzturnaNta ngu hanuuni aamiin😭😭😭

  • @nimcoabdirahman5138
    @nimcoabdirahman5138 4 роки тому +18

    Mnsha allah mnsha allah waa xaqiiiq quruxda haweenku waa asturnan illahayow naga yeel kuwa akhiro iyo aduunba asturan

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @fahmoismail7492
      @fahmoismail7492 4 роки тому

      Amiin

  • @ayaanedabsan5328
    @ayaanedabsan5328 4 роки тому +67

    Maalmahan like ii Sara ma dhihin bal caawa ii Saara dhibkina ba ha ahaatee🤣😂

    • @Var_isaaq
      @Var_isaaq 4 роки тому

      sucdi zxpo subscribe izaar
      ua-cam.com/channels/IthRj50J-Oxr2Pwe8x0TyA.html

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @mashchannel3735
      @mashchannel3735 4 роки тому

      Waa kuu sare adna subscribe I saar

    • @abdirahmananwar5976
      @abdirahmananwar5976 4 роки тому

      Hadaan sidaadoo kalaan siil leeyahy kkkkkkkkk

    • @xaajimaquste
      @xaajimaquste 4 роки тому

      @@abdirahmananwar5976 doqon caqli xun

  • @hanadabdinasiib1857
    @hanadabdinasiib1857 4 роки тому +1

    *Quruxda dumarka waa xijaab*
    *Fariin wcn*
    *#Arimaheen** **#Atariisho** badiyo*
    *keep Going*

  • @daygavichofficial8528
    @daygavichofficial8528 4 роки тому +12

    Quruxda dumarka Waa Asturnaanta 👗👸
    Waa xaqiiq runti
    Hagio Studio Keep going🙏
    Atarisho Badiyo
    🔥Best actrad iga dheh
    One love❤✌
    Team Atarisho Baadiyo Meeye Like yna lyla dhaafin✌🔥

  • @suldaanqadar741
    @suldaanqadar741 4 роки тому +28

    Atariisho baadiyo: Sidaa tahay anigaa kuugu rabo❤😍Waa fariin aad u weeyn❤

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @zamzamlucky2974
      @zamzamlucky2974 4 роки тому

      walaal subscribe ii saar plz

  • @faizaabdiweli5283
    @faizaabdiweli5283 4 роки тому +46

    Waxaad hijaab kuweydo
    Qaawanan ku heli maysid wlh
    Waa run😊❤💪

  • @leomessi-hf9zg
    @leomessi-hf9zg 4 роки тому +43

    Shukaansi wax dhaama lawaa like isii hee apwe iyo apyo 😂

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

  • @sakiboy362
    @sakiboy362 4 роки тому +2

    Masha Allah fikradan waqtigeda ayey timid kuwi ku wana qata allaha ka dhigo.dukarkena mahadsanidiin team arimaheyn😍

  • @hodanmohammed7252
    @hodanmohammed7252 4 роки тому +1

    Alaylahe quruxi waa diin arimaheena qof jira runtee

  • @jujucade4485
    @jujucade4485 4 роки тому +93

    Alhamdulillaaah Hadiiiba Ay weli Jiraaan wiilal Xumaanta IO Qaawanaanta la Nacayo Walaaashoda Somaliyed Kuwiii Keep Going lahaaa ba dhaamay gabdhahiii Afka hore ahaa😢😵

    • @madadaaloshidan5115
      @madadaaloshidan5115 4 роки тому +1

      Hadaa Tahay Gawar Asturan Allaha Ku Dhoree inta iga So Qawo My WatSUPP Keyga +256753506420 🙏 Thanks

    • @NOName-lt2ti
      @NOName-lt2ti 4 роки тому

      @@madadaaloshidan5115 meel kasto namburkaga wada mxa sidaan gabdhaha iyagaba ka taga, You know what inta gbr lambarkada qoraneysa dhan.🤡🤡🤡🤡🤡🤡

    • @cabdalemuhudin7582
      @cabdalemuhudin7582 4 роки тому

      Ridwan Haashi Walal Adiga Xataa Wats uppkis Boqo Dhibmalahane

    • @NOName-lt2ti
      @NOName-lt2ti 4 роки тому

      @@cabdalemuhudin7582 marabi i am still young, wax halaga barto ina adeer.ok🤗🤗🙏🙏🙏🙏🙏

    • @cabdalemuhudin7582
      @cabdalemuhudin7582 4 роки тому

      Ridwan Haashi Waxbaad iga Shaxadesaa Walal

  • @qurbacmo2514
    @qurbacmo2514 4 роки тому +6

    I swear to God my brother happened so many times to all young beautiful girls everywhere in the world so thank you for your time to make this video

