Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Sarkaalkii sirdoon ee daaha ka qaaday fadeexaddii ugu waynayd taariikhda sirdoonka maraykanka!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 лип 2022
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

КОМЕНТАРІ • 87

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 роки тому +24

    goormaa kuugu dambeysay in aad Ku saliso xabiibkeena hal mar igula Sali xabiibkeena muxammad scw ❤️🤲❤️

  • @realog2022
    @realog2022 2 роки тому +26

    300k coming soon pro 2 bil i.a🥰😍

  • @abdullahikashka7620
    @abdullahikashka7620 9 місяців тому +1

    Marwaliba wa kula socda wllkayga ❤️🙏barnamiyadada wa kuwa inta badan aan si gooni u xiiseyo gullayso wllkayga🤝

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 2 роки тому +11

    Magacaygu waa cabdiraxmaan cumar halkanina waa waaberi media .
    Waan ku salaamay👏😂

    • @ukhtiimuslimah494
      @ukhtiimuslimah494 2 роки тому +1

      Ku soo dhawaada daawadayaal muuqaalkeena maanta😃

  • @caliqurux2021
    @caliqurux2021 2 роки тому +30

    Asc abdirahmaan waxaan ahay qof aad ku jecel walibo alle dartiis kugu jecel wll
    Waxaa tahy qof aan aad utaageero
    Wll wax kudhibo alle kuma tuso wll qali🥰

  • @ibnujigjiga7043
    @ibnujigjiga7043 2 роки тому +10

    Ku sali xabiibka nabi muxamed scw ❤

  • @ibrahimosman9445
    @ibrahimosman9445 2 роки тому +15

    Technology-gaan aan isticmaalno waxaa jira waxyaabo badan oo qolo kasta oo sameysato ey noogu soo dhex qariyaan😏😏😏 wax aadan adigu sameysan 100% ha aaminin👌 ilna ku isticmaal isha kalana isaga ilaali i👀👀👀

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 роки тому +1

      Dhab, Hubaal
      Teknooloji
      Teknoolojiyadda

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 роки тому +10

    Asc walka walka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimcaha allow kheerkeda na waafaji amiin

  • @xamseabshir6634
    @xamseabshir6634 2 роки тому +2

    Soobadi zxp sirdoonka

  • @xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126
    @xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126 2 роки тому +2

    Wll maalmahaan waad dadaaleysaa masha Allah Alle Haku xafido.

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 2 роки тому +3

    walka Allah hku sharfo

  • @zirhamsa
    @zirhamsa 2 роки тому +2

    Manshallh tabarakallah

  • @Ashraff__man
    @Ashraff__man 2 роки тому +3

    My fav channel wabari media gulayso wllkei

  • @nabiiladdetube4785
    @nabiiladdetube4785 2 роки тому +2

    Thnks

  • @mohamedadan7815
    @mohamedadan7815 2 роки тому +2

    Abdiraxman waabari media pro waa mhadsantahay lkn sobadi muqaladan Nocan kale👍❣

  • @Nouri24
    @Nouri24 2 роки тому +4

    Waan ku taageera😚

  • @khaledtravis163
    @khaledtravis163 2 роки тому +2

    Wll nasoo badi barnaamijyadaan

  • @yssirabdi6864
    @yssirabdi6864 2 роки тому +2

    Nin aan in badan ku xidhanhy Abdirahman

  • @clraxmaananwar924
    @clraxmaananwar924 2 роки тому +2

    Abdiraxmaan waaberi

  • @abdirahmanmadani387
    @abdirahmanmadani387 2 роки тому

    Mahadsanid wll Abdirahman waaberi

  • @muzhtiihajji3570
    @muzhtiihajji3570 2 роки тому +1

    Fav UA-camr Allaha ku xafido wll

  • @kas1231000
    @kas1231000 2 роки тому

    Asc walaal waaberi media aad baan u xiiseeyaa barnaamijyadaada thank you wallaal qeer ilaahey haku siiyo

  • @engalibashirofficial8133
    @engalibashirofficial8133 2 роки тому

    Sxiib hore u soco good voice barakalahu walal

  • @shafeecabdi1663
    @shafeecabdi1663 8 місяців тому

    Ninlu waa halis❤❤🎉

  • @armaan7498
    @armaan7498 2 роки тому

    Mahadsanid sxb

  • @user-pm8st7un6p
    @user-pm8st7un6p Рік тому +1

    Scw scw

  • @abdirahmaanmahmoud2661
    @abdirahmaanmahmoud2661 2 роки тому

    Mansha Allah Alle haku sharfo wll marar badan fariimahaga ma dhugan !