  • @wardaahmedwardaahmed4543
    @wardaahmedwardaahmed4543 4 роки тому +38

    Atarisha badiyo
    Arimahena
    inti tager like igu tura 😁😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohansoyaan
    @mohansoyaan 4 роки тому +1

    Walaahi qiiiro ayaA igashay arimaheeeena walal nooolow inta ay nolol jirto adiga iyo dhan asxabtada one love my favourite youtuber

  • @theadowamen8718
    @theadowamen8718 4 роки тому +18

    The best somali video i have ever seen in my entire life..what a beautiful massage you shared guyz All of you are a amazing wow💟 masha Allah.
    #speacial thanks to my bro Arimahena. And his beautiful team masha Allah plz i request you to make more videos like this one it inspires so many muslims around the world not somalis only.plz i hope you will pay attention to my request real quick. Insha Allah. May Allah bless you my dear bros and sstrs🤲 beace☝️and love💟

  • @faduud6094
    @faduud6094 4 роки тому +24

    Xijaabka allah kuso hanuuniyo dumarka xijaabka tuureen
    اللهم اميين

  • @hasanak3269
    @hasanak3269 4 роки тому +27

    Ninka kaliya an aminsnhy arimahena 💯🇸🇴💪one love ❤️sxb

  • @Mxriyaa
    @Mxriyaa 4 роки тому +15

    qurux dumar waa asturnan
    hijab kada cidii kugu didana mustaqbal haka sugin
    good job arimaheena
    ❤👏👏

    • @madadaaloshidan5115
      @madadaaloshidan5115 4 роки тому

      Hadaa Tahay Gawar Asturan Allaha Ku Dhoree inta iga So Qawo My WatSUPP Keyga +256753506420 🙏 Thanks

    • @Mxriyaa
      @Mxriyaa 4 роки тому

      @@madadaaloshidan5115 😂😂😂😂😂

    • @iqlaascali4665
      @iqlaascali4665 4 роки тому +1

      @@madadaaloshidan5115 🤣😂😂😂🤣meel walba lanbarka dhigo 超过了

  • @baarhashi2397
    @baarhashi2397 4 роки тому

    Maasha allaah waa markii ugu horeysey oo aad baranamij qurux badan oo wacyi galina aad sameyseen saas sameeya insha allaah

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 4 роки тому +77

    Tii ugu shifneyd Ahmed fj baa qaatey inta igu raacde like Saar kkk

  • @mandeqbintuhalane8790
    @mandeqbintuhalane8790 4 роки тому +19

    Msha allah
    Xijaabka waa wajib
    Gbdh walbo asturan waa qurux
    Arimahena👍

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @zamzamlucky2974
      @zamzamlucky2974 4 роки тому

      abaayo qaali subscribe ii saar plz

  • @aleezapea7594
    @aleezapea7594 4 роки тому +6

    Short films wax dhama lawaa 💋❣keep going inta jilesy oo dhan

  • @kmzofficial5499
    @kmzofficial5499 4 роки тому +33

    Arimahena keep going wll mcn ♥️
    From Nairobi Kenya

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому +1

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @zamzamlucky2974
      @zamzamlucky2974 4 роки тому +1

      walaal qaal subscrbe ii saar plz

  • @taticoofficial828
    @taticoofficial828 4 роки тому +1

    Manzha Allah ArimaHeena director & writer cajiip wlahi prother HoraY usoco 🔥❣

  • @maahirag4701
    @maahirag4701 4 роки тому +1

    Masha allh waa super hit ruwaayadan wxaadna u qalntaa Arimaheena in Award lgugu siiyo Keep Going Bro👏👏👏

  • @zackofficial3807
    @zackofficial3807 4 роки тому +5

    Wow mnsha allh waa muuqal wngaan oo dhiiro galin ah aad ban uga hely keep go bro arimahena 👌

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak2185 4 роки тому +9

    MashaAllah my brother Arimahenna keep going dhamantiin hormar wacan ❤️ wa sax rawayad waxbadan xambarsan

  • @nimcofaroole1078
    @nimcofaroole1078 4 роки тому +6

    Wlhi been mahan
    M.a fikir wngsn
    Allah haku xafid wll🙏❤
    Keep going

  • @mawahibhhassan4613
    @mawahibhhassan4613 4 роки тому +2

    Atariisho badiyo waxa ku qurxoontay asturnaanta walaashay keep going 😇😇💯💋

  • @umumohmed9729
    @umumohmed9729 4 роки тому +5

    Mansha allah tabrkallah ale ha din xafido wll hure u socd❤❤❤

  • @nastehojamalmouminmaygag6482
    @nastehojamalmouminmaygag6482 4 роки тому +7

    Ruwayad xikmadeda xambarsan wllhi arimaheena keep going wllkey

  • @hassanaarka6173
    @hassanaarka6173 4 роки тому +24

    Izkaabulo wax dhaaMa la walaaa 😅
    wr like &subscribe igu caawiya inta iskaabulinmo ku weynaatay😍😂😂🙋

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому +1

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 4 роки тому

      Waku saraay isaar wll qli

    • @hassanaarka6173
      @hassanaarka6173 4 роки тому

      @@Qalbixabxab12 isoo booqo mahadsanid wll 😚😚😚😚

    • @Qalbixabxab12
      @Qalbixabxab12 4 роки тому

      @@hassanaarka6173 ku saray isaar wll

  • @ciiseabdiofficial6078
    @ciiseabdiofficial6078 4 роки тому +17

    Waxa kaheleyJiliinka Arimaheena pro horey osoco🤗🤗

  • @نيسايوسف
    @نيسايوسف 4 роки тому +4

    ما شاء الله عليكم مبدعين وما اخذ الفيديو اكثر من وقته اتمنى انكم تحقق النجاح اكثر و تستمر

  • @aadanookiyaale
    @aadanookiyaale 4 роки тому

    The best wlhi....
    I hope waa fikradii #Arimaheena
    Horay usoco sxb indho ayaad noo tahat dhamaanteen

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 4 роки тому +10

    Waaaw Kaalay iska Arag weeye filinku quruxdu waa Asturnaan walee❤❤❤❤❤

    • @Var_isaaq
      @Var_isaaq 4 роки тому

      zamir zxn subscribe izaar
      ua-cam.com/channels/IthRj50J-Oxr2Pwe8x0TyA.html

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

  • @fatka7283
    @fatka7283 4 роки тому +5

    Inta in Arimaheena uu yahay niN wanAgsan Ila fahantay liketa iisaara

  • @aaminanalka3747
    @aaminanalka3747 4 роки тому +6

    Mnsha allah wacyi galin hapoon dhlin ku daysho mudan halkaas kaga haya keep going 🔥 my dadkygi 💚💚

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

  • @somalifotballreactionsomal6759
    @somalifotballreactionsomal6759 4 роки тому +1

    FILIMKAAAN AYAAAA UGU FCN WAXAAN FILM DAAWADAY SANADKAAAN OOO DHAN❤😘❤ HOREY USOCDA 😘❤😘😘 ARIMEHEEENA IYO TEAMKIISA.

  • @bintmuhammad7428
    @bintmuhammad7428 4 роки тому

    Maa shaa alallaah..
    Runti waa riwaayad aad u qurux badan...
    Waxaan inka rajaynaynaa inaad noosoobadisiin...🙏
    Waa riwaayad wacdin gelin aha...

  • @shankaronmahamed7326
    @shankaronmahamed7326 4 роки тому +5

    Masha allah horey u socda waa arin muhiin ah in lagu wacyigaliyo dhalin yarada wadada kabayray e marin habaabay

  • @samihajji6915
    @samihajji6915 4 роки тому +8

    Masha Allah flm aad uqiima badan xigmadne kujirto ayad kenten keep going my brothers

  • @kaafiyaabdiasiisabdiasiis1898
    @kaafiyaabdiasiisabdiasiis1898 4 роки тому +5

    MANSHA ALLAH bro filmtan oo kle nooso badi bro wliba kuwa wacyi galintaa

  • @nuuroqaasim6744
    @nuuroqaasim6744 4 роки тому

    Ad iyo aad arin donaysay in laga hadlo weyayan asturni wax ka fican majirto sababto ah ilhy subaxna watacala aya nodorahy axl ilhy ayey mahdi usugntahy o na asturay🤲♥️♥️♥️♥️♥️♥️💕💕💕💕

  • @boqoradainaabukar5828
    @boqoradainaabukar5828 4 роки тому

    Wlhi wee jiraan gabdho oo saan eh qurbaha ku nool allaah soo hanuuniyo
    Aamiin

  • @eblamohamed191
    @eblamohamed191 4 роки тому +27

    🤣🤣🤣 Arrimaheena lee ka raaye, tuugsi dhexda la fadhiistay naag iyo sheko shaqadisa maahan