  • @KingLiCoW39
    @KingLiCoW39 2 роки тому +3

    MUSTAFE KAMEL ATE TURK kaso hadal wll🤝

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido Рік тому

    Waa abbahey mcn Snowden wa laga mamnucay American ciil bdna my papa Snowden waxow iga dhalay hooyo somalia eh oo la dhaho faiza klofel artan keyfe😢😢😢

  • @laylaxiis2286
    @laylaxiis2286 2 роки тому

    MasHa allh wllky apdirxaman 🤩

  • @faraskacadinacade6998
    @faraskacadinacade6998 2 роки тому

    Wll c,raxmaan keep going wax,badan waan ka faidney wlhi

  • @calishirwac4045
    @calishirwac4045 2 роки тому +3

    Sxb Abdirahman Barnamijka Sweatcoin Ka soo Hadal .
    Mhdsanid

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports9596 2 роки тому +3

    Runtii maraykan fadexadiisa waa farxadeena

  • @manaalkhatar3729
    @manaalkhatar3729 2 роки тому +3

    jah ilhy codka ha kuu barkeeyo😩

  • @anisaahmedabdallah758
    @anisaahmedabdallah758 2 роки тому +2

    Waa nin balo ka dhacdee ilaa iminkana Russia buu ku noolyahay🤯🤷‍♀️waa nin halis ubareeray waxaaba iga yaabisey inka badan 20 dal dalab magan galyo udirey🙄mahadsanid c/raxmaan

  • @updihamiidcilaahi5893
    @updihamiidcilaahi5893 2 роки тому +1

    Manzha Allah ✍️✍️ president for research 🧐

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 роки тому

      Afsoomaali fikirkaaga ku dhiibo oo soo qor
      MaaShaaAllaah ✔ n ❌ z ❌
      Maa Shaa Allaah ✔ n ❌ z ❌
      ماشاءالله

  • @mahmudcaaqil1064
    @mahmudcaaqil1064 2 роки тому

    Flimka. Snowden. Ee laga metelay ayaan daawaday. Waa sheekada wiilkan yar. Oo yaableh

  • @huseinmohumed7299
    @huseinmohumed7299 2 роки тому

    Hore usoco

  • @cabdinaasir5493
    @cabdinaasir5493 2 роки тому +1

    300k coming soon in sha allah 💖

  • @abdulhuseen5102
    @abdulhuseen5102 2 роки тому +1

    Asc wall waa wall ku xiran janaalkaaga wall waxaan kaa codsaney hadii aad wakhti u hesho in aad noogu soo darto tixane sheakh axmad diidaa ah mahadsanid wall

  • @mohaa593
    @mohaa593 2 роки тому

    Keep going my brother 300k

  • @suhaybcabdi786
    @suhaybcabdi786 2 роки тому +2

    Wad ku mahad santa mac luumad ka

  • @kamaaluk3059
    @kamaaluk3059 2 роки тому

    300.coming zoom 🥰

  • @barkhadcabdi9674
    @barkhadcabdi9674 2 роки тому

    Asc wll nosoo badi muqaladan waan ka faaidnay

  • @noorabduwelisalah7804
    @noorabduwelisalah7804 2 роки тому

    You deserved to 1m

  • @shamsudiinhaajiabshir9191
    @shamsudiinhaajiabshir9191 2 роки тому +2

    Mhd sanid bro

  • @gahnugtraveling217
    @gahnugtraveling217 2 роки тому

    29/07/2022
    4:37 am friday

  • @MOHAN_LARZON88
    @MOHAN_LARZON88 2 роки тому +1

    Waxaa tahay ninka kaliya aan ogu jeclhy youtubrrska hormar wacan kuu rajeynaa

  • @Leelehey
    @Leelehey 2 роки тому +1

    chanelka dadweynahaa kasoxadheey

  • @yaxyedalmar1786
    @yaxyedalmar1786 2 роки тому +1

    Kusali nabiga nnkh

  • @niciimaurur1052
    @niciimaurur1052 2 роки тому

    M a pro

  • @size3922
    @size3922 2 роки тому

    Xogtad soo gudbinaysi so dhamestir ha kobiin ee ama is kada

  • @ahmedmahamuud5464
    @ahmedmahamuud5464 2 роки тому

    Nio hada ka hor inaad so galisaan umalaynyAA mawduucan.

  • @husseinhuska8158
    @husseinhuska8158 2 роки тому +1

    Abdirahman Waaberi

  • @zerpwron8696
    @zerpwron8696 2 роки тому

    Ustaad mhdsnid..
    Wxd muqaal noogaa soo samaysaa isbar bardhiga labada quwadood iran 🇮🇷 iyo isreal 🇮🇱 iyo gantalka difacaa u ah isreal ee iron Dome iyo kuwaa iran 🇮🇷 ee balacstic missiles thnks....

  • @NasirHaji10
    @NasirHaji10 2 роки тому

    North Carolina
    South Carolina 😉 two different states Sir next time insha allah 😅 Wadadaan ku mara barmamij kaaga subaxa marka truck ga shaqada galo keep going insha allah 300k to 5m IN

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. 2 роки тому

    Part 2 malahan miyaa barnaamijka 😃

  • @cabdishakuuraxmed6191
    @cabdishakuuraxmed6191 2 роки тому

    Asc

  • @mustafedheelaye7624
    @mustafedheelaye7624 2 роки тому

    Waxaan doonaya inaan maraykanka GiLgilo

  • @xaawoxalane5326
    @xaawoxalane5326 2 роки тому

    Wll waxaad iisheegtaa xiliyada scholarships ka caalamka xiligay bilaawdaan xiligay dhamaadan hada mehelikaraa scholarship i karaa waxan ahay arday hada secondary dhameeyay sanadkii hore walina jaamacd ma bilaabin natiijadayda wa 83.43% sidee ku helaa scholarship inaad isoo jawaabta rajeynaya muhiim baan u ahay

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 роки тому

    WA LA Soo qabtay Ninkani

  • @adonallah
    @adonallah 2 роки тому

    Madreykan iyo yuhuud waxas waa caadadooT

  • @cabdiyuukey9313
    @cabdiyuukey9313 2 роки тому

    Aawe muuqaalkii aadhahday waa soogalinaa aadheheese oo ahaa yuu kamaa yuu

  • @mrjohn9152
    @mrjohn9152 2 роки тому

    asc abdirahman cumar shb waxa kugu la talin lahaa inaa codka iska hadajiso ma ogi codkaga inuu miyaa saan eh mise adaa ka dhigay balse waxa kugu la talin lahaa inaa codkaga dheereso si fiican loma maqli oo wuu gaabanyhy
    labada youtube waan kugu xiranhy waaberi media oo kan ah iyo waaberi news
    muhiimada hadalkaygah waaa inaa codkaga dheereso xooga oo sidan ka badasho thanks🙏🙏🙏

  • @somalinetworkclassroom
    @somalinetworkclassroom 2 роки тому

    Ma jeceshahay barashada Cilmiga Cyber Security iyo Networking si free
    Haddaba So booqo channelkan

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi 2 роки тому +1

    imika Ruushka🇷🇺 ayuu ku nolyahy oo magan galyo siiyey Marekankuna kuma dhaco inu ruushka kasoo qabto ninkan Viva Russia🇷🇺🇷🇺💪💪💪🇷🇺🇷🇺

    • @garjaw7
      @garjaw7 2 роки тому

      US wa power meeshisa taagan russia hduu wax isku haayo marekan haku dhaco. Been ben lama rabe

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi 2 роки тому

      @@garjaw7 caalamka lama socotid iska aamus sxb Marekan hadu naf leyhy ukraine isaga ku iri rushka hadu dagal kugu so qaado aniga so galaya dagalka ayu uga baxay balanki mrka marekn iska daaye Wadamada europe oo dhan ayaa rushka ka baqa

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 роки тому

    War adigaa haya wadna alle ciraaxmaan cumar sidaa waxad hayso

  • @mohamedamiin5242
    @mohamedamiin5242 2 роки тому +1

    ma pegasus baa barnaamijku

  • @mahdixasanxusen5440
    @mahdixasanxusen5440 Рік тому

    Follow

  • @juhaay1437
    @juhaay1437 2 роки тому

    2:45 Wixii kahoreyy nooma aadan sheegin qibrada Uu leeyhy wuxuna ahaa waardiye sidee ku dhacday inuu Aaladaha wax lagu programmiyo bartay Caqliyadeena mia ku falaadeysaa Abdirahmaanow🤣

    • @elcheto4034
      @elcheto4034 2 роки тому

      Bro aniga xita waku wareeray midaas lkn wxa laga yaabaa inu hilmaamay

  • @ahmedjaangoan7549
    @ahmedjaangoan7549 2 роки тому

    Edward Joseph Snowden wuxuu hay'adda NSA u ahaa computer intelligence consultant. Xogaha uu soo bandhigay waxaa ka mid ah inuu weli nool yahay Osama bin Laden.
    Arrintaas ka soo hadal Cabdulrahmaanoow.

  • @wiilkareerxaaji8577
    @wiilkareerxaaji8577 Рік тому

    Shax naloo dagayo weeye
    Waxana la raba adadka in la tuso in lala socdo
    Wax sira oo muhima musan gudbin
    Sir military mid sirdoon wax micna leh musan gudbin ee Dabin buu ahaa

  • @smartdaljir
    @smartdaljir 2 роки тому

    Walalkie /ama Wlashie Qoralkaygaan Hadaad aragto Waxaan Kaa codsanayaa In Subscribe ta Ii taabato 🙏