    • @Mudez-Romeo
      @Mudez-Romeo 4 роки тому

      Ebla Ismail 😹😂😂😂😂🤣🤣🤣

  • @kifaayaadan4205
    @kifaayaadan4205 4 роки тому +16

    0:16
    What a voice wiilkaas masha allah huuno🤦‍♀️❤😍😘🔥

  • @sadiyoyuusuf6705
    @sadiyoyuusuf6705 4 роки тому +33

    Asc asxaabey UA-cam aan leeyahay waxa uga hadlaa jaceelkaaga sidaa kusooceshan laheet iyo aadabta caruurta ee soboqda fadlan magaca UA-cam ka waa sacdiyo Yuusuf waa mahadsantihiin 💌

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @mashchannel3735
      @mashchannel3735 4 роки тому +1

      Waa kuu sare adna ii saar walal

    • @hamzaaden2038
      @hamzaaden2038 4 роки тому

      Walal wanba wada jognaaye maxan soceshana isheeg bal🤣🤣🤣

    • @abshiressa6372
      @abshiressa6372 4 роки тому

      Sacdiyo Yuusuf qof tagay see loo soo celinaa unukaa yaab aragnee xoolo kaa cararaya baa lasoo qaban karaa ee qof kaa cararayaa lama soo celin karo meey aheyd maahmaahdii,aadaabta caruurta lee iga dheh

    • @mashchannel3735
      @mashchannel3735 4 роки тому

      @@kamadage2 walal waa kuu saraye adna ii saar

  • @sihamiita4898
    @sihamiita4898 Рік тому

    2022 December 31
    Sanad cusub 2023 beri i.a
    Waxaani team 27 miyaa😳walee kuwaani wey soo gubteen keep going my brothers😇

  • @hanaanahmed8025
    @hanaanahmed8025 4 роки тому

    Masha Allah wlhy halka waxan ka dareemay iney aduunka wali wnaga iyo wax garad nimada eysan ka dhaman fakarkan qofkii laha hee short filimka wn so dhoweyn wna bogadin dhaman jilayashii marka jilayey masha allah keep going my friend's and sisters Mr. Arimaheena so badi video yadan oo kle insha allah

  • @abdifatahmohamud6431
    @abdifatahmohamud6431 4 роки тому +4

    Wooooooow walahi riwaayad heersare ah keep going my brothers and sisters

  • @quruxsanfiicanbadn6131
    @quruxsanfiicanbadn6131 4 роки тому +21

    1:43 atariisho baadiyo wlhi dar allaaa uqoslay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

  • @raxmaxasan4649
    @raxmaxasan4649 4 роки тому +4

    Wwww mashlllh inamadeeena iyo gabdhaheena soomaliyeed allha dhwro 👍👍👍👍👍

  • @hodomaxamed750
    @hodomaxamed750 4 роки тому

    Anigu waan naxay markay arimaheena dhirbaxday man ka filayn mansha Allah thanks bro

  • @maqtuubchannel4951
    @maqtuubchannel4951 4 роки тому

    😥💞Masha allh the best short film👌 waa filim laga soo shaqeeyay inbadan wllhi qaas ahaan waxu taabanaaya filmkan gabdhaha Somalia melkasto jogan Dumarow Ragga in ay xumaadan adinka usabb ah waayo hada idinka ahaan laheden Diamond oo quruxdina qarin laheden ragga mid walba wuu wangsan lahaay guurkii ayaa badan lahaa hada waxu mujtamacena guurka ugu YARHAY waa waxyabaha xun aad sameysan taa waxa kasii daran nin aad isku qurxisay oo cowradada arkay siduu doono kuu arkay asaa hadana ku rabin oo waxu raadina mid asturan adigiina qiimaha istirtay allah swt aktiisana dabi moye waxkale uma shaqeysan dumarow is astura ilaahey kabaqa waalidintiina sharaftooda ilaaliya adinkana is ilaaliya dumarka sabab ayuu ilaah swt naarta ugu badiyay dumarow filmkan ku waana qaata wllhi waxad heshen qof si wangsan wax idinku soo bandhigay alxm dhaha aniga dumar ayaa ahay misana waxa idhiba gabdhaha qawan wllhi markan arko gabar qaawan waan iska ooyaa ilaah swt waxanka baryaaya gabdhaheyna in uu soo hadeeyo soo hanuuniyo gabr quruxdeda waa asturnaan ilahow gabdhahayna hagaaji oo maskaxdoda usoo celi una dambi dhaaf ilahow ducadayda aqbal amen amen 😭🤲

  • @liipanapdulahi6287
    @liipanapdulahi6287 4 роки тому +9

    Short film mcan wlahi pro keep going 🙏🙏🙏

  • @fahmoaxmed8472
    @fahmoaxmed8472 4 роки тому +3

    Wwww wlhi waa qoroday m
    A gabdhahena somaliyed alaha ino daayo alane ha tusa wnga aamin yaa rabi wll Arimahena mhdsnid in bdn

  • @moafroh6707
    @moafroh6707 4 роки тому +26

    GULAYSO PRO....😍

  • @shiraazi6509
    @shiraazi6509 4 роки тому

    waaw wax yar oo qurux bdn xaqiiqdi muqaalkaan oo kale ayaa mudan la dhoho horay usoco xaqiiqdi aadbuu u qurux bdnyhy
    Keep going asxaabta

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 9 місяців тому +1

    Shukran guys 😊

  • @zemadaudali926
    @zemadaudali926 4 роки тому +4

    wlhi waa qiroday arimahena hormar balaran kuu rajeena walal qaali😍😍😍😍😍😍💁‍♀️

  • @mahamoudfj3515
    @mahamoudfj3515 4 роки тому +6

    anoo gabar asturan u jeeda maxaaa naag qaawan ii geynaya
    ilahow gabdheheena noo astur
    gabdhaha somaliyeed🇸🇴❤🙏

  • @samiiraalpi5181
    @samiiraalpi5181 4 роки тому +5

    arimaheena keep going 😍😍
    arimaheena 300k hala gaarsiiyo pls 👏

  • @jabrasayidcali7367
    @jabrasayidcali7367 4 роки тому

    Cumar xaajiyow hambaliyo walalkeyga qaaliga aan jecelahay mar waliba waan ku taagereyraa hore u soco adiga iyo atrisho baadiyo iyo nuurdiin kl asad xajiyow cabdulaahi xajiyo xuriyad allah idin siiyo mar waliba inshaa allaah

  • @aadammohamed7435
    @aadammohamed7435 4 роки тому +1

    Mash allh cidi wax garab ah aya fahmi karta micnaha u xanbarsanyhy ♥️♥️

  • @nimcoabdi3653
    @nimcoabdi3653 4 роки тому +5

    Mansha alllh asturnidu waa qurux wahi waa filin wangsan gulaysta walalahay hablahow wax ku qata

  • @marwaadam5229
    @marwaadam5229 4 роки тому +14

    Hhhhhhhhhhhh
    Arimaheena io atriisho baadiyo
    Masha allah keep going
    Dhamaantiin

    • @kamadage2
      @kamadage2 4 роки тому

      *CAMERA LAGA DUUBAY DUMAR SOMALIYED OO WAX XADAYA*
      👇👇👇
      m.ua-cam.com/video/OWFv5OUMMUg/v-deo.html

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 4 роки тому

      Marwa Adam arimahena waa tuugsade xariifa oon kuarki jirey bosaso cml buu uegyahay nagta mesha looga kala tgayba hunguri kaqabtay buu is yiri asturo oo kaxayso hhhhhhh

    • @madadaaloshidan5115
      @madadaaloshidan5115 4 роки тому

      @@rahmamohamed5636 HHHHH Adigaa Kobtaada Ima Gasho

  • @nasronasrobbe1405
    @nasronasrobbe1405 4 роки тому +5

    Arimahena gulayso qurux wa asturnana😥😥😥

  • @mihaamabdullahi8874
    @mihaamabdullahi8874 4 роки тому +1

    Masha allh wan ka helay wllhi waa fikir aad uwngsn gabar walbane iney asturnanta ay qurux ku ledahy ogaada 🌺🌺🌺

  • @kifaaxlaki9812
    @kifaaxlaki9812 4 роки тому +1

    Saturnatu waa xijaabka waa run taa arimaheen ❤❤❤❤❤❤✋

  • @kaalintechnology
    @kaalintechnology 4 роки тому +10

    2:24 Reactionka Arimaheena kkkkkk
    Inta ila aragtay Like-ta ku dhooba

  • @shukrisanyre4583
    @shukrisanyre4583 4 роки тому +4

    Wlh ben mha quruxda dumrka wa asturnanta💕

  • @shaaficimacaani6839
    @shaaficimacaani6839 4 роки тому

    Filimkaan waanla dhacay wlhi sidaa thy aniga kugu rabo iyo wanso dhaweynaa taas aad ugu frxsnhy arimaheena waa wiilkeena ❤💜

  • @eng-abdallaabdirizaq5796
    @eng-abdallaabdirizaq5796 4 роки тому +3

    Amazing sidaa tahy anaa kugu raba (Ana waa so dhween good idea wax bdan baa ku hoos jira ereyada si fcn u firi

  • @azmaomer8638
    @azmaomer8638 4 роки тому +3

    EXACTLY 👏